Deg Deg Xiisada Somalia & Itoobiya Oo Buuq Ka Kicisay Shirka Qaramda Midoobe, Qasaaraha Xogta Qarax.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 33

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 15 часов назад +9

    ❤❤❤

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 14 часов назад +4

    beenaale waxaanu itoobiya u sheegeynaa inaaney soomaaliya dhul ka qaadi karin waana iney ogaataa inay dal soomaaliyeed gumeysato kaas oo aaney xoog ku qabsankarin ee ingriisku ku wareejiyey 1955tii si khalad ah mar haddii itoobiya damaaci ku tahay dalka soomaaliya waxaa waajib nagu ah inaan ka xorayno soomaali galbeed qof walba oo soomaali ahi waa inuu u diyaar garoobaa dagaal lagu xoraynayo sgalbeed guul guul

    • @AlinoorSheikhAli
      @AlinoorSheikhAli 13 часов назад

      Somali dhalaad ba tahay. Ar been dheeh waxa tahy hawiye, Ogaden ama Asharaaf. Somali kaleh ma jirte

  • @AliyyiTofiq
    @AliyyiTofiq 15 часов назад +2

    Nin ba waxba lagu jeclada adna been baan kugu jeladey ader

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 9 часов назад +1

    Ciidamadeena Awoodooda Allow sara mari Cadowgana Cagta hoosteeda geli.........🤲🤲🤲

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 9 часов назад +1

    Fiqi waa Geesi Soomaaliyeed isagoo kale Alle ha inoo badiyo Dbo dhilif Xabashina Alle ha Cadaabo...🤲🤲🤲

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 13 часов назад +1

    Aliyyitawfiq :marka hore somali noqo,Adoo oromo qudhan ah gabdhahayaga ma geydid guunyahow,😊

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 12 часов назад +1

    Xildhibaanadaa halatoogto gaal ninkii raacaa oo uhiiliyaa hala qalo

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 13 часов назад +1

    Dabadhilifyada waa in la helaa oo la qabtaa waa ayo waa jaajuus ,khayaano qaran oon lahayn cafis.😊

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 13 часов назад +1

    Bismilah itoobiya ma ilowday iney shacabka soomalida indhameyday 4milyan ku dhowaad hadey rgigixiso ladagalameyso marhorey dhamaan lahaayeen warkey kahorsheegayaan qaramada midoobay waa midbeena oo raadlaheyn

  • @HaldorCali
    @HaldorCali 15 часов назад +4

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 9 часов назад

    Jaajuus Xabashi leef leefa Alle ha Jabiyo hana Hungoobeen Aakhiro iyo Aduun....🤲🤲🤲

  • @abdihakimmohamed4097
    @abdihakimmohamed4097 12 часов назад +1

    Somalia dhulkan ay ks hadlayso ma iman kartaa horta

  • @FoosiyaAhmed-n9o
    @FoosiyaAhmed-n9o 9 часов назад

    Been badanaa bilaa edeb
    Heshiiska ethiopia iyo somaliland wuu soconayaa miyaad ku dhuusi

  • @ismailabdibunkei4162
    @ismailabdibunkei4162 13 часов назад

    Fiqi Aya lafdhoon gasha kanoqoday ithiopia aah kkkk haye wariye qabiil

  • @MaslaxMideeye-yo9px
    @MaslaxMideeye-yo9px 12 часов назад

    Walaahi baan ku dhaartaye waaloo yabayaa itobiya ha imaafo dal keena hana kabixi eeydo dal keena hadeysan taariiq karaacin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 9 часов назад

    Wasiir Fiqi Viva per Sempre..........❤❤❤

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 12 часов назад

    Falistin aada ku dheh boowe anaga America iyo amxaarba waan jiidi karnaaye kaalmo idinkama baahnin

  • @aweyshaji352
    @aweyshaji352 4 часа назад

    Wadani Somaliyed guuleyso

  • @MunaJama-n9j
    @MunaJama-n9j 12 часов назад

    Isaaq baa somali oo dhan ilaahay masuul uga dhigay waxan lagu sheego garaad tv waxa ka shaqeeya niman xanuunsanayo oo maati ah

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 13 часов назад

    wasiir fiqi waa wasiir si wanaagsan ugu shaqaynaya dalka si heer sare ahna dipolomaasiyadda ugu diley itoobiya waa in loo daaya arimaha dibadda iyo difaaca badda soomaaliya.. wasiiru dowlaha balcad waa jaajuus u adeega itoobiya waa in laga eryaa jagadaas wasiir dowlaha waayo waa jaajuus itoobiya u jaajuusa dalka,

  • @laylaxuseen-i7s
    @laylaxuseen-i7s 11 часов назад

    Yaa allaah salaad baad igu ogtahay

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 14 часов назад

    Cid ridi karta ma jirto wasirada

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 13 часов назад

    😂😂😂😂 Ethiopia is desperate 😢😢😢

  • @AdenAbdi-h6l
    @AdenAbdi-h6l 8 часов назад

    Good news

  • @SamadCalu
    @SamadCalu 8 часов назад

    bagabaga

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 14 часов назад

    Badda Ma Hooyadaa Ayaa Leh Tiina Ka Hadal