Xaqiiqatan qisadan aad iyo aad ayan oga xumaade in saxaabi kheeyr laga soo wariyo ayey eheed lkn in waxan okale lagasoo wariye ma eheen xata haday dhacde soo in laga aamuso ma eheen wayo wax faaiido ah oo ay umada uleedahay malaha wayo aayadna ma aha xadisna ma aha Tedakale culumadii oodhan wey ka amusen maxa sheikh xassan ku dhacay asaga mu ka amuso Saxaaabada sharafta leh waxas okale lagama soo wariye bilaahi calayk Xata haday ka dhacde waayo binaadam ayey ahaayeen lkn wanaagooda un baa in la shego ah xumantoda maya.
@@kafiwarfa culimadeni hore waxay dhihi dagaalkii sifin iyo jabal in lagashekeyo mafcn ma banaano may dhihin jirin lkn waxay dhihi jiren kagaabsada un Sxb kafi suaalaha culimada la weydinaya badankod dad dana kale leh aya kadambeyo sida nin jini ah aya iitaga iyo ninkay gadaa ayu l iga galmode kadibka uur ayan qade iyo ninkay uma dhuuqi kara waxaso dhan dad baa kadambeya oo isqarinayo kadibna intay cinwanka badalan hadhow soo galinayo ayagoo dacaayad kawada culima Tedakale dhalinta shuyuukhda suaalaha weydiya ayaga xata waxa la raba inay suaashii khaldan ay gudbinin
Xaqiiqatan ilaah baa ii markhaati ah in badan wan kagugubte qisadaan haday donto run ha ahaato lkn jirkayga iyo qalbigeygaba wa dhibte wanan ka gugubte runti Muqiirada ibnu shucb radiyahu canhu intas unbu qalbigeyga deqdo
sababta uu Cumar r.a uu Allahu akbar u dhahay ma aadan fahmin saan arko, shekhu marna eed ma alahan sxb, arin sharci na marki laga hadlaayo cayb wax la dhaho majiraan.
Bilaahi calyk wixii aan sherecada ku banaanayn iska daa waa lagu fitnoobayaaye Waayo qisadani ma noqonkarto xujo iyo umada loosheegotoona Tan iyo tii ilmaha labada aabo leh ka saar meesha waxbay kuu dhimayaane waayo aayafna maaha xadiirhna maaha
@@kafiwarfa 1. Cumar Bin Khattab ma wuxuu diidanaa in xadka lagu fuliyo sxbkiis, sidaasuu hadalka markhaatiga afaraad ugu goday? 2. Markuu kii afraad qeexay wuxuu arkay, ma YOGA ayey ciyaarayeen? ileen bog bog saaran, neef tuur iyo daba dhaqdhaqaaqaysa ayuu sheegaye. 3. Meesha danbe ee uu Cali leeyahay Rajmi sxbkaa wey soo buuxsamaysaa markhaati furkiiye. hadii qof uu laba jeer ku celceliyo wuxuu arkay, diintu ma waxay qabtaa in labo loo xisaabiyo? Shiikha wuxuu sheegay in Mughiirah lagu been abuurtay oo sidaas uu bari kaga yahay ficilkaa Zinada ah, isla markaasna waxa uu u eegyahay mid ku waafaqsan abuubakar mawqifka uu istaagay. meesha mid baa zaani ah ama mid baa been law ah. 4. sidee bay labaduba halmar, midna bari uga yahay zinada midna run usheegayaa? waali cad weeye qisadaan. umana maleeyo inay diinteena suuban asal iyo raad toona ku leedahay.
