CABDICASIIS ISKALAAJI┇OON JACAYL ᴴᴰ┇Baari Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • ABDIAZIZ ALI ISKALAJI LYRICS
    Oon jacayl Lyrics
    sidaan kuugu oon qabo
    miyaad iigu oloshaaa
    sidaan oonta uga go ay
    anfacada ma diidaa
    waan kuu ildaranee
    tolow may ilmaysaa
    jacaylkeenan awdalan
    beerka mawga oydaa
    mise waad ilawdooo
    anubayba lahashadu ileeleelinaysaaa
    siduu ii adoonsaday
    miyuu kuu axminaya
    dariskiyo asxaabtiyo
    miyuu ehelka kaa jaray
    ax ax waxaan la leeyahay
    waa urugadiisee adna
    uurku taaladaa mala umal wareertaa
    mise waad ilawdooo
    anubayba lahashadu ileeleelinaysaaa
    Baari Lyrics
    Somali
    Lyrics
    songs
    heeso qoraal ah
    Heeso Xul ah
    lyrics
    Somali songs

Комментарии • 32