KIIS WEYN 5 Nin Oo Gabadhaan Dhacay Kadibna Ku Xabsi Geeyay | MAXKAMADA DAHIR CALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 окт 2024

Комментарии • 27

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад

    Maxkamaddaan waa loo duceeyay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 месяца назад +5

    Waxaad moodaa in damiirkii Somaldu sii dhimanayo intaas oo nin oo gabar ina Adeertooda Soomaaliyeed saas u galaya waa Cajiib!!

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад

    Waa Tuugo eeya ah oo Alle ka furtay ummaddii biilkooda cunnaayo

  • @salma.abdule
    @salma.abdule 2 месяца назад +1

    Ax ax walahi waye dhimataye

  • @manaomar212
    @manaomar212 2 месяца назад +2

    Intaas oo lacag ah hadeyba haysato intey somaliya ku noqoto may goofaf ku gadato ooy shaqo abuur sameysato xaa yaalo curub🤔

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 2 месяца назад +1

      meel maalin walbo lees qarxinayo dhegta dhiiga leesku daraayo maa nolol talaa yaahuu 😅

    • @manaomar212
      @manaomar212 2 месяца назад +1

      @wdwscommittee1915
      Meel safe ah ma jirto hada aduunkan imisa dhalinyaro oo soomali ah ayaa maalinkasta xab iyo mindiyo lagu dilaa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад

    Maxkamaddaan in sameeyo wax wannaagsan bay aheed

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад

    Maxkamaddaan Hal Abuur loo baahnaa ayay aheed

  • @abdirahmaanahmed6098
    @abdirahmaanahmed6098 2 месяца назад

    Alla ragas waa horror runtii gabadha inta ee sheegeso hadii ee sax dhahay ragas halaga qabto umada wadamada ee joogaan sharciga u yaalo hala la tiigsado

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 2 месяца назад

    Lacagteeda may imaansato ku shaqeysato

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 месяца назад

    Jeesow 5000$.
    Ayuu ka dhacay gabar aan abti u ahay oo turki joogtay wuuna ka dhuuntay meel ay ka raadiso ayeey weysay ilaa hadda wey raadisaa ee meel ku sheega .tuugaas qofki iisoo hela abasl marin ayuu igu leeyahay

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 4 дня назад

    Wan runte 😢

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 2 месяца назад +1

    Raga bal damiir xumadooda eeg

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere 2 месяца назад

    Ana haya sharci qofkii rabo

  • @SahraCadeey-x6i
    @SahraCadeey-x6i 2 месяца назад

    Sorry waa ka xumahay

  • @siciidabdi7060
    @siciidabdi7060 2 месяца назад

    Qoftaan abtirsiga ay sheegayso waa been

    • @abdirisaksugulle2810
      @abdirisaksugulle2810 2 месяца назад +1

      Gabadhaan anigaa abti u ah waana iska dhal Sacad ah marka waxaadan aqoonin haka hadlin ee Alle kabaq

    • @GARAADLEY
      @GARAADLEY 2 месяца назад

      Ma tuugti mid kamida katahay maxa ku ogeysiiyey beenteda iyada

  • @abdulafro3283
    @abdulafro3283 2 месяца назад +3

    I dont feel sorry for her... too many red flags