MADAXWAYNE FARMAAJO IYO GAROOWE | CALEEMA SAARKA MD SAID ABDULLAHI MOHAMED | PUNTLAND 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 86

  • @Ahmedhassan-zd1wp
    @Ahmedhassan-zd1wp 9 месяцев назад +3

    Ilaahay Umada Somaaliyeed bogooda Burcad ha isku Mariyo Siyaasiyiinya Somallyeed KUWII WADAJIR WADANKOODA IYO DADKOODA UGA DIFAACA CADOWGA JAHOOYINKA BADAN KASOOGALAY ALLAHA KADHIGO AAAMIN❤

  • @filfilstudioproduction
    @filfilstudioproduction 5 лет назад +18

    ilahaay walaalaha soomalaiyeed qAlbiyadooda hay is ku furo aaamiin

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 5 лет назад +13

    Allaa watoo wehel uma baahna farmaajo baarakalaah reer puntuland

  • @imozharaf9053
    @imozharaf9053 5 лет назад +4

    Manzha alllh welcome madaxwynaha dalka zomalia farmaajo jiroo jooj💪💪💪💪💪

  • @bokaqeys8280
    @bokaqeys8280 5 лет назад +11

    Wlhi farxad daraadeed xaada ayaa ikacday

  • @nabadiyonolol6647
    @nabadiyonolol6647 5 лет назад +8

    Farmaajo ❤❤❤

  • @fiskaelmi2423
    @fiskaelmi2423 5 лет назад +2

    Mashaa allah ilahayow qalbiyadena isku fur

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 лет назад +1

    Mashallah VIVA Farmaaajo 🇸🇴🌹🌹🌹💪🏽💪🏽🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @nasteexomaxamed8153
    @nasteexomaxamed8153 5 лет назад +1

    masha allah

  • @munaali4643
    @munaali4643 5 лет назад +2

    Horumar wacan my dadkeyga laiga berow

  • @fatimamohamed6267
    @fatimamohamed6267 5 лет назад +1

    Mudane madaxwayne ku soo dhowoow. Puntland💞💞💞💞💞💞💕💕💕💟💟💟💟👏👏👏

  • @filsanhani7829
    @filsanhani7829 5 лет назад +2

    Ilahayow walalaha is jecleysii masha allah

  • @manalqurux2199
    @manalqurux2199 5 лет назад +1

    Alaa dowladnimada macaanaa allow dalka nabad nogadiig yaa rabii

  • @queenanaya8562
    @queenanaya8562 5 лет назад +5

    Puntland soo dhoweyn lguma gaaro dhul udug❤

  • @nadirajamac9250
    @nadirajamac9250 5 лет назад +1

    GUUL MW Farmaajo jecliyaa Mw naheena Ruuxiga ah Guul Soomaaliya

  • @faaizahqueen5575
    @faaizahqueen5575 5 лет назад +2

    Alxamdullilah manta hadalki badnaa maleh😂😂😂😂32 pages marka hadashid video bilawani jire🙊😂

  • @hawoali972
    @hawoali972 5 лет назад +1

    Wellcom mucaarad iyo muxaafad

  • @qaalidfiyoke3114
    @qaalidfiyoke3114 5 лет назад +4

    Welcome madaxweyne

  • @hawoali972
    @hawoali972 5 лет назад +1

    Maanta waa taatiikhi mucaarad iyo muxaafad eey kulmaan ilhow nabad iyo wanaag dhex dhig

  • @godoltv1
    @godoltv1 5 лет назад +2

    GAROOWE UNUKAA LEH🇸🇱🇸🇴

  • @nastexobintush8141
    @nastexobintush8141 5 лет назад

    Waa saas Allah qof uu wato wehel uma baahna farmaajo samadaa lava wataaa asadullah farmaajo

  • @yonishaamaan2146
    @yonishaamaan2146 5 лет назад +4

    wr farmaaajo farooole suu usalaamay yaaa ila arky 😂😂😂😂😂

  • @peapahjaa3899
    @peapahjaa3899 5 лет назад +1

    AbeH VarmaaJa allha kuDayoH

  • @aamsheikh
    @aamsheikh 7 месяцев назад

    Nabsi kkk Dani oo garoowe Farmaajo kusoo dhaaynaya! Cajaaib

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 5 лет назад

    Abdi askariyow
    Masraxa maxaad u imanweyday??

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 5 лет назад +4

    Wax wayn maaha inuu puntland tago xaar maajo
    Sababtoo ah waa reer kuu ka dhashay

    • @mucashaqasomaliyeed1350
      @mucashaqasomaliyeed1350 5 лет назад

      Runtaa 😎😎😅

    • @iskufilaniskufilan7724
      @iskufilaniskufilan7724 5 лет назад +2

      cadawgaa farmajo hajabo iliintaa iskayaree kharar waax mataree

    • @ayaannaaxmetcaziiza616
      @ayaannaaxmetcaziiza616 5 лет назад +2

      Maka xunty 😂😂😂cadowgii cagta hostii aabeh dalka somliyed 😱

    • @amish6126
      @amish6126 5 лет назад +1

      Waa maamul goboleed Somalia ka tirsan maxaa laga xumaadaa 2 xaafadood 😁😁😁😁😁😁
      Somaliland madaxwaynaheeda caleema saarkiisa farmaajo tv baanu nidhi Iska hor fadhiyoo ka daawo

    • @mucashaqasomaliyeed1350
      @mucashaqasomaliyeed1350 5 лет назад

      @@ayaannaaxmetcaziiza616
      MxN ka xumaan NiN reer kodii imid ayaad ka dhigaysaan NiN dad kle Booqday

