Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Daawo;-Sheekh Shibli Oo Sheegay in Sheekh Xasaan Ka Dambeeyo Dilalka Culimada Soamliyeed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 апр 2022
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 77

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 Месяц назад +1

    Asc sheeqeey walhi meel yaa la wada aadi oo xaqa bananka Iman waxan waa aduun qofna ha Maga cabin iinsha alhu yaa sheeq waa ceeb pls wsc

  • @adanadi1135
    @adanadi1135 2 года назад +13

    اللهم احفظ شيخنا ورعاه
    اللهم اهد حسان حسين
    الى طريق اهل السنه والجماعه

    • @user-yn1uz2ku5d
      @user-yn1uz2ku5d 6 месяцев назад

      آمين يارب العالمين

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 5 месяцев назад +3

    Aaway muqaalkii aas shegty been loma baahno so bandhig kitabka u kuyiri ama codka wa la yiri iyo wu sameyay ma rbno shiblow

  • @salahahmed6452
    @salahahmed6452 Год назад +7

    Illahey hanoxifdiyo sheqana xassan wanracsanaxay

  • @amalcarale9259
    @amalcarale9259 11 месяцев назад +3

    Shekh xasaan mawaxaad kuheysataan gaalada haleyskadhiciyo wax kale ma gone

  • @abdullahisheikh1075
    @abdullahisheikh1075 2 года назад +2

    Subxaanallah waa arin layaab leh

  • @abdinuurmuuse3172
    @abdinuurmuuse3172 Год назад +3

    Masha allah sheikh shibli 💓

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад +3

    Adiguba waad tidhaa culimada soomaali een anaga lala socon waa gaalo jirjiroole kun jeer xasaan baa ku dhaama oo gaalaysiintiisa cadaysta

  • @user-cc1ns5bt5d
    @user-cc1ns5bt5d 9 месяцев назад

    Masha alh

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 6 месяцев назад

    للشيخ الإسلامي حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه من كل شر و مكروه يارب دايما يا رب العالمين

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 Год назад +3

    More you read more you know sheikh beenaale

  • @lammey1290
    @lammey1290 2 года назад +3

    Shibili adigaaba ictisaam is qarinaya ah

  • @gacaloygacal3761
    @gacaloygacal3761 2 года назад +4

    Waa ninka yiri 3 sirtooda 3 baa soo saarto wuxuu ku daray in culumado masalada furiinka 3 da dalaaq uu ku sheegay in laga qariyo, hadii lacag uu dhiibana loo sheego furiinka in uusan wax ka jirin. Oo 1 dalqad laga soo qaado.
    Marka 1aad wuxuu dhiira galiyayay in aayaatka Alle la qariyo
    2 wuxuu cadeestay inuu gariyo xaqa haduusan manfaca aduun ku qabin

    • @abdizzeyussuf538
      @abdizzeyussuf538 2 года назад

      inu jahil yahay wadadhi saxdha ehed na uu kalexdhay shaki kuma jira ilhay haso hanuniyo

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 2 года назад

      Wa run orod quraanka aqriso wax furiin oo sadex ah illaahay masheegin furiinku wa dalqatayn Waana Lana jeer thats, adalaaqatu maratayn illahay ba sheegay. 3ban kugu furay wax ladhaho majirto bro

    • @abdizzeyussuf538
      @abdizzeyussuf538 2 года назад

      @@jamalsweets sxp horta waa beenta oo quranka 2 dalqadhood oo kaliya muusan sheegin blse 3dax dalqadhood buu sheegay oo labo ayadhod oo iskuxigan buu kukala sheegay...3dxa dalqadhood iskuma eka 2dha dalqadhood ee uhoreeso waa iskuxukun oo hal xukun Bay leyihiin dalqadha 3dxad ns xukun gooni ah oo uu khaas ah Bay ledhahay wxy yiri ilahy
      "الطلاق مرتان "
      Wxu shegay ilahy 2 dalqadhood liana wa isku xukun ..xukun koodhana waa
      إمساك بمعروف او تسريح بإحسان
      Wana hal xukun ama mida 3dxad isla ayada kuxigto buu kushegay oo wxu yiri
      "فإن طلقها فلا تحل له من بعد حتى تنكح زواجا
      غيره"
      Ilahy wuu cadeeyay wuuna kala dhigdhigay 3dxad dalqadhood liana 2dha dalqadhood ee uhoreeso wa iskuxukun oo haduu 2 kufuro xaaskisa wuu soceshan karaa lkn ama mida 3dxad xukun gooni ah bey ledhahay oo haduu 3dx dalqadhood kufuro masoceshan karo ilaa ey ninkle kaguursato oo ninka ey guursaty uu soofuro kadip baa adhiga kunoqon kartaa oo so ceshan kartaa
      Mrka haku dambawin qurnka adhigonan aqaan tafsiir kiisa

