Siduu Xamar kaga baxay MSBarre maxaase Cali Mahdi loogu naaneysi jiray Cali Naafto?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 дек 2024

Комментарии • 27

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 11 часов назад +1

    Ambassador ka runtii waa xog ogaal ma sha allh 😎

  • @XaqeeyTagi94
    @XaqeeyTagi94 21 час назад +1

    Wariye ninkaan ka xirfad xun waligeey ma’arag, marba meel buu uboodayaa waxaad mooda in uu su’aalaha cid kaboobayo, waa xoogsi wixiisu.

    • @Daqare666
      @Daqare666 15 часов назад

      Wariyayaasha Alqabyaala soo korsadey waaye ha la yaabin
      KU QABSOO KU QADI MAYSID AYAY MEESHA KU JOOGAAN

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 День назад

    Waa run msiyaad gratitude buu uga baxay muqdisho jabhadana qof kasta oo caqli leh wuu arkaayey in ay ahaayeen niman aan lahayn wax hadad ah bal hadaf iska daaye waxay ahaayeen jaajuusiin amxaaro ay ku guuraysay oon waxba siyaasad iyo dawladnimo aan waxba ka aqoon godkey itoobiya la rabtay soomaalina way ku dhacday dawlafnimana kama danbeyn m siyaad rabi ha u naxariisto dal buu ka tagay laakiin dad kama tagin

  • @Rayidka
    @Rayidka День назад

    Wariye iyo siyaasi Cuqdad heyso oo isku Beelha taariiq been ah iska wareysanayo😢😢😢😢

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 часов назад

    Siyaad bare AUN 1% ma dumin magaalada.
    Markuu baxay Hawiye sida ayaxiii ayay diirteen magaalada ilaa xadhkihii dhulka kujiray ilaa samiradiii Schoolka jiingadihiii hasheegin acuudu bilaah

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 День назад

    Inaa Lilahi war kan wax badan oo gap ah ayuu qabaa. SSDF,SNM,SPM iyo USC.
    SPM waxeey dhoobley gubtay 1989 oo uu hogaaminaayey korneyl Bashiir Bililiqo.

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr День назад +1

    Diinaari waa kaa jaambiiqday, siyaad Barre wuxuu ku baxay waddada Jaziira, jilib marka, ka dibna waddada Kismayo. Markaa waxaan joogay Marka. Siyaad Barre marka sooma galin.

    • @Daqare666
      @Daqare666 15 часов назад

      Saaxiib Siyaad Bare wuxuu isku qaybiyey jidka jaziiro iyo jidka jaale Siyaad oo Madiino ilaa Xoosh Mara
      Anagoo Tabakaayo madow fadhino ayuu noo istaagey 5daqiiqo meeshaas nagu macsalameeyey isagoo biyo badan horey u sii qaatey

  • @Daqare666
    @Daqare666 15 часов назад

    Saaxiib Siyaad Bare wuxuu isku qaybiyey jidka jaziiro iyo jidka jaale Siyaad oo Madiino ilaa Xoosh Mara
    Anagoo Tabakaayo madow fadhino ayuu noo istaagey 5daqiiqo meeshaas nagu macsalameeyey isagoo biyo badan horey u sii qaateyok

  • @saidnourainan5944
    @saidnourainan5944 2 дня назад

    IALLAA MAALINTA MAANTA AH MUQDISHO REER BAADIYE AYAA KA TALIYA DHULALKII QARANKANA LAGA SAARI KARI WAAYAY.

  • @DalmarQorane
    @DalmarQorane День назад

    Jaale siyaad miyaa burburiyey magaalada mise kuwii yeeyda ahaa ee dhismayaashii dowladnimo ku soo ridaayey xabada

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 День назад

    Waxan xasuustaa in dhalin yaradii xaafada ay qabiil raaceen sadex casho gudahood oo dadkii daaroodka ahaa iyagaa farta ku fiiqayay qaarkoodna ayagaa dadka dilayay oo dhacayay oo kufsanayay intaas been kuma sheegin oo xaafadeena ayay ka dhacday qaarkood usc ayay soo raaceen oo kismayo agteeda ayay ku dhinteen waliba wiil isniintii ila qaxay oo madiina inoo raacay ayaa ka mid ahaa kuwii daaroodka leynayay

