SHAADIYO SHARAF & SAYGEEDA CABDIFITAAX YARE HALKAY KU DHASHEEN & XAAFADAHII AY KUSOO KOREEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • Subscribe Saara Waa Chanel Aad ka heli karto Xikmado & Fariimo jacayl • Xikmad iyo Murti Jacey...

Комментарии • 1,9 тыс.

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  4 года назад +587

    🙏🙏Reer Madiino & Reer Shibis Farta Taaga 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 4 года назад +18

      Kkkk shaadiyo iney arabic taqano inta ila aragtey farta taaga

    • @Shamuure.officially979
      @Shamuure.officially979 4 года назад +6

      waa ikan maxaa naguula wacay Asxbta #subscribe hala igu caawiya #5k igaarsiiyo please

    • @farxiyomaxamed8243
      @farxiyomaxamed8243 4 года назад +15

      Reer madiino dharkiinkey waa ikan shaadiyo sadow daris ahydeen 😆😆😆😆reer dabakaayo madow jidka masjidka al nuur wadada la danbeyso al Iman aktiisa dagneyd gabar iska dagan anagoo meesha taagan galabtii soo mari jirtey micnaha al imra 😆😆😆😆😆iskuul Englishka lagu dhikti

    • @sihaamcabdulaahi9200
      @sihaamcabdulaahi9200 4 года назад +4

      Reer barax lee ahay hada neh reer shibis noqdoday reer xamar weyn reer waberi hada ku lahaay shadiyo

    • @sihaamcabdulaahi9200
      @sihaamcabdulaahi9200 4 года назад +3

      @@Shamuure.officially979 kusaray

  • @kawsariinakordahap1355
    @kawsariinakordahap1355 4 года назад +61

    🥺❣️❣️Muslimka hooyo iyo Aabe Alla kaaga dhigo Hooyadey igu duceesay🤲🏿

    • @ismaaciilcade4776
      @ismaaciilcade4776 4 года назад +1

      Illah aaqiro iyo aduunba ha unaxariisto hooyooyinkeena

    • @najahjama278
      @najahjama278 4 года назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadroqalbiofficial6563
    @khadroqalbiofficial6563 4 года назад +223

    kkkkkkkkkkkkk aniga Maxamed yare ayan jeclahay inta maxamed yare ila jaceyl like igu tujiya

  • @monaabdi3726
    @monaabdi3726 4 года назад

    Aamin yaa Rabi ilaahey ha idinka aqbalo cabdifataaxow aboowe aniga xitaa waxaan ilaahey ka Bari jirey owlaad wanaagsan.Ilaaheygooda aqoonsan aniga ii astxaansameeyo Bari ii ah islamska iyo kaalada ka nabad galaan manashaallah idigana Allah ku siiyo aamin Ayaa rabi👍👍👍

  • @t-jaymusic7658
    @t-jaymusic7658 4 года назад +34

    Walahi aniga wan imana xafadiina boondhere isgoYga aktiisa dabaqa hostisa waan imanaa 😂
    Qado sharaf idiyariya one love cabdi fitaax 🙏
    Shadiyo 🙏

  • @caishomaxmed5151
    @caishomaxmed5151 4 года назад +1

    Asc asxabta wan idin salamay shadiya iyo seygeda wlh cabdifitaax wax garad weye masha allah mahad celinta wan idinka Qabnaa ee video inosoo badiya ok keep going ducada allah ino aqbolo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahlammohamed6141
    @ahlammohamed6141 4 года назад +21

    Reeer madiiino😍😍❤️love u guys Shadia&abdifitaaax❤️❤️

  • @kiinkefgaraad7249
    @kiinkefgaraad7249 4 года назад

    Hhhhhhh shadiyo sharaf waxeba kasenin waa lawayey kal iyo lab iga qosolsisen keep going 👍🏼👍🏼🙏🙏😍😍❤❤🔥🔥🙋🏿‍♀️🙋🏿‍♀️

