MARKAY KAJAWAABTAY AYAN KATIINAD DIAMOND SURPRISE UGA DHIGAY // suaalihi UGU qosolka..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 130.210Ksubscribers

Комментарии • 115

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 года назад +25

    Maanshaa Allah Tabarakalah Muhanad Waa Wiil Qalbi Fiican. Naagtii Heshey Waalidkeed Ayaa u Duceysey.

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +27

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

    • @najmonajmo7131
      @najmonajmo7131 2 года назад

      Muhanata wajida cadi notusa darata wan arakaneye lkn fesamasa uxerana waa quleye ma sha allha muno malika hòoyadeda u eekatahaye hadana qayaso

    • @najmonajmo7131
      @najmonajmo7131 2 года назад

      Scw scw scw scw

    • @ibtisambintuosman3922
      @ibtisambintuosman3922 2 года назад

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our blessing prophet Mohamed we love you💋💋🥰🥰🥰💓💓😇😇🤍🤍🤍💎💎💎💎💎💎💎🌹🌹🌹🌹🌹

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 2 года назад

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @bintukaafiya2814
      @bintukaafiya2814 2 года назад

      Salaallahu calayhi wasallam

  • @aishaabdullahi7001
    @aishaabdullahi7001 2 года назад +9

    Wllkey wa iga codsi nimcada illah idin siyey qarsada xumana haii arkin gabadhan dadka hortoda haugu xirin uqari illahna haidin xifdiyo🥰🥰🥰

  • @xaliye631
    @xaliye631 2 года назад +3

    Aan ku salino nabigeena like lacag ma ahan taabo like iyo shere The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created is our prophet Muhammed scw

  • @boqor4660
    @boqor4660 2 года назад +10

    Family aan jeclahay waaaw muuqaalada noosoo badiya.

  • @khadiijaxm160
    @khadiijaxm160 2 года назад +7

    Masha allaah walkeey muhanad cade iyo dumshi waidin salamay farxad kunolada abid❤❤

  • @maamanimcahassangaraad5119
    @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +7

    Wlhi Muhanad wa Boqor gabadhi Heshay WAXAY kuqasban tahay Alhmdulilah iney dhahdo Bcoz wax badan oo Muhiim ah ayu isku darsaday aad ayayna u adagtahay in waqtigan lahelo Muhanad ookale igamana ahan ku amaan ee Waan Qiiroodaa Markan arko sidu ujecelyahay xaaskiisa Mansha allah🥺 hada KAHOR teamkiisa wu siiyay naxris iyo Jaceyl walalnimo balse wa dad isla weyn dadkaasi balse Fayza Qurux aya alle uso Diray ALX🤲🏼 Noolaada Boqortooyo Family🥺🤴👸💑♥️♥️

    • @mssdiamond7193
      @mssdiamond7193 2 года назад

      Nacasnimadu markay kaa badato waa sidanoo kale , intaad dadkale uqiiroonaysid adigu naftaada meel gaadhsii oo dibjirnimada iska daa , xabagtan aan dooxa kucabayso iska dhaaf , bahal nolosha kadhacay ayaad tahee horta maad waalid lahayn mise wixiii kudhalay wayku naceen akhaseeey

  • @khadrauk
    @khadrauk 2 года назад +8

    Manshallaha Tabarkalah beautiful family

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 года назад +9

    MashaaAllah amazing husband keep it up 💯

  • @shukriabdi2383
    @shukriabdi2383 2 года назад +2

    Side isku baraten dum sualaha next video kaso dig muhanad wll waxa an ka mid ehey tagerayasha channelkg i,a 1m ku rajenayaa

  • @haniadem1859
    @haniadem1859 2 года назад +6

    Lamaanahayga qaliga abid isku waara waxaan idiin rajaynayaa nolol waarta idin jclahay wllhi
    Lkn 🥰😅❤ gabadha wejigeeda natus pizza 😍
    From Hargaysa

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 года назад +1

    Waa runted faiza afka hooyo waa muhiim aniga reer Kenya ahay caruurtayda ku dhalay afsomaliga Si fican baan u baray waayo waan kula hadlaa