@@boono2912 afarta wn kaga jwbi khayr allaha kusiiyo adna afar ban daba dhigiye iiga jwb 1. cumar baa xad diidanaaa marnaba kuma imaanin qisada waa fahamka adi kuu gaarka ah. saxaabi asxaabta rasuulka katirsan adigu mala jeclaan lahay inay zino kucadaato yaqiin si ah oo larajmiyo mse in ay kucadaa waydaa jclan lahayd ??? 2.maya YOGA macayaareynin wx ayay sameynayeen. wxn kuwaydiiyay zino maxaa ladhahaaa iisheeg bal fiqiga islaam uu uyaqaan iigu sheeg ma bog bog saaran mase neef tuur mse ? 3. labo mar hadii ruuxa laxado "oo lagaraaco " waxay kadhigan thy labo marqaati lkn labo mar hadow marqaati furo inay halmar kabadanee adi umbaaa ufahmee inte kakentey ma ogid miyaa in ruuxa muslimkaa aanan lagu xukumi karin malo oo larabo marka xad laridaa laba midood iisheeg labadaaas hadad kala taqaan ??? 4. wuxuu mid bari uga yahay waa xukumka aduunka oo anaka diintu wxy nosheegte inan bayina بينة شرعية " xukum kugaarno ruxii lagu wayana agteena wa kabari ruxi lagu helana wa kadambiile midka kalena wuxuu run ushegaaa waaa wx asaga aw ogyhy oo asagu gartay anakuna aanan garan wali asaga agtiisey run katahy ee wxn kuwaydiiyay sharciga ilaahey meeshuu kuuxariiqo maa kuqanacdaa mase maskaxdada meeshey kuu xariiqdaaa dariiq kuu ah meeshii ay diidana waad diidaaa ??? afarta iga jwb kuwaga wxii ishkaal kaa galane soo celi
@@boono2912 qof muslim ah in zino lagu tuhmo oo sidaas lagu xado waxey u baahan tahay cadeyn dhameystiran kow waa in lahelaa afar marqaati labo wa in ay ka marqaati kacaan in ay arkayn labada qof oo toos iskaga ziineysano laakiin hadii ay tataabasho iyo isku raaxeyso ay tahay oo aysan arag labada xubin isku jira lama aqbalaayo marqaatigooda
ninba sineystay xiligi nabiga zxpkii ayu latashhaday wuxu yiri kadib ma nabigan utaga haleyrajmwaiye mise wan tawbakena bas abiga utagbu yiri marki larajmiyay ayu nabigu zxpkii taliyay ku dhahay war tawbaken maxad udhahiweysay ilahey ceb wa asturahe
Bag bag saaran baan arkay iyo lugaheeda garbehiisa saarnaa see isku qawataa soonaaliyeey Asxabta RASUULKA SCW uma quureen damiirkeyga diineed na ima siiyeen inaan ku sheego wxno kle كانو ابر هذه الأمة واعمقها إيمانا رضي الله عنهم اجمعين
مغيرة بن شعبة ابوبكر نفيع بن حارث شبل بن معبد زياد بن ابيه نافع بن حارث ام جميل عمر بن الخطاب علي بن ابي طالب waaa magacyo muqaal yar lagu dhex sheegi wahsida iska dhaaf rag iska dhig magacyaha wad qaban karta oo xifdi kartaaye is nooleey
1. Cumar Bin Khattab ma wuxuu diidanaa in xadka lagu fuliyo sxbkiis, sidaasuu hadalka markhaatiga afaraad ugu goday? 2. Markuu kii afraad qeexay wuxuu arkay, ma YOGA ayey ciyaarayeen? ileen bog bog saaran, neef tuur iyo daba dhaqdhaqaaqaysa ayuu sheegaye. 3. Meesha danbe ee uu Cali leeyahay Rajmi sxbkaa wey soo buuxsamaysaa markhaati furkiiye. hadii qof uu laba jeer ku celceliyo wuxuu arkay, diintu ma waxay qabtaa in labo loo xisaabiyo? Shiikha wuxuu sheegay in Mughiirah lagu been abuurtay oo sidaas uu bari kaga yahay ficilkaa Zinada ah, isla markaasna waxa uu u eegyahay mid ku waafaqsan abuubakar mawqifka uu istaagay. meesha mid baa zaani ah ama mid baa been law ah. 4. sidee bay labaduba halmar, midna bari uga yahay zinada midna run usheegayaa? Diinteenu xaashaa inay ka hortimaado caqliga iyo mandiqa Eebe nasiiyey oo wax doqonnimo iska cad ah xukun ka yeesho. hala iska hubiyo waxyaalaha qaarkood ee kutiri kuteenta ah marka diinta lagu lifaaqo. maxaa yeelay khatartooda ayey leeyihiin. waxana ay Muslimka ka dhigayaan qof aan fekerin oo sidii xayawaankii meeshii loo jeediyo aada , waana sababta aan u arkayno kuwo badan oo magaca diinta aawadii u dilaya dadka Ilaahay, ficil argagaxisonimana u gaysanaya. Allana nagama doonayo inaan sidaas ahaano. sababta uu caqliga noogu sameeyey baa ah inaan adeegsanno. wax su'aalno. oo aan fekerno.
