LAFTAGAREEN IYO SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN MUQDISHO (4706)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 21

  • @zeinab637
    @zeinab637 Месяц назад +1

    Ma sha Allah
    Walaal wad mahadsantahay
    Intad warka fican noshegeysso
    May Allah bless 🙌 you

  • @Abdirisack-g2z
    @Abdirisack-g2z Месяц назад

    Yuusuf aad iyo aad baa umahadsantahy warkiina siduu a'haa baa udhigtay Dawlada maanta talinaysa nabsigay shaqaysteen baa haysta

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Месяц назад

    Waa GUUL dareysanaayoo waayo runtaba layskuma sheegaayo qof walbaa Dan u gaar ah buu wataa

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Sxb Laftagareen lagama xigo Xamar . Laftagareen wa ciyaal xaafada marti kuma ah Xamar .
    Shirka wadatashiga ee Kasocda Xamar uu guuleysanaya .

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂 D/M sheega Dee ❤Lafta Gareen enjoy your stay 👍👍👍👏👏weleen Xamara right wehey u xiraan taahay D/M🤣🤣🥰🥰🥰🥰

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Qof walba kartidiisa iyo aqqoontiisa meel haku gaadho no more 4.5

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Месяц назад

    Laftagaren madam xamar yimid Asiga istokty Laftagaren radio malax wa dokhon

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ Месяц назад +1

    sicid dani doorasho waa qabtay

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Месяц назад

    Anaa Lahaa

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ Месяц назад

    itoobiya ninkey manta huubka uso dhiibtay aya itoobiyana

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ Месяц назад

    soomaali qoof maqan majiro manta audanbesay soow nin buntiland maheen manta loomagacabay booliska soomaaliya

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 Месяц назад +1

    Mugdisho shir ba lo tagay e looma tagin dagaal, e warka xun haku dhex tuurin lugeyow

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ Месяц назад

    xaloo xira doorasho haqabtaan nimanka aywatigoda dhaamaaday hadeey qabawayan hala garo

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Puntland looma joojinayo .
    Mustaqbalka dhowna 4.5 wa labaabinaya taasina wa taas ilmadeerayaalow .

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty Месяц назад

      VIVA PUNTLAND
      VIVA SAED DENI
      VIVA DAAROOD
      DAANYEER CIILEYSAN CUQDADEYSAN.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Месяц назад +1

    Xassan duufle bahane munafaqa wax Ka caqli xun wali lama arag wixi shalay U diidayey yaa Ka yeelaya

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Dimuquraadiyada wax wada ogol la yidhaah kuma jirto aboowe .
    Kolba majority aya xukunka dalka loo dhiiba .
    Wada ogol wax la yidhaah ha suggina reer badiyaal baad tihinee .

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Horta mashruuca cusubee mj reer bahal ee ah wada Oggol wax soconaya maaha .
    Gaalada Xalane joogta way ini qosli doonan hadaad uula tagtan waxaaso kale .

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Yuusuf wadani wa reer baadiye siyaasad muxu ka kasaa ?
    Digir iyo caano geel isaga weydi .

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty Месяц назад

      YUUSUF WADANI XUU KU CIILAY
      GUNYAHOW GUNTA DHASHAY 😂😂😂