AMIRA ASAD LOOSEY SAMIYA SABABTA AY UU OYEEN 😭 sorry

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 198

  • @Zaki_somaali
    @Zaki_somaali  3 дня назад +65

    Asxabta muqalka Asad wukujiray basle Muqalki Asad ayan ka ilaway sorry Igarali noqda🙏

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i 3 дня назад +50

    Team amira qurux one like 👍 ❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 дня назад +60

    Marka iigu dambesay Aa ooye waxay Aheyd shalay waxana u Ooyay 😢 Hooyo Mcn darteed Miss you HOOOYO Mcn 😢😭

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 3 дня назад +30

    Ku Saliya❤️Rasuulkeena Maxamed❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 дня назад +42

    TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin 3 дня назад +18

    Hada ayanba oyaye waxana sbab uah Xanuun only gabdhaha 😢

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 3 дня назад +36

    Amiira Miss style ❤😊🎉

  • @SaynabSheikh-n2i
    @SaynabSheikh-n2i 3 дня назад +24

    Wlhi manta igu dambeyse sababtane maamo ilmo agoon ah heysato daruufne heyso oo la wareysanaye aya iga so hor barde wlhi ilmada 😭wan ceshan waaye alow hooyo yinkena janada xisaab la aan gali wey nagu so dadaalen❤ i love you mama❤👄

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed 3 дня назад +20

    Team amiiro qurux one like❤😊

  • @AsiyaJamac-x1g
    @AsiyaJamac-x1g 3 дня назад +22

    Ani xanuunka aabahay la ooyay olz iigu duceeya inuu cafimado😢😢😢

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 3 дня назад +22

    TEAM ZAKi Somali ONE LIKE 👍

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 3 дня назад +14

    Samiyadeena arkay faktax sorry yariiteyda😢❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 3 дня назад +18

    Team amira qurux like 👍 😊

  • @hanaibrahim-io2qy
    @hanaibrahim-io2qy 3 дня назад +24

    samia maqlay 🏃🏃❤😂

  • @samarmohamed4226
    @samarmohamed4226 3 дня назад +20

    amiira quruxleey m.a💕💕

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 3 дня назад +16

    Markii igu danbysy an yoyey galbty ahyd illahey dartii baa u oyey

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 3 дня назад +8

    Amiira style iyo qurux isku darsatey masha Allah ❤❤😮

  • @FadumoXashi-ix4ph
    @FadumoXashi-ix4ph 3 дня назад +12

    Walshey ika xanuunsaned darted u ooye 1 month kahor 😢

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees 3 дня назад +12

    Team amiiro qurux on like ❤❤❤❤

  • @FaatushAhmedAli-p8i
    @FaatushAhmedAli-p8i 3 дня назад +14

    Maska madow 600k come sone😢

  • @user-gw6ww8je8o
    @user-gw6ww8je8o 3 дня назад +2

    Yaa rabi muraad baan leyahy isahal muraadkyga wllyal iso duceeya

  • @MaxamedCabdilaahi-f2n
    @MaxamedCabdilaahi-f2n 3 дня назад +4

    Anigu Marwaba waan oynaaye macanaha zababtaan u oynaan waxaa wayi danbi markaan gal no ilahay nacafi baan ku oynaa zxp

  • @sumayohassan490
    @sumayohassan490 3 дня назад +8

    Ayy amiira qurux

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m 3 дня назад +4

    Ani maalin dhow baa ooyey sababtu na waxay ahayd aabo MCN iga dhinty iigu sooduceeya walalyal 😢😢

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 дня назад +6

    Ayy amira deydii mss style😮😊

  • @Feysal-be4ry
    @Feysal-be4ry 3 дня назад +7

    Asc wll aniga waxan oyaa mar kasta waxan ku oyaa xalada an ku jira sxb waxan ahay wiil dhalin yara ah oo dhibateysan waxan galay shil gari waxan ka jabay dhabarka lkn lama oyo fhibka igu dhacay ee waxan la oyaa Anahay wuxu geryoday anigo xanunsan walal key wuxu geryoday anigo xanusan waa labadi qof ee xafi mad keyga ku dadalayay lkn hada waxan iska jifaa sarir sxb tas ban la ooyaa waxa ixiran xafayad kadida waxa iga kena dumo ama ka tetar

