Dadka reerkiinu wax ma dheera idinkana reer ahaan wax la idin ma dheera. Dadku waa waa walaal muslim ah oo siman. Soomaaliyey joojiya reer ku faanka waa wax foolxune. Mahadsanidin
Msh alh wale yerkan saki ilka case ah wa nin ad u caqlibadan Wana tagerayo waxyabo badanban iskumid kanahay sida arimaha jacaylka iyo arimo badan waxana leyahay guleyso sxb saki
Maan sha allaah baaraka guulayso sakarriye
𝘬𝘦𝘦𝘱 𝘨𝘰𝘪𝘯𝘨 𝘱𝘳𝘰
Nin waan tageera
DARAAWIISH NIMADAANU DADKA WAX DHEERNAHAY DHAMAAN INTA REER SOOL WAAN IDIN WATA ANIGOOSAN MEELNA IDIN KABIRIN OO AH DARAAWIISHTIINA WAR WAAN IDIN SALAAMAY MY DARAAWIISH DADKAY WAX DHEERYIHIINE DARAAWIISH BAANU WAX DHEERNAHAYE
❤❤❤❤👐🤙🤙🤙🫶🫶
Dadka reerkiinu wax ma dheera idinkana reer ahaan wax la idin ma dheera.
Dadku waa waa walaal muslim ah oo siman.
Soomaaliyey joojiya reer ku faanka waa wax foolxune.
Mahadsanidin
Soobadi
22 jir baa thy waxey 20ku😂😂😂
Laamiga dhex fadhidaan miya hhhh
Zaki baravo
Msh alh wale yerkan saki ilka case ah wa nin ad u caqlibadan Wana tagerayo waxyabo badanban iskumid kanahay sida arimaha jacaylka iyo arimo badan waxana leyahay guleyso sxb saki
Mash sxb key saki ilkcse lajin ❤❤❤❤❤❤