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 День назад

    Cali mahdi wuxuu dunida kacodsaday FUUSTO SHIDAAL ah.
    😂😂😂

  • @momindekk1
    @momindekk1 11 часов назад

    Moryaan moryaan USC

  • @Rayidka
    @Rayidka День назад

    Wazaan ka xumahay, in aad meel uga dhacdaan Madaxweyne Cali Mahdi oo aadan mansamkiisiii qarineysaan

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 16 часов назад

      MAXUU QARINYA ALLAYA RAXMEE DHIBKA DAGALAKA ISGAA KA DANBEEYEY MARKUU SHEGETY MADAXWEYEN WAANA SABABATA KEENETY IN SOMALILAND GODO

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 День назад

    Afternoon ilaaha nadhaafiyay diin iyo dal iyo dadba waa aafeeyay

  • @Daqare666
    @Daqare666 16 часов назад

    ALI MAHDI WAXUU CODSADAY
    BADAR IYO NAAFTO
    SIDA AY CAAN KU YIHIIN CIDDA

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr День назад

    Kani weriye maaha. Tababar baad u baahantay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht День назад

    Shicibki hadu kala qeeybsamay xukun miya talinaaya shicibkisa ridayan qarki difacaya wax fusto hadey kukor maran midibkaga madoow iskubadalay badina ma qarxin oo sidodeey ufarisanayeen shicibka inuriday xafada ley diray kadib nago tusbax sito banamada socnaya ilalo ah saro dheer dheer kuriga meel dheer ooga aadana misanka dhuxusha aheed guriga leydiray dabaq ahaa saa dharka dhaqala ila aruri bari malin kadib baxena kadib wiil sogaracay guriga saa waa bahdilan yahay gona sida wax wax qarinaya usartay isago lalaban saa waarixay irida kaxiray wuugaracay marada fur maxa kuwada mesha igumaogen isaga habaryara dhashay nalajogi jiray xage katimid badhahay geel badiyo lowaday shirkad jidka cidi taqano lacag lagusinayo gelina mafdaci kala cershay qarna wakudhacay ana sidasa usocararay hada inlagu dabasocda laguilaleynaya waxa jira dagal hadi qori heysatid sitartib udhig marada sogal hada heysan hurguf sabab buiyiri nago maujeda fadhiyo aba socda tusbax hesto haa buyiri iney laloyihin bauarka sarahas guriga kutosan inlalasaran yahay qoryo mafdac nalagusorida macqul marna makafurayi hurkuf aba dhig go aan aad garabka kusidatid sidi uhurgufay sacad kadib gurigi kor ukoray waxa shegay sarihi isago firinay lasogaracay nagihi sawilka kadajiya dabaqa wabadbaden hadi toos usogali laha guriga nilagu dumin laha saraha mifdac lagasorida yusan firin xira dabaqa kore hoos masogudbi kartan markasa maqalnay albabi balaqan kabaxsanay sida ogabad badno kaba dhumanay

  • @Nameless-i5v
    @Nameless-i5v День назад

    Waar ninkani ma cid uu u warramuu waayey? Maxaa ciyaalkan caanihii hooyadii ka qoyan yihiin hoos fadhiisiyey!

  • @galladalle7773
    @galladalle7773 День назад

    Asc
    Wĺl
    Barnaamijkaagu
    Wuufiicnyhy
    Waanan dhagaystaa
    Lkn waawada badhjab
    Dhamaad iyo below malaha

    • @lt7fu-892
      @lt7fu-892  День назад

      Walaal waad mahadsan tahay marka hore: marka xigana, Barnaamijku waxaan u diyaarinayaa qodobo su'aalo ah oo jawaabaha (la wareystuhu ka bixiyo) ay go'aamiyaan inta daqiiqadood oo uu noqonayo. Wan ku tala-jirnaa in waraysiyada oo dhan mar soo wada gelinayo. Mar labaad, ku xirnaanshiyahaaga wax weyn bay nooga dhigan tahay. Mahadsanid.

  • @HarrisM-mz1vq
    @HarrisM-mz1vq День назад

    Waar wiilku su'aalo xumaa! Weliba way u qoran yihiin malaha!
    Ismalaha sua'aaluhu. Iskuma xigaan!
    "Sideed noogu xaqiijin kartaa Siyaad Barre Barre qaabkee uga baxay Xamar"
    Does it matter? No. Siduu ku xaqiijin lahaa tuug cararay meesha uu maray ma CCTV ayuu haystay?
    Eesh Qiyasak