Waa dad DhuLkooda dhistay Maashaalah. Dadkaas in somalida kale ee iskadabawareegaysa khalkhaliyaan ayey rabaan quruxdaas ayaa loo quudhiwaayey. Alle haubarakeeyo guulaysta
waa jarkayga hotel kaqurux badan balase waxa uu ku soo beeg may xili xalada wadanku adagtahay oo dhaqalaha wadanku u liito an dalxiis jirin ihyo qurba joogti had iyo jeer wuu madhan yhy
Masha Allah Maria Harlin waa gabadh aad u qalbi fiican oo Akhlaaq, iyo Xishoodba leh. Hore u soco wllo. Kuna soo dhawoow Caasimadda Jamhuuriyadda Barakaysan ee Hargeysa, Somaliland. ❤
KKK Mohamed dee waaa magalo kkk waad naga qoslisey mida kale hadey xaga jeebad tahey wax weyn ma aha insha allha adabaa yelan karaan meesha iyo meel ka weyn iska dhaaf ina aaanad arage waliga niyada khayr u sheeg
Abaayo chaalanjika noo soo samay ooah we lisan we noo jaanj afi cadnaan nasteexo laki hapi haday macquultahay cod si gay aqbal ha i dhaafin wallaalo❤❤❤😅,
Ani sxbtey reer waqoyi ah ilaa hada sacada waan bari la ahay tii aa aqanay eey i ilowsisay hooyo marka lahadlayo na yaa rer qowdhan kadhigay itirah 😂😂😂😂
Waa dad DhuLkooda dhistay Maashaalah. Dadkaas in somalida kale ee iskadabawareegaysa khalkhaliyaan ayey rabaan quruxdaas ayaa loo quudhiwaayey. Alle haubarakeeyo guulaysta
waa jarkayga hotel kaqurux badan balase waxa uu ku soo beeg may xili xalada wadanku adagtahay oo dhaqalaha wadanku u liito an dalxiis jirin ihyo qurba joogti had iyo jeer wuu madhan yhy
I can't believe wlhie dalkaygoo saas u dhisan😢ilhy noo barakee🤲🤲
Dhalin yarada arooska cusub ah oo melaha kale ka imanaya sida mogadishu iyo sifican u so dhaweya inshallah ❤
Masha Allah Maria Harlin waa gabadh aad u qalbi fiican oo Akhlaaq, iyo Xishoodba leh. Hore u soco wllo.
Kuna soo dhawoow Caasimadda Jamhuuriyadda Barakaysan ee Hargeysa, Somaliland.
❤
3 Hotel aan ugu jeclahay hargeisa waa damal , badar io jees hotel
jees aadbuu u qurux badanya
Cunto mesha kuma hayo laakin @@a-yb1fy
Naaaa ug quxu badan ha odhanin ee dhe mid kamida kuwa ug quruxda badan mashallaaah alle ha nooo siyaaadiyo wanaagiiisa inshallaah
M a gabdho wax walba waa samay kartin gabadhaan tusaale ha iidin ahaato keep going wllshy
East and west somaliland is the best ❤❤❤
Walshaya baa kusodagday
Waa uu qurux badan yahay
Welcome tuu haragaysa mariya
Harali❤❤❤
Harlin waa gabdha kaliya oo somalia joogto oona dadaaleysa meel dheer gaarsiya asxpy ❤🎉🎉❤
Mansha Allah Hargaysa ku so dhawow wll
Masha Allah beautiful Hargesia Somaliland 🥰🤞🏾
Hargaysi qurux bàdanaa m.sh😊
❤❤mariya soo dhawow Wllo mcn shukran sidaad bilicda dalkayga usoo bandhigty
Wllo jees hotel baa ugu qurhx badan kaa tag wllo❤
