Allaahu akbar Waarun shiiq claahi Aabahay o waa hore dhintay isago jiran omurugeysan riyada igu imaan jiray waagaas Salaada wan jar jari jiray😢😢😢 Hada oaan salaad sax noqday oaan wardiga badiyay sadaqada isago faraxsan iiyimaadaa Walaahay😢 Alaahu akbar Alaahu akbar Allaahu akbar 😢
Sheqow hoyo qabrigeda wan la ahay Somalia na ma joogo xita hadan tago ma aqano meshu ku yalo wayo dad badan ban u diray meshi ay ku aasnedna wey fahmi wayen 3sano wan radina marka maxan sameya shugran ❤
Asc shiq wxn ku riyoday saxibtey geriyotay oo aad u xanunsaneysa oo komo galeysa ana an leyahay iska samir madaxa kaliya ayan daremayay inow xanunka ka haayo ad ayan uga murugoday
Sh bad baado jawabtaadu muhiim ayey itahay fadlan ijwb alle haku karameeye wxn lah family o ka koban aniga io xajigeyga io wiil yar o an dhalnay alxmdulillah qadarta rabi ninki wu iga dhintay biloyin ka dibna wiilki yara aya iga saqiray hada wxn mar walba u xisa wiilkeyga dedna riyo ayan ku arka asigo xanunsanaya marka ma boqan kara qabrigisa mise wa iska cadi miyu I xisaya isaga o miyu iso xasusanaya asigo meyd ah pls pls 🙏 🙏 🙏 ijwb alle dartis😢😢
Qofka hadii dhinto aduunka Dadkii uga tagey inta badan ma xusuustaan horay eyay ugu socdaan wayna iloobaan sidookale qofka dhintay camalkiisa ayaa raacaya iyo wixii shaqystay intuu noolaa laakiin wixii aduunka ugu tahay inuu soo xasuusanayo ama uu qabriga dhexdiisa fariimo ka Soo diri karo wax daliil ah looma hayo Illahay ayaa ku Cilmi leh. 🤔 Laakiin qofka nool ayaa yaabaa inuu xasuusto qofkii uu jeclaa o dhintay qalbigiisa ku Soo laab laabto in badan wuuna ku riyoon karaa ayaga oo wada jooga wada mucaalmiloonaya ama hadalo is dhaafsanaya.
Qur'aanka dadka nool ubaahan ee ma aha dadka dhintay ee naga daaya qur'aankaan qabuuraha kadabawadiin ee qur'aanka hadda loo baahanyahay Ramadan soo socota inta kale waan qaatay Ducada dembi dhaafka sadaqatul jaariyadda qur'aanka maya Alle hakuxifdiyo Sheekh M.A @@BadbaadoChannel
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Allaahu akbar
Waarun shiiq claahi
Aabahay o waa hore dhintay isago jiran omurugeysan riyada igu imaan jiray waagaas
Salaada wan jar jari jiray😢😢😢
Hada oaan salaad sax noqday oaan wardiga badiyay sadaqada isago faraxsan iiyimaadaa
Walaahay😢
Alaahu akbar
Alaahu akbar
Allaahu akbar 😢
SCW SCW SCW❤❤❤,YAA RABI U NAXARIISTO LABADEEDII WAALID IYO WAALIDIINTII DHALEY IYO WAALIDIINTII LA DHASHEY IYO INAGGA IYO EHELKEENABA ADUUN IYO AAKHIRO IYO MUSLIMIINTA OO DHAN AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABI
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Saxib teey oo dhimatay baa waqti kasto niyada ika so dhcda ban u duceya wxana ugula shekesta Qof imaqleso cml waxan dhaha caruutada wey ficn yahin aba jecel hestan haka walwalin ilhey janadisa haku geyo ee talow ma qaldany sxtey wadanki ku dhimatay marka wadanka adaa raba qabrikedaso boqdo
❤s❤c❤w❤allaahu❤❤akbar❤allaha unxrsto dhmn intii dhimatey oo islm ah aamiin yrabbii aabahey iyo wlashey dhmn walidiintenii iyo walidiintodii dhmn intii wiaalideennii dhimteyba janno fdwsa al aclaa illahey hoygoda hakadhigo janno allaha ka abaalmariyo aamiin yrabbii shekh alayaxafidak bi idnillaahi kariim
