Asc wlaal zakariye kheer badan Allaha kusiiyo, ustaad waxaan kuweydiinaayaa After effect goormaad bilaabeysaa?????? I'll wait your Answer. THANKS allot
Mahadsanid sxb sare waxban ka faa'iday lkn hdii window old uu igu jiro Local disk E kwrm ma sidaas ayan samaynaa lkn mid ii xusuuso data-deeda waxan ku bad baadiyaa Local Disk E
Fadlan wixi su'aal ah Qaybta hoose noogu wadaag
Asc wlaal zakariye kheer badan Allaha kusiiyo, ustaad waxaan kuweydiinaayaa After effect goormaad bilaabeysaa?????? I'll wait your Answer. THANKS allot
@@sirjaceyl8281 insha allah waan bilaabi akhi
Sxp computerkeyga hadaan shido oo wax yar isticmalo 1 or 2 lawa daqiiqo kabac dina waa uu is daminaya sxp iga cawi
Wll waxan isticmala premiere pro culeys dartii waxaan gaadha inan bakhtiiyo laptopka. Wuu iska istaagaya laptopkii ee mxaa xal ah.
Wll anti viruska marka iibsanayo nocee ku dhahaa iga iibi meherada
Mahadsanid maanta ka isaaciday culeeska laptop keyga haystay 🎉❤
*Masha allah ustaad zakarie Ahmed jazaakalah khayr*
Mahadsaid ustaad waa wax aan ubaahnaa casharkan
Adiga ayaa mudan akhi
Manshallah, aad iyo aad ayaad u mahadsantahay usatdii
Allaha ku barakeeyo
Mahadsanid kun jeer ustaad
adiga ayaa mudan akhi cadnaan
Zaak multimedia go forward
Mahad sanid wll
aad baad u mahadsnty wll waad noo faa idaysay inbadan
Asc wll wxn ka codsanaha inad csshar kaso samaysid sida lo sameyo car branding
Wcs akhi waan ka so samen donaa insha allah
Msha allh wllo shukrn
Sido kale akhi
LaptopkaYgu wa 8GB memory lkn waxa la isticmali kara 6GB sieen ku xalin kaRa
insha allh wn kula wadgi akhi
Ustaad halkee Kala xariira waa Ku rabaa
Sidee leisur xiraa lap top io telephone adi istimcaalaayo usb
Mxa kuxigo macalin ctrl A shift mxa kuxigo macalin
Sxp dhexda comptureka laga wadeyey ishaqay lah maxaan sameeya
Wlllh maa sha allah wax badan ayaa kaa faaiday saaxib
Mahadsanid sxb sare waxban ka faa'iday lkn hdii window old uu igu jiro Local disk E kwrm ma sidaas ayan samaynaa lkn mid ii xusuuso data-deeda waxan ku bad baadiyaa Local Disk E
Adiga ayaa mudan lkn E haku samen akhi
Mahadsanid ustad
*Hampalyo Hampalyo Hampalyo ustaad zakarie Ahmed 1k subscribe I wish you 1M subscribe insha allah waxyaabo badan ayan kaa faaiday runtii thanks 100%*
Mahad sanid akhi ahmed allah haku xafido
❤. Shukran
Zxb mahadsanid
sido kle wll
Kheyr badan Allaha ku siiyo
Mashaa alaah my Dear Brother ♥
Mahadsanid
Mahad sanid bro
Wllall kaygu maaha Windows old lkn hadanna waan delete gareeyay kwran
Wax ciladi miyay iga ga iman kartaa
Akhi hadii aad delete gareyso windows old diga wax dhib kuma arkin
Thanks wll
Adiga ayaa mudan wll
Mr Yara