  • @issadinabdi5620
    @issadinabdi5620 2 года назад +2

    You too remember shiekh kashki and rage issue

  • @lammey1290
    @lammey1290 2 года назад +1

    Culimada uu sheegey ma ahan culimada soomaaliyeed oodhan ee waa kuwa gaalada ujan jeera sida ictisaam

  • @ahmadhiiri9001
    @ahmadhiiri9001 2 года назад +4

    Adaa ku watee sheekhow ma ka cilmi badan tahay

    • @abdizzeyussuf538
      @abdizzeyussuf538 2 года назад

      inad is barbar dhigtid bawa khald ah sxp sheikh shibli wxu kuhadlayo,wadadhu kusocdho oo uu kutagan yahy,mabda'a gisa na walawadha yaqana inu saxn yahy nah shaki kumajiri blse midkan ey dahan xasaan dee ilahy haso hanuniyo madhab uu hesto malhn wxu ummada ushegayo nah diin maahn ee wa gaal nimo

  • @ahmadhiiri9001
    @ahmadhiiri9001 2 года назад +2

    War sheekhow maad ilaahay ka cabsatid sh xassaan waxaan ka heynaa oo uu afkiisa ka yiri dhowr jeer anigu ma amrin in culumada la dilo

  • @gacaloygacal3761
    @gacaloygacal3761 2 года назад +8

    Allah Akbar, sheeqow shartiisa Allaha kaa xafido, ninkaan in uu munaafaq yahaan ka baqaa walaahi.

    • @zakiali2236
      @zakiali2236 Год назад

      ALLE KACABSO HAKU DAMBAABIN SHIIKHAAN SHIBILI AH. SHIIKH XASAAN SAAXIIBO AYEE AHAAYEEN. WEYNA ISDAGAALEEN. EE ADIGA HAXUGMIN SHIIKHA WAA NIN UTAAGAN KALIYA AA ISKU XUKUNO (KITAABKA ALLE)

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 2 года назад

    Subxanallah waa arin adh uu fol xun.

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 2 года назад +1

    Ninka wadaadka isku sheeda xassn waa in maxkamaf la soo taagaa

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 2 года назад +2

    Sheekh shible aqoonta Diinta islaamka waa nin khabiir Ku ah cilmi u leh waxa u sheego loo noqon maayo isaga
    Sheekh umal,sheekh,dirir,sheekh mustafe wa bilaahi tawfiiq

  • @mohamudhaji7967
    @mohamudhaji7967 Год назад +2

    Sheikh adiga soo ribada maad xalaaleynin. First Community bank yaa ummada ku halaage

    • @BinuabdisalamOsman
      @BinuabdisalamOsman Год назад +1

      Sahih wlh 😂 halka nin oo runta sheego inta comment aan dawanayey waye

  • @issadinabdi5620
    @issadinabdi5620 2 года назад +1

    All you need to visit shiekh abdi qadir kishki

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah3340 2 года назад +1

    Adigu maxaad kaqabtaa Baarlamaanka

  • @user-cf9jz4du5s
    @user-cf9jz4du5s 7 месяцев назад

    sh xassaan waa munxarif diiniya ilaahay ummada ha ka qabto

  • @abumuctasimbinxusen6532
    @abumuctasimbinxusen6532 2 года назад +2

    nin cuqdada ay kuduqowday

    • @abdizzeyussuf538
      @abdizzeyussuf538 2 года назад

      ilen runta dadku wey dhipta...xasaan iyo xulafadhisa iney gaalo yihiin yey shaki uga jirta

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 Год назад +4

    Sheikh xassaan daa waa runbadane ee waxkale kasheekee

  • @abdirizakosman082
    @abdirizakosman082 2 года назад

    Aqyarey an idin weydiyo muxadaroyinkan sanadke ahayen

  • @nooranoora722
    @nooranoora722 2 года назад

    asc

  • @AaminAbdikadir
    @AaminAbdikadir 2 месяца назад

    Allaha xafido sheekh shibli

  • @gacaloygacal3761
    @gacaloygacal3761 2 года назад +4

    Ninkaan Xasaan aniga ima aqaan wadaad.
    ALLAHA hanaga qabto, cunsuri kitaabka ka been sheego wallahi waa runtaas anaa kaaga marqaati ah.

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 года назад

    xassaan waa nin fashilmay

  • @abdihakinabdijbbrahim1998
    @abdihakinabdijbbrahim1998 2 года назад +1

    waraa sheekha beenta ka daa

  • @user-gl9bp7sj4s
    @user-gl9bp7sj4s 5 месяцев назад

    Mxakdihesen

  • @abdiaden8080
    @abdiaden8080 2 года назад +2

    Shibili

  • @cusmaancaligaab3256
    @cusmaancaligaab3256 2 года назад +1

    Public

  • @sadamsalimomaromar336
    @sadamsalimomaromar336 2 года назад

    Waxaabi dhamaan faaido malaxan

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 6 месяцев назад

    culumad soomaaliyeed Alle haka qabto xasaasn waa war cad waa in uu ka mid yahay qawaariij subxaana Allaah

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 5 месяцев назад

    Shiikh shibili wuxuu ley yahay California group of school wuxuu na ka halaa 108 billion us dollars ayuu na ka halaa

    • @anasmohamed5191
      @anasmohamed5191 3 месяца назад

      Wxs yaa kuudirsdy athi hda yna khdlya illhy baa siye xasadnimda dhf

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад

    culimada kali miyaa u daran dadka kalana?

