War deg dega R. wasaraha Itobiya oo Warkii ugu Wayna shaaciyay!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 50

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km Месяц назад +7

    Itoobiya wey Ku deysan tolow soomaaliland yaa aqoonsan doona iyagaa markii horeba xunbo cugsadaye!
    Gaal god iigu jiree garweynta ii keena!
    War caamamka qaxootiga ii diyaariya!

  • @user-ki4yq7bd4n
    @user-ki4yq7bd4n Месяц назад +2

    Mushaarka la kordhinayo waa shaqaalaha hoose kaliya

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Месяц назад +3

    ETHIOPIA WEY KALA TAGTAY DIB DAMBE USOO NOQON MEYSO OGAADA. ITHOPIA WAX LA Y7RAAHDO MA JIRTO

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k Месяц назад +3

    Guul soomaliyo oodhan ilaarascaser iyolaskabooni dalka iyo dibada soomaliya hamidowdo

  • @libanwerahkarie6758
    @libanwerahkarie6758 Месяц назад +1

    Intan maqlayay abii ahmed caawa ayuu uugu talo fiicanyahay waan soo dhaweeynaya arinka dds faaido badan ayaa uugu jirta waa hadii ay u diyaargarob ogaadan in ay yhiin kuwa oogu badan ee wax dhoofiya soda xoolah nool fooxa waxaan soo gala lacagta oogu badan ee dollars ah

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Месяц назад

    Abiya Ahmed waa uu khamaaray waxaanu ciyaarayaa turub si dalkiisa uu u helo ama ay usoo gasho lacagta adag ee (hard carancy)Ethiopia waxaa ka dhacay lacag la'aan lacagta dollarka
    Sharikadaha sarifka ee waa wayn waxaa lagu xidhay shuruud taas oo ah in ay keenaan 30M

  • @farahahmed9555
    @farahahmed9555 Месяц назад +3

    Mushkulada Somalia haysataa dhibaato waa yo uma diyaarsana dhibta itoobiya la soo socota

  • @MixyadinAbdi-gx6bh
    @MixyadinAbdi-gx6bh Месяц назад

    Shiftay waa shiftay shekadiisunà waa shifto uun

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Месяц назад

    Waxba maad baran wariyana waad iska dhigeysaa waar ummada ka xishoo.

  • @cabdisalanahmadabdi2427
    @cabdisalanahmadabdi2427 Месяц назад

    Wadhlo😊

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Месяц назад

    Abiye whay hi down istop brabalamis atagis eritariye sodan somali and givis armis taroris

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 Месяц назад +3

    JAAMACOOW ABIYA MUXUU YAHAY CULEYSKA UU KUGU HAAYO WAR LAFAHIISA IYO WADANKIISA MEEL HA KU JIHEEYA COLAAD AMA NABAD

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Месяц назад

    Itoobiyaanka wuxuu ku iimaan beelay inuu dhulka soomaalida cuno

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Месяц назад

    Walee world bank iyo IMF meeleey soo galaan caano laga dhamin

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 Месяц назад

    Somaliland is not easy we changed Ethiopian economic system. Next step will be the recognition of somaliland we are being backed by united Emirates and all western countries. Ogaden waxaanu lee nahay walalyaal gaastiina berbera ayaanu idiinka dhuufinaynaa don’t worry anagaa awalba taarikhihii hore xoolihiina idiinku doorin jiray badeecado kala duwan sidii hore ayaan arin kusoo celinaynaaye. Hana xanaaqina we love you my families.

    • @deeqasiciid7464
      @deeqasiciid7464 Месяц назад

      Markad thy maangab waa noocas bal aqoonsiga aad sheegeyso inu dhaco wan sugeyna teda kle dhulkan ciise iyo samaroon ayaa dagan xaq anu leh berbera cidi muuse kuma haysato

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Месяц назад +4

    Somaliyey ha ku ordinina oo hamaalgalina cadowga dalkina galiya lacagtina sidii Kenya oo kale maalgaliya dalkii hadii la idinka dhacdo waad u dacwoon karta