@Boono afarta wn kaga jwbi khayr allaha kusiiyo adna afar ban daba dhigiye iiga jwb 1. cumar baa xad diidanaaa marnaba kuma imaanin qisada waa fahamka adi kuu gaarka ah. saxaabi asxaabta rasuulka katirsan adigu mala jeclaan lahay inay zino kucadaato yaqiin si ah oo larajmiyo mse in ay kucadaa waydaa jclan lahayd ??? 2.maya YOGA macayaareynin wx ayay sameynayeen. wxn kuwaydiiyay zino maxaa ladhahaaa iisheeg bal fiqiga islaam uu uyaqaan iigu sheeg ma bog bog saaran mase neef tuur mse ? 3. labo mar hadii ruuxa laxado "oo lagaraaco " waxay kadhigan thy labo marqaati lkn labo mar hadow marqaati furo inay halmar kabadanee adi umbaaa ufahmee inte kakentey ma ogid miyaa in ruuxa muslimkaa aanan lagu xukumi karin malo oo larabo marka xad laridaa laba midood iisheeg labadaaas hadad kala taqaan ??? 4. wuxuu mid bari uga yahay waa xukumka aduunka oo anaka diintu wxy nosheegte inan bayina بينة شرعية " xukum kugaarno ruxii lagu wayana agteena wa kabari ruxi lagu helana wa kadambiile midka kalena wuxuu run ushegaaa waaa wx asaga aw ogyhy oo asagu gartay anakuna aanan garan wali asaga agtiisey run katahy ee wxn kuwaydiiyay sharciga ilaahey meeshuu kuuxariiqo maa kuqanacdaa mase maskaxdada meeshey kuu xariiqdaaa dariiq kuu ah meeshii ay diidana waad diidaaa ??? afarta iga jwb kuwaga wxii ishkaal kaa galane soo celi
Sheikh anii ma fahmin Abu bakar oo nolo cumar Maa uu noqon amirul Muslimen. Nabi mxmd. Kadib waax amiir noqdy Abu bakar cumar waax uu aha qofka sddex oo amiir noqda
Sheikh anii ma fahmin Abu bakar oo nolo cumar Maa uu noqon amirul Muslimen. Nabi mxmd. Kadib waax amiir noqdy Abu bakar cumar waax uu aha qofka sddex oo amiir noqda
A.s.c sheekh xasan xuseen adan abuu salmaan xafida hulaah dhamaan culimadeena ahlu towxiid
ماشاء الله ربنا يبارالله شيخ حسان الله يحفظك
Walaal waxaan ahay walalkiin oo ku jira xabsi muddo aad u dheer
Wall iisoo duceeya
Waxaa idinku jira dad badan oo wanaagsan ee wall ii ducee
Allah hakasiidayo wall cadayga wall
Allah Hanonaxaristo
ALLE HAKAASOO DAAYO XABSIGA
Allaha kaasoo daayo walal
Ilahay haku wafajiyo qayrka
حسان شكرلك
Allaah haku barakeeyo Shiikh
ماشآء الله حفظك الله ياشيخي اباسلمان
mnsha a llh shekh alla haku ciseyo
q
l
were1
Aamiin
@@kafiwarfa Aamiin
Qiso cajiiba shekhuna inkasto aney Qiso fcn aheyn hadaana waa sheekho lagu tuusale qato alleh Bana inaga oog iney sida hawshu u dhacday jassakllah
جزاك كﻻ ا لله
Manshallh manshallh
Asc
Alaha kusodayo wlll فك الله اسره
Waa qiso cajiiba
فقال زياد : " رأيت نفساً تعلو ، أو استاً تنبو ، ورأيت رجليها على عنقه كأنهما أذنا حمار
Masha allah shaikh xassaan xusseen aadam abu salmaan xafidahulah
Qiso cajiib ah
In aad soo arooriso qisadan baahida loo qaba waa maxay aan shubho ahayn. Waxaad u eekaysiisay in cumar garaacay rag iyaba asxaaba oo bilaa dambiya. dambiilahana uu tab iyo xeelad kula baxsaday. Dhaqanka noocaasa Cumar radiyalahu canhu nagama soo gaadhin sheekhaw.