  • @abdulahidacadchannel4841
    @abdulahidacadchannel4841 5 лет назад

    welcome farmaajo

  • @fatimagobaad3403
    @fatimagobaad3403 5 лет назад

    Welcom farmaajo

  • @bishaarojama1470
    @bishaarojama1470 5 лет назад

    Ku soo dhowow mudane dhulkiii carafta iyo boqortoyada iyo nabada

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад

    ☺☺

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 5 лет назад

    FARMAAJO welcome mudane hoygagii ku soodhawoow

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 лет назад +1

      qalad waaye wall mcn sida ina u hadasho farmajo wa madax weneha umadda somaliyed o dhan haku koobin reer midnimo 👌 we love u puntland from xamar

    • @kigutlvcazbio2372
      @kigutlvcazbio2372 5 лет назад

      khaled jr wll
      mesha u wadid uma wado ee wxaan kawadaa kusoodhawoow guri somaliyeed ee mahan inaan dadka ka xigsanayno waana madaxweynaha ama aabaha ummadda soomaaliyeed

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 лет назад

      @@kigutlvcazbio2372 thnks wll cafwan

  • @samiramohamed1393
    @samiramohamed1393 5 лет назад

    Hi

  • @mohayare9174
    @mohayare9174 5 лет назад

    Dowlada nabad iyo nolol plz plz madax wene farmajo shacapka muqdishu wax uqabo fashil ayaa tihiinee

  • @ictimaadindhoy7806
    @ictimaadindhoy7806 5 лет назад +1

    Daniyoow sidaad mucaaradka iyo muxaafidka u casuuntay gogol nabadeedna ugu dhig soo laabashada ayagoo gacmaha is heesto Haku soo laabtaan xamar tilaabada 2 aadna walaalaha wzqooyiga gogol nabadeed u dhig geed dheer iyo mid gaabana u kor takaraq inaan Somali dambe isku dhiman ka oday eey daniyow

  • @nastexobintush8141
    @nastexobintush8141 5 лет назад

    Guuul iyo gobanimo rer puntland boqortoyo

  • @asadhalal202
    @asadhalal202 5 лет назад

    Madaxweynahenow sodhawow

  • @nadirajamac9250
    @nadirajamac9250 5 лет назад

    Allow yaahalkaa taga ok sheega himilada iyo waxay ku haystaan

  • @ikraanmahamed9967
    @ikraanmahamed9967 5 лет назад

    Mdax wena sharbahaha iska xiir waa dhaqan gaalo subxanalah

  • @losname2166
    @losname2166 3 года назад

    Daarood dowlada ka barta

  • @mucashaqasomaliyeed1350
    @mucashaqasomaliyeed1350 5 лет назад

    Ciidamada tukaraq ku sugan ee jamhuriyada somalilnd waxn u sheegaynaa inuu cadawgii soo dhawaaday si ay heegan u galaan
    Oo ay xaar maajo isoo qabtaan

    • @maogtahay.
      @maogtahay. 5 лет назад

      Inaan sida adhiga cidid waa laga roon yhay.

    • @amish6126
      @amish6126 5 лет назад

      Farmaajo maamul goboleed siduu isaga dhiso 😁😁😁😁😁😁

    • @mucashaqasomaliyeed1350
      @mucashaqasomaliyeed1350 5 лет назад

      @@maogtahay.
      HHH MarkD tukaraq maqashay ayay meel ku Go day

    • @maogtahay.
      @maogtahay. 5 лет назад

      @@mucashaqasomaliyeed1350 weli cidii baad ku jirtaa.
      Sidii qof aqoonyahan ah u hadal.

    • @daudbulxan6148
      @daudbulxan6148 5 лет назад +2

      farmaajo Somaliland iyo cid kle toona wxba kma qaadayan waa nin daarod ismaacil mrka haiska caac lenine cacda dhaqaaleysta

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 5 лет назад

    welcome aabe farmaajo kusoo dhawow dalkaaga iyo dadkaaga cadowgaaga unoolow

    • @guulaangodgal4013
      @guulaangodgal4013 5 лет назад

      Ma aabahaa hooyadaa kaa dhalaybaa ?

    • @farmajoelectionwinIacarafey
      @farmajoelectionwinIacarafey 5 лет назад

      @@guulaangodgal4013 mayee hoyadayu wasay

    • @mohameddheere7998
      @mohameddheere7998 5 лет назад

      Asc waxan umada somaliyeed
      Urajaynaya
      In Allah qalbigoda
      Burcad isu mariyo
      Khalafka iyo mucaradka
      Qabyalda qarandumiska & qiimo dhaca
      Allah waxan ka baryaya in ay somaliya midowdo israacdo
      Danaheda guded iyo dibadedba garato

    • @daudbulxan6148
      @daudbulxan6148 5 лет назад

      Mohamed dheere aamin amiin wllky

    • @daudbulxan6148
      @daudbulxan6148 5 лет назад

      wiilka loo bogay suaal khaldn jawaab maleh

  • @zaharcumar7544
    @zaharcumar7544 5 лет назад

    gulaayso
    madax
    waayne

  • @qaalidfiyoke3114
    @qaalidfiyoke3114 5 лет назад

    Nabad iyo nolol

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 5 лет назад

    Daarod dowlad manaqdo yaahu qabiil aya isku kiin keenay yaahu

    • @asmamohamed4070
      @asmamohamed4070 5 лет назад +1

      hada ya dawlad noqda iyaga laga barta dawladnimada

  • @qamar3367
    @qamar3367 5 лет назад

    Uff beenlow farmajo