SHIRKII HAWIYE DAAROOD IYO DIR (4811)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 49

  • @Hanudacumar-tg3qd
    @Hanudacumar-tg3qd 4 дня назад +1

    somaliyey xasan ku jihaada wax idin harsan majiraan muxu yiri ala rabiyow kirishtan xita haduu yimado kaniisad xitaa wu ka dhisan kara kuye yaa rabi ilahow xasan naga qabo🤲🤲🤲

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 4 дня назад +4

    Dawladda Khaatumo waaba ay diiday inay dib ula shaqayso Dawladda Xamar ilaa inta shir dib u heshiisiin la isugu imanayo teendhadaana inoo balan ah!

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 4 дня назад +1

    Thank you yuusuf wadani aadaa u mahadsantahey waligaana aakhiro iyo aduunyo ha iskudoorsan maashaa alaah tabaarakalaah ❤❤🎉wadaninimada iyo nabad iyo nolol hawaarto ❤❤❤❤❤🎉

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 4 дня назад +1

    Ilaahow wadanniyiinta sida Adam iyo yuusuf wadani iyo inta lamidka ah Ilaahow inoo xafid ❤soomaaliweyn waa wakhtigii khabyaalada ladabarjarilahaay sida yuusuf wadani halakaco ❤

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 4 дня назад +3

    Ilaahayow yusuf wadaniyoow cimrigaga dheere ilaahoow kaa aqbal anaguna aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin a alaahuma aqbaloo naga ajiib

  • @AxmedCagyarey
    @AxmedCagyarey 4 дня назад +2

    Macalin aadan allehakuxafido waadadaleeysaee horeyusoco qalbigaankagasoducayneenaa kgalle haugargarokuwiidantoodakasooogarto allehakadhigo cadawganaallehakaaqabto inshaallaah waaguuleeysanayaankg guul❤❤❤❤

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 дня назад +1

    Asc Aadanoow adigaa ku saxsan tahay micnaha raxanweyn. Waa la siyaasadeeyey . Arintaan 1970kii ayaa la bedeley micnaha raxanweyn . Micnaha asal ahaan raxanweyn waxa loo yiqiin digil aw mirifle keliya. Lkn hada kii kula dego xataa waa raxanweyn.
    Wallaahu Aclam

  • @ahmadfeysal5810
    @ahmadfeysal5810 4 дня назад +1

    Waxaan salaama bahda smc iyo wadaniiyiinta kahadlo idaacada oo dhan.Guul iyo gobanimo nimanyahow...Fashilaada sii wada horina usii socda

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 4 дня назад +1

    Ya Allah.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 4 дня назад +1

    Siyaasiyiinta mirifle ayagaa umadooda dhulkooda iibsaday sxb hadii runta leyskusheego, ayagaa dhabarka midi ooga dhufanaaya dadkooda digil aw mirifle ,

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 4 дня назад +1

      Wale benta ma aha dhibka DM odiyasha siyasada Ku jiro waaye qadiyada malahan

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 4 дня назад

      @@luqmanalxakiim4170 kuwaasi waligaa qadiyad hakasugin digil aw mirifle mabda malaha istraatiijiyad malaha waa dugaag ookale hadba cid kushaqeysaneysa

  • @MohamedAhmed-lq1dj
    @MohamedAhmed-lq1dj 4 дня назад +1

    Raxaween is giant beast of Somali. I hope they wake up.🤡🤡🤡🛀🏿🛀🏿

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 4 дня назад +2

    Digil Aw mirifle way ay ka aarsan doonaan Hiraab oo ah Oddoontii majeertaan

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 4 дня назад +1

    Xasan shekh Mahmud Ethiopia waa gaalo xasan shekh Mahmud maxaa noosheegtey

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 4 дня назад +2

    Somaliya Ha Kala Tagtko.Aan Eegno Waxaa Dhaca.. .Takale Fartaag Waaba La Hayste

  • @MohamedAhmed-lq1dj
    @MohamedAhmed-lq1dj 4 дня назад

    How do I get a hold of you? I have a question for you.😢

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 4 дня назад +1

    Macalin adan xassan xoolo yaa uu balan qaday in uu garayo ilaha ka weyn umadan ha ka qadato

  • @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
    @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g 4 дня назад +1

    Walaalkey waxaa ku sheegayaa lacagta awoowe lafta gareen bangi furo ha looga rido toos ha baxsado❤

  • @XayatOsman
    @XayatOsman 4 дня назад

    Cabdi xaaji yaayiri warkaas

  • @abdulhassan7940
    @abdulhassan7940 4 дня назад +1

    Ammiin yaa allah

  • @abdulhassan7940
    @abdulhassan7940 4 дня назад +2

    Datood ma joogin meehe tim xasan shiikh baa joogay

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 4 дня назад +1

    SORRY MACALINKA MARKII AAD IS DHIIBTEEN WAAN KA XUMAADAY WAAYO IN AY DHACAYSO BAAN OGAA?