M.a
Abu baker iyo cali binu abidalib miya la qaracay Subxanalah ma maqal 😢
Qof wareersan batahay ee markale dhageyso 😅
Masha allah
Xaqiiqatan qisadan aad iyo aad ayan oga xumaade in saxaabi kheeyr laga soo wariyo ayey eheed lkn in waxan okale lagasoo wariye ma eheen xata haday dhacde soo in laga aamuso ma eheen wayo wax faaiido ah oo ay umada uleedahay malaha wayo aayadna ma aha xadisna ma aha
Tedakale culumadii oodhan wey ka amusen maxa sheikh xassan ku dhacay asaga mu ka amuso
Saxaaabada sharafta leh waxas okale lagama soo wariye bilaahi calayk
Xata haday ka dhacde waayo binaadam ayey ahaayeen lkn wanaagooda un baa in la shego ah xumantoda maya.
Kamasax iyo katirtir mesha mataalo
Qisadana wa been manan oran
Lkn waxa quraxsan asxabta in maxaasintooda un lasoguriyo
Oo akhda'doda laga gaabsado wayo maalmahan dambe waxa bate warxuma tashiilka waxa joga teamkii cali rage iyo junud iblis oodhan qisas nocan okale ayey kafaideysanayan si ay culimada udacayadeyan
Bal isla qisadan youtubka karaadi waxa laso galiye iyadoo cinwan xun lasaare
Sheikha oo dhinac kagasawiran iyo nin iyo nag oo kartun ah oo isu galmoonaya
Markasay komentiga kuqoren galmada muslimita aya laga so gare
Sxb kafi inan wax wanajiyo unban raba lkn qalad ha ii arkin
@@kafiwarfa culimadeni hore waxay dhihi dagaalkii sifin iyo jabal in lagashekeyo mafcn ma banaano may dhihin jirin lkn waxay dhihi jiren kagaabsada un
Sxb kafi suaalaha culimada la weydinaya badankod dad dana kale leh aya kadambeyo sida nin jini ah aya iitaga iyo ninkay gadaa ayu l iga galmode kadibka uur ayan qade iyo ninkay uma dhuuqi kara waxaso dhan dad baa kadambeya oo isqarinayo kadibna intay cinwanka badalan hadhow soo galinayo ayagoo dacaayad kawada culima
Tedakale dhalinta shuyuukhda suaalaha weydiya ayaga xata waxa la raba inay suaashii khaldan ay gudbinin
Qisadan waa been waxayna kutahay saxaabadii oo cumar koowkayahay baa cadaalad daro iyo xuman lagu jaa ifaynayaa wixii soo wariyay waxay khilaafsanyihiin ijmaaca umadda muslimiinta oo ah in dhamaan sxbada caadiliinyihiin ilaahayna marqaati ooga noqday taasaana qaadanaynaa wlhi inaysan sxbada kasuurtoobeynin لولا اذسمعتموه قلتم مايكون لنا ان نتكام بهذاسبحانك هذابهتان عظيم
Xaqiiqatan ilaah baa ii markhaati ah in badan wan kagugubte qisadaan haday donto run ha ahaato lkn jirkayga iyo qalbigeygaba wa dhibte wanan ka gugubte runti
Muqiirada ibnu shucb radiyahu canhu intas unbu qalbigeyga deqdo
sababta uu Cumar r.a uu Allahu akbar u dhahay ma aadan fahmin saan arko,
shekhu marna eed ma alahan sxb,
arin sharci na marki laga hadlaayo cayb wax la dhaho majiraan.
