Subxanallah Gabar Facebook,ga Nin Jinii ah oo Jooga jabuuti ku shukaansaday kadibna is arkeen oo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • Acuudu Billah Gabar Facebook,ga Nin Jinii ah oo Jooga jabuuti ku shukaansaday kadibna is arkeen oo.

Комментарии • 416

  • @bushracali6827
    @bushracali6827 7 лет назад +9

    Waalahi waaa yaab oo jinku fave book ma isticmaala ala hoognay

  • @aawmoh1499
    @aawmoh1499 7 лет назад +4

    1- amuu ka shekaynaya jinigi yahay😲
    2-jinigu romantic Ayuu ahaa 😍
    3-dadka Facebook laga barto balayo kasta wad ku arkaysa marka be careful

  • @haalimohrito5102
    @haalimohrito5102 6 лет назад +5

    Subxannallah waa cajiib Wlhi 😢😢😢

  • @zihaamqueen3695
    @zihaamqueen3695 6 лет назад +7

    Acuudu bilaahai ilahy ha nbadin jin iyoh jinibah Amiin
    😆

  • @aqiilicarab3338
    @aqiilicarab3338 7 лет назад +4

    Qiso Cajiiib ah

  • @zakiabdi4270
    @zakiabdi4270 7 лет назад +8

    magacyada ay shaydaanku kuzoo galaan izheeg bal aan codsodee alhamdulillah astaqfurullah

  • @aneeyanur1764
    @aneeyanur1764 7 лет назад +8

    subaxan allah wllkey qebat 2 nosoday bilis thank you

  • @zahramohamed3848
    @zahramohamed3848 6 лет назад +4

    Rabiyasir😲😲😲😲facebook accountigayga delete dhahaaa😥😥😥😥

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 7 лет назад +18

    Cajiib gaalada unbaan ku ogayn fantasiga hada ma soomaaidii ayaa baratay war sheekadan aad alifayso sow ma ogid in ay dambi tahay walaal subxaanallah way macaantahay laakiinse marunbaa waa wax dhicikara laakiin tan waa alifaad sababtooytahay waxaad tiri gabadha waxaa ladhahaa asma hadana waaxaad tiri idman marka tan waa sheeko
    Khiyaali ah gabdhaha yaryar iyo wiilasha maalin walba is dilaya ama dabakhyada iska soo tuurayaa ogow danbigaa in aad wax ku yeelan doonto sababtooytahay caruurta soo koreeysa caqligooda madhamo hormoonkiina wuu ku jiraa adiguna waad sii guubaabinaysaa oo iyagooba naftooda ay khiyaali tahay oo hormuunki shidayo oo fantasi ku dhex jira ayaad sii waaleeysaa war illahay ha laga baqo oo dhalinyarada yaan lahaad raacin subxaanallah allaah yahdiik

  • @litshorts8424
    @litshorts8424 7 лет назад +15

    Wraa waxa mukhtar la dhaho Block waaye 😂😂

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 лет назад

    sheegadan waa qaatar waan jaceladay qeebaha kalee waan raadiyayi waan wayayi sidan uradinayayi 😍😍😍

  • @user-yc9jl5ib2j
    @user-yc9jl5ib2j 7 лет назад +3

    Waa nin fcn Dee jinka why 2 non oo insi ah buu ka fcnyahay Dee😘😘 hduba yiri ajanib baynu kala nahay wiuuu nice , wxn sogaya if Allah says part two 😌

  • @calikaafiaxmad7864
    @calikaafiaxmad7864 7 лет назад +7

    Sheekadaan gubadaa waayo jiniku sikastoo qof isugu ekeeysiiyo lugaha mabadali karo mida kalle jinku jabuti iyo muqdisho mind ku qaadamee inu ukala gooshe marka diyaarad ayuu Soo racay miyan maqlaa gubataa sxb la.noqo