  • @amirarasmi2400
    @amirarasmi2400 4 года назад +91

    Viva Galkacyo 💔💔💞💞 inta reer landheere ah farta taag Galmudug 💙💙💙

    • @ruuneybashir3988
      @ruuneybashir3988 4 года назад +2

      Amira Rasmi laan dheerayaal reer gaalkacyo❤❤❤❤❤

    • @ruuneybashir3988
      @ruuneybashir3988 4 года назад +1

      Amira Rasmi shaadiyo m.a qarabada wye wlhi❤❤

    • @khaalidibra3923
      @khaalidibra3923 4 года назад +1

      ReeeR galkacYo one love💙💙💙

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 4 года назад

      Oo Shaadiyo ma Habar Gidir baa waaauw 😍

    • @amirarasmi2400
      @amirarasmi2400 4 года назад

      @@ruuneybashir3988 waaaa wllhi

  • @fs5830
    @fs5830 4 года назад

    Masha alaah shadiyo cadeey iyo jaceelkeda cabdifataax ramadaan Mubarak iyo dhamaan umada musliminta oo dhan sonkan sonkisa samo iyo sucaado iyo cafimaad nagu garsiyo Amiin ya rabi ducadana ilahey ha naga aqbalo Amiin ya rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ayanayuusha5252
    @ayanayuusha5252 4 года назад +61

    Inta sandka cusb africa usocta shadiya io apdifatah so boqaneysa farta taaga😍😍 anyway guys wan idin jecelhg rapi haidin jecelaado wilkeyga mohmed igu salaama ❤❤

    • @anabadan1965
      @anabadan1965 4 года назад

      Waan usocona lkn intee marina hawada iyo dhulka xayirada sarane illaahoow meelkasta lafuraa amiin amiin amiin amiin amiin amiin

    • @raxmocaday9601
      @raxmocaday9601 4 года назад

      🖐🖐🖐🖐🖐

    • @laylaahmed6623
      @laylaahmed6623 4 года назад

      @@anabadan1965 fartaa iitaagan

    • @qureysh6434
      @qureysh6434 4 года назад

      Qol iney iska sidiyaariso waye shaadiyo martida waso badan rabtaa boqosha lee lamaroyaa

    • @cosobabdule4695
      @cosobabdule4695 4 года назад

      Anigabaa dartood xamar oon waligey arkiin baan raabaa faalyd inan usoo goostoo wan jeclhay familkaan inshaaaalh wan soo socdaa

  • @umurashaadhalane7911
    @umurashaadhalane7911 4 года назад +6

    Mashallah isku waara waligiin waa idin jeclehe♥️♥️🙏🙏mohamed yare mac haleey siiyo♥️💋

  • @safiyamahmedhasansafiyamah5298
    @safiyamahmedhasansafiyamah5298 4 года назад +29

    Maaa shaa allah ducad aaamiiin alle ha idin aqbalo 😍😍😍😍😍😍😍😍saln boqortooyo my dears from bosaso taageera booxa shadiya inba caadi ma tihid waad isku nuurysaaan allow naaag tuug idnka hayaaaa😉😉😉😉

  • @sacdiyaahmed8894
    @sacdiyaahmed8894 4 года назад +6

    Reer Baraxlay 💓💓❤️❤️love saara
    Dhulkii udgoonka

  • @queenluula2294
    @queenluula2294 4 года назад +43

    2:17 Wale inuu nasab yahay😂 Awlaad Islaam dhiba Illahey nama siiyo Aameen Aameen Bun&dango&xalbo&qaxwa inaa so qadatane Eheed Shabcaan qatim camal😜

  • @thewitcher4277
    @thewitcher4277 4 года назад +35

    I might not understand your language but you're my favourite couple from Somalia. Wish you more happiness of your eternal life ♥️♥️♥️ Love from Uganda ❣❣