sheekha kheyr Alle ha siiya walala yaal subscribe i saara ilaah dartiis channelkeyga waxaan kheyr aheen masoo dhiga marka halaigu caawiya intaas
Xasan abadir indheer garad sharaf leh baad tahay waana kuugu raacsanahay hadalkaaga maxaa keenay saxaabi in faaxishadaas lagu sheego weligeyna cid aan xasaan aheyn kama maqlin walciyaadu billaah
Walal wa qiso xaqiqa hadad karadiso kutubta tafsirka ayadaha suratu nur ee qdafka wd kahelaysa
Shiiq maalahan adigo dambi galin xitaa waa lagu cunaa😂😂
Subscribe ii Sara walayal , mahadsanidiin
Bilaahi calyk wixii aan sherecada ku banaanayn iska daa waa lagu fitnoobayaaye
Waayo qisadani ma noqonkarto xujo iyo umada loosheegotoona
Tan iyo tii ilmaha labada aabo leh ka saar meesha waxbay kuu dhimayaane waayo aayafna maaha xadiirhna maaha
@@kafiwarfa
1. Cumar Bin Khattab ma wuxuu diidanaa in xadka lagu fuliyo sxbkiis, sidaasuu hadalka markhaatiga afaraad ugu goday?
2. Markuu kii afraad qeexay wuxuu arkay, ma YOGA ayey ciyaarayeen? ileen bog bog saaran, neef tuur iyo daba dhaqdhaqaaqaysa ayuu sheegaye.
3. Meesha danbe ee uu Cali leeyahay Rajmi sxbkaa wey soo buuxsamaysaa markhaati furkiiye. hadii qof uu laba jeer ku celceliyo wuxuu arkay, diintu ma waxay qabtaa in labo loo xisaabiyo?
Shiikha wuxuu sheegay in Mughiirah lagu been abuurtay oo sidaas uu bari kaga yahay ficilkaa Zinada ah, isla markaasna waxa uu u eegyahay mid ku waafaqsan abuubakar mawqifka uu istaagay. meesha mid baa zaani ah ama mid baa been law ah.
4. sidee bay labaduba halmar, midna bari uga yahay zinada midna run usheegayaa?
waali cad weeye qisadaan. umana maleeyo inay diinteena suuban asal iyo raad toona ku leedahay.
@@kafiwarfa
su'aalaha weli kamaadan jawaabin!
Qofka jaahilka ahi wuu caytamaa qofka aqoonta ligina sida aqoonyahanka ayuu u hadlaa markaa waabad xanaaq santihinee horta is dajiya
Waxan ujedaa qofka jaahilka ahi wuu ku fitnoobayaa ayaan ujeedaa wayna tahay
@@boono2912 afarta wn kaga jwbi khayr allaha kusiiyo adna afar ban daba dhigiye iiga jwb
1. cumar baa xad diidanaaa marnaba kuma imaanin qisada waa fahamka adi kuu gaarka ah.
saxaabi asxaabta rasuulka katirsan adigu mala jeclaan lahay inay zino kucadaato yaqiin si ah oo larajmiyo mse in ay kucadaa waydaa jclan lahayd ???
2.maya YOGA macayaareynin wx ayay sameynayeen.
wxn kuwaydiiyay zino maxaa ladhahaaa iisheeg bal fiqiga islaam uu uyaqaan iigu sheeg ma bog bog saaran mase neef tuur mse ?
