Hestan ad ayan u jeclahay xiliga an dhagaysan jiray walahi waxay ahayd xiliyadi ay naloshayda igu wngsanayd nalosha an ku jiray ee lkn fananka magacisi ayan garan lahay ee cidi garanayi haa iso shegan fadlan
Ma ogtahay daraadeed, riyo inaan ku daaloo, aan bad weyn dabaashoon, ka baafiyay daruuraha. waah.... waah.... haddaan dooq jaceyl iyo, kalgacaylku daa'imin, miyaan dunida joogaa"
❤baba ayaa hoyo uqaadi jiray
😢
21/January/2024 habeenkaas ayaa igu horaysay heestan waxayna ii noqon xusuus aanku xasuusto maalmo aan xanuun jacayl la itaal gabay 😢😘
23/1/2024 still listening 😢
ytistdef😂tf🗿
🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿
Xasuustii hore axmed mooge liibaan, heestii ma ogtahay daraadeed,riyoo inaanku daaloo ❤❤
30/9/2024 baa igu horaysay heestan anoo Safar ah xasuus😢
Heestan oo qaaci ah inbadan ayaan raadiyay wllhi wAnka quustay hada ayaan helay alx
Heestan 2010kii ayaanku qaadijiray waxayka mid ahayd heesahaan ugu hor barty een xasuustayda ka bixin wllhi thanks wll
Wlh
Wlh aniguna sidookale sanada badan ayaan raadinayay
Anigaba 2011 ki ❤😢
Ana hada helay alx❤🎉
Axmed mooge heestan xusuus lakiin waa la cusbneysay iyaado dhmeystran la cusbneysay wan waayay
2011 xasuus igu ledahay waagii ceelasha biyaha waliba anigo wata nokia Express
Heestan xusus badana horta😊😊😊
Ma ogtahay daraadeed
Riyo inaan kudaaloo
Aan badweyn dabaashoo
Kabaafiyey daruuraha❤
Axyaa hees❤
Still Hot 🔥🔥 2024
3/7/2009 girigaa xafaadi waqtigii wan xasuusta 😢😢😢😢😢😢😢
Heestan orginalked yaa qaad saxabey?
Ahmed mooge libaan
Wllhi xasuus 2021/9/22 😮 safarkiii jacayl kayga
12 21 2022 habeen xasuusleh🥺❤️
Heestaa inbadan ayaan raadinayay
Hestan ad ayan u jeclahay xiliga an dhagaysan jiray walahi waxay ahayd xiliyadi ay naloshayda igu wngsanayd nalosha an ku jiray ee lkn fananka magacisi ayan garan lahay ee cidi garanayi haa iso shegan fadlan
Heesta waxaa horey u qaadey Axmed mooge AHN, haddase waxaa qaadaya cali najiib.
Cali najiib aya kuso ciliyay lkni horan waxa qaday ''Axmed mooge libaan"
Heestan hore waxa u qaaday Axmed mooge libaan imika cali najib ayaa qaaday lakiin ma dhameysntrna
Hada Mxaa ku sugan thy wll😢
Ma ogtahay daraadeed, riyo inaan ku daaloo, aan
bad weyn dabaashoon, ka baafiyay daruuraha. waah.... waah.... haddaan dooq
jaceyl iyo, kalgacaylku daa'imin, miyaan dunida joogaa"
Abdiasiis🫂❤💍
Heestan waxan kasoo arkay Facebook stories waxa iiso tilmaamay wiilki so dhigtay wuu ku mahadsanyhy inuu hees noocan oo kalaa I baray
Haa waa hees mcn o qoran😊
14.06.2024 Friday morning
Legend is always legend
Hees aaan aad iyo aad ujecelahay
Waxaa qaaday axmed mooge horau
Still listening 28/1/24
❤
Heestan ma ogtahay deraaded oo cusubi mayaye jirn iyaado dhmeystarn
Heestaan muddo raadinaayay.
11/2/2024 iskabulo hallo 😂
Magicii fanaankan
Kooshin yare
Axmed mooge original