Omar Ali Omar (Mr.Yalahow) - Wareysi 2/2 -

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 77

  • @Saidmuhuddin-jc6sw
    @Saidmuhuddin-jc6sw 14 дней назад +10

    Waa qofki uga horeeyay oo Soomaali oo si sound crypto uga hadlay. Well done. Hadane xalqad kale in la sameeyo waye si loo helo dhalinyaro dhisto infostructure crypto oo kala fududeeyso keydka informationka iyo bankinkaba. Waa new frontier MUHIIM saaid ah. Somaliya waa in laga furaa HUB lagu baro luqadaha lagu devolope gareyo crypto sida SOLIDITY oo saaid u muhiim ah. Waa tilaabo yar oo wanaagsan mashallah.

  • @Twentyone-man
    @Twentyone-man 5 дней назад +5

    Crypto wexey u baahan tahay geesinimo geesinimo dhaftay wlhi, bishi agosto waxaa iibsaday 10-xabo oo salon ah waxaa ka bixiyay xabadi 109 isku waqti ma gadan midka igu qalisan waxa ka bixiyay 169 euro hadana wxuu maraa xabadi 250 euro lacag ku dhaw marabo hada iyo wax u dhaw inaa gado, 5 sano kadib insha-Allah

  • @ogoow2854
    @ogoow2854 15 дней назад +5

    Wa wiil Knowledge badan u leh crypto his right ,and wa professional how he explains it ..

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii5089 9 дней назад

    Masha allah really waxbadan oo ku warersanaa ka faidey noo sobadi wareysiyada xisaha badan crypto ad waa u mahadsantihiin 🥰

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 14 дней назад +3

    Mahadsanid ustaad wax badan ayaan kaa faa'iiday ❤❤❤

  • @AyaansoAcademic1203
    @AyaansoAcademic1203 12 дней назад +1

    M.a guuleysta dhamaantiin ❤😮waan ka faaidey xaqiiqdi intii iga dhineyd wan helay

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 14 дней назад +2

    Maasha allah wiilkaan waa nin si fiican uga hadlay allah barakeeyo

  • @fnw8688
    @fnw8688 14 дней назад +1

    Hanoolaato ❤

  • @aakhirowangsan2029
    @aakhirowangsan2029 14 дней назад

    Mashlh mahadsanidiin 2 diina

  • @saamofficiall
    @saamofficiall 14 дней назад +1

    Thanks ustad

  • @Khaalidcabdulahidhux
    @Khaalidcabdulahidhux 14 дней назад +3

    Website kiiisa intee kahelaa

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 14 дней назад

    Mahadsanid Cumarow adiga iyo Ayaanle.

  • @axmedabdi2235
    @axmedabdi2235 7 дней назад +1

    Suuqa armuu qamaaryahay naga hubiya zxpow

  • @abshirali313
    @abshirali313 15 дней назад +2

    H noolaato

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 14 дней назад

    Waa fakar fiican

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 11 дней назад

    Waa qamaar waana xaaraan diinteena

  • @adendahiradomow9834
    @adendahiradomow9834 15 дней назад +2

    Waan sugayni part 2 mr shower 😂😂

  • @Maslaxabdiibrahim
    @Maslaxabdiibrahim 14 дней назад

    Aaway linkiga bro

  • @AbdinourmoalimMohamud
    @AbdinourmoalimMohamud 14 дней назад

    👏👏

  • @abdifthjmc9194
    @abdifthjmc9194 День назад

    Su,aal ayaan hayaa
    Maxaa keenaya in aan qasaaro waayo lacagta meel ayaan ku shubaa markii ay kasadona waa la soobaxaa waxakele maa jira?

  • @abdullahiabdikarim1231
    @abdullahiabdikarim1231 11 дней назад

    Bitcoin hadaan awoodin inaan Gato oo $90k ah. dhururuq kiisa ma gadan karaa?
    Thanks.

  • @ismaelabdoulkaderpitugang4620
    @ismaelabdoulkaderpitugang4620 15 дней назад +2

    Subax wanagsan saxibayal

  • @JanankaUK
    @JanankaUK 14 дней назад

    Waa aad ufahansan

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 14 дней назад

    Waad mahadsantihiin noosoo badiya macluumaadyada caynkana

  • @siraadulmustaqiim2400
    @siraadulmustaqiim2400 14 дней назад +1

    Suuqaan lacagaha la gashto waa lacag dheeri aad haysato oo hadaad weydo aan saameyneynin noloshaada

  • @wariyowacal4884
    @wariyowacal4884 14 дней назад

    Asc Ayaanlow sxb Masuulkaan halka aan kala xariirayo iisoo sheeg, mhdsnd in badan

  • @zubeetdaahir7677
    @zubeetdaahir7677 14 дней назад

    MrCumar & hanoolaato mahadsanidiin Crpto waan ku guda
    Jiray mac luumaad badan ayaan ka faaiiday muuqaaladaan.