3. labo mar hadii ruuxa laxado "oo lagaraaco " waxay kadhigan thy labo marqaati lkn labo mar hadow marqaati furo inay halmar kabadanee adi umbaaa ufahmee inte kakentey
ma ogid miyaa in ruuxa muslimkaa aanan lagu xukumi karin malo oo larabo marka xad laridaa laba midood iisheeg labadaaas hadad kala taqaan ???
4. wuxuu mid bari uga yahay waa xukumka aduunka oo anaka diintu wxy nosheegte inan bayina بينة شرعية " xukum kugaarno ruxii lagu wayana agteena wa kabari ruxi lagu helana wa kadambiile
midka kalena wuxuu run ushegaaa waaa wx asaga aw ogyhy oo asagu gartay anakuna aanan garan wali asaga agtiisey run katahy
ee wxn kuwaydiiyay sharciga ilaahey meeshuu kuuxariiqo maa kuqanacdaa mase maskaxdada meeshey kuu xariiqdaaa dariiq kuu ah meeshii ay diidana waad diidaaa ???
afarta iga jwb kuwaga wxii ishkaal kaa galane soo celi
@@boono2912 qof muslim ah in zino lagu tuhmo oo sidaas lagu xado waxey u baahan tahay cadeyn dhameystiran kow waa in lahelaa afar marqaati labo wa in ay ka marqaati kacaan in ay arkayn labada qof oo toos iskaga ziineysano laakiin hadii ay tataabasho iyo isku raaxeyso ay tahay oo aysan arag labada xubin isku jira lama aqbalaayo marqaatigooda
ماشاء لله تبارك الله
ninba sineystay xiligi nabiga zxpkii ayu latashhaday wuxu yiri kadib ma nabigan utaga haleyrajmwaiye mise wan tawbakena bas abiga utagbu yiri marki larajmiyay ayu nabigu zxpkii taliyay ku dhahay war tawbaken maxad udhahiweysay ilahey ceb wa asturahe
abdi aziz xirsi waxan kuqoslay bogbog saran wan arkayay daba dhaqdha qaaqeysayna wan arkayay inta wax kadan beyay war umahayo
raxmo ruun, maxaaba haray...arinta waa isku dhamaatay
sheikh musdafa
Bag bag saaran baan arkay iyo lugaheeda garbehiisa saarnaa see isku qawataa soonaaliyeey
Asxabta RASUULKA SCW uma quureen damiirkeyga diineed na ima siiyeen inaan ku sheego wxno kle
كانو ابر هذه الأمة واعمقها إيمانا رضي الله عنهم اجمعين
Waxaan layaabay
Cadaalada noocas ah waa maxey markaas beey ku leeyhin dadka hore wanaagsana bal eega
Cadaalad majirtee cadaalad daruu ina barayaa
Markhaatigii madhamaysturmin khilaafkuna marwalba umadda nabi maxamed waa la arkijiray ee adigu caquidadaada ubaq wll
Subscribe igu qabta somaaliyee
ITOOBIYA WIXII LOO BIXIYEY WAA BURBURTAY EE OGAADEENOOW IDINKA DHEXDIINA MA HESHIISEEN?
Subscribe igu qabo
Yaa iga caawin karo qoraal ahaan lixda ruux ee qissada ka hadashay sida ninka iyo naagta la tuhmay iyo afarta marqaati magacyadooda
مغيرة بن شعبة
ابوبكر نفيع بن حارث
شبل بن معبد
زياد بن ابيه
نافع بن حارث
ام جميل
عمر بن الخطاب
علي بن ابي طالب
waaa magacyo muqaal yar lagu dhex sheegi wahsida iska dhaaf rag iska dhig magacyaha wad qaban karta oo xifdi kartaaye is nooleey
@@acazaam
War nacas baad tahay reer baadiya ah ninku haduu rabo waxbuu baarayaa ama iska hubsanayaa hadii aad wax u sheegeyso maxaad isla waalin caaqyahow baro sida dadka loola hadlo reer baadiya waaxid gooraad u sheegtey baad ceytami
@@ismailzanwayne3290 caaay iyo amaaan kalama taqaanide iska shib dhahdo kuufiicnaaa lahaydaa
@@acazaam
Horta baro sida loo qoro af soomaaliga baajuun yahay ma waxaad tahay dadka kenyaanka ah oo bartey luqada
Doqon aan dameer wax dhaamin baad tahay
Waligey ma arag sac sac adoo kala ah misana isla fiican
@@ismailzanwayne3290 naaac udhimo cudurka kuhaayo hadaa doonto kkk موتو بغيظكم ilma cali carab wayne ilmo kishki inay iicaroodan sharaf ahaa.