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
Sheqow hoyo qabrigeda wan la ahay Somalia na ma joogo xita hadan tago ma aqano meshu ku yalo wayo dad badan ban u diray meshi ay ku aasnedna wey fahmi wayen 3sano wan radina marka maxan sameya shugran ❤
Allaah isagaa noga xikmad badan wax walbaa
Dadka dhahya why dayax toos riyada ugu imaan weyday
Sow ma qarin karo😢
Teeda kale
Raga iyo dumarka dumarkaa qalbi jilicsan Raxmad badan
Allaahu akbar ❤
Walaalayal kusali nabigeena mexamed salalaahu caleehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aniga hada ka hor waxaa iitimid ayayday mcn oo ikorsatay markaa su,aal ayay iwaydiisay fariina way iidhiibtay,,waxay igu tiri abtigaa usheeg fariintaas abtigee waaye waxay igu tiri hebel ,markuu imaaday fariintii wan ilaaway lkn abtigay habaynkii waa lagusoo booday wuuna dhintay fariintii 2habayn oo uu jirranaa ayuu kadanbeeyay,,ilaahay ha uwada naxariiso
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
Sheekh badbaado jazakalahum khair brother hore umaan maqal warkan I'm very happy to hear it 🎉❤🎉❤🎉
Allah u naxariisto
Jazakallah qer shek
امين يارب العالمين حفظه الله ام ام ابي
(YAA RABBI)!! (RABBIYOW) LABADEYDA WAALID IYO DHAMAAN MUSLIMIINTA DHIMATEY U NAXARIISO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲
(RABBIYOW) KHAATUMAFA NAGU HAGAAJI(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲SALAADA , (QURAAN) AKHRISKA, ADKAARTA IYO TASBIIXDA(RABBIYOW) NAGU HANUUNI(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲
Allaahu Akbar 😭😭😭
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Dayax geesiyoo codkaga ku bedal Quran akhris❤
صلي الله عليه وسلم
Salalaahu caleyhi wasalim❤❤❤❤❤❤
Jasakallahu Kheyr
Salalaahu caleyhi wasalim❤❤❤❤❤❤❤
Jizakalahu khayran
Scw scw scw scw scw ❤
Haa waa dhactaa anigaa ii timit riyo sax ah
Asc shekh ani Waxan kuriyoda walal key oo dhintay ooqorux badan marka waydiyo woxuu dhaha madhimanin wan yaaba
Waa helu qeer😢
Wuxukawadaa madhiman waruntisa wayo janada lagumadhinto wayo qaf ahlu naar ah maqurxoona
Maansha Allah
Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤❤
Ilahay hasoo hanuuniyo dayax iyo intii la mid ah habil iyada aan aasanayn ayuu roosyo ka tumayay 😢
Sheikh aniga ma ogi meel uuku dugan yahy abahey mana aqaano hooyo waqti xadarkan meel eyku dugan tahy wayo hoyo qabtigeda guryo laga dhisay ma danbi banku leyahy inan boqan karin anigo waliba jcl inan boqado lasho shekeysto ani ayaaba wal walsan la.antod wana jclaa inan wehel iskugu noqono adun iyo aqiraba hdan melku ogan lahaa malinba kama baqden🥺💔
@@shukrixasa123 ducada iyo sadaqada ubadi maalin walbana 5 jeer dambidhaaf alle uwaydii intaas kugu filan shukran
maya mcny dambi kumalihid must maahan in laso boqdo muhimada wa uducey mar walbo
Allah unaxriisto dhaman 😢
Allahu agbar ❤❤❤
Aamin aamin aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahu akbar
Iyadoo nool ayay uga joojin wayday heesaha. Fariintaas qabriga ka timid inay Saxiix tahay cadaynteda keen.