Meelahan Aad tagayso Ma arag wlhie 20 sanona Dhinac Uuma Dhaafin Hargeisa ❤😂😢
Zhp Diish baa marysaa shiid waad dhaaftay😂😂😂
Yes😂
No bad bro❤
KKK Mohamed dee waaa magalo kkk waad naga qoslisey mida kale hadey xaga jeebad tahey wax weyn ma aha insha allha adabaa yelan karaan meesha iyo meel ka weyn iska dhaaf ina aaanad arage waliga niyada khayr u sheeg
Sxb arinkaaga shiid waa dhaafay Lacag raadi sidan xaL maaha😂
Hoore usoco wll hormar wacan
MAASHA ALLAH SIDAAD U ASTURANTAHAY WAXAY SABABTAY INAAN WAKGTIBKU SIIYO KU DAAWADO. XIJQABKU WAA QURUX
Beder hotel wxuu ka midyhy horelada ugu casrisan lkn way jiraan wllo kuwo kale oo yaguna quruxa badan
Walshaya baa kusodagday
Waa uu qurux badan yahay
Welcome tuu haragaysa
talent aayaad leedahay wll hore usoco m.A❤❤
Maria DamaL Hotel ugu shidan Hargeisa
Beder waaa wali🎉
Love to stay in that hotel one day you are great too 😊
Solomadowey gabadha ii ilaaliya ❤😂
New subscriber ! 🎉
Wllo maaha hotel ugu shidan hargaysa lakin waa laga yaaba inuu ugu qaalisanyahay
Uguma qalisana xataa waa laga qalisan yahay
Mashllh ❤❤
Welcome Maria Mar 2aad❤
Walshy maria marka koobad kusoo dhowoow lkinse beder jees hotel ka ladhho ayaa ka qurux badn❤
Walaal Fanka wuu ka baxay #Axmed #Biif Hestisa iska daa
Maria wllo maaha hotelka ugu qurux bdn hotels bdn ayaa jira ka sii qurux bdn
Damal ugu qurux badan
❤❤❤❤😮😮😮🎉🎉🎉 mansha alllh❤❤❤
Maxawaya calanka kenya ayakaa kalaqeeybiina miyaaa somalitha.
Waaaw
Djibouti kalaay 🎉
Kani ugu mashidna wllhi😂😂
Waaki ugu mdhxsana😂
Maria inaan isku soo gaarno ayaa ficnaa lahay Hargeysa Sanadka cusub bisha January ayaa imaan rabaa, inan muqalo wada sameyno wey ficnan lahayd anyway horo usoco Channel ka babi babi🎉 from muqdisho
Welcome to huno ❤❤❤❤
Abaayo chaalanjika noo soo samay ooah we lisan we noo jaanj afi cadnaan nasteexo laki hapi haday macquultahay cod si gay aqbal ha i dhaafin wallaalo❤❤❤😅,
Naa hargeisa hanaga ceebayn boqol ka qurux badan baa jiree
Djibouti nogalay halmar ❤
Kani ma ugu shidna lkn so dhowoow wll❤😂
Damal banay arag 😮😊😅
Halka hargeysa miyaa mise dubai yaa kasayo meeshan
hotel weye zxp
Maria, waxad dhahdaa andaganan doono 24 sac , ku nolaandoona maha , wax yar make fixed wedhaa😂
Abaayo inta hargaysa duubayso maa m rabno ina na tusto waa ka maseeronaa anaga
Damal iyo jees soo duub
Wllhy magacan muxu aha mad ki hooyo & aabe ku bixiyeen iska haysatid
Mnzha alah marry Harry ❤ well done 👏
Ku soo dhawa soomaaliland walaalo
borama imow abayo wey udhowdahay uunee
Wll waalaga qurux baadan ayay
Mariya labarkaga isodir WhatsApp ❤ quruleyda ❤️
