Riiga Biyaha Lagu Qodo Oo Lagu Sameyay Magalaada Burco Iyo Farsamo Yaqan Cabdisamad Daqadale U Samey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Комментарии • 26

  • @abdullahijama7052
    @abdullahijama7052 4 года назад +3

    Masha Allah .Alloow Somali garab gal oo waafajiye kheyr ka aduun iyo midka aakhiraba . Aamiin

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z 12 дней назад

    Maasha’allaah Ilaahay hadin barakeeyo rageedii Alle hadin xifdiyo👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚🤍❤️

  • @jeesto1226
    @jeesto1226 Год назад

    Masha alaah ilahy cilmiga iyo caqligaba haydin barakeeyo waa wax lagu farxo

  • @NordicDiasporaNetwork
    @NordicDiasporaNetwork Год назад

    Maasha allah. Keep up the good work. Soomaaliya waxaa la xaqiijiyey in eey biyo umadda soomaliyeed oo idil ka badan eey ku jiraan gunta hoose. Sida aan rajeeyneeyno mar dhaw aan ka hool galeynaa soo saaristeeda.

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 4 года назад +3

    Dadbadan ooquburaa ama mufakariim ah ayaan leenahay hadii aanunahay soomaali waa kaliya oo loo baahan yahay in lamaal galiyo dadka noocaan ookale ah waayo waa dad waxtarleh bulshadana waxay kusoo kordhinayaan waxyaalo badan Mansha Allah ilaahey hadaayo asaga Iyo dadka waxtarkaleh

  • @somalilandnationalslna-pri8628
    @somalilandnationalslna-pri8628 4 года назад +1

    Mansha allah yaasiin xog muhiima weeye waa ka hawl galaynaa

  • @suldanabdiaziiz5762
    @suldanabdiaziiz5762 4 года назад +3

    Ninkaasi garab istaag iyo caawin ayuu u baahanyya bulshooy

  • @cabdale9416
    @cabdale9416 4 года назад

    mnsha allah hormar wanaagsan baysameeyeen groupkaan waa in xukuumada iyo cid allalle cidii hormarka jecel ay gacan sii yaan ayguna waa ku mahadsan yihiin sida ay bulshadooda hormarka ula doonayaan

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 4 года назад

    MAANSHAALLAH, HALKAA KA WAD ,MASKAXDANA ALLAAH HA KUU BARAKEEYO.

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid Год назад

    Somalida dawlad la'aan uun baa dhib ku hysa waa dad wax walba qabsan kara oo karti leh allah ha gargaaro shacabka khaasatan raggan daadaalaya

  • @jamackhadar8747
    @jamackhadar8747 3 года назад +1

    Maansha allah wll nin adag wax garada baad tahay wll ilahay
    Hagarad siiyo dadkeena wax hasta
    Runtii waan jeclahay dadka Sidan oo Kala ah
    Waxaan Malin kasta Ku fakaraa
    Sidaan sanduuq ugu samayn lahaa
    Dadkan wax soo saarka leh wax loogu qabto
    Insha Allah kumaan dhaqaaqin lkn waan Ku seexdaa kuna soo toosaa

  • @hornafrica7796
    @hornafrica7796 Год назад

    REER BURCO WANI SALAMEY HORTO NIKASSI RUNTI AD BAN UGU FARXEY ISGARABTAG IYU UBAHANYAHA SOMALI GABI. SOMALI GABYALADA AQONTA,HOROMARKA,ISGARSINTA HA KUNAGMAN DADKA DIB NONIGAYA WA SIYASIYINTA REER GALBEEDKA IYO DIBADA USHEGEYNAYA WAYE

  • @ayjama99
    @ayjama99 2 года назад

    Abdizamad haduu umad kale oo rer Burco aheyn ka dhalan lahaa aqoontisa way ka faiideysan lahayaan bowolaal kale oo isagoo kale ahna wuu soo saari lahaa.

  • @fathiabdi6124
    @fathiabdi6124 4 года назад

    Mansha Allah

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 4 года назад +1

    WAR NINKA HALLA MAALGELIYO,HALLA DHIIRI GELUYO

  • @muslimdeeq1237
    @muslimdeeq1237 4 года назад

    Nin rag ah ayaad thay sxb aadbaan u jeclhay dadka ku fikiraya inay umadooda wax un taraan allaha kugu guuleeyo

  • @salahoumer840
    @salahoumer840 3 года назад

    War ragan xagee kala xiriiraa

  • @HawdOfficialmedia
    @HawdOfficialmedia 4 года назад +1

    Asxaabey anaa u horeeya nacalaa sheydaan kuyaale SUBSCRIBE ta heyla dhaafina

  • @xakiimoyuusufaxmedmamaxaki7871
    @xakiimoyuusufaxmedmamaxaki7871 2 года назад

    Kani inuu siad bare u egyahy

  • @ce8869
    @ce8869 4 года назад

    Asc aad baan idiin salaamayaa
    Waxaan idiinku darayaa fikir dareelka ka dhiman didaan u arko
    Waxaa Ku samaysaan faseexad adag oo Ku wareegsan oo u afkeeduna midi yahay u jeedkaygu waxa uu Ku salaysan yahay ciida uu dareelku burburiyay in ay dabada u saari karto marka laga soo saaraayo godka
    Hadaan soo gaabiyo
    Waxaan ujeedaa
    Maraaryo ka samaysan
    Faseexad qaro leh
    Ku dara.asc

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi8536 4 года назад

    Viva somaliland

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 4 года назад

    Sorry Dadkaga aya Somali noqday hadi ad Ummad kale kadhalan laheed hamigaga iyo aqontada wa laga fa,idesan laha magacna wad yelan laheed

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 года назад

    30 sano dib u dhac

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 4 года назад

      30 Sano horomar miyad ka wadaa.

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 года назад

      Adigu sodonsano maxd ku qabsaty intanad dadka kale hoostoda eegin