  • @ubahhassan532
    @ubahhassan532 7 лет назад +1

    Acudu bilaahi mina.shaydan rajiim.subaxanallh waxan ma run baa😭

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 3 года назад

    acuudu billahi min shaydaani rajiim

  • @simansiinaay6037
    @simansiinaay6037 6 лет назад

    Bisinka subxanallaahiye alloow na badbaadi naxdin badanaa😢😢😢😢

  • @ahmedjamaal5374
    @ahmedjamaal5374 6 лет назад +3

    Subxanalah yab Iyo Cajab

  • @khadijajames4100
    @khadijajames4100 7 лет назад +4

    Where is the second part

  • @shifaa2231
    @shifaa2231 5 лет назад +1

    😂😂😂😂dadku fulyznaa kaly anigu wxn aad u jclhy zhekoyinka jinka wxn klo jclhy in aan wx ka ogado wayo waa cilmi ku jira dad kaa qarzon I liket wlhi😎😎😎

  • @suhaybshimbir2934
    @suhaybshimbir2934 6 лет назад +2

    Waa qiso

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 7 лет назад +18

    war runt ii sheeg nin jinah saa u fiicn oo dhahy abyo ajnbi bn kal nahy

  • @miraayocartan9974
    @miraayocartan9974 7 лет назад +7

    Sorry ani maa dawan fuleyad ahay wxs waa ka cabsada wlhi hadane iyado haben ah sheekadaa kuso garey yaahuu madawan kro beri firsanaa 🙈

    • @life5674
      @life5674 7 лет назад

      Miraayo Cartan meeshaad taagan tahay hada kama dheeri dabeeshayda MA dareemi kadhaa? sifiican ugu fiirso? hadaadan dareemi karin se sharqan baan sameen ee dhageyso hada.

    • @miraayocartan9974
      @miraayocartan9974 7 лет назад

      😢😢 acuudu bilaaah wlley iskaa dhabad gali kumaa heysto wlhi wxbaa sharqad haa isameen cabsi inaa udhinto maa rbtaa

  • @ummuyonis8337
    @ummuyonis8337 7 лет назад +2

    subxaanallaaah japuudi iyo muqtaar waa in aa iska ilaaliyaaa kk

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 лет назад +10

    acuudu. bilaha. minashaydaani rajiim. waa cajiib

  • @sumayosumka1646
    @sumayosumka1646 7 лет назад +5

    Mx ugu qoran ii sheeg anaa ku darsanaayo

  • @user-fv1gp8op7i
    @user-fv1gp8op7i 6 лет назад

    Ilaahayhangabadbaadiyo aamiin

  • @amishsoofe5652
    @amishsoofe5652 6 лет назад +2

    Waa jini fiiican haduuba bad baadiyay gabadheee xageee laga helaaaaa

  • @ishafaartaluugsadexaad4282
    @ishafaartaluugsadexaad4282 7 лет назад +14

    adeer haa naagu duul aliifiin time an kugu dhagaayso mahaaye

  • @messixaaskiisa3975
    @messixaaskiisa3975 6 лет назад

    War qaybta Iabaad away wey igu socotaa shekada tIhi😍😍😍😍😍

  • @haykaljibriil608
    @haykaljibriil608 7 лет назад +37

    anigaaa har iyo hamayn gabar jin ah raadiya ama fb ha isticmasho ama snapchat

  • @nanaraage2331
    @nanaraage2331 7 лет назад +5

    subxana Allah

  • @asmabilal5235
    @asmabilal5235 7 лет назад +3

    please magaca ciyarta halaga daayo..........

    • @somalivevo4810
      @somalivevo4810 6 лет назад

      Asma 😎😎😎😎😎😎 @shakit_brown

  • @haniosman8420
    @haniosman8420 7 лет назад +20

    aniga wlhi ninka ayaaba ka shakiyay iga tg acuudu bilaahiyeee

  • @ffalastinffalastin6156
    @ffalastinffalastin6156 6 лет назад +8

    Kkkkkk yaab waye ruuti kkkk jecelka waxa jiro Mahan ruuti kkkkkkkkkkkkkkkkkjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllk

  • @sahramohamed562
    @sahramohamed562 7 лет назад +3

    subxaanallaah

  • @awaloole4672
    @awaloole4672 7 лет назад +4

    Aar been badanaa waxa uu yidhi todobadka kale xagii bankasiiwadayaa waa qurafad iyo ma aawad

  • @lazzokng3521
    @lazzokng3521 7 лет назад +20

    😂😂💀 Ala Wan gartay kaa , aniguba jiniyad ban ahay istimaalaysaa RUclips for the first Time
    Hi ! I see you !