ALLAH yarxam gabadh qalbi wanagsan ayay ahayd
Allaha akbar
Aniga. Adeer Oo dhintay. ayaa fariin. Ii soo faray. Family kiisa. 2 jeer. Wanna u sheegay. Allaah. How. Naxariisto
Ax 😢😢😢
Sheikh dumarka qabriyada ma booqan karaan?
Allhuakbar
Asc sheekh
Wixii ay sootidhi nooma sheeginba ay ka sootidhi odeygeega
Waxaas. Iyo waxaas ayay codsatey maxaa kuu diiday haday jirto fariini
Midakale kama soo jawaabtid fariimahayagag
Inasd wax sheegto mooyee jawaab malihid
Whatsapp na kuuma yaalo
deemarkaa dhagaysigaaga miyaan iska daynaa ???
@@Alakhbaardiin maya wall fariinta waxaa weeye inuu heesaha iskadhaafo tankale karaali ahaada hadaba waa aniga kuu jawaabaya mashquulkana waa badanyahee noo cudurdaar
Haduu qofka ku dhintay soomali aniga aan yurub jogo ma soo boqan caro. Maxaan sameyaa?
Waxaan Diinte heeste maxa keentay meedka waa jirada ma Xanuunsada Waar orad naga tag SOMALIDA waxey u Dagi weeyday Ninkan SOMALIDA YEEY DHAGEYSAN 👂👂👂👂
Asc shiq wxn ku riyoday saxibtey geriyotay oo aad u xanunsaneysa oo komo galeysa ana an leyahay iska samir madaxa kaliya ayan daremayay inow xanunka ka haayo ad ayan uga murugoday
Sheekh dumarku qabuuraha mabookhankaraa
Wllo yuotub karada waa cadi baab u malay nayaa
Subxanallah
Sheikh xabaasha dumarku ma booqan karaan?
@@Hula_hula-f Haa balse ma badinayaan marmar insha allaah shukran
Ma uu soo jawaabo wuu isxayeeysiiyaa anoo ku xirnaa jiray hada hadaa doono waa dhagaystaa hadaa doono madhagaYsto waa nacay
😢😢😢
Sh bad baado jawabtaadu muhiim ayey itahay fadlan ijwb alle haku karameeye wxn lah family o ka koban aniga io xajigeyga io wiil yar o an dhalnay alxmdulillah qadarta rabi ninki wu iga dhintay biloyin ka dibna wiilki yara aya iga saqiray hada wxn mar walba u xisa wiilkeyga dedna riyo ayan ku arka asigo xanunsanaya marka ma boqan kara qabrigisa mise wa iska cadi miyu I xisaya isaga o miyu iso xasusanaya asigo meyd ah pls pls 🙏 🙏 🙏 ijwb alle dartis😢😢
Allah qalbiga ha ku qabojiyo wll badal khyr qabana hakugu badalo😢
Aamin yaarabi
Xaqiiq weeye in markaad iska jarto heesaa aad karaahiyeysanayso kadib
Qofka hadii dhinto aduunka Dadkii uga tagey inta badan ma xusuustaan horay eyay ugu socdaan wayna iloobaan
sidookale qofka dhintay camalkiisa ayaa raacaya iyo wixii shaqystay intuu noolaa laakiin wixii aduunka ugu tahay inuu soo xasuusanayo ama uu qabriga dhexdiisa fariimo ka Soo diri karo wax daliil ah looma hayo Illahay ayaa ku Cilmi leh. 🤔
Laakiin qofka nool ayaa yaabaa inuu xasuusto qofkii uu jeclaa o dhintay qalbigiisa ku Soo laab laabto in badan wuuna ku riyoon karaa ayaga oo wada jooga wada mucaalmiloonaya ama hadalo is dhaafsanaya.
Sido kale adigana waxan ku riyoday hooyadey iyo abtiyashey ood dhaxal aad u qeybineyso
😢
Jezaa kalah qeer
Sheekhow dumarku ma booqdaan hadaan albaabka istaago ama anoo gaadhi ku dhex jira oo hor taagan meesha laga galo oo u duceeyo kawaran .