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 2 года назад +4

    Mnsha allah family 👪 aad u qurux badan

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 года назад +5

    Muhanad Habo Waxaan talo Kugu Siinayaa Xaaskaaga Ha Keenin RUclips ka .🙏 please

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 года назад +4

    Mnshlah nolsha farxad ku dhamysta🎊🎊💍❤

  • @starlastella
    @starlastella 2 года назад +3

    Masha Allah ❤️❤️ allah ha idin hafido ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naciimamohaa6562
    @naciimamohaa6562 2 года назад +4

    Muhanad apwe gabadha haku camiranin😁/kuqoslin) soomaliga ayaa ku,adage

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 2 года назад +3

    Asc dumashi mcn cawo kayawii muhanad👍👍👍👍👑👑

  • @fuaadhiiilkacsee6483
    @fuaadhiiilkacsee6483 2 года назад +1

    Mansha Alllah h iskuwara Abid Awlaad khayrqabtan ilaahay hadinsiyo Amiiiin

  • @xamdafaarax3764
    @xamdafaarax3764 2 года назад +5

    Manshallah horta marka hore muhand xaaskaga Allah ku barkeeyo marka xigta social mide kadaa gabadhada ma wangsan dadka social mide dadka waxa caadiya ayuu unoqoda mida kale waxa jirt wajiga ma inyar inyar no tusaysa dumashi Manshallah Allah isku kiin barkeeyo barnka dag daga iska deey reer cusub tihiina intasa qaa iga talo

    • @somaya7038
      @somaya7038 2 года назад +1

      Walalo waa runta social media wax umbu haleyna lakin Allaha usku barakeeyo reerka cusub

  • @maamanimcahassangaraad5119
    @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +3

    Boqortooyo alla maxan idin Jeclahay🥰🥰🥰♥️♥️

  • @zhavicimohmett6558
    @zhavicimohmett6558 2 года назад +2

    Mansha Allh Tabaraka Raxmaan😍😍

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 года назад +2

    Masha allh farxada allha idiin siyaadsho

  • @shaluuppesowdomohaosmaan80
    @shaluuppesowdomohaosmaan80 2 года назад +3

    M.a wll mcn iskuwaara allaha idin siiyo ubad wanagsan

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 года назад +1

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 caruurta farxada niy rajeyan inshalaaaah

  • @kamilaabshir2706
    @kamilaabshir2706 2 года назад +2

    Masha allh

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +2

    Maasha allaha

  • @munocali5531
    @munocali5531 2 года назад +1

    Saan maficno toos usoo fadhisi ama toos nooga qari saan ma qurux badno

  • @kaafiboy4133
    @kaafiboy4133 2 года назад +4

    Asc walalkeyda Muhanad runtii aad ayaan kuu tageraa adiga wana soo dhabenaa dumashidey marka hore waxaad tahay walalkeyda iga wen saas eey tahay waxaan rabaa in aan kula taliyo sxp waxaad heysaa quf ku jeclahay oo naxariis badan sida aan ka aragno ii waan ku baryaa sxp taladeyda yeel dumashi ka daay in eey wax kula duubto

    • @somaya7038
      @somaya7038 2 года назад +1

      Waa talo fiican walalo, gawada social media umaficna nicmooyinka Allah kusiiyey waa la qarsada

  • @abdirashidmoha377
    @abdirashidmoha377 2 года назад +3

    1:Dumaashi sideh isku baraten
    2: wadanke ka imaty
    3: Malaysia 🇲🇾 miyad jogeysan forever

  • @marwaan___ali2631
    @marwaan___ali2631 2 года назад +5

    5$ aan rabay inan book ku so gato mana awoodo abaayo/ AMA aboowe maiga caawin kartaan?🥺🥺🥺

    • @abdullaahigmail9088
      @abdullaahigmail9088 2 года назад

      acuudubilaah acuudubilaah acuudubilaah acuudubilaah acuudubilaah acuudubilaah 😄

  • @nazhaadhasan7512
    @nazhaadhasan7512 2 года назад +2

    Diamond wad naga walaysaa wlee 😂😁

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад +2

    Masha allah beautiful family

  • @Muztaphyusuf7364
    @Muztaphyusuf7364 2 года назад +1

    Masha allah❤bata oo barkoowa🤲

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 2 года назад

    Walahi waan qoslay waxan xasustay mar aan aday Afrika hadalka kkkk

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun7996 2 года назад

    Woooow m.a my family 👪❤♥jclkina hawaro ubad bari kala hela amiin yarapi

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +1

    Wacaleykum salam 🥰

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +1

    Mashallh big surprise 😮 ❤❤❤

  • @mohamedjama9551
    @mohamedjama9551 2 года назад

    mashaallah family qurxan.....sidaad isku barateen noga soo sheekeeya.....❣️👍👸🤴

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +2

    Manshallah 😍

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 года назад +1

    wll RUclips kana soo dhiga aan su'aalaha idiika wey diinee sabab too ah Ani instigaram Malihi asxaap kaloo aan laheyna wey jiraan

