SICIID DAA'UUD | BARWAAQADA BAYDHABO JANNAAY | BEST SONG | NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • BELED AAN BAD IYO WEBI
    LAHAYNOO BARWAAQA AH
    MISNA DALAGGA UGU BADAN
    UU KA BAXO AYAA TAHY’EE
    BAYDHABOOY MA NABAD BAA?
    BULASHAYAHAY MA NABAD BAA?
    BOQORKA HADRAWI IYO SACIID DAA'UUD CALI MASXAF
    NEW HIT SONG BAYDHABO JANNAAY
    2020 NEW SOMALI MUSIC VIDEO
    ………….
     EREYADA : CABDI FAARAX NUUR-GAREEN
     LAXANKA: SICIID DAA’UUD CALI-MASXAF
     MUSIC: MAXAMED SHAREECO
     CODKA: SACIID DAA'UUD
     JIIBINTA - NASRA BAASHARAX & MUNA XIDDIGTA
     BAYDHABO JANNAAY
     HOBOLLADA WAABERI
     HASSAN ADAN SAMATAR
     XASAN ADEN
    ........................................
    PRODUCED BY - ABDIASKARI
    ©ABADIASKARITUBE 2019/2020
    ...................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    NIMCAAN HILAAC
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Комментарии • 104

  • @aadanilyaas123aadan7
    @aadanilyaas123aadan7 4 года назад +8

    Baydhabo waa dhulka aan kufano waye runtii baydhaboy ilxun Allah haka qabto 🙌🙋🙌🙌🙌🙌💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 4 года назад +31

    Hadraawi allow caafimaad iyo cimiri dheer ku siii

  • @lajecelofficial7575
    @lajecelofficial7575 4 года назад +8

    beydhabo janaay
    dalxiis bile ayaa tahay
    indhahaad utahay bilic salaamantiin reer arlaadii

  • @hamettiofficial1197
    @hamettiofficial1197 4 года назад +4

    Allow Rung ya sheegi...
    Baydhawi nebithu.
    IdiiTaaN Baydhabo ❤❤
    Alx Baydhabo waa Nabad
    U XiiseY magaalkeygaH.
    Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq 4 года назад +10

    *hadraawi* wa afsomaligii oo caga leh oo soconaya ilahay xikmad wuu siiyey Alle ha xafido abwaanka abwaanada

  • @qaalicadow9450
    @qaalicadow9450 4 года назад +8

    heestaan markaan dhageystay xaadaa i istaagtey wlhi

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 4 года назад +26

    Wooooooow
    Erayo miisan leh
    Baydhabo Janaay magaalo aan waligay tegin laakiin inay Jannadii aduunka tahay Waxaa ka garan karaa dadkeeda iyo dadka booqashada u tegay waxa ay ka sheegaan
    Waxaa la yidhi dadka baydho kaso jeedo waxay ku Caan yihiin diinta, hiddiyo dhaqanka iyo nabad jaceylka ayey astaan u leeyihiin allow dhowr
    Boqorkii hadraawi yo xasan aadan siduu balad weyne ku yidhi aan ka beyd baneystee

  • @xamdaxilkas6199
    @xamdaxilkas6199 4 года назад +14

    Waaw masha allah waa hees aad umacaan
    Baydhabo janaay ❤❤❤

  • @zainabirshad1748
    @zainabirshad1748 4 года назад +6

    Baydhabo janaay dhul barwaqo dhulkyga allaah inoo daayo soomaliyeu🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌹🌹🌹

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 4 года назад +14

    Boqor hadraawi ilaahay haku dhawro adeer aabo somaliyeed ayaad tahye

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 4 года назад +7

    Nice💔💔bydhboy mnbdbaa💞beledki aadey👌

  • @dantadalkadiinta4510
    @dantadalkadiinta4510 4 года назад +8

    Masha allh bayshabo janaay

  • @beerlula44
    @beerlula44 4 года назад +6

    baydhabo janaay beled barwaqo 🤩💖👌

  • @anharkhalifomar8947
    @anharkhalifomar8947 4 года назад +6

    HADRAAWI cafimad taam iyo cimri dheer Allaha ku siiyo Amiin yarab We💜💜

  • @bashirgalad6994
    @bashirgalad6994 4 года назад +15

    Beydhabo janay❤❤❤❤💪💪💋

  • @ishwaaqaadan47
    @ishwaaqaadan47 4 года назад +7

    Waaaw waa hes jirto wan kaheley ani shaqsiyadeyda

  • @suldanalimirre
    @suldanalimirre 4 года назад +3

    Jecliyaa beledkeygii janaayo
    Abdiaskari kululeeyaha barnaamijyadaada aad baan kuu taageeraa horey usoco zxp

  • @mohammedsheikh369
    @mohammedsheikh369 4 года назад +3

    Baydhaboy salaan sare. 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿💕💞💕💓💗💝💚💚💚💚💚💚💚