    • @qamarcabdulahi1427
      @qamarcabdulahi1427 4 года назад +1

      M.a cabdi ftx runtow kahadlaya wa sax runta wa muhim horey usocda adiga iyo xajiyadada shadiyo iyo mxd yare maxad yare sobarbar hbo amiin

  • @abshiroibrahim7077
    @abshiroibrahim7077 4 года назад +8

    Abditfatax iyo sacdiyo waa idin salamay ducade allaha ni aqbalo inta xun allaha idin ka xijabo cimri iyo cafimad allaha ni siyo Amiin ya rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samiranur3448
    @samiranur3448 4 года назад +7

    Mashallah manta duco Allah ha inoo wada aqbalo 🤲 wlhi dar Allah idin jeclahey Sharaf bdn & abdifitah & wilkeyga Mohamed Allah ha idin xafido malinta somaliya imado dadka ugu horeya oo an soo radinaya ku jirtan🙏❤️

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 4 года назад +58

    Sanadkaan tarawiixda allaha inoo furo masaajida laga ducey lahaa stay at home alaha inaga qaado haleyska war haayo my dadkeyga family qurux badn horumar wacan 🤩👍👌💯

    • @teamtiktok7949
      @teamtiktok7949 4 года назад +1

      tabantaabo channel bro. Walalka ahay hami wayn leh ahay ilahay dartii subcribe Igu Zaar 👉🏿ruclips.net/video/5_mNqc68lcY/видео.html

    • @boqoradareerka1630
      @boqoradareerka1630 4 года назад

      Aaaaaamiiiiin

    • @tabantaabochannel6752
      @tabantaabochannel6752 4 года назад

      @@teamtiktok7949 waan kuusaray horumar wacan saas ayaa fican inaan isu caawino👍👌💯

    • @qoysqurxoon7997
      @qoysqurxoon7997 4 года назад

      @@tabantaabochannel6752 Walal iisaar adoo mahadsan plzruclips.net/video/7oWNuRvQq44/видео.html

    • @tabantaabochannel6752
      @tabantaabochannel6752 4 года назад

      @@qoysqurxoon7997 waan kuu saaray keep going balan teyna waa suuqa kala wareegsiga subscribe like 😄😄😄 intaasina waa kaftan aan is caawino👍💯

  • @عمرالمحترف-م5ر
    @عمرالمحترف-م5ر 4 года назад

    عبد الفتاح انا من المدينه المنوره في السعوديه و احبكم انت وزوجتك شاديه تعرفون انا اول مره اشوف اثنين صوماليين مثقفين وفاهمين لايقين بعض ما شاء الله شاء الله عليكم وكمان حلوه عليك القميص ما شاء الله

  • @maymaosmaan7390
    @maymaosmaan7390 4 года назад +10

    MaashaAllah My Family An jeclahay Muqaladiina Kama Daalo Wlhi Boqortooya Tihin Allah Idin Dhaafo Shaadiyadeyda Io Seygeeda idin jeclahay Uuuuumah

  • @fartunladan2610
    @fartunladan2610 4 года назад

    Masha allaah lamaano isku farax san il idinma aragto isha idin fiirisa daaqada allh kabixiyo waaidin jeclhy runti waan iska qosla markn idin arko barnaamishadina aan daawado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sonamoja8444
    @sonamoja8444 4 года назад +11

    Best couples Allah idhin deysto.....taagero from mandera kenya

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 4 года назад +4

    Waaw Best Lamaane in the world Shaadiyo iyo abdi fatah nolol waarta nii rajeyn 😍❤

  • @moolois7760
    @moolois7760 4 года назад +7

    Macha allah labanaha qaliga ilahy ha isku kin daayo aamiin🤲🤲 family kamila lkin hadn daris nahy baa ficnay laahayd ducadinana aamin

