Daawo Cadeemo Hor leh Qaabka uu Hilibka Dadka u cuno Muuqaalo Hor leh oo laga Helay Subxaanka..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 ноя 2024

Комментарии • 57

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 5 часов назад +5

    Sakaradka iyo suashaba allah hakudibo amin

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 5 часов назад +9

    Hashim sakaraadka allaha ku dhibo allahuma amiin

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 6 часов назад +7

    Waa sax ee laaluush baa muqdisho lagu qaata ee jubaland hala geeyo iyaan odhan laa tiirka hala taago

  • @xalimahanad4370
    @xalimahanad4370 6 часов назад +4

    Wallahay taa anaa qaba somalia ha la geeyo

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 5 часов назад +2

    Anuu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @farahabdi6978
    @farahabdi6978 4 часа назад +1

    Qosal ka daaya. Dadbaa tacsi u taal.

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688 6 часов назад +4

    Subxanalaah

  • @HindaHusen-vq9iy
    @HindaHusen-vq9iy 6 часов назад +5

    Ninkaan hala jarjaro

    • @AbdiRahmo
      @AbdiRahmo 5 часов назад

      Yaa noodhiibo ninkaa

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 6 часов назад +4

    Haashim waa arxan laawe, Ilaahay ayaa fashilay. Kiiskaan aad ayaa looga warsugayaa. Waad ku mahadsantihiin sida aad nooga haqab tirtaan.

  • @deeqMaadey
    @deeqMaadey 4 часа назад +1

    WAR MA ARIN LAGU QOSLAA WAXAAD NOO SHEEGEYSAAN
    JOOJIYA QOSOLKA LOOMA BAAHNO

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed 5 часов назад +2

    Subxanallah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 часов назад

    Hawkhayrmadhin Wuucunaye Subhan Allah

  • @AminaGAli
    @AminaGAli Час назад

    Si loo hubsado In dadqal yahay iyo inkale Firiijkiisa ama Talaagadiisa hala baadho

  • @marshalFamily-i7d
    @marshalFamily-i7d Час назад

    somaliyeey labadan ba wa labo dhagar-qabe ee iska ilaaaliya somalidu 89% wa tuug ama kufsade ama dhagar-qabe sida labadan ama sida hashim mujrim

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 6 часов назад +1

    Kenya hadilan ninkan

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 часа назад

    guriga ay jijiga ku leeyihiiin amxaar miskiina oo muslim ah baa lahaa baa la dhahay wuuna diley baa la dhahay😢😢😢 justice for all

  • @aminamuuse5920
    @aminamuuse5920 10 минут назад

    Waxan wa caro Rabbi Ilaahow na cafi muxu ahaa qofka dadka sida silicaan u dilayo maxay tahay lafaha buu hilibkii ka saray waba dad qal bisinka😢

  • @IraadGarre
    @IraadGarre 4 часа назад

    War ma uusan cunine dhiiga dareeya uyuu diidayey marka uu Soo tuurayo saas baan Aamiin sanahay

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 6 часов назад +1

    Aniga waxaan is leyahay dowlada kennya markey ogaatay inuu dilaayahay deqana ogaatay ayuu dilay si uukubadbado umagalada ugusiijiro nairobi gabadha sirihiisa ineeysan sheegen darted ayuu udilay ayan isleyahay

  • @fatmaahmed-vu6th
    @fatmaahmed-vu6th 22 минуты назад

    Mad KGS lageeyo xiligaan maba laisku soogaari laheyn lkn yan keligiisa laso kaxeynin ilaa lahelo dadkii kale oo lashaqeynaayey plz

  • @Umuhanifa479
    @Umuhanifa479 5 часов назад

    Ala ihayow somali logudbiyo ninkan

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 5 часов назад

    Mujrim aan lamarinin siduu ilaahey jideeyey e garablasiiyo waxas iyo kaxunba wey kadhashan😢.

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 5 часов назад

    Hayaay waa serial killer dadqal ah

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 5 часов назад

    War hanalo geyo somaliya ninkan aan jarjarne hadaan dumarlland nahay ciiil badn baan u qabnaa runtii😢😢 ciilbadanaa

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 5 часов назад

    😢😢😢😢😢

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 часа назад

    xamar cadaalad ma taal laaluush beey qaadanayaan lama dilayo 😢😢

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 часа назад

    Ninkaas kolaba ogaden ma aha waa xabashi abihii DNA waa in laga qaado

  • @سارهالدوعاني
    @سارهالدوعاني 6 часов назад +5

    رسالتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. اني اسال الله يابنتي. انه الله يحشرني. بالموت وحده حشره افضله. من هذا البهدله واهذ الهيني. صحيصح. اني هذا الكلام. ينقص من قدري ومن احترمي. لاكن ياخي. شهدالله اني مانطقت هذا الكلام ابوس جزمتك. من اشده الجوع ماعد ضمير سمحه لي اني اخلي تروح تطلب لنا اكل. اني ابوس جزمتك ياخي واني اسالك بالله العظيم وفي كتاب الالاله ياخي اني ابوس جزمتك ياخي. غير علينا غره ياخي حتي الف ريال يمني نشتري لنا كيوله دقيقه ياخي ارحمنه من في العرض يرحمكم من في السماء ياخي هاذا رقمي واتساب ٠٠٩٦٧٧٣٦٩٤٨٥٢١ الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته الله يجزيكم خير يعلم الله ان صاحب البيت بيخرجنا في الشارع بين الامطار بسبب الاجارشوفو حالتي ب انفسكم اسالكم بالله الحي القيوم تساعدوني والله العضيم حتا في اليل ما نقدر ننام من الخوف لا معنا فرشات ولا بطانيات ندفا بها من البرد كل شي غرق من الامطار وحنا ليس لدينا احد الا الله ثم انتم اخواني ابوس جزمتك لا تردني خايبه ساعدنا بلذي تقدر عليها هل يرضيكم اننا نعيش في هاذي المكان نحنا بنات وليس لدينا احد ابونا توفا بحادث سياره اعتبرونا بناتكم وعرضكم وساعدني يلذي تقدر عليها جزاكم الله خير=>[[}>] ^][°] €] €] €] €؛'!:! ":":'!؛،!":"؛❤مواررنرخخزلخل😢🎉🎉😢😢🎉😢🎉😢🎉😢🎉😮🎉😮🎉😮🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 6 часов назад

