السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الحمدلله وحده والصلاة والسلام على رسول الله Walaalahayga qaaliga ah team @FatimaMunachannel halkan waxa Tabarucaat loogu ururinaya walaasheen Hinda Yousuf Osman oo ah hooyo uu ku dhacay xanuunka Cancer ka oo weliba ah stage 4 hadaba aaduunka aya walaalo lagu yahaye halkan ugu hagaajiya wixi aa ku tari kartaan walaasheen oo ah hooyo 5 caruur ah haysta oo gabadha igu yari ay tahay gabadh baahi gaar ah leh ❤️❤️❤️❤️ www.gofundme.com/f/relief-for-hinda?member=28811389
Wll enenta wax aad iga gaadhsiisaa in ay samiirto intaa kadib saliga nabiga badsato iyo istiqfaarta alle waxaan u waydiiyay in uu cafimaad siiyo amiin amiin amiin
Waa naag xun ee alle ha utoobad keento ninka wuu guursankaraa wlsheed marbo haddii ay kala tageen waa edebdaro iyo jahli in ay ehelkeeda goyso in ninkii aan kala tagnay siduu uguursadaa wlsheyda cml waxas waa edebdaro
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
الحمدلله وحده والصلاة والسلام على رسول الله
Walaalahayga qaaliga ah team @FatimaMunachannel halkan waxa Tabarucaat loogu ururinaya walaasheen Hinda Yousuf Osman oo ah hooyo uu ku dhacay xanuunka Cancer ka oo weliba ah stage 4 hadaba aaduunka aya walaalo lagu yahaye halkan ugu hagaajiya wixi aa ku tari kartaan walaasheen oo ah hooyo 5 caruur ah haysta oo gabadha igu yari ay tahay gabadh baahi gaar ah leh ❤️❤️❤️❤️
www.gofundme.com/f/relief-for-hinda?member=28811389
Illaahay Caafimaad Buuxa sii Walaasheen Hinda iyi Inta Muslim Ah ooo xanuusan yaa Rabi 🤲🏽
Ilaahey ha caafiyo 2dan gabdhood.iyo intii islaam ee xanuunsan. Allaahumma Aamiin.
Allaah caafiyo walasheen caafimaad sareec ah Allaahuma Aamiin Yaa Allaah
Allaha caafimaad taam ah hasiiyo walaasheen amiin insha allaah
Illahay ha cafiiyo walasheen Hinda amin amiin
Wll enenta wax aad iga gaadhsiisaa in ay samiirto intaa kadib saliga nabiga badsato iyo istiqfaarta alle waxaan u waydiiyay in uu cafimaad siiyo amiin amiin amiin
Asc aamiin waana qof qurux udhashay
F muna hinda markasta xamar ban jooga ilaahay ducadada iyo mid kabadan ilaahay walashaas hanoo siyo aamin
Ilaahay ha siiyo Cafimaad taamah oo deg deg ah
Ilaahay caafimaad buuxo ha siiyo wlshay Hindiyo owlaadeeda kama dhex bixiyo yaa rabii
Ilaahaye ha ku cafiyo amiin yaa rabi
Subxaanalaah ma nin bay weyday walaal maaha taas dhalashadaas waa dhalasho dameeraad
Asc abaayo illahey ha cafimaad deg deg ah allah siyo walaashan hinda
Asc wr wb abaayo ilaahey ha caafiyo.caafimaad taam ah.. .
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Subxanallah Subxanallah Subxanallah
Ilahay caafimaad degdega hasiiyo insha allaah
Sheekadan Markan dawaday waa oyey walahay 8 bil ka hor aheed ilahay inanteda haw barakeyo😢
Allah haw gargaaro adoontaa
Subaxaanallah
Runti😢wa wax laga naxo adunka wxnad filay ayad arkeysa ilahy kula shar haynaga qabto ale inntana haw garagaro
Allaha caafimaad taam ah hasiiyo amiin yaarabi
ilahayow caawi aamiin🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Allaha caafiyo allahum aamiin
.ilahay ha cafiya amiin ya rabi😢
Asc abaayo macan Allah caafiyo
Scw
Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna
Amiiin ya rabbi
waku salamay walashay
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah Allha siyo cafimadtam inshallah
Scw ❤️💞💝
Aamiin
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Xagen kala soxirira wll😢
Allah haafiyo ameen rabii. Get well soon walalo. May Alllah grant your shifaa soon.
Carabtu ma xishoodan waleeshed bay ninkii ka qaaday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
Waa naag xun ee alle ha utoobad keento ninka wuu guursankaraa wlsheed marbo haddii ay kala tageen waa edebdaro iyo jahli in ay ehelkeeda goyso in ninkii aan kala tagnay siduu uguursadaa wlsheyda cml waxas waa edebdaro
Sidii aad adigu samayn lahayd uun baad noo sheegtay
Caqligaaga
Wll inanta ahlam.alle luguheda ha u so celiyo hbo muna hinda numbarke lagta logu diraya
Aamiin gofundme Hinda lacagta loo gu dirayo waxa uu ku qoranyahay comment ka ugu horeeya mahadsanid ❤️
Card bu ku weydinaya cidan card lahayn xage ogu diraysa
Ax ax
Ax
Astaqfirullah
Asc
Sax
Suxun uu dayaceen familka