  • @abdiazizamin2402
    @abdiazizamin2402 13 дней назад

    Does Mr. yalahow have a Twitter account

  • @AzaamFx
    @AzaamFx 14 дней назад +2

    moalimuu fx soqawo

  • @dhafarpubggames259
    @dhafarpubggames259 14 дней назад +3

    hadad guulaysato mid ba qasaray macnaheedu waa qamaar

    • @Nasrudiin893
      @Nasrudiin893 14 дней назад

      Wa ribaa and gambling

    • @xuseynialxuseyni9722
      @xuseynialxuseyni9722 14 дней назад

      Waa sax waa qamaar

    • @Mohamednaik-hr9wr
      @Mohamednaik-hr9wr 14 дней назад

      Adiga iskadaa ee iskasexo musow😂

    • @ahmetabdi8960
      @ahmetabdi8960 13 дней назад

      Hadal ka micnahiisa "waa dadka qasaare wax ee iibsadeen xili qiimo sare joogo kadib qiimihii hiis ayoo usoo dhace sheeyga, xili hore iibsate oo markuu qaaliyoobe iska iibise "
      Ganacsiga cadiga ah so maahan sheey soo gado biri qiimo ka qalisan ku iibso intaa wax xukumun wax soo baar

  • @MohamedAhmed-vj7do
    @MohamedAhmed-vj7do 15 дней назад

    Mr Cumar waa nin aad wax u fahamsan sida saxda ah ay suuq yada Crypto ay u shaqeeyaan ayuu aad u fahamsan yahay nin aan jabin na ma guuleysto

  • @Catoosh3858
    @Catoosh3858 14 дней назад +2

    Xirfadii crypto wn bartay blse lacag aan maalgashto ma haayo shiid wllhi mana shaqeeyo💔👍

    • @mawliidahmed3883
      @mawliidahmed3883 14 дней назад +1

      kun doolar 💵 kaliya gali nooh

    • @Catoosh3858
      @Catoosh3858 14 дней назад

      Sxp ma haayo kun doolar iyo wax u dhow lkn wn dadaala si aan ku helo i.a👍❤​@@mawliidahmed3883

    • @calicade3834
      @calicade3834 13 дней назад

      Inaw haayo maka horraydoo​@@mawliidahmed3883

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 6 дней назад

      Imisaa ugu yar oo la galin karaa?

  • @suluxosuluxo9202
    @suluxosuluxo9202 12 дней назад

    Wiilkaan wuxuu iila muuqdaa qof run sheegaya

    • @Laughub_1
      @Laughub_1 12 дней назад

      Muuqda ba maha runbu shegaya

  • @MohaMoha-l2i
    @MohaMoha-l2i 15 дней назад +1

    Somali maa fahansanaa vediogaan aaf engriis kuu baar multi-level marketing aff carabe waa تسويق الشبكي iselaaleyaa somali maryoolaay

  • @Mudane-b1y
    @Mudane-b1y 15 дней назад

    Lambarka ni kaan maheli karnaa ayaanle adoo mahadsan inaan wax la dhiil gareyyaaan rabaa

  • @mohammedfagad897
    @mohammedfagad897 13 дней назад

    Hadii uusan xarumo laheyn, aniga inta qalabka so gato computero ku xiran karo bal kwrn qof kasta oo sidaas sameeya hadii la xiro lagana joojiyo shaqadaas aduunka o dhan, maxaa dhici kara?

    • @ibrahimadamsuuley7428
      @ibrahimadamsuuley7428 12 дней назад

      Doolarkaan la keydsado kwrn hadii dowladiisaba burburto oo shilin soomaali cml noqdo

  • @Tixmaal-Studio
    @Tixmaal-Studio 15 дней назад

    waxaan marna kor ukacaya marna hoos ee charts ladhaho ama suuqa strategy ama nidaaam aan ku fahmi karo inuu hoos usocdo ama kor ma jiraa, haduu jirana iifaaiidee walal anaa raadsan doona wadada kaliya itus.

    • @ibrahimwanaag8718
      @ibrahimwanaag8718 15 дней назад

      Su'aashadu waxay tahay saan filaayo suuqa ama charts ka maxaa hoos u rida ama kor u kicaya, iyo sideen u gartaa hoos u dhaca ama kor u kaca suuqa?
      Jawaab: aan kuu soo koobo suuqa waxaa hoos u ridi kara ama kor I kicin kara in dalka uu galo doorasho ama sicir barar ama shaqaalo badan in laga eryo componyada, ama in compony uu dad badan shaqaaleysiiyo, in dalka uu dagaal galo ama dalka dariskiisa ah uu dagaal galo 2] sideen ku ogaan karaa wax yaalahan dhan ee dhacaya waxaa jira websiteyo soo gudbiya wararka noocan ah sida bloombergbusimess, iyo kuwa badan thanks