  • @ibtisaammohamed7350
    @ibtisaammohamed7350 4 года назад +3

    Masha allah ku jecliyaa Baydhabo jannay my dhuulkeey ❤♥️

  • @beelabeela2510
    @beelabeela2510 4 года назад +2

    Masha allah waaaw daad leega beeray digil iyo.mirifle

  • @mohamedabdullahi7282
    @mohamedabdullahi7282 4 года назад +7

    Maasha allah Baydhabo Jannaay

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 4 года назад +25

    Inay Tahay barwaaqoo
    Bulshadeedu wacan tahay
    Been kumaadan sheegine
    Baydhabo janaay yaa
    Booqdo maalmoo
    Beera heedi yaa tagoo

  • @Manifmlanmoll
    @Manifmlanmoll 4 года назад +3

    Buur hakabo ❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 4 года назад +4

    Si gaara Waxaa iiga gadan codka Al fanaan Saciid Daa'uud Cali masxaf
    Heesta dhan kastaba ka dhameystiran

  • @xafsoabdirahman9164
    @xafsoabdirahman9164 4 года назад +1

    Baydhabo Janay Balad Quruxbadan Dad Quruxbadan Ay Joogaan❤️❤️💋💋🙏🏻🙏🏻

  • @calianshaxofficial3281
    @calianshaxofficial3281 4 года назад +4

    Baydhabo janay magaladayda qaaliga ahayd

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 года назад +5

    Waaaw waaw
    Ukacay heesta
    ♥️♥️♥️♥️

  • @mariaibrahim386
    @mariaibrahim386 4 года назад +1

    Baladkeyga aan jeclhy beydhowo jinay wan kuu xiisey 😘💪

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 5 месяцев назад

    wow baydhaba jinaay ❤beledka raaxda

  • @user-bd8hu9zb5e
    @user-bd8hu9zb5e 9 месяцев назад

    Jareer shabeelaha baydhaabo xalxaluuso

  • @asadomar2694
    @asadomar2694 4 года назад +5

    3yrs an kuxirnaay sabraa sadkiisa hela

  • @user-gi5oz1rp1w
    @user-gi5oz1rp1w Год назад

    Mashalah wow 💝💘 Mashalah wow 💝💘

  • @anharkhalifomar8947
    @anharkhalifomar8947 4 года назад +1

    My Home town Baydhabo janaay💜✨🌍🌸

  • @dhahirashmohamed3100
    @dhahirashmohamed3100 4 года назад +1

    Beledkeygi Baydhbo janaay 💕❤😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏❤💕💋

  • @asadomar2694
    @asadomar2694 4 года назад +3

    First person ahay

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem 4 года назад +3

    Haaadraawi dartiban usoo galay

  • @mohamedaadan1504
    @mohamedaadan1504 4 года назад +2

    Cabdi Askari
    Sxp sare salan sare

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 Год назад +1

    Beledkeyka

  • @apshaa_updullahi1149
    @apshaa_updullahi1149 2 года назад

    Manabadbaa....❤❤

  • @cabdiwaxidcabdow2604
    @cabdiwaxidcabdow2604 4 года назад +1

    Cabdi asgari nin adag haduuyiri xasan adan samatar hakabi bananshe burto kitalo balintano hatey babuur miraca eey iilibuube anigini WAxa leenahay babur Miraci karne 💕💕👌💘👌👌 sinsalami reer aawow uuumac dad keygi somaliyed Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @enahussein6286
    @enahussein6286 4 года назад +3

    Hadraawi💋❤💋❤💋❤💋❣❣

  • @cabdiwaxidcabdow2604
    @cabdiwaxidcabdow2604 4 года назад +2

    Waaaaw hees iga dhe

  • @iqbaalmukhtaar4745
    @iqbaalmukhtaar4745 4 года назад +3

    Hees aad uman oo laku sharfay beey dhabo

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 3 года назад

    Hambalyo Baydhabo janaay

  • @user-rr1pk9es6u
    @user-rr1pk9es6u 10 месяцев назад

    M.a dhuulkayga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltumoaden9759
    @kaltumoaden9759 4 года назад +1

    Masha,Allah baydhabo janay 🇦🇿❤🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿💞💞💞💞❤❤💞🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿💓💓💓🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 4 года назад +2