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 года назад

    aniga hadii dhumo yaan leyradiin wajoga yutubka shadiyo sharaf an dhax fadhiya aheey maba ii ahan ciidan la anteet qaxwo maba iga dagayso markan firsado on qoslo lee ii imoow jaa cadi yan ahay mashaallah dana halo badiyo markasto ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ishasaed8123
    @ishasaed8123 4 года назад +49

    Exam bn galaya 4:30😭😭hadhow ayaan daawanaya vedioga hda #liketa iyo commentigan iskasii bixinayaa 😁😁😁my fv couple😘😘😘😘

  • @shukrimohamed1738
    @shukrimohamed1738 4 года назад +1

    Man shaa alllaah tabarakalaah ilahay wax idin dhiba haydinka hayo amiin isku wara waligiin
    Amiin

  • @fordowsainabdinasir4981
    @fordowsainabdinasir4981 4 года назад +12

    Masha Allah wan idin jeclhay my walalhey farxad kunolad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @koososman292
      @koososman292 4 года назад

      Masha allah allah noo aqbalo ducada kuligiena

  • @qamarqaali1050
    @qamarqaali1050 4 года назад

    Shaaadiya sharaf io cabdi fitax horo usocda wlshey qali ah taaakeero buuuxdo aaan idin ahay xabiiibti qurux 🤗😍😍😍😍

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +16

    Shadiya kulaha qamiska nogamu darin😂😍❤🤴🏻👰👑🌏❤

  • @fardoushmohamed3841
    @fardoushmohamed3841 4 года назад

    Hore usocda abayo sahdiyo iyo sayigeeda ani iyo hooyadey tagero idiin nahay aad iyo aadna wan idin jecelnhy inshallh somalia ina katagin wanjeclhy inan live Ku arko keep going

  • @abdullaahiyamani9565
    @abdullaahiyamani9565 4 года назад +36

    Baraxley bn kudhashy kulahaa Shadiyo sharf 🤣🤣🤣 Wixii reer Galkacyo ah oo reer baraxley ah Farta Taaga

  • @fadumoibrahim8221
    @fadumoibrahim8221 4 года назад

    Masha allaah shaadiyo iyo sayigeeda abdifatah. Yare waxaad tihiin farxadadayada runtii wan idin jeclahay alle hadin barakeeyo 😘😘🥰🥰

  • @sihamofficial3410
    @sihamofficial3410 4 года назад +8

    Masha Allah qurux isku wara adii dumashi maxamed cade mac mac isiii

  • @cayshocadey4471
    @cayshocadey4471 4 года назад

    ShaadiYo Waan Iska JeclHy Waa Qof qlpi wanagsan Ilahay Ha idin Xifdiyo Adiga Iyo Saygaga iYo NunaHaga Yar Allaha Kuu Xifdiyo❤❤❤🙏🙏🙏🙏💯💯💯👑👑👑💋

  • @farxiyanura9332
    @farxiyanura9332 4 года назад +9

    masha allah dumashidey shadiya waan kugu fana walakey isku wara carabiga iga gadan 🤣😂🥰🥰🥰

  • @faraxsaninamaxamed2768
    @faraxsaninamaxamed2768 4 года назад

    ☝️☝️ reer madino dad aan ku faano shadiyo sharaf iyo c.fatax yre hormar wacn hore u socoda ❣❣❣❣❣

  • @ayah5325
    @ayah5325 4 года назад +20

    Galgacayo🇸🇱🇸🇴❤️❤️❤️

  • @qalanjomahdi2127
    @qalanjomahdi2127 4 года назад

    Mashaa allaah shadiyo sharaf iyo saxibkeed boqortooyo ayaad tihiin 👌👌👌👌👌👌👌

  • @badriyaahmed1511
    @badriyaahmed1511 4 года назад +8

    Ilahoow shadiya wxi hore iyo nadira nayrus samyn jiren ka dhaaf ilhow nadira nayrus na hku si celin balayo kala tagte😂 ameen ta raciya love this couples❤️