  • @abdirahmanahmed7426
    @abdirahmanahmed7426 14 дней назад

    hadaa mustqalka Rajo ka leedahay hada baro oo naftaada maal kali sida aad u baran lahayd cyptocurrency waa lacagta dunida ay u wada guuridoondo

  • @AbshirbacadleAbey1
    @AbshirbacadleAbey1 11 дней назад

    Niyow nin kaan ani seey ilatahay isgaaba aad u fahansaneen
    Hadalkiisa waa iidhadhami waayey wllhi

    • @AbdirisakMohamed-ch4um
      @AbdirisakMohamed-ch4um 11 дней назад

      Qof kastoo faqiir ah waxna heesan oo ku maal gishadu waa iska sidaa 😂😂😂

  • @Samawade25
    @Samawade25 14 дней назад +1

    Khasaaruhu waa mid aad uga sareeyo faa iidada. Qofwalba Waxaan kula talinayaa in uusan lacag iska gelin. Qasaaruhu waa 95%

  • @cabdallamocalim
    @cabdallamocalim 14 дней назад

    Lacagta aad faaido, qofbaa qasaaray, lacagta aad qasaartayne, midbaa faaiday!!
    Nooc qamaar ah miyaa ku jira

    • @relaxing1192
      @relaxing1192 14 дней назад

      Maya suuqa ayuu ka baxayaaa waqti aan laga bxin tusaaale sandka cusub ayuu so galay marka ay ka soo wareegtay laba bil ayaa waxaa u soo baxay leenka lootariga uu xareesty markaasuu la soo baxay lacagtii bitcoinka oo hoos joogto yacni waqti laga bxi karin suuqa kadib ayaa waxaa ka lumaya lacagta uu galiyey wax ka mid ah sidaa darteed lacagtaas waxaaa faaidaya dadka ku jira suuqa walal hadeer mafahantyna?

    • @relaxing1192
      @relaxing1192 14 дней назад

      Maxaa yeelay qamaar waxaa la dhahaaa lacag so dhigo anigana wan so dhiganayaa kadib wan qamaar tageenaa kadib hal qof ayaa cunaaayo aruursanaayo midaan sidaas maahn waa wax iibso markaad rabtana iska iibi

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 14 дней назад

    Buy DUCA COIN..USA

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 15 дней назад +2

    YaaYaa.
    Arreey Xoow Muggaan immin_kadda u Kashifoow_haayaa Kaar_taddii Gannac_siga Habbar Neceeyb, yac_nii Habbaaraneey Habbar Gidir.

    • @JanankaUK
      @JanankaUK 14 дней назад

      War naga aamus ninyahw 😂

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 14 дней назад

      @JanankaUK
      Arreey Xaad Muggaan immin_kadda isu kashifee.
      Shakki ummadda ugama Jirro, in ey wax kuu yihiin Habbar Neceeyb, yac_nii Habbaaraneey Habbar Gidir.
      Si aad isagga yareey_so dhiiranaan_ta ama dhiifoonaan_ta iyo Kuleeyl_ka Habbar Neceeyb, yac_nii Habbaaraneey Habbar Gidir, waa in aad guur_sato 4 Xaas oo Ogaadeen ah, gaar ahaan reer Qalaafe.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @ayaanlerk6128
    @ayaanlerk6128 11 дней назад

    Sheeko wye wxiina wx lagama baran

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 14 дней назад

    don't SHARE your wallet..12 passwords

    • @hkaffi2401
      @hkaffi2401 2 дня назад

      Wallet ka magaciisa hda taqaano iiisheg wll binance iyo coinbase midaa aheen wya umalena

  • @sidcalisharif7548
    @sidcalisharif7548 15 дней назад

    Mesha lagala xiriiiri ahirkadiisa na soo gudbi

  • @HassanMohamed-j5f
    @HassanMohamed-j5f 15 дней назад

    Saaka ayaa bilaabi rabaa Tijaabadeydana $100Dolar

    • @mahdimmed7272
      @mahdimmed7272 15 дней назад

      Haka Baqin wll coins kaa rabto gado

    • @CabdiCaziz-u6y
      @CabdiCaziz-u6y 12 дней назад

      Coin raqiis ah gado o dul qaado inata faaido ku dhaleyso
      Waliba waxa kugula taliyaa gadato rtr

  • @cabdiadanmxd1961
    @cabdiadanmxd1961 15 дней назад

    Forex maxaad wax oga waydiin wayday

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 15 дней назад

    RIBO IYO QAMAAR UUN BUU XAYAYSIINAYAA

    • @JanankaUK
      @JanankaUK 14 дней назад

      Adiga ayaan fahansanayn ee waxbaro walaalo

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 14 дней назад

      Wllkey xalaal iyo Xaaraan ba waa leeyihiin adiga ayey kugu jirtaa midkaad maalgashato ilaahey ayaa ka magan galnay xaaraan.