DegDeg Xogta Qasaraha Dagaalka Ceerigaabo Codka Sira Ciro Taliyaha Sirdoonka SL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 дек 2024

Комментарии • 52

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 дня назад +3

    ...WAR QALDAN,
    GO'AN QALDAN HAKU QAADDAN...XIKMADAHA CILMIGA EE MADAXWAYNAHA CUSUB EE CABDIRAXMAAN MAXAMAD CABDILLAAHI CIRO...Mashallaah Barakallaah

  • @abdulgadirmaacalesh203
    @abdulgadirmaacalesh203 2 дня назад +4

    Madal Furin si fiican bad u qeexday oo ah in dadku inta badan war anay xoog u hubin bay qoaan dedgdega ku gaadhaan...Marka hore Cirro yio Taliyuhu wax khalada kuamy hadlin oo lab masuul oo ka sheekaynaua danaha Dalka.....Waxa is whaydiim l;eh WHY iminka coddkan la soo daayey.??????????......VIVA SOMALILAND

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 2 дня назад +3

    Abti nin waxaad tahay dadka caqliga u, saxiiba hore u, soco abti

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 дня назад +2

    Horta Madal Furan aad iyo aad yaad u mahadsantahay balse arinta Ceerigaabo waa in ciidanku si qacan bira ay u isticmalaan kuwa amaanka iyo nabadgelyada magaalada kusoo duulay oo wax naxariisa loo samayn.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman День назад +1

    Talihaha.sirdoon.ka.kusheegaduubay.waa.isaga.inaxasshiba.horuu.uga.duubay

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e День назад

    Mesha cerigabo laleyahay wa in talabo cad lagaqado❤

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e День назад

    Gull cqaranka❤

  • @omarhersi4367
    @omarhersi4367 2 дня назад +2

    Waa sheeko normal aha

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 2 дня назад +1

    asc adeero waa sifiican baad uhadashey geesi baad tahey mid kale waa qalad ina duubo Codka madaxda waxaa marlabaad qadal ah in lagu soo daayo baraha bulshada waad mahadsantey

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 День назад

    Cirro walahi waa nin dhowrsoon, hadalkiisa waa mid asturan, wuxuu u egyahay qof digtoon. Hadalkiisuna waa technical. Madaxweyne hanbalyo

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan 2 дня назад +1

    Waa.iskudhufasho.madaxeed.alla.ha.inagaqabto.wixii.dhibaato.wada.munaafaqaa.badan.

  • @ibrahimmuhumed9840
    @ibrahimmuhumed9840 2 дня назад +1

    Asc waa dad bilaa Akhlaaqa dadaka madaxda ama dadkalaba xumaanta karaadinya ee wax kaduubay Aduun iyo aakhira toona male

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح День назад +1

    Gudoomiyaha sirdoonka somaliland waa nin aan ahayn nooca danaha gaarka ah raaadiya ee danta guud ilaaliya,cida codka duubtay waa cadow,ta ceerigaabo waa in cadowga huwanta cashar culus loo dhigo oo xataa laascaanood oy ka soo duuleen laga qabsado waayo ninka ceerigaabo rabaa waa gar in uu laascaanood waayo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 дня назад +1

    Maan fahmin sababta rag hubaysan loogu daawanayo MAGAALADA gudeheeda

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 дня назад +1

    Wax ceeba ismay oran lkn in la duubo ma wacnayn

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дня назад +1

    Buuuuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmajo buuuuufi

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дня назад +1

    Viiva kulmiye

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 дня назад

    Somaliland Cadawgeeda Allah ha burburiyo ha baabiyo Danbas iyo Degel gubtay ALLAH QADIRU KABIIR AKBARU QAWIYU QAADIRU RAXMAANU haka yeelo Bi,idnillaah Allahu Amiin Amiin Amiin yarabilCalamiin

  • @fadumosahra4754
    @fadumosahra4754 2 дня назад

    Caqli alle hakuu siyaadiyo codkii hore ee inxaashi la rabay in uu codka shacabka ku waayo markuu socon waayey ayaa foostadan la soo riixay waxayna ila tahay sirdoonkii leexsanaa in aanu ka fogayn

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 дня назад

    Waa. Siida. Argaxiisaada. Oo. Kaale. No. No. No no no

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 дня назад

    Waxan magalada ka sara waa ku veen reer somaliland

  • @CabdilahiCumarismail
    @CabdilahiCumarismail 2 дня назад

    Cod kaa waxa duubay ninka la
    hadlaaya ayaa.qarxiyey.ilayn cidkale.llama ogayn ❤ 8:16

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls День назад

    Wax Sir ahi kuma jirto midkoodna wax khaldan ma odhan Waa hadal iska caadi ah

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 День назад

    Argagixiso hoteelada soo weerarta oo kale weeye, waa la buufinayaa xabaalaha lagu darayaa

