Xaaji Abdinasir, bulshada Somaliyed ee aad dartood si daacadnimoleh xaqiiqada ula wadaagtay way ku dareemayaan; Allah haku xafido adi io inanta an adeerka uahay; hawshaana si Sharaf io karaamoleh ayad usoo afjartay, dadkii bulshada marina habaabinayayna dadka way barteen

waa maxay isha hoosteeda nabarka kaga yaal Allaw caawi yerta maskii nsdda ah
Aamiiin
Oo mansha alaah
Masha alah waaye
Omg ilahay haxafido
Alla ha caawiyo wixii jiana isagaa naga og????🤔🤔🤔
Maanta xaalad social media shar iyo khayr badan ayuu leeyahay
Caruuruhu waligoodba waa islayjireen maxaa cusub
Hooyo gabadheeda dhibkeeda been ka sheegeysa majirto marka aan maqlay hooyada waanba aaminay in gabadha lagu daneysanaayo
Cydurkii miyaa ciyaar noqday wax lagu ciyaaro mahan dad badan baa u dhinday
Maxaa gabadha loo baaday hadii laogaa cudurqabin
Oh sorry wiilka adeerked ah wllhi mahadli karayo waayo waxa uu inta kaxun yahay sumcadiisa inantisa yar ee uu aderka u yahay ku ciyartay OH MY GOD.
Inanta yar darayada ka dhaba
Uf midgaa tihiin idinka wali wada ma dil ayad ugu abal gudeen ilmihiina nacas foqol nacas waxba uma tihid idinko aamusan ayaa wax walba dhamaysan lahayden
War beenta naga daaya oo gabadha dhibka kadaaya
Walhi tayar wey yaartahy intaaas ayaa khaaladka uguuwaacan lkin dadkoogo waxay garaaneyan iney dhiibik hadhow kasoogarii kartooo lacag ay heshoo wax macnoo ah umaasamey neysoo
Been iyo caasi nimo caan Bax miyaad habo cudur udoonaday yaaab
been beeen gabada waa dishen jaahilin
Hadey garaacaana saw iyagu meydhalin umada nabadgaliya