Maantaan cidla ka helay oo aan cidi comment ka iga horeyneyn. Sidii looga bartay, waa waraysi xiiso badan. Sudan waxa ka soocdaa waa wax laga xumaada. Suudaantu waa dad marti-gelintu u tahay dabeecad wanaagga iyo dadnimaduna u tahay astaan ay ku wada suntan yihiin.
Hormar wacan wariye cabdisalan hereri
Waa run reer Suudaan ma ahan dad Cusuriin ah sidaa soomaalida iyo carabta oo wada cusuriin ah oo QABYAALADDA qurunka ah caabudaan iyo naceebka ee dhxdooda.
Mahadsanidiin, Mr Hereri & Mr A/R
Abti mcn cabdirixman sheikh ibraahim cali faarax guuleyso abti mcn❤
Masha Allah
Abti mcne cabdirixman sheikh ibraahim abti mcne Guul iyo gobanimo ilaahay garabkaada ha galo abti❤️🥰
Imaaraad ayaa ka dambeysa burburka walaalaheen suudaan..somaliya ayaa ku xigta iney burburiyaan ayagoo u soo maraya xasan shiikh...imaaraadka waa Kansar.midaas meel halageygu qoro...maanta maalin aan ahayn ayaa la ogaan doono...ilaahow jariimada imaaraadka naga badbaadi adiga ayaa awood leh aamin
Dr good waa sxbky
Illaahay nabada Sudan soo cili
❤❤❤❤ MAHADSANID WALAAL
👋 Weriye C/Salaan Hereri &C/Raxmaan.
Dr cabdirxmaan (good)
Asc waxan kaa ilaba magaca waa jaliyadii congo wa max shikh gurxan
Hereri❤❤❤❤❤❤
ASC walalayal ururka (SCCU)Somali corporation council union waxa wada arin in kawada hadalna siyasided (sidadban) Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa (Sylac) 1.political cooperation 2.Economic cooperation 3.Defence cooperation 4.Suprem court 5.social integration one passport 6.Foreign policy ❤
Asc wllo wajoo somaalidn harsaysa shaqo maheelkaa reerahe
CODSI:C.salaam Ibr.Hereri aad baan kuu salaamayaa walaal barnaamijyadaadana aad baan ula socdaa waan xiiseeyaa waxaanse kaa codsanayaa inaa muusiga ka dayn lahayd adigoo mahadsan walibana barnaamijkaaga waxaan ubixiyay Dalmar
Waan rajaynayaa inaad iga aqbasho mahadsanid
Waxan umaleyn inay saaran kuwa u editen gareya
❤❤❤❤ 13:19 13:19
Hereri is a legend
Beautiful
Xabiibna Good
❤❤❤❤
Maantaan cidla ka helay oo aan cidi comment ka iga horeyneyn. Sidii looga bartay, waa waraysi xiiso badan. Sudan waxa ka soocdaa waa wax laga xumaada. Suudaantu waa dad marti-gelintu u tahay dabeecad wanaagga iyo dadnimaduna u tahay astaan ay ku wada suntan yihiin.
Sudan intii ka qaxday like saaro😂
waxaa wadankah sidah kah dhigay iyo burburkah waa UAE 🇦🇪 waxay hadah kah wadan waa somaliyah
Galabaad anaa soo maray 2014 bishii 12 waa meel aad u kulul 45degree
Thanks hereri
😂😂😂😂 cabdisalaam waa nin qalbi fiican sida uu masyda ula qabsaday dheeshooda hhhhh
War cabdi salaanow markaa ramaantaantii idinkugu adkaa ayuu ahaa sax kkkk
Yubleyta maseyda kor ubeedka
Jarmalka shahadoyinka africa maba aqonsana
Sudan 🇸🇩 wa wadan CAALAMKA xaga aqoonta aad LOOGU tixgeliyo !! ma waxaad mood eysaa Somalia 🇸🇴???
@@shukri114mohammed2
walal wa runtaa sudan dhakhatiirteeda isma lihi xifdigooda iyo aqoontooda cidba gadhaysa Raysal warihii hore UK waxa uu shahada calamiya siyey dhakhtarkii Uk ugu ficnaa xaga qaliinka gabadh sudana ayey ahayd , inankaas yidhi Africa shahadadeeda lama aqoonsana sidisuu dadka mooday in ay tahriib kusoo galayaan