Waad booqan karta qabriga waalidiintada
Aniga abahay baan sadaqo ubixin jiray wankala dahay gabar baa somali iga sowacday waxay tiri abaha bakuradinayay
Sheekhow walidkay o dhintay meshu ku asan yahay hadana gaari karin kawaran 😢😢 duco iyo sadaqo lkn waa usameya markastana Ilahay waa ubaryaa abahay inu unaxariistoo lkn mesha jogo maku aasnaa
Ducada iyo maalintii 5 dambi dhaaf u weydii eebe🙏
@mrcartoon2022 thanks walal wan usameyaa Ilahay haunaxariistee
Kkkkkkkkkkk woioooow
Hadda qof dhintay ayaa fartiin soo diray maad noosheegi rabtaa yaab
Oo maxe u jiri wesay waa sax dadka meytada qofku ilahey waafajiyo waàla tusaa riyo laku tusaa
Abaayo way dhacdaa aniguba waxan kuriyoday abahay saxibkis isago aad urafaadsan markan arkay waan naxay waxaana iri adeer maxaa san kuyelay wuxu igu yiri wuxuu alle igu tala galay mahelin sababto ah deyn baa leygu leeyahay waan kacay hoyadey baan ushegay waxay igu tiri ilmahiisa usheeg markan ushegay waxay dhaheen waa run waxaa lagu leyahay 7000 oo lacagta itobiya ah
Shuqow adunka meel walba lagu dhite inta leyska boqana dabeda lagu dhintay dalkiba lagu dhintay wa la kala fogaday
Laba masago leesku xiraa
Fariintay usodurty maxay thy
Qof dhimatay see xanuun sataa
Hadaan hes dhagaysto madaxa ixanuuna mana dhagaystao aroos hadaaan tago musiga madaxaa igu qarxa sidaa daraadeed machecli
Anigaa sidaa ah marka xogaa dhagaysto diiqad ayaan dareema , wxan layaabaa dadka ku raaxaysta markaste heesaha .
Lakin sadaqo wa u bixin karna
Sheilk ilma yar aya iga saqiri oo markan daliba aso meyd uu sobahay ee inan soboqda miya
Sheekhow quraanku dadka nool buu anfacaa
Dadka dhintey ducada iyo sadaqada ayaa qaadha
Sidaa ogow
@@hirsiaid9758 wuu anfacaya wall sida saxda ah duco quraankaaba ugu weyn
Waa anfacayaa qur'aanka iyo ducadda iyo sadaqadda kuli waa anfacayaan
Saxilb waa mas'Allo khilaafi ah laakiin culumada badidooda waxay qabaan in loo hadiyadeeyn karo thawaabka ama ajarka qara'Ada qur'Aanka ahlu qubuurka wax kale xitaa iska dhaafe culumada casrigaan ayaa ku kala saftey sheekh Binbaaz wuu diidey halka Sheekh Cutheymiin uu baneeyey .Marka Sheekheena iyo inta lamidka ah waxaan qabnaa in qur'aanka ajarkiisa loo hadiyadeen karo Meytida. Insha'Allah.
Wabilaahi Towfiiq.
@Abdulka12 Haa wll khyr allaaha inawaafajiyo
Qur'aanka dadka nool ubaahan ee ma aha dadka dhintay ee naga daaya qur'aankaan qabuuraha kadabawadiin ee qur'aanka hadda loo baahanyahay Ramadan soo socota inta kale waan qaatay Ducada dembi dhaafka sadaqatul jaariyadda qur'aanka maya Alle hakuxifdiyo Sheekh M.A @@BadbaadoChannel
Allahu Akbar
Salalaahu caleyhi wasalim❤❤❤❤❤❤
Shuqow adunka meel walba lagu dhite inta leyska boqana dabeda lagu dhintay dalkiba lagu dhintay wa la kala fogaday
allahu akbar