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Месяц назад +1

    WALLEE WUU WAALAY

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Месяц назад

    DEE MAASHA ALLAH JAAMAC CAGDHEER OOW JAMHUURIYADDA SOMALILAND WAA U FAA'IIDO 😂😂😂😂

    • @ceelocadhays5593
      @ceelocadhays5593 Месяц назад +2

      Itoobiyaan gàajoonayi inuu adi xoolahaaga cuno mooyee muxuu kuu faaiideyn 😂😂😂 aqli

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 Месяц назад

    Doqonkii indha yibirta lahaa

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Месяц назад

    Mash alhh hadunbay Ethiopia nolasha fahanty

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Месяц назад

    Hadubay Ethiopia nolasha fahanty walhi

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Месяц назад

    waxaas oodhan waxaa larabaa in itopia ay dhacdo ooay qaadato deegaanka somalida,iyo badroolkiisa laqato

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад

    Itoobiya majiro wax dhaqaale u kordhayaa wax kasta oo uu sameeyo waayo wadankii gacantiisa kumajiro meela maxukumo

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Месяц назад

    WADAN SIYASAD AHAN UBURBURSAN DHAQAALE LAFUR FURO KUMA DEGAAYO. ETHIOPIA IS ON A FREE FALL. WAY KALA DAADANEYSA.

  • @AmalAbdi-z3d
    @AmalAbdi-z3d Месяц назад

    Walaahi ninkan Ethiopia waawaalay

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Месяц назад

    300,000,000,000.000

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 Месяц назад

    Ethiopia hadeey kala tagto Somaligabeed maxaa u xal eh ileen diyaar uma ahan ONLF ne hubkii waa iska dhigtaye

  • @Hamdamahamed-f8x
    @Hamdamahamed-f8x Месяц назад

    Adis Ababa jaajo RAAF waa kuqabaan

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v Месяц назад +2

    Lacagta deenta IMF ayuu doonayaa Eriteria ayaa iyada ka hor ku dhawaaqday suuqa xor ah

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Месяц назад

    Dhiigshiilyada finance meesha mala saarey?

  • @gare12
    @gare12 Месяц назад

    abiy waa nin waalan dal dumay ayuu weli dadkii dhahi beerihiina fasha.......lacag maba hayo

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Месяц назад

    Dalkan itoobiya imaaraadkaa waalaya isagoo doonaya in uu ka aargoosto jabuti iyo somaliya,SL iyo itoobiyana waa u isticmaalaysaa.marka dambena iyaday duminaysaa

  • @bossman1024
    @bossman1024 Месяц назад

    Ceelashii shidalka aya laraba in laga kabo lacagi majirte tasa lagu kabaya

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Месяц назад

    Waxasi jahimo ayu aha

  • @Hamdamahamed-f8x
    @Hamdamahamed-f8x Месяц назад

    Asc

  • @teatime6853
    @teatime6853 Месяц назад

    Abey hub buusoodajistey lacag deena wuu doontey wuxu sowado iyo wabiga keeweyn wa nin fudud 🙈👀

  • @daafeedsochannel515
    @daafeedsochannel515 Месяц назад

    Kkkk horta gobayadii suuqyada itoobiya ee maalinba magaalo wax iibsanjirtay soo kama baxayno

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Месяц назад

    JAAMAC AFDHEER ADOON AXMAARO WA RUN WA KA GUDBAY SOMALI MARYOOLEY WAX LAGA FAIDABA MAHAYAAM KKKKK NOOCA XIQDIGU KA BUUXO EN XORTA AHAYN BAA BEENAHA QUUUTA

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 Месяц назад

    Abiye Axmed Madaxwaynaha soo socda ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f Месяц назад +2

      Saaxir saaxir inaa sixirun saaxiriin yaahuudaa isku fir oo futadaada qaniin yaa oromo tuugasato👉🏾🌮☕️

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Месяц назад

    Jamacow waad danbaysa ma.ogid miyaa inla siyay 300.000.000 dollars

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv Месяц назад +1

      My friend that is very small for a country that is over 100 million in population, is not even enough for a country like Djibouti let alone Ethiopia so my friend like it or not Ethiopia is done

    • @KaafihassanHussen
      @KaafihassanHussen Месяц назад

      @@user-ln7dh7sk7s yaa siyay

    • @AhmedAlijana
      @AhmedAlijana Месяц назад +3

      Sheekadii isaaqa