    • @lajecleydainabotaan2328
      @lajecleydainabotaan2328 4 года назад

      saas hadhihin abyo waayo nadiiro waa gbr walasha cml marka shadiyo waa saxibteet marka hadee xuntahay xataa meel uguma hareeyso illen waa dd wakhti bdan soo wada qatay marka lahadaba kalama dhacaan qaali dumar

  • @raxmodaahir5323
    @raxmodaahir5323 4 года назад

    Shaadiyo sharaf iyo saygeeda hore usocda isku waara ✋✋✋✋✋👏👏👏

  • @kadijaabdilahi1395
    @kadijaabdilahi1395 4 года назад +6

    Buulxubay❤️❤️ waan salmayaa meesha ku dhashey 🙏shadiya sharf

  • @safiyoibrahimjiinow7568
    @safiyoibrahimjiinow7568 4 года назад +1

    Masha Allh aaamin insha Allh waxs io dhagxaas majiro ha imina Ben abuur wYe insha allh cudurkan Alla naga ciribtirayo runtii aniga horta qad wen iguma jira hdana school an dhigta bandana muqalada diba kadawda tem abdifitah io sowjadisa ahy 👌👌👌Alle ha idin dhowro

  • @deeqocalimoha6253
    @deeqocalimoha6253 4 года назад +6

    Shadiya masha Allah asturka kuqurux badan tahy kudadaal xijaabka ❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘

  • @xamdixaalichannel1440
    @xamdixaalichannel1440 4 года назад

    maansha allaah abaayo ducadiina allaah ha idiin aqbalo iyo waliba tan muslimiinta❤❤❤❤

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 года назад +29

    Galkacyo🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @laylagacal1000
    @laylagacal1000 4 года назад

    Masha alh wllshey shadiyo shraf allha haku xafido adi iyo wllkey cabdifitax yare wan idin jeclahy walahi

  • @sihaamcabdulaahi9200
    @sihaamcabdulaahi9200 4 года назад +16

    Shadiyo isku dhig nahay
    Wllhi barax lee ku dhashty
    Midkale neh reet waberi neh qaan kula ahay shadiy9 keep going

    • @qoysqurxoon7997
      @qoysqurxoon7997 4 года назад +1

      Sihaam baraxley bartii carfooneed isoo booqo fadlan ruclips.net/video/7oWNuRvQq44/видео.html

    • @safiyoali7917
      @safiyoali7917 4 года назад

      Mansha allaha

  • @faadumokiinhennashow5011
    @faadumokiinhennashow5011 4 года назад

    Galkacayo mash allah 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 my dhiig ayaa tahy shadiyo sharfe melksto waa ig dabo jogt bas dhahe shadiyo aby mcnt adig dumshi Fatax.wiilk maxamed deeq allah ii dhafo mcnto 😍😍😍🤲🤲🤲

    • @nihaalhani1142
      @nihaalhani1142 4 года назад

      Hhh qeybtey kudhalaty ma ahan maradan la so cararoso

  • @mshabbalmaree3540
    @mshabbalmaree3540 4 года назад +12

    💖maxamed 💙shadiiyo sharf 😍 seygeda

  • @ramosiyad4150
    @ramosiyad4150 4 года назад

    M.a wllsheyda shadiya sharaf Ale ha iikadhoro Adiga iyo Xajiga ilxun niima aragto Abid ducada Ale ha ini Aqbalo wllshey macn waa idin jeclhy adiga iyo xajiga Wxn idin rajenaa gul iyo Hormar wacn insha allh

  • @nimcoxirsi1743
    @nimcoxirsi1743 4 года назад +5

    Wwwwwwwwwwww lamaanihiii qarniga inaan qorkiii igu horeeya ee dawa aan ahay int igu ràccan isoo duceeya waan bukaayeee

  • @idilhuseen3076
    @idilhuseen3076 4 года назад

    Masha llh shaadiyo iyo poqorkeeda alha idiin xafido mar walba iyi mowcuus csb wn ku faraxsanhy isku waara abid💪🤲✋🤚🤘👌👈

