🥰cawa jaceyl e wadadaremen dadka dawanaye calafdoon lamane romantic oo aman iskaladuldhacey ishelen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 май 2024

Комментарии • 67

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 Месяц назад +6

    Nacima Labadii ugu romantic badnaa Somalida ayaad casuuntay runtii! I love them both! Ali iyo Raaliyo hambalyo .

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 Месяц назад +3

    Weli cilmi bodhari iyo hodan weli soomaali kama dhiman jacaylkana aduunka soomaalibaa u sidata❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Месяц назад +8

    Naciimo wll qaali 🇸🇴🌺
    Maalin walbo masarka noocyadaasi xero aad baad ugu qorxoontahay waana xijaab qurxoon naciimo.❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад +4

    masha Allah jacaylka biciidaha buu yidhi wow ku kirafa nolol khayr leh waba faanaanin is jeclaaday guuul ilahay haa idin baraakeeyo hada is calfatam

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад +4

    Niciima Alle haku barakeeyo wll sida dadka ugu shaqeyso alle haku barakeeyo wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 Месяц назад +4

    Masha allh waxn jelay runta alle.haydiin rumeeyo

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Месяц назад +3

    Shaqo fcn heysaa nacıımo keep goıng

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +5

    Masha Allah baraka Allah ❤and ❤️ 🙏

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet Месяц назад +2

    Jah wxan wanba isla jeclaadey ❤

  • @safiaahmed6305
    @safiaahmed6305 Месяц назад +3

    Mabruuk

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Месяц назад +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @mariamaabdi1775
    @mariamaabdi1775 15 дней назад +1

    MashaAllah MashaAllah ❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Месяц назад +2

    intan meesha dad dwanayaay boring ku badna labadaan waa laba cajiiba i hope jacaylkooda rumoobaa waa laba dhalinyaro ah qiimo badan ha iloobina inaad dadka hortiisa balan qaadene guulaystaa gabdhan waxay i xaussiyay amaal asal burco

  • @qalbiuroon8529
    @qalbiuroon8529 Месяц назад +4

    Mnsha allah wlhi ❤❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад

    Woooow 😂😂😂 Duriyadii ayaa is heshay 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻😍😍😍🥳🥳🥳🥳🎉🎉🎉🎉🎉

  • @OmarismaelMohamed
    @OmarismaelMohamed Месяц назад

    Masha Allah walahi wan kufarxay ano joga jabuti habalyo

  • @abdirashidhashi8049
    @abdirashidhashi8049 Месяц назад

    naciimo walal xijaab xidho waad qurux badan tahaye

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Месяц назад

    Maasha Allah Allah isku lion barakeyo❤wllo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад +3

    wa runtii laxooox iyo basto siday u cunayeen bay buurteen

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Месяц назад +1

      May kaniin iyo sharoobo weeye waxa hada socda in yar Oo Alle ka bad baadiyey mooyee.

  • @SurprisedPolarBear-zz7vg
    @SurprisedPolarBear-zz7vg Месяц назад

    Mashaa alaaj

  • @randomin8390
    @randomin8390 27 дней назад

    maaaaaaaaaasha aaaalllaah❤❤❤❤guul iyo hmbyo

  • @AmranHussein-ri6qs
    @AmranHussein-ri6qs Месяц назад

    Maanshalaah ❤

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli Месяц назад

    Masha allaah❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Месяц назад +1

    ❤❤❤wcs shekh alayaxafidak❤iyo dhmntin❤hmblyo❤nolol frdleh❤abid❤iyo ubad saalixa❤kalahela❤❤❤m sha❤allaah❤❤❤❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Месяц назад

    ma jacaylka biciidaha bu yidh i wow walee biciide waa romantic waay yaqnaan jacaylka wa halkii laga beray hooyaday macan

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 Месяц назад

      Xagay jacayl ku yaqaa nin sacad yoonis siday isu jafayen bay is madhiyeene😂

  • @nadiimchannel9747
    @nadiimchannel9747 Месяц назад

    Wuuuuuuw waxaa kale iga dheh

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 Месяц назад +3

    Mashallah isku waara caaaaaadi maaaha

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Месяц назад +3

    Cali waa wiil aad u fiican

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад

      Maashallah ❤😮

    • @macalindaud-daruiman
      @macalindaud-daruiman Месяц назад

      @@AshaAbdi-rd8fy asha abdi Wll waxaan kaa codsanayaa inaad iiga caawido subscriber like share ii dheh asxbtaada Adigoo mahadsan
      You top kyaga waxaa iigu qoran (macalin daud Daru iman)si aan u gaaro kun subscriber ah mhdsnd wll