  • @Cismaanmaxamuud-dj8jr
    @Cismaanmaxamuud-dj8jr 4 дня назад

    Waa runtaasaaxiib

  • @FartunK
    @FartunK 4 дня назад

    dirta waqooyi ee xamar joogo yeey Matalan iyagaaba tagi Karin dhulkoodee kuwa xamarjooga waa nagihii hiraab

  • @UbaxAbdiqadir-x8o
    @UbaxAbdiqadir-x8o 4 дня назад

    Cabdi gajo mow dhisto hobyo garacad gar baadhisty

  • @Nobody-b9x
    @Nobody-b9x 4 дня назад

    😢😢😢😢😢

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 4 дня назад +2

    Okey waan fahannay thank you our senior journalist

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 4 дня назад

    Hawiyaa xukumi wallee daaroodoow idiin dhamaatey waa idiinkaa israaci waayee damujadiid kuwa qoowlaaysatayaal idiin iibsannaaya war waad hurudaan fartaag xassan haidiintalliyaan

  • @Abuukarwadani
    @Abuukarwadani 4 дня назад

    Cod maleha macalin

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 4 дня назад +1

    DM odiyasha siyasada Ku matalo qadiyada ma lahan

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 4 дня назад

    Salaan sare boss

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 дня назад +1

    Jeesow muxu mar walba arimaha kg u daba tagan yahay waa xldhan mesha laga soo dortay ha i doodo

  • @UbaxAbdiqadir-x8o
    @UbaxAbdiqadir-x8o 4 дня назад

    faratag iyo kan dhulbnte nama matalan anagu dowlad bn nahay cidna ma hostagno 😡

  • @AhmedHassan-sh1me
    @AhmedHassan-sh1me 4 дня назад

    Waa fahmay

  • @sedson02
    @sedson02 4 дня назад

    Fiiri aniga rayigeega haddi ay ajnabi dilayaan argagixiso shabaab waan soo dhaweyneena , waayo shabaab ba waxay wataan ajnabi ay uugu yeedhaan " muhaajiriin " .

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 4 дня назад

    War daaroodoow maad israacdaan digil awmirifle israaca oo masiirka soomaaliyey meelsaara wadanka xasandhiiqo damujadiid mooryaan al-Shabaab calooshood ushaqeystayaal ka bad baadiya ogaada in jawaasiis iydiyaarada xasandhiiqo iyo guruubkiisa idiinku laay neysaa hadeydan hurdada kakicin

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 дня назад

    Sheikh Pro Abdirahman Alle Ha xiftyo Fadlan Madexweyne aadenow Mawduucani Hal maalin noogu soo dhoweee Hal maalin Mawduucaas Adigoo Raaliya.🎉❤
    Geo Political in the world and Geo political Africa concern Hornnof Africa Analysis 🌍
    Somalia ❤️ 🇸🇴 Alle ha guuleeeyo
    No more Daljir iyo DamulQushaash

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 3 дня назад

    Abdixashi iyo kooxdiisa mxy midnimo somaliyed ka shaqeyan maalina ma ka hadlen sidii laysugu keni laha kf iyo waqoyi hada waa tuu leyhy Khatumo oo midnimo somaliyed dooneysa inu ku muquniyo slnd,Abdixashiyow bal maquuni khatumo, Ader shaqo ayad meesha u timaaden ee runta iska sheeg.midnimo kulaha

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim 4 дня назад

    Cod maleh

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 4 дня назад

    10 gof askari ah digil aw mirifle haweyn meel jiifta hal meel joojiya xadii 4000 askari
    Xadii atihiin waa beelo waaye
    Militariga taatik waaye

  • @سليمان-ه8و
    @سليمان-ه8و 4 дня назад

    Cotkaaga lamamaqlaayo

  • @XasanMohammed-t6h
    @XasanMohammed-t6h 4 дня назад

    Cudmajiro

  • @abdulhassan7940
    @abdulhassan7940 4 дня назад

    Ala maxaa.riyo.socta.

  • @abdulhassan7940
    @abdulhassan7940 4 дня назад

    Shufo laga quusay

  • @abdulhassan7940
    @abdulhassan7940 4 дня назад

    Falaar gilgilusho kama harto