  • @allowhooyadaycaafi4
    @allowhooyadaycaafi4 7 лет назад +14

    sheekadan wbn ka helay😆

  • @suldanabintubixi3630
    @suldanabintubixi3630 6 лет назад +7

    Hhhhh diriye iyo jamac kkkkkk wlahi wa wax kale

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 7 лет назад +3

    jinii fb majooga subaxanalaha

  • @aaminamaxamuud6080
    @aaminamaxamuud6080 7 лет назад +12

    armuu jinigii oo sheekanaya yhy

  • @naimanura
    @naimanura 7 лет назад +1

    Naagtu nin badnaa dee inaa lillah

  • @gullethyarre5441
    @gullethyarre5441 7 лет назад +13

    Filimada Hindi wa dawatan somaliyey u dulqaata been somalida mmm

  • @kowsarabdisheikh7461
    @kowsarabdisheikh7461 7 лет назад +17

    hhhhhhhhhhh adaba jin ah baan umalayn muxuu mugdiga isugu qariyay

  • @ayancise3115
    @ayancise3115 7 лет назад +2

    Anigaa raba jinka jabuti

  • @suldaancismaan5082
    @suldaancismaan5082 7 лет назад +4

    hadaan helilha gabar jini ah aad ayaan usoodhawaynlaha

    • @naleyehappy5308
      @naleyehappy5308 7 лет назад

      Suldaan Cismaan hii number kada malaga hilaya sxb

  • @nazrudinoprahim7522
    @nazrudinoprahim7522 4 года назад

    Machallahmidkale

  • @narcosvirvssian7018
    @narcosvirvssian7018 7 лет назад +11

    hhhhh Niyaw shaydaankan Facebookga wada buuxa ani like xata ima saaran miyaaa

    • @habiitaabdi348
      @habiitaabdi348 6 лет назад +1

      Sadam Amir STREAM news N entrtainment ana kusare😉

  • @hafsodahir531
    @hafsodahir531 7 лет назад +11

    Iyaaa Facebook inaa ka rooro waye markaas 😂😂😂😂😂 iga wad

  • @princessmerilinalosif5938
    @princessmerilinalosif5938 7 лет назад +16

    lol Aboowe jini aya fb isticmalo maa ikentay😂😂😂😂

  • @qaaliahmed331
    @qaaliahmed331 7 лет назад +3

    subxanallaah

  • @Asha_A-mt9th
    @Asha_A-mt9th 7 лет назад +9

    war aniga ninka sheekaynaya codkisa ayanba kuhaysta ee halaso qabto xigtooy😃😃😃😉

    • @yusrayaaska185
      @yusrayaaska185 6 лет назад

      Asha Naleye2 jini waye wll

    • @lauren-ye3sb
      @lauren-ye3sb 6 лет назад

      Asha_ A1991 kkkkkkk

    • @nuuramaxmud3161
      @nuuramaxmud3161 6 лет назад

      Layaab jinbaa fb leh hhhhh ilahy ban ka magankany acuubi bilaahi mina shaynaani rajiiim

  • @miskituuoromia8108
    @miskituuoromia8108 7 лет назад +2

    Where's part two? can't wait for it Insha'Allah

  • @samaaleosman2556
    @samaaleosman2556 7 лет назад +3

    Hhhhhhh ar kaasi Malaha anuu ahaa jini ma aheene

  • @mariasaed3398
    @mariasaed3398 6 лет назад +5

    Mxd u kala jar ten waa sheko Mcn runti

  • @dekohodan3876
    @dekohodan3876 7 лет назад +4

    zubxanallh😂😂😂😂facebok ka carar weyeeh

  • @engawalih5611
    @engawalih5611 7 лет назад +3

    w
    o
    w
    shukaansi waku dhamday zhpow

  • @abdihanshi6990
    @abdihanshi6990 7 лет назад +2

    Abdi osman hashi

  • @fatimaabdoul2485
    @fatimaabdoul2485 7 лет назад +3

    war Djibouti ha cebeynina benta dadka ka daya jinn somaliya bu jooga no djibouti assol

