Challenge Timaha Part 3 Shambada an isticmaleyno shampoo nafaqeysan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 51

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 Год назад +2

    Faizo Abaayo waxbadan an ka faiday waxa u qalanta milion subscribers iyo kabadan

  • @FartunMaxamed.Abuukar
    @FartunMaxamed.Abuukar 3 месяца назад +1

    Asc mahadsanid xbbti

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Год назад

    Masha-Allah your daughter has beautiful hair may Allah protect her from evil eyes

  • @FarxiyaCabdirisaq
    @FarxiyaCabdirisaq 3 месяца назад

    Xabad Rashaad miyaaa abaayo

  • @quratuceyn9293
    @quratuceyn9293 Год назад

    Masha allh❤ apyo faiza aad u mhdsnthy,apyo kasoo hadal timaha dabida ma u fiicanthy oo ma bixisaa

  • @sacdiyoaxmed9969
    @sacdiyoaxmed9969 Год назад

    Masha allah shukran xabibti❤❤❤❤

  • @HamdiLuul
    @HamdiLuul Год назад

    Xabibti talaajada maala galinayaa marka? Mise bananka wey taali kartaa

  • @RaqiyoHasan-t4o
    @RaqiyoHasan-t4o 9 месяцев назад +1

    Abyo shanbad argan ma ku samysan karaa isheg

  • @ayuushqali2038
    @ayuushqali2038 Год назад

    thenks abaayo

  • @asmoabdirahman2737
    @asmoabdirahman2737 Год назад

    Masha allah shukran habo👸♥️♥️♥️

  • @khadijamohamed5118
    @khadijamohamed5118 Год назад

    Part 2 waa soo sameyay abyo shukran Kan meeqa qaando aa laga isticmaala falaksiidka iyo bariiska tankale bariis cadaha bariiska caadiga ah maku badalankaraa xabiibtii

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Laba laba qado ka isticmal xbbti bariska cadiga wa isticmali karta

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Год назад

    Masha Allah ❤❤

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 Год назад

    Mash Alllah Abyo Waad mahdsantahy

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Год назад

    Thanks you dear

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Год назад

    Masha Allah🎉🎉🎉

  • @JRemma-w8v
    @JRemma-w8v Год назад

    Abaayo hore uu soco aya ku dhihi lahaa❤❤

  • @sacdakayse1212
    @sacdakayse1212 Год назад

    Asc Abayo ma Dubai bad joogta se Halkan kalaa soo xidhidha wan Ku rabayee

  • @aalaprincess4437
    @aalaprincess4437 Год назад +3

    Aby waankubaryaa iisheg qaabkaan ku ogaado noocay tinteeyda tahay 😢😢😢plz waankubaryaaya

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 Год назад

    ❤❤❤mashllh❤

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Год назад

    شكرا حببتي

  • @RuqiyoMuse-j9k
    @RuqiyoMuse-j9k Год назад +1

    Jisakalaah qeer

  • @Halgan396
    @Halgan396 Год назад

    Challenge Part 2 hada ka so baxey alxamdulilah diyar Part 3

  • @XamdiXamdicaddeey
    @XamdiXamdicaddeey Год назад

    Abyo shampoo noc gara miya layga bahan yahay mise midan haysto lee kasameysana pls iso jwb

  • @saadamxd75
    @saadamxd75 Год назад

    abaayo qaaliyey shukrn waxaan kuweydiiyay waxaan mrsadaa cilan falgsid avakaadho iyo moos marna xulbad shiidn Mar todobaadkii midba marbaan marsdaa mrkaa dhaal iyo Shano qurux mrkaa kwrn ma islawdaaa misa isma qaataan jwb wll qali

  • @bilanbarwaaqo4072
    @bilanbarwaaqo4072 Год назад

    Abyo Shampo walbe ma isticmaali karaa

  • @samiramohamed8702
    @samiramohamed8702 Год назад

    apyo talajo ma heysano ee mid aan talaako la gelineynin noo raadi xppti

  • @Rowdamohamett
    @Rowdamohamett Год назад

    Abaayo wejiga maxa lagu cateeya isoo jwb

  • @caashoaxmed8333
    @caashoaxmed8333 Год назад

    m.a xppti abyo waxa ku wediinaa mask xinahha jimco walbaa mariyaa timaheyga sow ok maha mise

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Isbuc walba mala mariyo challange ga la soco abyo si fican a idinku shegaya

    • @zucadfarah7716
      @zucadfarah7716 Год назад

      ​@@Faizasworldbeautyfaisa wl waxad i sheegtA wax naasaha adkeya ama wayneya ama adkeya

  • @yusramuxudiin2346
    @yusramuxudiin2346 Год назад

    Bariiska cad maka. Maarmi karaa bariiska caadigaa maku badalan karaa qali

  • @umudardaa7700
    @umudardaa7700 Год назад

    Abyo shampoyinka mideee u fiicaan

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Kuli wa fican yhn waxa ugu talagaly inta challenge ga a ku jirno in an tan bariska iyo flackseedka isticmalno

  • @hafsohassan1405
    @hafsohassan1405 Год назад

    Tinta jilcisada marsanthy mala marinkaraa

  • @ruunadontiiallah6847
    @ruunadontiiallah6847 Год назад

    allah haku xifdiyo xabbti 🥰🥰waxaan rabaa boratin inaan marsado waayo waxaan umalenayaa timaha ineey ubaahan yahiin markan ayaa iigu horeyso kadib maskaadka mar sado dhib miyaa abaayo plz 😢

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Brotienka dabiciga ma ka wada mase kan salonka laga marsado

    • @ruunadontiiallah6847
      @ruunadontiiallah6847 Год назад

      @@Faizasworldbeauty xabbti kan salonka waligey ma marsan tamaheyga waxeey ubaxeynin waxaan ka shakiyay ineey boratiin la aan heeyso abaayo ma marsada waxaan joogaa Saudi Riyaadh wax fiican iisoo sheeg Allah haku xifdiyo adiga iyo familykada 🥰🥰🥰🥰

  • @queenmama2043
    @queenmama2043 Год назад

    Abyo snapchat kaga maiso jawaboysidee mashquul mthy ana aada kugu bahna

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Wa idin so wada jawabaya abyo InshaAllah labadan beri mashqul ahay