aadaabta hoyaadaaa kuma soo barin
Hada halkaa waxaa ka cad in cumar ka eexday oo masuulkiisii la saftay
Maya wll cumar marna maexanin ee sharciga wuxu yhy in marqatiga uu arko labada farji oo isku jiro ee amirka haugafin
Waxa hubaal ah cumar inu Janno galay e is ilaali sxb
Xayawaan ayaa tahay Ee saxaabada afka kala bax
1. Cumar Bin Khattab ma wuxuu diidanaa in xadka lagu fuliyo sxbkiis, sidaasuu hadalka markhaatiga afaraad ugu goday?
2. Markuu kii afraad qeexay wuxuu arkay, ma YOGA ayey ciyaarayeen? ileen bog bog saaran, neef tuur iyo daba dhaqdhaqaaqaysa ayuu sheegaye.
3. Meesha danbe ee uu Cali leeyahay Rajmi sxbkaa wey soo buuxsamaysaa markhaati furkiiye. hadii qof uu laba jeer ku celceliyo wuxuu arkay, diintu ma waxay qabtaa in labo loo xisaabiyo?
Shiikha wuxuu sheegay in Mughiirah lagu been abuurtay oo sidaas uu bari kaga yahay ficilkaa Zinada ah, isla markaasna waxa uu u eegyahay mid ku waafaqsan abuubakar mawqifka uu istaagay. meesha mid baa zaani ah ama mid baa been law ah.
4. sidee bay labaduba halmar, midna bari uga yahay zinada midna run usheegayaa?
Diinteenu xaashaa inay ka hortimaado caqliga iyo mandiqa Eebe nasiiyey oo wax doqonnimo iska cad ah xukun ka yeesho.
hala iska hubiyo waxyaalaha qaarkood ee kutiri kuteenta ah marka diinta lagu lifaaqo. maxaa yeelay khatartooda ayey leeyihiin. waxana ay Muslimka ka dhigayaan qof aan fekerin oo sidii xayawaankii meeshii loo jeediyo aada , waana sababta aan u arkayno kuwo badan oo magaca diinta aawadii u dilaya dadka Ilaahay, ficil argagaxisonimana u gaysanaya. Allana nagama doonayo inaan sidaas ahaano. sababta uu caqliga noogu sameeyey baa ah inaan adeegsanno. wax su'aalno. oo aan fekerno.
Marka adigu ma waxad ka caqli badantahay Cumar & Cali ridwanullahi calayhim?
mise sheekh Xassaan baad cilmi ku gaadha?
@Boono afarta wn kaga jwbi khayr allaha kusiiyo adna afar ban daba dhigiye iiga jwb
1. cumar baa xad diidanaaa marnaba kuma imaanin qisada waa fahamka adi kuu gaarka ah.
saxaabi asxaabta rasuulka katirsan adigu mala jeclaan lahay inay zino kucadaato yaqiin si ah oo larajmiyo mse in ay kucadaa waydaa jclan lahayd ???
2.maya YOGA macayaareynin wx ayay sameynayeen.
wxn kuwaydiiyay zino maxaa ladhahaaa iisheeg bal fiqiga islaam uu uyaqaan iigu sheeg ma bog bog saaran mase neef tuur mse ?
