Wiilkaa Alaha barakeeyee waa nin leh (talent) weyn. Eedo hambalyo Alaha kuu siyaadiyo aqoontaada, waxaa wanaagsan in wiilkaa lagu caawiyo siduu u hali lahaa tababar xagga farshaxanka ah runtii waa nin yar oo dadaalaya Allaha barakeeyo.
mashaAllah young talented boy "" somalia leaders this is the young talented people who could support instead of supporting young boys wth guns and war mobilization
Maashaa alaah wiilka waxaan oran lahaa maadaama hibadaan ilaahey ku siiyay daacad ugu ohow wuxuu kaa reebay ha u adeegsan sawirka waxa aan ahayn naf layda waa caadi laakiin naflayda ha sawirin sababtoo ah dadka aaqiro ugu ciqaabta badan waxaa ka mid ah dadka sawiro naflayda oo la oran dhamaystir oo ruux gali waa arin adag marka ha sawirto beeraha buuraha geedaha cirka guryo lakin ruux haduu sawiro waa inuu qad kala dhexmariyo qoorta iyo garbaha qad kala goyso si uu sawirku u noqdo mid xubno ah ee aan ruux kaamil ahayn waa taa walaahu aclam
Masha alah waa qurux Barak alah fik
MashaAllah
Masha allah telent wilkan
Massalah Massalah Massalah
Haballyo habalyo habo
🥰🥰🥰🥰 hoore u soco habo ama eedo🎉🎉
Manshalaha❤❤❤
Wiilkaa Alaha barakeeyee waa nin leh (talent) weyn. Eedo hambalyo Alaha kuu siyaadiyo aqoontaada, waxaa wanaagsan in wiilkaa lagu caawiyo siduu u hali lahaa tababar xagga farshaxanka ah runtii waa nin yar oo dadaalaya Allaha barakeeyo.
Maansha Allaah Tabaarakallaah Wiilkan Wuxuu Ubaahan Yahay Inlagarab Qabto oo Lagugarab Istaago Dhaqaale Waayo Qalbkan Waxaa Kubaxaaya Dhaqaale Badan Halagarab Istaago Wiilkan Maansha Allaah Rabiyoow Xafid oo Kaxafid Isha Qumayada & Wixii Shar Ahba Aamiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan Wll Wiilka Telefonkiisa lawadaag Dadka Kuguxidhan oo Sooqor Alxdulilaah☝️
Cali wll Hambalyo ❤❤
mashaAllah young talented boy "" somalia leaders this is the young talented people who could support instead of supporting young boys wth guns and war mobilization
Thank you enabti
Masha Allah wallahi he is really talented. 💯😍👏👏👏👏👏
Cali waa nin yar ooo qatar ahh
Maashaa alaah wiilka waxaan oran lahaa maadaama hibadaan ilaahey ku siiyay daacad ugu ohow wuxuu kaa reebay ha u adeegsan sawirka waxa aan ahayn naf layda waa caadi laakiin naflayda ha sawirin sababtoo ah dadka aaqiro ugu ciqaabta badan waxaa ka mid ah dadka sawiro naflayda oo la oran dhamaystir oo ruux gali waa arin adag marka ha sawirto beeraha buuraha geedaha cirka guryo lakin ruux haduu sawiro waa inuu qad kala dhexmariyo qoorta iyo garbaha qad kala goyso si uu sawirku u noqdo mid xubno ah ee aan ruux kaamil ahayn waa taa walaahu aclam
Ascwrwb manshallah hore usoco habo
Buuhoodle, Burco iyo Gaalkacyo waxaa ka iman doona dad umada Somaliyeed waxtari doona. Laakiin Hada dhib ayay umada ku hayaan
Sawirada noolaha lasawiro waa denbi iskadhaaf eedo
Stop discouraging the boy. Drawing has nothing to do dhambi, Allah knows your intentions.
lacanka jabhada argagixisa maxa damba dhigay oo u sawiranaya war dhalinyara ssc damiirtina iyo dadnimadina ilaaya