  • @seynbxuseen1050
    @seynbxuseen1050 4 года назад +7

    Lamanaha qarniga wan idin jeclhy allaha iku kiin daayo 💋💕💋❤️🙏🙏💯💯💯

  • @ayaanaibrahim5037
    @ayaanaibrahim5037 4 года назад

    Masha allah isku waar keep going shadiya dhiblay shadiyo Hargeisa waa lagaa jeclyahy noo imo💕💕💕💕💕ilove you lamanhy 💞💞💞💋💋💋💋💋💋 shadiay iyo maxmed yare ayaan dhukaday 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 4 года назад +6

    Reer MadiiNo hdaa tahy o reer korontada tahy like ta ha iga IloowiN

  • @MunaNuur2425
    @MunaNuur2425 4 года назад

    Shaadiya sharaf naftaaa kaa raaali ah ❤️❤️. Abdifitaax isku xaaafad ayaaan nahay from xararyaale 🥰🥰🥰🥰

  • @umumeysunumumeysun2924
    @umumeysunumumeysun2924 4 года назад +4

    Masha Allah wlhi rer bula xubey dad wanagsan xafadeyda aan ku dhashtey aan ku so bar barey

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад

    Anaa reer madiino ah dariskeyga miyaad aheyd shaadiyo sharaf guuleysta fanaaniinteyna WADA jira waligiina ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @fadumoosmanowais9079
    @fadumoosmanowais9079 4 года назад +30

    Aniga rer sacuudi aan ahy wlhi qosol aa idilay ilhy hanii xfido

  • @princesssimaney3848
    @princesssimaney3848 4 года назад +1

    Shaadiyo kusalamey walashey mcn kujeclhy mcnto dadkan kujeclhy Abdifatahow shadiyo Iilali walalo walalashy Inan live kuarko jeceyl wlhi Duadinah Amin Amin udin leyhy Mohamad yare igu salama Wilkan xawar yar uahay

  • @anisoxuseen8665
    @anisoxuseen8665 4 года назад +7

    3 meantime 1k views masha allh team shaadiyo sharaf iyo updy Fitaax farxadena wye alx 🤲 ❤️

  • @idilabdikani2053
    @idilabdikani2053 4 года назад +1

    Masha.laaha Lamaano qurux bdan aya tihin isku waara

  • @aminobille1813
    @aminobille1813 4 года назад +12

    My favorite people Manshallah 🥰😍😍😍😭🥰

    • @ubaxmohamed4287
      @ubaxmohamed4287 4 года назад

      Masha Allah Amiin Amiin Amiin Amiin

    • @iqraosman6470
      @iqraosman6470 4 года назад

      M.a walashey iyo wllky wad mhadsatihin

  • @xamdayuusuf5022
    @xamdayuusuf5022 4 года назад

    M.a wlhi shaadiyo iyo sayigeeda waadad aad uwacan wlhi waqtidanbo xitaa waa igu sodhacaan aasan hurdada inaan kakaco aan daawasho aan dhamaan ufiirsadaa alle ha idiinka raalinoqdo dhexdiino diro diriyo dabwade alle madhexkeeno nuun iyo nasaarixo naxnu qalaqnaa aan uqabtee hanaafowo waxii idiinso dhexgalo intey nolyahiin eey naarta moogyahii wlhi cidii idiinso dhexgasho dad agteyda sharaf kuleh m.a 😍😍😍😍

  • @juujuumk4985
    @juujuumk4985 4 года назад +10

    Anagaa idin cazuumayno tifow toxow ha cararin magacaa jirye❤❤🙏💯 axmdey wlhi aniga waxaa tihiin chanelka ka kiliya aan vedio kiisa i dhafin frxadeena tihiine jiro jooga ♥️markan xamar i maado waa idin so raadinaa inshalah 🙏👑💓💕