    Ninkaan argagixiye caadi ah xataa wuxuu leeyahay magac afgarasho iyo midkale.

  • @lulali8651
    @lulali8651 3 часа назад

    War lama tooganayoo ,ninkaa waxan loo dirayaa Isaapa cuno

  • @muhiimabarre1957
    @muhiimabarre1957 6 часов назад

    Jeffery Delmar

  • @CabdixakinAadan-e1i
    @CabdixakinAadan-e1i 5 часов назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @muhiimabarre1957
    @muhiimabarre1957 6 часов назад

    Sheekadan walaahi funny maaha

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 5 часов назад

    WAAR KAN XAMAR HANOOKEENINA WAAYO XATAA HADII LADILO MEEYDKIISAA DADKA CUNAA WAA ABRIS MUSIIBADU ILAAHOOW HANOOKEENIN XAMAR JIG JIGA U WATA

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 6 часов назад

    Ninkaan xoog badan maba haayo ee maxaad barnaamijka ugu soo dhaweeysay.

  • @muhiimabarre1957
    @muhiimabarre1957 6 часов назад

    Nirobi Cannibal or the Monster of Nirobi

  • @hyy610
    @hyy610 6 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 6 часов назад

    War shuute maxakamada ciidan ayuu haystaa nin aan ciidan ahayn ma xukumo

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 6 часов назад

    😂😂😂😂 waar kan dhalay waa nacas ma ba ooyayee😂😂 mise waa somalisijuu 😂😂😂somalisijuugu waa iska xoolo

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 5 часов назад

    Asww❤

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 6 часов назад

    Alla muxuun candhada weeyn ka cantuugay naaga badan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!🐒

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 6 часов назад

      War aamu bastaryahow adba candho wataa kaa jeexane eyahow xun uraya
      Dad cunka foolxuma ku darsataye subxanallaah 😮😢
      Alla ku qabay oo ku qaad 😢😮

    • @mariamahmed9936
      @mariamahmed9936 4 часа назад

      Ey xun ba tahay maytida faraha ka qaad

    • @Mohammed999-mg3lm
      @Mohammed999-mg3lm 3 часа назад

      Adiga ficna inuku cantugo ukucuno baficneyd wasaq 😂😂😂😂

    • @Mohammed999-mg3lm
      @Mohammed999-mg3lm 3 часа назад

      ​@@mariamahmed9936❤

  • @ahmedmoalim
    @ahmedmoalim 6 часов назад

    Familka gabadha eey gurigooda joogtay aad ayeey u dayaceen gabadha %% waayo gabadha wuxuu heestay mudo usbuuc ah weeyna ogaayeen waayo gabarta codadka eey soo duubtay iyo mar eey haashim la haleyso gabar kale oo Deeqo qaraabo la ah oo eey leedahay Deeqo aaway waxey kale oo ogaayeen gabadha ineey jirto haashim inuu dinbi loo heesto oo uu dilay 3 dumar ah oo eey booliska Kenya raadinayaan maxeey booliska ugu sheegi waayeen sida wax u jiraan kadibne wuxuu isticmaalayay tlf ka gabadhan kadibne tlf ka ayeey taraagareey lahaayeen booliska waa lasoo qaban lahaa asiga iyo gabadha oo guriga wada joogo lakin weey qarinayeen haashim in la qaatane meeysan rabin waayo isku qabiil ayeey ahaayeen tan labaadne gabadha ama wuu sixray ama ogaalkeeda ayeey kula joogtay ayadoo og wax walba lakin aniga waxaan aaminsanahay in eey gabadha la sixray waayo gabadha gabar diin leh waayay sabab eey kula joogto nin aan qabin ma jirto afduub ayuu ku heestay taasne sax maahin waayo haduu afduub ku heestay sidee loogu soo diraa qof afduuban banaanka oo eey kugu soo adeegeysaa marka sku soo wada duubee familka qaraabada la ah oo eey la joogtay Deeqo weey dayaceen haashim na qabiilnimo ayeey uqarayeen lakin meeysan moodeyn inuu dilaayo gabadhooda illaahey swt ha unaxariisto Deeqo hana u danbi dhaafo janadiisane ha galiyo insha allaah

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 6 часов назад

      Sidee baysan ugu maleynayn hadii uu gabdho qaraaba la ah lagu eedeeyay dilkooda eedaysanaha bariga afrika maandooryaha hayska qabtaan si umaddu u ahaato umadd caqligoodu caafimaad qabo taas walaahu aclam

    • @mariamahmed9936
      @mariamahmed9936 4 часа назад

      Wa run reerkas xaasid weye xabsi ayey mutaystan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 часов назад

    Waar aamusa faqasha faqashy

  • @MaazimCade-xh3ey
    @MaazimCade-xh3ey 5 часов назад

    Subxanallah