PART TWO LACAG ISOO TUUR IDIRISKA IITAABO IYO FALENBO OO KA YAABSADAY KABTAN BAARA IYO MUNA MISKI
HTML-код
- Опубликовано: 5 апр 2023
- WAXII FIKIR AH IGULA WADAAG 👇
muna.miski?igsh...
mise 👇👇
www.snapchat.com/add/munamisk...
100K WAX YAR BAA INOGA DHIMAN TEM DAACAD👑🥰👸 Видеоклипы
ruclips.net/video/yNa1IH9F6a4/видео.html
Idiriska lengend ❤😢allow nolosha u furfur wllhi abo wngsn Wu yahay alx
Idiriska wllhi waa aabo fican❤❤😢
Wlh Idiriska Si Really Ayuu Nolasha Uga Hadlay Hormar Wacan Muna Miski Fanaanadeena Caankaaa👏👏👏👏👏👏👏
Muno waaku jeclhy waana kaa yarahy😢❤😂
From idiriska 100k🎉🎉❤ i.a
JAKAARTA MAASHA. ALAAH YAAHELIKARO😊😊😊😊
Aar reer xamar waa deeqsiyiin 🤤✋❤️
😂😂😂😂idiriska legend wye wlh ❤❤
Idirska wa daacad ilahay ha ku sahlo ciida ciyaalka ❤❤
Big fan from idiriska salan sare captain bara iyo muno
Muno shaadiyo kasoo dhig part 3 bal taas baqiil waaye anaa og 🤣🤣
Ayadaaa udeeqsisan mar aaa bilal bulshaawi kusameeye wee udiri rabte
muhimada wa sxbtinimo wll idrisk😢😢
Idriiska iitaabo the legend 🙌
Waa isiine kulaha jakarta 😂😂😂😂
Galkacyo kaso slamaya muni qurux👸😍
Part3 pls babajet
Form idiriska 🥰🥰🥰
Cabtanka part3 shadiyo sharaf ku soo sameey
Part3 shaadiyo ka dhiga 🤣🤣🤣🤚
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد
muna miski adiley dadaal tiim daacad waa kuujoogaan❤❤
Team idiriska
from idrska iitabo ❤🎉❤🎉❤❤❤
Mala aadaami kulaha 😅😅😅😅 ar kaas iyo hunguri maxaa kala haysta walhi waa cajiib
😂😂😂😂
🤣🤣🤣
Idiriska funny funny waaye wlhi ❤
Team daacad wllh idiriska dabta ayu kahadle ilmaha ineey is ciilan marapo kulaha illahow hoyadod Unaxariiso
Muna mizki tageero buuxa ku ahay
From borama🥰🙏
AR IDIRISKA HOREE KAMASEEREY ISDAJI HEE LACAGTA BIXI HEE😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Muno Wan ku JeCLaHy wana Kaa Yarahy😩🥺❤
Baare & Muna 🤎 Hore U Socda🫵
Idiris 😂😂 waa funy maxa u racdey
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤
part patr 3 captain ka shadiyo sharaf
Pls part 3😮😮😮😮😮❤❤
Idiska nin Waalan ciidiisa ka Fikirooyaa😂😂😂😂
Waa aabe aad uwangsan❤️
Idiriska legend wayay halaga wareejiyo
Idiriska on fire😂
Faleembo is not easy ❤
Faleembo waa deeqsi 😂😂😂
Part 3 iyo Baba jay halagu soo sameysay markaan
😅😅😅 legend idriska. qaftaan mxaa uraacdi kulahaa. micnaha sxptaa lama raaci karo.. anyway hormar wacan mrs MISKI. tageero Number 1🤣🤣🤣🤣
FALEEBO DHIIG UUQABAA YAAHELIKARO❤❤❤❤
Idriska 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Captanka io miski wan ina salamaY Ee ALLaH cibadada hanagaH aqbaLo
waan ku wataa kabtanbaara ❤❤
Waad gaaraysaa insha allah 100 k
Muna insha allh ramdanka dhaxdesa waxan kurajeynaa 💯 k
Team kabtan baara ❤❤❤❤❤
Waaw Mansha Allah keep going Ayan kuleyhi quroxe hori osuco abayo
Idris funny waaa
Muna abayo zait kutageraa ❤
Insha allaah waa gaaree apayo♥️
Part 3 soo sameeye sida ugu dhakhsiyaha badan
Idiriska umadena ma Ahan wlhi😂
idiriska fanny wayo 🙈🙈🙈
part2 waloo xisay wallahi😅😅
Lakin part two waxaad sameesay markii part 1 la daawaday soo dadka wee sii ogyihiin
Muna gabadh Mar walba astura masha Allah horay uu soco abayo ramadan mubarik
From idiriska
Idriska wllhi calosha ka hadlay😥💔
100 subscribers coming soon 🙌🙏❤
Part three soo sameeyyey is
Mr Falenbo legend Part1 iyo part2 qof ka wanagsan ma arag
Hadaanu malinka hagbad qaadan😂😂
Idiriskaa 😂😂😂😂😂😂
M.sha Allah soobadiya chalengeyalka
Shadiyo sharaf ku xiji abayo
Muno tageerahada koowad ahy 😊❤💋
Idiriska caadi mahan😂😂
Part 3 lkn dadka soo badiya 4 qof kuso fadhiista
idiriska 😂😂
JAMUURI. WAA KABAXSADEY MAASHA ALAAH❤❤❤❤
😂waaw barnamijka dumarka so sameya party 3 plz
Allah ku xafido abaayo macn coming soon 100k inasha Allah ❤
Hhhh qosol dartiis waa oyeyey ar idirska abyo iga gariise inta ushega please an please qosola dartiis waan oyey ar idinka😂😂😂😂😂😂
idiriska lacagta muno hadey weydin lahed ku bixin laha kabtan bara
masha.allaah hore u soco abaayo qli 100 ka badan ayaan ku rajeynaa insha.alllaah
Muqal uu Idirska ku jirin muqaalba maha 😂😂😂
Idiriska kulahaa aniga maa la socdo 🤣🤣🤣🤣🤣
From idiris
Muna malapo❤
Dad wanaagsan waayee✍️
Like ha I sarin
Ok
Gulayso abyo 100k waa garanaa insha allah ❤
Good father Idiriska
❤ Ramadan muparek wllshy qli keep going ❤
soo badiya alaabtaan waa xaraabo fiican caadi ma ahan.
100 K COMING SOON
Waad garaysa I.a
Legend idiriska abo fcn❤
wow maanta idiriskaa soo arkay hada dhaw muna adiga ii dhiman sharafeey
Muno idiris dan ayu ka hadlay
Team dacaad and poqoradena muna-miski keep going I have respect full 🙏 kaptan wn salamya
Lkn cabtan baara meesha adiga ka wacdy in oo wacdo eey aheyd muno siduu dhaho ayan arki la,haay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
idirsaka wuu ogaayi baragigaan wayo wuulasocdi ❤❤
Part three gabdho kasoo dhiga
I'm The First Muna Cadeey 😌
Baara iyo muna miski waa bil Ramadan beenta waa danbi adoo sooman been sheeg soonka wuu kaa jabaa alle ha kabaqa thank you full respect
Insh Allah
Idiriska legend walaahi
Muna keep Goin
Muno sharaf iyo karaamo pin igu qabo
M. A