    Abwaankeena weyn Hadraawi Cimrigaaga Allow dheereey

  • @qanciyelast6784
    @qanciyelast6784 2 года назад

    M.sh baydhabo magalo taarihk

  • @Muqdishosom
    @Muqdishosom 4 года назад

    Waa iga gadan tahay hestaan runtii baydhabo barwaaqo kuwaar wilgaaga

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 Год назад

    Wow 👌

  • @apshaa_updullahi1149
    @apshaa_updullahi1149 2 года назад

    Manabadbaa bulsho yahay

  • @naimamohamed8304
    @naimamohamed8304 4 года назад +2

    Wooooow 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 4 года назад +1

    Jecliya. Baydhabo janaay💓

  • @eng.mohamedsharifibrahim3691
    @eng.mohamedsharifibrahim3691 3 года назад

    Baydhabo janaaay my home town😘😘😘

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 4 года назад +1

    M.a waa sax wllhi

  • @feisalborow7490
    @feisalborow7490 3 года назад

    AXsan Hees ILove You Baydhabo

  • @user-qd8kt3yz3g
    @user-qd8kt3yz3g 4 года назад +2

    masha allah

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 4 года назад +1

    yaa Salaaaaam

  • @mustafeali3091
    @mustafeali3091 4 года назад +1

    Baydhabo jannaay❤❤❤❤❤❤

  • @apshaa_updullahi1149
    @apshaa_updullahi1149 2 года назад

    Baydhabooy

  • @mohsahlaawi6609
    @mohsahlaawi6609 4 года назад +3

    Baydhabo waan salaamay lkn (heestu waxey jiibta ka soo xadey harageysaay ma nabadbaa ee mahamed mooge

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 4 года назад +1

    Esh Calaa Qiyaasak

  • @tmozramzy6433
    @tmozramzy6433 4 года назад +1

    Beydhabo janay

  • @kingkaafi8758
    @kingkaafi8758 2 года назад

    Baydhabo janaay waa bartii lyga beery MNA lamel dhigi kro Paris &pilgam

  • @aishaaxmedcumarsuufi7981
    @aishaaxmedcumarsuufi7981 4 года назад

    wooooow ceesh cala heees allha been kum sheekin

  • @tmozramzy6433
    @tmozramzy6433 4 года назад +1

    Masha allsh

  • @mohdmursal7935
    @mohdmursal7935 4 года назад

    Hadraawi keep going

  • @gashaanabdi8548
    @gashaanabdi8548 4 года назад +2

    M.a dhuljiro waye dhulkena. Wax dhoortan laheynoo dhawac ka ilashoo dhibta ka dhowre dhaman dadkeygow dhabaha toosan qado dhaliila wxii xun saan u dheefsano dhulkenaa

  • @hodanmaxamud1905
    @hodanmaxamud1905 2 года назад

    Habalyo habalyo habalyo habalyo horay usoco baydhabo janay I love you wan kujeclahay 🧡❤💖💓💟❣💕💝💔💘💗💝💓💖❤🧡💟❣💕💝💘💗💔💝💘💞♥️

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 3 года назад

    Abdi eskeriyoow ka dhaaf heesaha Xayeysiinta macnehey ka dilayaane

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 года назад

    Muna xidigta Waa Taagera Fananada ree hargeyso waa Cod macantahay runtii

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 4 года назад +2

    Wadamodod sawiradod baysoqateen

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 4 года назад

    Wow my 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💜💜💜💋💋💋👌👸👸👸💚❤️❤️🌺🌺🌺🌺👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🤴🏼🤴🏼🤴🏼😍😍😍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @habonabdi4937
    @habonabdi4937 4 года назад

    Baydabo jaanay manabadba dulki hoyoy

  • @hodanmaxamud1905
    @hodanmaxamud1905 2 года назад

    🥑🍑🍓🍒🌶🍅🥥🍐🍉🍎🍊🫑🥒🥬🫒🍆🙋👏🙏☝I love you wan kujeclahay jiro waliga habin

  • @yahyaahmed4752
    @yahyaahmed4752 4 года назад

    Waaw

  • @abrahamyare826
    @abrahamyare826 4 года назад

    Hadaad barwaaqo io Nabad rabto baydhabo moyee balad kleh ha Aaadin Bulshoy

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 4 года назад +3

    Alla Somalia Maxay Wax Kasta Macano Dileeen Ma Waabari Baa Kuwani rer Somalia Xishood Ma Jiro Miyaa

    • @sowdoabdinor8548
      @sowdoabdinor8548 4 года назад +1

      Re Somalai maxa ka wadaa😏

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 4 года назад +2

      Sowdo Abdi nor
      Horta Sax Suaasha Ad i Waydiinayso
      Mise Af Somaliga Kugu Adag

    • @sowdoabdinor8548
      @sowdoabdinor8548 4 года назад +1

      Reer Somalia marka dhehysid adiga Somali matihid miyaa?

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 4 года назад +2

      Sowdo Abdi nor
      Somali mise Somalia
      Kula Yaabi Maayo Maba Kala Taqanid
      Somalinimada Iyo somalia
      Somalia Waa Dawalda Ka Dhisan Konfurta Somalia
      Somali Wax Ah Qofkasta Oo Qoomiyada Somalida Ka Mid Ah
      Jabuuti Waa Somali
      NFD Waa Somali
      Kilidhka Waa Somali
      Somaliland Waa Somali
      Adigoo An Aqoon U Lahayn Qoomiyada Iyo qaranimada Ha Soo Qorin Comments Danbe Intaana Iga Faidayso

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 4 года назад

      @@xaqudirir9789 🤣🤣Anba wan yaabay

  • @abdikadiryussuf7428
    @abdikadiryussuf7428 4 года назад

    Baydhawo janay...💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