3.Ms Excel - Tabs & Groups || sida loo abuuro tab kuu gooni ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Casharkaan waxaad ku baraneysaa
    Tabs and Groups
    Create Tab
    Rename Tab
    Hide Tab
    Delete Tab
    Add Groups
    ------------------------Balawii___________________
    thanks for watching
    koorsooyin free ah
    1- adobe premiere pro cc 2019
    ➤ • OGeysiis , sida loo so...
    2-filmora wondershare (filmora9)
    ➤ • V.3- sida loo soo degs...
    3- video editing af-soomaali
    ➤ • V.1-waa maxay vedio ed...
    4- kinemaster for Andriod
    ➤ • Video
    5-koorsada computer-ka
    ➤ • M1-Koorso cusub barash...
    6-Microsoft word Document
    ➤ • 1.Barashada ms word /b...
    7-kutubka 100 xadiis ah مائة حديث للحفظ مما ورد في الصحيحين
    ➤ • Casharkii 1aad ee kutu...
    8- Barashada zoomka
    ➤ • 1-Barashada zoomka cas...
    9- visual basic iyo sql application ku sameey
    ➤ • Database Management Pa...
    10- Networking af-soomaali baraatiko
    ➤ • Video
    11- Basic computer
    ➤ • Bro habka aad uga xira...
    12- Qurxinta sawirada
    ➤ • application ugu fcn ee...
    13- Barashada RUclips channel
    ➤ • barashada RUclips cash...
    14- android farsamooyin ka baro
    ➤ • 5 farsamo kabaro hab a...
    and more
    #Balawii_likesaar
    contact as Instagram
    / balawiitech

Комментарии • 31

  • @mohamedkhaliifosman5218
    @mohamedkhaliifosman5218 Год назад +2

    thanks shaqo fcn ayaa heysaaa ustaad wllhi wax badan kaa faa,iday

  • @xalimaaliibra9124
    @xalimaaliibra9124 2 года назад +4

    Mahadsand ustaad qiima bdn Allah hakaa ajarsiiyo

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 11 месяцев назад

    Wiilkan waa ninka qura een fahmo sida uu wax u sharxo you are best teacher walhi ❤
    Shaqo wan wll

  • @shaaficishucayb3535
    @shaaficishucayb3535 Год назад

    Masha alla ustaad adyaa umahad santay casharad duba kaga kaga so biiray markaa xagee kaala soo xidhiidhaa macalin

  • @HassenAden114
    @HassenAden114 3 месяца назад

    Thanks, ustaadi si fcn ayaan u fahmey casgarka

  • @mowlidmohamed8671
    @mowlidmohamed8671 2 года назад +2

    Thanks Usdad qiima leh

  • @aishaluul2972
    @aishaluul2972 2 года назад +2

    Thanks ustaada

  • @bisharmuhumedibrahim5905
    @bisharmuhumedibrahim5905 Год назад

    mahadsanid ustaad ani hada arkay bogaaga lkn waan kahelay baraka alah ilaah haka ajar siiyo

  • @ibraahimsaalax2237
    @ibraahimsaalax2237 2 года назад +1

    Thanks walal

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 2 года назад +1

    Mahadsanid macalin

  • @HusseinAli22-f5k
    @HusseinAli22-f5k 4 месяца назад

    Tanks sxb

  • @sakariyeali9392
    @sakariyeali9392 2 года назад +1

    Aadbaad umahadsantahy macalin

  • @cabdiqafaaraxmedcabdulaahi507
    @cabdiqafaaraxmedcabdulaahi507 2 года назад +1

    Mahad sanid macalin

  • @jeegodheere535
    @jeegodheere535 2 года назад +1

    sxb waxan ad bad u yareysay vidio yara dheer kaso dhig oo yara xamasad leh waxan status meyku saran yhn

  • @dahabboy6685
    @dahabboy6685 Год назад

    Masha alah

  • @FuaadNimcaan-o9s
    @FuaadNimcaan-o9s Год назад

    Qàli😊

  • @mowlidmohamed8671
    @mowlidmohamed8671 2 года назад

    USDAAD talow suuro gal ma tahaye inad no doubt oo aad Nala wadaagto Accounting software oo waliba u igu horeeyo .
    Sap , Erp . Iyo Execl Accounting.
    Aad iyo aad ayaad u mahahsantey

    • @Balawii
      @Balawii  2 года назад +1

      Hadiiba waqti aan u helo I.a

  • @MohamedAli-ib7vr
    @MohamedAli-ib7vr 2 года назад

    Ustaadow Excel kan casharadiisa noo soo badi adoo raali ah tan kle buugaan maheli karaaa buuga Excel ka

  • @zakinasiib
    @zakinasiib 2 года назад +1

    Sxp aad aayaan kula socdaa sxp mahadsanid

  • @mohamudabshir6928
    @mohamudabshir6928 Год назад +1

    Asc ustaad please so geli power point casharadiisa

  • @axmedmaxamed3359
    @axmedmaxamed3359 Год назад

    Thanks

  • @moabshir2
    @moabshir2 Год назад

    Guuleyso boqole😢

  • @Muxsin-q7i
    @Muxsin-q7i Год назад

    Macalin telegaraam ma. Jiraa

  • @ademturera12
    @ademturera12 2 года назад +2

    mss acces video nooga soo sameey

    • @Balawii
      @Balawii  2 года назад +1

      Excel markaa dhameeyo ayaan bilaabeynaa I.a

  • @muscabbinucumeyr6284
    @muscabbinucumeyr6284 Год назад

    Ustaad casharka a duun. Baa isku d h ig aaya

  • @omarybh6439
    @omarybh6439 Год назад

    Halken ka helaa course ka?

  • @gacalahmed6858
    @gacalahmed6858 2 года назад

    Sxb waa ku salaamay waxaad ilooday mail mergin wordka

  • @omarybh6439
    @omarybh6439 Год назад

    balaawi tech, ?

  • @abdiwalishonbe5393
    @abdiwalishonbe5393 2 месяца назад

    Thanks