  • @khadramohamed4766
    @khadramohamed4766 4 года назад

    Masha.Allah shadiyo iyo cabdifitax wlhi si kal iyo lab ayan uqoslay alle ha idin dhowro

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 года назад +4

    ManshallaH tabarakallaah HambalYo
    Anoo kax ah hadaan soo galo channelkiina wlhi goor aan qoslay oo farxay mooyi 😂
    Allaah haydin sharfo saxibayaal
    Ani reer moqdisho ma ihiye lkn san idin dawanayay xafadihii iyo degmooyinkiiba wan hayaa
    Salaaam dhamaan rer moqdisho💙❤❤❤

  • @hiboqurux4634
    @hiboqurux4634 4 года назад

    masha allh walhi aad ayaan idiin jecelay alle haydin xafido sharafi korkiina ha ahaato

  • @talisaabubakar8867
    @talisaabubakar8867 4 года назад +25

    viiva xararyale ❤️ C.fitaax dugsiga xayakal llah ma xasuustaa 😄

  • @aminocumar3126
    @aminocumar3126 4 года назад

    Shaadiyo cadey quruxey waan idin salaamay adiga iyo walaalkey cabdifatax yare hore u socda taagerayashiina ayaan ahay

  • @sagalbashir4451
    @sagalbashir4451 4 года назад +15

    Shaadiyo io sayiigeda Allah inkii daayo ❤🙏💏

    • @bahjabaari0
      @bahjabaari0 4 года назад

      Sagal subscribe igu caawi wllshy mcn

  • @hafsaalimohamed3305
    @hafsaalimohamed3305 4 года назад

    masha allh shadiya iyo abdibfitax waa dad fanas ah jacelahay waxan leyahy isku war abid

  • @amulajowjow5418
    @amulajowjow5418 4 года назад +6

    Cabdifitaax ku lahaa wan salami laheey funny man and funny girl

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 года назад

    Kkkkkk wa runtet madino daris ku aheyn dharkenli sxbtey waayaha ina kala kaxeeyey nollow cafimad farxada allah idin siyaadsho❤🌹👏

  • @sacdiashuceyb8868
    @sacdiashuceyb8868 4 года назад +26

    mash Allah Shadiyo sharaf ❤❤❤
    iyo c fitaax yare aniga willka yarkaa Allh laigu salamo

    • @hibodahir6144
      @hibodahir6144 4 года назад

      Sacdia Shuceyb waadiyo iyo cabdi fitaax waa idin salaamay waan kufarax sanahay wadajirkiina

    • @hibodahir6144
      @hibodahir6144 4 года назад +1

      Sacdia Shuceyb asc shadiya iyo cabdi fitaax yare waxaan idiinhayaa jaceel aad uween soo dhawaada waan idin ku faraxsanahay

    • @zamzamsiciid4696
      @zamzamsiciid4696 4 года назад

      Amiin amiin ya rabi

  • @nedraabdishakuur7492
    @nedraabdishakuur7492 4 года назад

    😂😂😂😂 carabigaaba idilay wlly shadiyo qosolaa igu dishen wlhi ee so badiya ruwayadaha 👏👏👏👏

  • @hamdiomar4391
    @hamdiomar4391 4 года назад +4

    Masha Allah ❤️🙏

  • @fartunali7366
    @fartunali7366 4 года назад

    AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAAA RAABII inshaa'Allaah dhamaanten Qaali sharaf mahadsanidiin

  • @faadumaxassan624
    @faadumaxassan624 4 года назад +8

    m.a my family alla isku kiindayo ducadinan allah niga aqbalo❤💖

  • @fahmamohamedimaan861
    @fahmamohamedimaan861 4 года назад

    Masha allah tabarakallah Wan jeclhy farxadina iskuwara🙏🏻🙏🏻wan idin jeclahay❤️❤️marwalba an video kiina an argo wan farxaa😁masha allah. insha allah hadan xamar cadey imado wan i diin imaan insha allah 🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️❤️❤️💞💗💜❤️💋💋😘