Kani uguma shidna wll wad ku qaldanty hotel ka 😂
Damal Hotel baa ka shidan
❤❤
Nayaa wuu ku yaal hotel ka qurux badan ee DAMAL HOTEL tag ANBASTOR HOTEL TAG adaaa ari doone
❤❤❤🎉waban ujecladay hargayso wankaa afduubanaa iska kay ilaali😢😅
Maria wllo ku raaxayso magaaladaada
Welcome to maria somaliland hargysa
Baraar hotel , caro edeg hotel, jeez hotel
Yaay kahoos bixin waa laga qurux badanyhay
🎉🎉🎉😊
Cara edeg iyo al xabasha ma tagtay wali😂😂😂😂😂
BORAMA KA SHIDAN HAIRGAYSA 0:32 🎉❤
Upper hill waxba kama arag de😂
Kan Oo kaliya uma shidna lakiin 😂
Damal hotel
Ambassador hotel
Jees hotel
Hamdaan hotel
Assod hotel
Upper hill hotel
Intaasiba way ka qurux badan yihiin😂😂
𝐦𝐚𝐫𝐢𝐚 𝐰𝐞𝐲 𝐢𝐥𝐛𝐚𝐱𝐝𝐚𝐲😂
Wall yaa khaamta kuu sheegay oo ku yidhi kana hargeisa ugu qaalisan😂😂
Duruxley❤❤❤❤❤
Iisoo qabo intaynu isbarano Ayaan doonaya
Aduunka dalxiisnaan doonayaa 😂😂😂
Somaliland is the best❤
Maria rer hargeisa hada nahy sadex saac iyo waxa fahmi mayne noo dhex gali lahjadayadii 11duhurnimo iyo 8habeenimo iyo waxaa dheh dee😂😂
Ani sxbtey reer waqoyi ah ilaa hada sacada waan bari la ahay tii aa aqanay eey i ilowsisay hooyo marka lahadlayo na yaa rer qowdhan kadhigay itirah 😂😂😂😂
Challenge so tiri hargeysa imisa hotel ba ku yaala
Waxaasaa naag lagaa dhahaa 🎉
war inanta sad ku tahay 😂
Mariya diblay tahay wallahi 😂😂
M.a wan iman dona 2026 😂❤
dadkaan kuwada haayo wadankeyga qurux badana meey waalan yihiin ? 😂 waryaahe hotel unbeey soo boqatay eena natusoosa ee magaalo inama aysan tusin😂😂
Laakiin waa dhamal qokuye waa sidee
Walaalo hargaysa dafar ma jiro miyaa waad iga qoslisay 😂😂😂
Dafar maxaa la dhaha😂
Naa ka uquroxda bdn Mahee mawlntay hargeysa laba cishaa jogtaye qaarkale ku Dhiman laxyey isna ilaali ilkacase kuraadinayee
Waar yaa inanta ka xishood
Gabadhu waa aquunyahanad , guys guys bay dhowr jeer tiri
Walaal qiimuhu waa imisaa
Qaro kulahaa xab xab dheh 😂
Ku raxayso cid kama hala wlo Maria
Okay guys
ceergaabo kaalay magaa lada dalxiiiska somaliland ❤
Hhhhhh😂😂😂😂
Waxan maxaa noo keenay orod qadaad wayntaadii kunoqo
Martida waa lasoo dhaweeyaa
Mariya ku raxayso magalada wllo
Wallo uguma qaalisana qaar ka qaalisanbaa Horta bedar 50$
Ber day
Balse qaar 200$ per day ah baa jirow
Single aaba dalbate waxy douple ku 😂😂😂
Hargysa waa magaala dhismaysa
DAMAL AA UGU SHIDAN UGUNA QAALISAN MAGAALADA HARGEISA
Uguma shidna😂xaga hotel ka walaga quruxbdnayahey lkn dhinca restaurant ku wa qurux bdanayahay
MAAHA KANA UGU QURXOOON LKN KA MID AH DHEH HUNO
M.a
Qarax weyn saa loobadhayo balee
😢😢
Damal iyo jees labada tag kani bikh
Kusoo dhawoow hargeysa
Hargysa dooro waa ceeb ader hhhhhh digàagbaa layidhaaa