  • @maxmedsharef6575
    @maxmedsharef6575 2 года назад +1

    Masha allh alaha haidinxafido yarabi😗❤

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc 2 года назад +1

    Quraanan carabiyan 1 ha iloobina

  • @natureofartifacts9344
    @natureofartifacts9344 2 года назад

    Naag social media lakenayo hadan wajigeeda laqarinayo macnaheedu wa ma qurxoona

  • @raxmaruuxi2876
    @raxmaruuxi2876 2 года назад +4

    Wxn maqli jiray ama waa la muuqdaa ama madasha lma tago wllaley ma chanelka kasoo muuqo adoo waji furan ama iska maqnaw

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 2 года назад

      😂

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +3

      Maxa kaa Galay adiga daawo ama katag Mesha afdheerida so Xaajigeeda lama Fadhiso so iyada Majecleesan maxad uqasbeysa Na shaqo yeelo😂

    • @raxmaruuxi2876
      @raxmaruuxi2876 2 года назад

      @@maamanimcahassangaraad5119 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hye wajigeeda ayaanu rabnaaye

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +1

      Haa sida kudheh lkn hadalkaas dheer kadaa dee afkaaga xita kuma Qurxoona waxas iyaga lahadal oo kabaryi de iney kutusaan ama vedio Camera kala hadal SKYP KAWAC😂😂😂

    • @Sumayo987
      @Sumayo987 2 года назад +1

      Rahma ruuxi waa sidaa waxay iska dhigayisa caruurta qurbo joogta ah

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 года назад

    hort somalida thank you ma yaqanan miya xata haday afka ilawan afkiina wa muhiim wa isyeelyeel kuma hadlo ajahanabki baa bartay afkiina barta somaliyaay

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 года назад

    Mansha allah isku wara abidkiin

  • @maxamedhasan6593
    @maxamedhasan6593 2 года назад

    Mansha Allah iskuwaara

  • @maxamedcali9982
    @maxamedcali9982 2 года назад +1

    Me and my

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 года назад

    Masha allaha ma couples love you soo 💯💯❤🥰🌹🌹🌹

  • @sakariyewiiqow5853
    @sakariyewiiqow5853 2 года назад +1

    Wajiga maanatustid mise wey duqowday

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 года назад

    war gabadhaan somaali sujuu af Somaligeda wa Cabdi, she born and raised in Kenya she not say wallaahi

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 2 года назад +2

    👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 года назад

    Wcs duu so dhawaw ❤️❤️

  • @biletimacade7610
    @biletimacade7610 2 года назад

    M.a

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 2 года назад

    Muhand qooto qooto ayaaba gabadha ku keeni rabtaa meeshane waxaan sugnaaba waa ayadoo wajiga iska soo furtay