  • @user-hk5qs4dn8w
    @user-hk5qs4dn8w 2 месяца назад

    dadka waxa ladhaha cadayn waatan wan sowadaa saxmaaha

  • @abdirashidabdi3940
    @abdirashidabdi3940 2 года назад +4

    Shekh shibili iskaa aamus shekh xasan waa shekh dadka jicelyihin diintana baro

    • @abdizzeyussuf538
      @abdizzeyussuf538 2 года назад

      Xasaan iyo sheikh shibli inad is barbar dhigto baba khald kugu ah ..walajecl yahy kulha .. xasan oo been lagu jecladhy iyo sheikh shibli oo runta lagu jecel yahy haisbarbar dhigin sxp ...tedha kle xasan iyo xulafadhisa wxan kalayabay markad runta ushegtid diinta baro bey kuleyihiin blse umajeedhan ninkan meesha ufadhiya ey sheikha madhayan wa xasaane inu gaal nimo qar ka utagan yahy wax uu diin kayaqano maleh wa iska sheko baraley wxuu wadho uu umada wadadhi xaqa ehed kaga leexiyay

    • @suhuurcumar8549
      @suhuurcumar8549 Год назад

      سبحان الله

  • @Nuurowaadanmaxamed-yr9yt
    @Nuurowaadanmaxamed-yr9yt Год назад

    Acs sethy

  • @alkheirmohamed305
    @alkheirmohamed305 Год назад +2

    كذب لانأخذ منك xxxxxxxxxz

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 9 месяцев назад

    Sheekh xasaan Malala halo laminate fuleynimadu was dhib

  • @asadyare6440
    @asadyare6440 9 месяцев назад

    soomaaliyay wixii la idiin keenay unbaad sida uu yahay utaageertaan sheekh Xasaan Allaah ha xafido

  • @Caliadam-gl3tw
    @Caliadam-gl3tw Месяц назад

    Xasan waa alshabab balayo haqadee

  • @soomaneidow8060
    @soomaneidow8060 11 месяцев назад +2

    قبح الله وجوه الكاذبين وإفك المفترين وخرافات الحاقدين مثل هذا المحترف

  •  19 дней назад

    Xasan maba fiyoobo

  • @osmanahmed3550
    @osmanahmed3550 Год назад +2

    Shibli beenta iska dhaaf wallahi wu ka cilmi badan yahy sh xasaan adigu maseer dumar ba ku haya

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 6 месяцев назад

    Xasaan shartiisa ilaahey ha na dhaafiyo. Dhalinyaro badan ayaa marjic ka dhigatay ninkaas faaruqa ah ee shabaab u fatwooda, waa isla raggii dilay Cusmaan iyo Cali Alle haka raalinoqdee

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi6860 2 года назад +2

    كذب وافتراء وجهااله منك

    • @maxamadaxmad7378
      @maxamadaxmad7378 Год назад

      بل أنت الكذّاب المُفتري ، راجع كلام الشّيخ حسّان ، وستعلم الحقيقة ، فلا تتطاول على العلماء.

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 2 года назад +1

    Waa shayadhin ogaaden warersan waay nacale washaq
    Umaddii oo dhan way gaalay siyen wax dilo mala waayey

    • @osmanabdi1108
      @osmanabdi1108 2 года назад

      9

    • @adanadi1135
      @adanadi1135 2 года назад +1

      Alla haa ku Soo hanuuniyo wll

    • @abobasement346
      @abobasement346 Год назад

      Somalih boqolkibah 95!waa munafaqin

    • @zakiali2236
      @zakiali2236 Год назад

      ALLE INTEE KAGALEE QORAALKAAN. AA MEESHA SOOGALISAY INUU WALIGIIS KUJIRAAYO. SOOMA OGID. TANKALE CULUMADA WAXEE HEESTAAN DHAXALKA NABIYADA. OO CIBAADADA AA MAANTA KURAAXEESATID OO SALAADA UHOREESO INEE KUSOO GAARSIIYEEN CULUMADA. MARKAASAA SII NACLADEE. NACALADA OO MICNAHEEDA AH NAXARIISTA (ALLE) OO DHAN OO LAGA DHEEREEYO SHEYGA LANACLADAY. SUBXAANALLAAH. (ALLE) KACABSO. CULUMADA DADKA KALE WEYKA DUWANYIHIIN. EE KABIXI QORAALKAAN QALDAN MEESHA. DIINTANA BARO XAQA CAD WAA OGAA NEE. WALAALOW.

  • @caydarusabdi6180
    @caydarusabdi6180 Год назад

    Beenta daa shekhow

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229 Месяц назад

    Shiikh shibili waa nin aan runta ka gaban