    • @moeali1061
      @moeali1061 7 лет назад +1

      Fatima Abdoul meowalbo ayo joga akhti

    • @hanidahir3426
      @hanidahir3426 7 лет назад

      kkkkkkkkkkkkkkkk subxanallh

  • @abdiasiisahmed4320
    @abdiasiisahmed4320 7 лет назад +2

    Acuudu bilahi

  • @Queenkhadra12
    @Queenkhadra12 7 лет назад +12

    hadalkiiisa suu iidaqay leeeee halahaas nin cadi ah oo jin ahayn hadu sas idhihi.lahaa nolosheyda ma ilaabeen

  • @farduzahmed200
    @farduzahmed200 7 лет назад +1

    i want qeybtalabaad plz

  • @inantasomalillandkufaanta7536
    @inantasomalillandkufaanta7536 7 лет назад +5

    acuudu billaaah fb xitaaa ma la jooga waa laysa soo galaye

  • @AbdulKarim-eh1dy
    @AbdulKarim-eh1dy 4 года назад

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay saaxiib

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 7 лет назад +1

    waa cajiib wayna dhici kartaa

  • @mariasaed3398
    @mariasaed3398 6 лет назад +4

    Fb shake ayan ka qaday acuuuuudu waa in la iska daayo

    • @hanadsaygar2610
      @hanadsaygar2610 5 лет назад

      Dufow e maxa u cabsanesa aniga cml ayaba joga o nolosha rabto ku sin kara san cml 😂🤣😅

  • @hoodomaxamed3868
    @hoodomaxamed3868 5 лет назад

    Ani wiilkan aynba kaheelay shekada wada voice kisa ayn aad ugahely

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 7 лет назад +3

    Aniga hada kahor baa nin jini ah ku bartay internet ka nin aad u wanaagsan buu ahaa mar qura ayaa waaye intaan sameeye wuxu nebcaa hadan iraahdo imika igee meel ilbiriqsi buu igu gayn jiray qaarado fug 😂😂😂😂

  • @Nina_793
    @Nina_793 7 лет назад +2

    Wxs Waa Beeeeen Ban U Maleeenayaaa Wlhi😂😂😂

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 7 лет назад +5

    adigaab yaab leharmaad jinkaba ta haye maxaad mugdiga ku dooratay walle wiji book maxaa mucjizo laha qaadi donaa

  • @ridwanomer91
    @ridwanomer91 7 лет назад +2

    Hhhhhhhh ala maxaad khayaaliga beertaaa kkkkkkkkkk

    • @sacdiyosheikh9514
      @sacdiyosheikh9514 6 лет назад

      Aniga wilka codkiisa ka heele ina la hadla jecelan lahaa woo jiira wilka

  • @axmedmuxdiin7031
    @axmedmuxdiin7031 7 лет назад +2

    acuudu bilah

    • @axmedmuxdiin7031
      @axmedmuxdiin7031 7 лет назад

      ma jinaya

    • @mohamedkalif755
      @mohamedkalif755 6 лет назад

      Ninigu waxaa uu kamidyahay umadaha ilaahay social media iyo waxkastana way kaga horeeyaan bin aadamka lkn waxaa ila adag siday uwada nolankaraa dadka iyo jinku

  • @nastehohamoud8123
    @nastehohamoud8123 6 лет назад +3

    Ce pas vrai Wlhii

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 лет назад +40

    bisinka iyo yasiinka acuudu billaahi minashaydaani rajiim kan malaa isagaba jin ah I don't like the how he talk😩