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 дня назад

    Wlee taliyaha sirdonku sfcn ayuu gacanta udhigay mw Ciro marhoreba hanbalyo hanbalyo wasarada cusub
    Huwanta xisab khaldan isku gaysanaysaty inay ceerigabo soo hawaystanba ma ahba dee reer mindhaw this situation

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 2 дня назад +1

    Codkan wa qoof ciro la jogay ba ka dubay hhh

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 дня назад

    maha ciro wa been ayan horeba ninka sirdoonka iyo maxamuud xashi bay yidhahden waanu soo duubnay wax ka jira ma jiro hada codka wa la sameyaa dad ilahay hibo u siiyayna waa jiran si kale loosameyana wajirta waa been waxas odhan dheg ha u dhiginaodayga ciro aniga qac baaiga yeedhay balse ha guulaysto si wanagsan wa u qaybiyay h awalna umaday ka mid tahay uu u dhaartay hanbaalyo somaliland
    wasiir waxba kuma siinayo wa in wadanka lagu dhisaa kuwaqacda ka yeedhowna ha quusanina sabbto ah wasiiro way hadhen agaasimayal way hadhen is dejiya qabiil bay kursi ugu washeen dadki somaliland

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 дня назад

    Agaasimaha sirdoonku cidna muu aflagaadayn cirona muu fadeexayn oo hadii uu ujeedo ka leeyahay ama uu codkaa ugu talo galay wakhti hore ayuu soo dhigi lahaa lkn waa wakhti hore imikana macno masamaynayo oo waxaan hadalkaa agaasimaha sirdoonka u fahmay inay iska xaal waraysanayeen hawlaha sirdoon iyo in laysla shaqeeyo oo hadii ay imika tahay iyo hadii ay xukuumad kaleba timaado sida imikaba dhacday ee xukuumadiisii madaxwayne c.ciro ay ugu guulaysatay xukunka ay ugala shaqeeyaan hawlaha sirdoon iyo wada shaqayneed si layskula jaan qaado oo wax kastana layska hubiyo si aan loo kala fogaan ama layskaga hor iman ama loo kala shakiyin waana is xaal waraysi uun codkaasi oo waxba kuma dhex jiraan!!?

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r День назад

    Agasimaha sirdonku shaqo fiican ayuu haya cirona waa madaxwayne madaxda halaga lexdo midakale xirsi weyan cida laga hadlaya kasa sun ah

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 дня назад

    Dee niyoow waxan ayaa duubay

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 День назад

    Oo ma awalbaa la dayn lahaa sxb see camaleet

  • @HRU2100
    @HRU2100 2 дня назад

    KAAGAN YAR OO LAGA GARAN LA'AA ID GIISA ISAXAAQ CARRE MIYAAD AHAYD..
    BARASHO WAAD IS KAAYA BARATEY

  • @zallaama
    @zallaama День назад

    Uu uuu ma madaxweynaha ayaa cod laga duubey tolow ma shirkadbaa duubtey uma eeka cod hal qof duubey

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 День назад

    Nacaskii xumaa ee Gudcur Gude nabad iyo waxaan joogin hala yimaado marku arkay in huwantii la jebiyay.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 2 дня назад

    Hadlka markan dhageeystay labada masuul midna ma duubin lakin waxa iga so baxday meesha inu cadaw fadhiyay dadki ka ag dhawa labada masulba wa ina faro kulul lagu so qabta oo sharciga la hoor keena wayo qofkase hadu madax wayna ka ag dhawyay ama ninka amniga sow wax walo sirtena iyo amnigeena ku saabsanba duubi mayo qofkas si dhaqsaa wa ina lo so la laadiya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 дня назад

    WAXAAD moodaa cirro in UU wax ogyahay codkan la duubay cirro sidee loogu timaamaa qaranka in UU difaaco la shaqeeyo sirdoonka qaranku miyaanu ahayn kan UU madax waynaha AANU ugudooranay

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 дня назад

    Nimankan yaaney xabadi kA bixin ha la soo qabto

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 дня назад

    Why wadahadal with huwaan in cerigaabo waa iin madaaxa halaga togto yaa lalahadliin

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 День назад

    Gar & Gar daroba waa Wataa Taliyaha Sirdoonka Somaliland. Waayo Somaliland wuu u hiiliyey xili ay xun tahay . Shaqadiisi wuu uga yimi si uu u difaaco dalka .

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 День назад +1

    SUBXAANALAAH XAARWALWAALKA IIDOOROO CIIDANKOODII LA ARYANAAYO HAHAHAKKKKK KKKKK 😂😂

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 День назад +1

    KKKK XAARWALWAALKII IIDOOR OO CARARAAYA HAHAHAKKK

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 дня назад

    Muuse ayaa dagaalka ka danbeeya bal waa taase ciro ha xaliyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