3. labo mar hadii ruuxa laxado "oo lagaraaco " waxay kadhigan thy labo marqaati lkn labo mar hadow marqaati furo inay halmar kabadanee adi umbaaa ufahmee inte kakentey
ma ogid miyaa in ruuxa muslimkaa aanan lagu xukumi karin malo oo larabo marka xad laridaa laba midood iisheeg labadaaas hadad kala taqaan ???
4. wuxuu mid bari uga yahay waa xukumka aduunka oo anaka diintu wxy nosheegte inan bayina بينة شرعية " xukum kugaarno ruxii lagu wayana agteena wa kabari ruxi lagu helana wa kadambiile
midka kalena wuxuu run ushegaaa waaa wx asaga aw ogyhy oo asagu gartay anakuna aanan garan wali asaga agtiisey run katahy
ee wxn kuwaydiiyay sharciga ilaahey meeshuu kuuxariiqo maa kuqanacdaa mase maskaxdada meeshey kuu xariiqdaaa dariiq kuu ah meeshii ay diidana waad diidaaa ???
afarta iga jwb kuwaga wxii ishkaal kaa galane soo celi
suaaal kale aan raacsado somalidu wxy tiraahdaa maan rageed waa miciyo afkii oo loga jeedo raggu kala maskax duwane adigu mawaxa aminsan thy dadka dhan inad isku maskax tihiin
Nacas yohow asxaapta faraha kala bax xoooloyohow waxay arkeen inay xaaskiisii tahay mise mid kale baa la isku haysaa arintaa caadi ubaar luqada carabiga haddaysan kugu adkeen
Eng Zaki
Caydaada iyo asxaabta inaad jumlad wada gelisid baa sharafdhac ugu filan asxaabta.
Ee hooyadaa iyo aabahaa ibara dheh akhlaaqda iyo sida dadka loola dhaqmo!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkk Maxaa ku qoslaysaa wll
Kkkkk
Very funny
Kaan waa yahuud yahuud ayana soo dirta.
Subxanalah
Wll qisadan waa qiso jirta
Ilaahaykacabsoo iska aamus waxaad kuhadlaso ufiirso
Wax xun o sheika kahadlay waamaxay? Qisa dhacday o dhab ah ayu kahadlay
Diinta baro marka hore
نت
See usu qabataa in boga boga isu saaran yihiin iyo lugaha garbaha saaran sida dameer dhagahiisa isma qabato
shuruudaha markhaatiga islaamka ma taqaan horta intaadan wax diidin sxp
Sheikh anii ma fahmin Abu bakar oo nolo cumar Maa uu noqon amirul Muslimen. Nabi mxmd. Kadib waax amiir noqdy Abu bakar cumar waax uu aha qofka sddex oo amiir noqda
kaad moodo ma ahn Alle qayr haku siiyee
abuubakar laga hadlaayo ma'ahan abuubakar al sidiiq ee waa abuubakar kle oo noolaa xiligii cumar amiirka uu ahaa
abu bakrah ayuu dhahay abubakrah ma aha shukran.
Anii Abu bakar AL sadiiq mhn miyaa. Shikhaan runta wngsan ee sii wngsan wx umso jediyo
Abdi Moha
Qaliifka Abubakar as Sidiiq ma ahan wa midkale
Beenl
Illahou ninkani been diinta u ku shegaya In salada lagu dabada tukado waan waa xaan
Haddiba asxaabadi lags been abuurtay diinta cadaladi diinta sheegtay ninki rumeysan to scan Allah kama aqbalayo dadbadan buu fidnerysy
Adigoon dambi gelin baaa thaalimiinta ku dili
Sheikh anii ma fahmin Abu bakar oo nolo cumar Maa uu noqon amirul Muslimen. Nabi mxmd. Kadib waax amiir noqdy Abu bakar cumar waax uu aha qofka sddex oo amiir noqda
kaad mooodo ma ahn.
Abubakar Nufuuc ibnu xarith. Abubakar Al-sadiiq ma aha
Abu bakarah Abu bakar ma aha wll
Abakar saadiiq maha sheikh