  • @mustafemaxamed4644
    @mustafemaxamed4644 5 лет назад +2

    May gursataba💑💑 ayadaba heshayba jin jaceyle hhhh🤣🤣💑💑

  • @rogaalm1236
    @rogaalm1236 7 лет назад

    subxaanaka yaa cadiim

  • @naznazrina5276
    @naznazrina5276 7 лет назад +4

    aniga rabo nin jini xage kahela

  • @NuuxCige
    @NuuxCige 7 лет назад +3

    cajib lkn wey soconeysaa zxp

  • @faysalabdul6625
    @faysalabdul6625 7 лет назад +1

    sxp hdaa waalatay anaga kulama waalaneyno wxn cml public hala imaanin

  • @fadimakhalid4237
    @fadimakhalid4237 7 лет назад +1

    waxan raba qaybta labaad

  • @fowsicumar1073
    @fowsicumar1073 7 лет назад

    reerxamarka wax ka maalaayacnisan waan waayay sheekooyinkoodu waa wada badhaacis

  • @life5674
    @life5674 7 лет назад +6

    filimaanta hindiga siday udaawanayeen bay reer xanarkii noloshiiba qayaali moodeen. kkkkk. asma da runta waa aniga tan beentaad kasheekeenayso iska daa waa iga digniin insiyow cayaarta inaga daaya. marakan waad naga caraysiinaysaan ee. Muqtaar na waa walaalkey oon been aheen igana qatarsan yuusan idinka dhax bixin.

  • @faaraxuubale5971
    @faaraxuubale5971 6 лет назад

    Acuudu bilaahi mina shaydaanu rajiim wlhi bahalkaa hadaan layska daynin in ay waxwaliba inagaga soo bixi subxaana lahaa

  • @mohamedkalif755
    @mohamedkalif755 6 лет назад +1

    Jinku waxa uu kamidyahay umadaha ilaahay abuurty social media iyo waxkastana way kaga horeeyaan bin aadamka lkn waxaa ila adag siday uwada nolankaraa dadka iyo jinku

  • @sumayosumka1646
    @sumayosumka1646 7 лет назад +4

    Ar been danaa qaybta kle aaway

  • @wardaxidigtaqoraxey6726
    @wardaxidigtaqoraxey6726 7 лет назад

    acuudu bilaahi mina shaydaan rajiim

  • @fadumoabdi1966
    @fadumoabdi1966 7 лет назад +6

    horta ma runbaa waxn waa yaabee?

  • @asmaasal5950
    @asmaasal5950 6 лет назад

    Haa waa sax shekdaan Thnx Wll

  • @naimanura
    @naimanura 7 лет назад

    Jiniga aniga hyshukaansado plz itoobiya dhulka ku dar somalina intii diida israaca dhagta ku dhufo inti kalena iskusoo dhaweey aa dhihi lahaa fal jini isagaa kasaa sida lio sameeyee faljiniyeedkiisee!!!

  • @fatuushf.9360
    @fatuushf.9360 7 лет назад

    acudubi laha

  • @abdihasan5213
    @abdihasan5213 7 лет назад +5

    Subhanllaah

  • @strongwoman1479
    @strongwoman1479 6 лет назад +2

    qaybtii kale away waaba sheeko qatare

  • @naimanura
    @naimanura 7 лет назад

    Ilaahy amarkiii!!! Jini jabuuti jooga aan maqli jiree waaba iyadii oo la jilaayo iminkana. Cajiibka aduunka!! Fuaad qabyaalad diid mii qofkaaan

  • @salmanmohamud4907
    @salmanmohamud4907 4 года назад +1

    Bro khibtakali away heè janalka waankawayay cml

  • @mustafaaraye174
    @mustafaaraye174 6 лет назад +3

    beenta joji

  • @youngck6547
    @youngck6547 5 лет назад

    Wa wiil boqortooyo ah

  • @youtubequeeen8078
    @youtubequeeen8078 4 года назад

    Asc wll ma arko qeebaha Kle ee shekada

  • @musabvlogs9873
    @musabvlogs9873 7 лет назад +1

    khayaali iyo beerlaxa'owsi

  • @calafkagacune5217
    @calafkagacune5217 3 года назад

    Macan badnaa shekadaan

  • @luckylucky9120
    @luckylucky9120 7 лет назад +12

    hhhhhhhhhhhhh acuudu billaaahi minashaydhaani rajiiim
    jinina qad mayaqaanaaa i am not believing it