  • @fosiyaosman1927
    @fosiyaosman1927 2 месяца назад

    M.a lkn waada romantic baad tee ilahay haisku kiin baraleeyo❤😂

  • @zahrakismaayo6358
    @zahrakismaayo6358 2 года назад +1

    Kkkkkk so funy😄😄😄😄

  • @maxamedcali9982
    @maxamedcali9982 2 года назад +1

    2080😜👌🏻

  • @mohamadabdiwaxid3418
    @mohamadabdiwaxid3418 2 года назад

    Asc muhamad iyo dumashi

  • @ciisemuqtaarmohamed3518
    @ciisemuqtaarmohamed3518 2 года назад

    Wajigeeda itus

  • @sucadjanno4610
    @sucadjanno4610 2 года назад

    Gabadhii kabaal ayey u egtahy ilaa codka

  • @bushrabbe.
    @bushrabbe. 2 года назад

    Naag la qarinayo hadad aragto waa naag wayn😂

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t 2 года назад +1

    Masha Allah 🤣😂😂🤣😂 kkkkkkkkkk 👫💞💃

  • @nasrinah1576
    @nasrinah1576 2 года назад +1

    🤲🤲🙏👍👍♥️💖🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋

  • @updycaziiz9422
    @updycaziiz9422 2 года назад

    👍👍👍😍😍💕

  • @munocali5531
    @munocali5531 2 года назад

    Indhaha naga xanuunen

  • @muslimamahammmed57
    @muslimamahammmed57 2 года назад

    plz isthee iskubaraten walal

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 2 года назад

    Var var var

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 года назад

    War cad

  • @user-fe6uc8cz3c
    @user-fe6uc8cz3c Год назад

    ❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 2 года назад

    Diamond maoho😂😂prove if it's diamond

  • @ciisemuqtaarmohamed3518
    @ciisemuqtaarmohamed3518 2 года назад

    Wakigeda itus

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 года назад

    Sowta wajigeeda aanu aragnay maxaa Isla qarinaysaan Dee🤣🤣🤣

  • @saidakefroble4774
    @saidakefroble4774 2 года назад

    If you don’t want us to see her face then why is she in front of the camera 🤷‍♀️

    • @somaya7038
      @somaya7038 2 года назад +1

      It’s her choice, you don’t watch if you don’t like it

  • @apdallecmcofficial2500
    @apdallecmcofficial2500 2 года назад

    Nio naagta ninkii qabaya uceli
    Alahaa baad wajiga uga qarinayasaaye

    • @somaya7038
      @somaya7038 2 года назад +1

      Saqajan orod nin raga iska dig intaad dad aflagadeyn

  • @user-eo1ep4sv5z
    @user-eo1ep4sv5z 2 года назад

    🤣🤣🤣 Diamond 💎 raqiis miyaa moday🥶

  • @arimahabulshada3437
    @arimahabulshada3437 2 года назад +1

    Waji maka furti maxa uqarinee

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +2

      Kadibna?😂 Hadii laga Furo maxad kafaaideysa Nooshegbal Camal La.aanta miya halkan Kudhigtay😂😂

    • @somaya7038
      @somaya7038 2 года назад +1

      Xor ayeey utahay Iney wajigeeda qariso ee inanta hanaga cayumin

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 2 года назад

    Why do you call yourself muhanned cade? Maba cadide ? Just be yourself isku kalsoonoow

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 2 года назад +1

    Hortu inaad laba dhaandhaan tihiin waxa lagu garanayaa naagtani haadanay rabin in la arko maxay kasoo fadhiisataa meesha
    Abateedki ayaad Naga xidheene

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +1

      Wow Qofta Caqliga Leh ambateedka maxaan kaaga Furaa sheego😂😂 qofaadan aqoonin baad iska aflagaadeynesa Doqonimadii oo afka loo jeexay bad Noqotay ileen waad kaxuntahay Familykaan Farxada iyo Quruxda badan orod mid waalan oo jidadka Fadhiya so Qabso ambateedka Hakuu Furee ileen shuwa eheed awalbe😂😂😂

    • @abdullaahigmail9088
      @abdullaahigmail9088 2 года назад +1

      horo mor koodaa ka xun tahay sow maahan

    • @somaya7038
      @somaya7038 2 года назад +1

      Caaydu waa dabaal nimo, maxaad lacaytami adigo si quruxsan wax usheegi karto.. maseerka iska yaree hadi kale dhiig kar ayaa kugu dici

    • @mssdiamond7193
      @mssdiamond7193 2 года назад

      @@somaya7038 naayaa dhilo yaad la hadlaysaa maxaan ka maseerayaa wixii jira hadaan sheego naa bahal bilaa camalaad tahee danayso xaaraanyay , intaad aniga reply isoo galayso adigu waxba maqori kartid miyaa bisadyay

    • @mssdiamond7193
      @mssdiamond7193 2 года назад

      @@maamanimcahassangaraad5119 nooca laga roonaha ah lama hadlo anigu , bahal futada laga waso ayaad tahay Nina matihid naagna matihid Mr lagaroone Soo foorarso , adigoo noocaa ah ayad aniga wax isoo qoraysaa nooca walaashood wasa ayaad tahay xaaraami xaaraami dhalay

  • @ibrahimenjoya
    @ibrahimenjoya 2 года назад

    Orodka oyo waqhtiga kkkkk

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 года назад +2

    Masha allaah

  • @jiyamohamoha6874
    @jiyamohamoha6874 2 года назад

    Masha allah