  • @NastehoAhmed-tv1wc
    @NastehoAhmed-tv1wc 27 дней назад

    Salut Naima 🌹🇩🇯💯🇩🇯🧠🧠

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinasiya4590
    @husseinasiya4590 Месяц назад

    Duriyadii xalasha ahyd❤

  • @zakisports9246
    @zakisports9246 Месяц назад +2

    hamplyo hamplyo

  • @user-ih4rf9xr2f
    @user-ih4rf9xr2f Месяц назад

    Gabadhu caruurta ma ayadaa dhashay

  • @AnissaOsman
    @AnissaOsman Месяц назад

  • @housseinzakaria2920
    @housseinzakaria2920 16 дней назад

    Allow

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 Месяц назад

    💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @AminaFarah-nk1fx
    @AminaFarah-nk1fx Месяц назад +2

    Lamnigi ogu qurxonaa

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Месяц назад

    Wadad kii isku mehrinlahaa raadi brank

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 Месяц назад

    Wl silsilada iskafur

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂 naqaskaa ku dhegaayo wiilka miyaa? 70 KG iyo ka badan waaye ku yee.

  • @CHakiinAadan
    @CHakiinAadan Месяц назад

    Labadan way isku nuuraynabah

  • @housseinzakaria2920
    @housseinzakaria2920 16 дней назад

    Cv

  • @halimahussein3573
    @halimahussein3573 Месяц назад +1

    ASC

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Месяц назад

    Wax walbay dhagaysatataa.brak.yab

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk Месяц назад

    Jacayl ma jiree jidhkaa isku baahan buu yidhi baabaJey😂

  • @OubausMoustaphe
    @OubausMoustaphe 13 дней назад

    🎉88😅😅😅😅😅 15:11

  • @OubausMoustaphe
    @OubausMoustaphe 13 дней назад

    🎉88😅😅😅😅😅

  • @housseinzakaria2920
    @housseinzakaria2920 16 дней назад

    Hn je veux de garçon

  • @Muktar-tt7wk
    @Muktar-tt7wk Месяц назад +2

    Lugunta maha okujira

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 Месяц назад +3

    Midaan 5 sano aqaano cawa dhan haduu leyahay waxasan ku samayn aduunkan kuso dawaafin Ma rumaysto edab daradayda dadkuna si fudud bay isku amanayaan 😂😂 Alla anigiyo Faarax maxa nakala haysta

    • @Rufiyan212
      @Rufiyan212  Месяц назад

      😂😂😂😂😭farax qofki amino awalan haye ladhaha niyada logudhisa

    • @barkhadhasan1870
      @barkhadhasan1870 Месяц назад

      ​@@Rufiyan212😅😅😅 kk

    • @Nimcan-by7sk
      @Nimcan-by7sk Месяц назад

      Mnsha allh

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 Месяц назад

      in lays aamino waxa ka fcn inan lays aaminin😂

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Месяц назад +1

      5 sano maxaad isku sheegeyseen? Oo hadana weli aaminin? Beri mid aaminto Oo aroostey 90 days ayaad maqli. Markaa calaacal 5 sanaa wada soconey wuu I khiyaaney 😂😂

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Месяц назад

    Faaraax waqti igama luminaayo waayo markaad sharaftid ayaad agtiisa ka noqon doqon waxba aan aheyn marka calafka ayaa leyska sugtaa Allena waa la talo saartaa

    • @Sooffe
      @Sooffe Месяц назад

      Ma faaraxyada oo dhan baad wada aragtay

    • @Teisiraahmed
      @Teisiraahmed Месяц назад

      ​@@Sooffe😂😂😂

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Месяц назад

      happyhjmc1975 waa runtaa lkn midaan kusheegaa dadku isku mid mahan qof xun iyo qof wanagsanba waa kujiraan