Rasmi Reys oo sheegtay Sababta Kala Tagooda Ayada iyo Mowliid iyo Saaxiib in Dib danbo La aaminin 😳😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #rasmireys #oomaarbarbar #cawaaleaadan #nimcaanhilaac #hodanonline #somalia #somaliland #jabuuti

Комментарии • 39

  • @aminaanassfamily
    @aminaanassfamily  Месяц назад +4

    Rasmi Reys iyo Mowliid oo Cadeeyay Kala Tagooda iyo Sababta Kaliftay in uu Naag La Guursado Ayadoo👇🏼👇🏼
    ruclips.net/video/EA0mNLHwATA/видео.html

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Месяц назад +11

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw ❤

  • @yusra2501
    @yusra2501 Месяц назад +10

    Maansha allaa illaahay xoogAga ha kuu bara keeyo amiin🤲🤲

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 Месяц назад +12

    At least wax run ah maa la imaadid. Gaajo is not easy 😂

  • @balqiiscabdiqadir2453
    @balqiiscabdiqadir2453 Месяц назад +12

    Sheego hore Ina so qaadato ayaa dadka hada uka dhigee

  • @fartun9503
    @fartun9503 28 дней назад +2

    Rasmi salan Qali ah❤

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 Месяц назад +5

    Waxa kugu qoran iyo isma laha waxay rasmi shegeyso rasmi madhihin mawliid iney kala.tageen

  • @JAZIRADAFARTUN
    @JAZIRADAFARTUN Месяц назад +2

    Keep going qaali 👍

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад

    😢😢 allaha kucaawiyo sharafey❤❤❤

  • @user-rc9re7cq3f
    @user-rc9re7cq3f 2 дня назад

    Maxaad walashaa uga sherkaynaysaa

  • @Umonan
    @Umonan Месяц назад +4

    Been badnid wlley mida kle qof wax beena inaa ka barisiso inay danbi kugu thy sow ma ogid

  • @SihamSiham-ni7sq
    @SihamSiham-ni7sq Месяц назад +2

    Ilaahey ka cabso

  • @abdishakurhassan7651
    @abdishakurhassan7651 21 день назад

    Be blessed and move on

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 27 дней назад

    Abyo iso boqo xbbti YouTubkeyg ❤❤😢😢

  • @IssaIbrahimyousouf
    @IssaIbrahimyousouf Месяц назад +2

    Sorry sister

  • @AminaSalah-tx3iz
    @AminaSalah-tx3iz 28 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Месяц назад +1

    Walle mardambe kuma fiirsado hadii saas beenley aad u tahay. Sayonara 🤚

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 28 дней назад

    SHEEKADA HUBSO!! WALAASHEED🎉WEEYAAN!! MAAHA MAWLIID BEENTA NAGA JOOJI!!

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад

    yaa la aamini haday walaashaa ku dhacayso

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 28 дней назад

    BEEEENALEY😂BEENALEY😂BEEEEENALEY😂WAXSOO HUBSO MUSLIMKABEENTA HAKA SHEEGIN!

  • @MohamedAli-ew4xb
    @MohamedAli-ew4xb 24 дня назад

    Somali waa macno beeshay hadiiba familka dhexdiisa puplic loogu sheegaayo waalid walaa walaal wala qoos isqaba intaas views lee lafiirijaayo sharaf dhimatay

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 25 дней назад

    Waa hora waaye sheekedan sister beenta iska da ninkada maaha

  • @hamdamohamed1843
    @hamdamohamed1843 Месяц назад

    Samiir

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Месяц назад

    Rasmi ha iidambesee qoftan KLE Somali miyaaaa????

  • @user-hv1fk3ep9g
    @user-hv1fk3ep9g Месяц назад +1

    Beenley Macan kagal

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 Месяц назад +1

    Plz RUclips keyga iisoo boqo xbbti
    Siman maxamed 🙏🙏🙏

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar 28 дней назад

    Waa beenleey naagtan video soo dhigtey uf

  • @amalaxmed
    @amalaxmed Месяц назад

    Qaab daro ku dishy maxay noka nixisay

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Месяц назад

    Gabartan every 2 years maa nin cusub ayay soo xerayn rabta

  • @user-uj8pd6wk8i
    @user-uj8pd6wk8i Месяц назад

    Waxe run ma misha ku so qorotidi maxa beenta kugu kalifye

  • @user-lf8qd4rk9g
    @user-lf8qd4rk9g Месяц назад

    Naayaa beenta jooji shekadan waa sheeko iyada walashed mowlid shuqul kuma lahan ee ka dhamow razmi viyuus radis ayaa tahay

  • @FartaAlii1234
    @FartaAlii1234 28 дней назад

    Edo been badnidaa adu

  • @marwokhalifabdi4067
    @marwokhalifabdi4067 Месяц назад

    O been badnida

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂 inaadardey waxas maa filin vaa masiwaa

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 Месяц назад +1

    Soceeb ma aho wixii walaha idinka dhaxdhacay in aad bablik uga sheykeyso adiga soqatay xitaa maxad ka faidi

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Месяц назад

    Boog Turjuman : ruclips.net/video/bWJfhUTfGeU/видео.html

  • @guleit89
    @guleit89 Месяц назад

    Isma aysan dilin waxana lahaya dad marqati ah oo og wixi mesha ka dhacay .. waladilay kadib waxa loo ekaysiyey in ay isdishay …. Rag layaqan aya ka dambeya … asma saban waladilay

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu Месяц назад

    ❤❤❤❤