  • @heegannewsproduction179
    @heegannewsproduction179 4 года назад +6

    Mnsha allah family Qurux badan horumar wacn insha allah sidi musasalka haweenko ugu taxnanjire cml ayaa la idinku taxanyahey asxbta fadlan subscribe isaar

  • @saciidamuxsin5339
    @saciidamuxsin5339 4 года назад

    mash llh caay waad kadhentihiin allh idin xafido walhi waad iga qoslisaan

  • @iqramohamud8357
    @iqramohamud8357 4 года назад +10

    Reer kalkacyo intii eh like ha la dhaafin

  • @ashaali1948
    @ashaali1948 4 года назад

    Mansha allah alle ha isu kiindayo ducada alle ha idinka aqblo wllo aan jeclahaa tihiine♥️♥️♥️♥️❤️

  • @simanincabdisimaanincabdi8000
    @simanincabdisimaanincabdi8000 4 года назад +4

    Mashallah wlhi waa idin jecelnahy I love you 💋❤❤💘💘💘❤❤❤❤❤

  • @frahiyanur6110
    @frahiyanur6110 4 года назад

    Asc Shaadiyo iyo Abdifataah waa idin salamay lakiin si qaas ah ayaan idinkugu baa hanahay keep going❤❤💘❤👒🎓👌👌👌👌👌👌

  • @mariyaxaashi4627
    @mariyaxaashi4627 4 года назад +19

    Xamar wali ma arag waa inaan markan imado idin imada insha allah hhh❤❤❤❤❤❤❤🌺🌺🌺🌺🥀🥀🥀🥀🥀

  • @raxmamaaleesiyaraxmamaalee7284
    @raxmamaaleesiyaraxmamaalee7284 4 года назад

    Mashalh aadn idn jacelahy my walaha aan kufano wilgn jir oo joga

  • @nimcoismail4366
    @nimcoismail4366 4 года назад +3

    Mansh Allah ilaahay ha isku kiin daayo ❤❤❤

  • @laylaladan9955
    @laylaladan9955 4 года назад

    Masha allh keep going shaadiya iyo abdiftaax

  • @ayubkhalaf6721
    @ayubkhalaf6721 4 года назад +6

    ISBITAAL BANAADIR AYAA KU DHASHAY,WAAGII DOWLADA AWOODA LEH AAN LAHEYN OO ITOOBIYA AFKA CIIDA U DARTAY.

  • @ismailxusen7654
    @ismailxusen7654 4 года назад

    masha allh lamaanaha aan jeclhy waxan idin lee yahay horo mar wacan

  • @umulkhayryusuf772
    @umulkhayryusuf772 4 года назад +4

    Amiin 🤲

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 года назад

    Aamiiin aamiiin shaadiya sharaf Iyo cfataax yare Ilahay hysu kiin daayoo

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 года назад +13

    Waar nio shaadiyo iyo abdifataH
    Hargeysa ayaan idinka soo salaamayaa
    Channel kiinana xalaan kusoo biiray
    Balse waxaan idin leeyahay
    Ilaahay nac iyo ballo noloshiina kuma daro

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 года назад

    Masha alh alha idn xfido apwe geep going ❤❤👌👌😍😍👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴👌👌

  • @qamarqalbitube8632
    @qamarqalbitube8632 4 года назад +3

    Waaw wlhi I love you guys w insha allah when I come to xamar I will casuum you lovely family to my house in buloxuubeey salaan from uk.

  • @qamarbarre6681
    @qamarbarre6681 4 года назад

    Labar wan ana jeclaan lahaa ina idinla kulmo wayo qosol iyo xaraba igu dishaan ina idin dawado moye ma joogi karo qaxwo cml mansha allah illhye ha idinka aqbalo ducadana ❤️🙏