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 2 дня назад +1

      Abwe Allah haku cafiyo lkn an midkuwaydiiye dhaqatirtu wax malaga qaban karaa ayay kudhaheen haday jirto waa lagu garab qabahane

    • @Feysal-be4ry
      @Feysal-be4ry 2 дня назад +1

      @@AishaAwale-wq2fe wll waxa xanjnsan waa aniga ee Abahay u geryoday anigo xanunsan bugeryoday wll aniga shilgari galay wax cawinad ahna mahelin aniguna wax an dhaqtar dibida ah an ku ado mahayo wll waxay igu dhehen hadi ad dibida ado wax waa lagu qaban kara aniga Abahay u geryoday walalkey ugeryoday marka wll garab biniadin nimo ma haysti wll

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 2 дня назад

      @@Feysal-be4ry Horta Allah haku cafiyo abwe Wana lagu wacinaa o dadka somaliyeed lagu galahe numberkada isoqor

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 2 дня назад

      @Feysal-be4ry Abo Allah ha unaxariisto Adna Allah haku cafiyo abwe e numberkada isoqor dadka somaliyeeda lagu galahe 🙏

    • @Feysal-be4ry
      @Feysal-be4ry День назад

      E

  • @user-hc2ee9ys3yyihdjbfueeosjhf
    @user-hc2ee9ys3yyihdjbfueeosjhf 3 дня назад +6

    Masha allah😊😊. illahay hakugarsiyo😊😊

  • @NuuroMuuse-h1v
    @NuuroMuuse-h1v День назад +2

    Aniga hadan dacad ujawabo markasto wan oya dababahane kagaba garo walhi 😭😭😭😭😭

  • @NazriMuxumed
    @NazriMuxumed 3 дня назад +4

    OMG 😲 qofka ugu horeyay oo qoro comment ahay 😂❤❤🎉🎉

  • @yousra52
    @yousra52 3 дня назад +4

    Aniga xiligi ugu danbeysey maha isbuc wlba wn ilmeya ohinti igu danbeysey wxey aheyd jimcaha iyo exam an galey an ka gudbi wayey inta bdna ciil ayn la ilmeya alx isbuci hl malin wa inn ilmeya🥺

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 2 дня назад +2

    Ooyin mar ay iigu dambeysay ma ogi lkn waan ciishoda malmahan sabab la.aan😢

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad 3 дня назад +4

    amiira qurux mansha allah ❤

  • @MunaAli-l8p
    @MunaAli-l8p 3 дня назад +2

    Cawa aabe oo iga dhinteyy aa xasuusteyy😭😭😭😭

  • @NaemaHassan-id6oc
    @NaemaHassan-id6oc 3 дня назад +4

    Daqiiqado ka hor 😢 Ninkyga ayan u xiisay 😔 😢

  • @FuadYazin-cn8ok
    @FuadYazin-cn8ok 3 дня назад +2

    Me : go.aan aan gaadhay oo aan ii fulin dartiisa ayaanba u ooyay
    Maalmahan oo dhan
    Ee ii soo duceeya

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 3 дня назад +1

    Kusaliya nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤scw scw scw ❤❤❤

  • @XafsoAbdi-go3sp
    @XafsoAbdi-go3sp 3 дня назад +1

    aniga waxaa igu danbaysay khamiisti sawabtoo ah saaxibaday ayaaigatagtay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 3 дня назад +1

    2024 Aabo mcn igageriyodey Rabi haunaxariso 😢 wallahi hada ayan oyehaya 😢😢😢 iyo marwalbo tiktok ankaarko hesi kusabsan Aaboo😢

  • @Carfooneey
    @Carfooneey 3 дня назад +1

    Ani hdda oynoya wlhi ciil baa ihayo adunka wxa igu xun marku qof adan wxba dhihi karin o hddana adan ka cadgosan karin wx kugu sameyo lkn dhibmalahn wxn adunyo wye waa laga baxa lee I.a sanadka so socdo igu so duceya inu kan iga ronado klia wllyal 😢😢

  • @hodmanxuseenofficial4450
    @hodmanxuseenofficial4450 День назад

    Marki igu dabeyse oo aan ayeey waa xalay 3hr kaligey inta qolxirtey oyayey😢 sababtuna waa Arimo family
    Asxabta pls inu alle jiid khayr leh ifuro amiin iyirahda 🙏❤

  • @user-rl5es5my8d
    @user-rl5es5my8d 2 дня назад

    Ani habeenki markan sqexa quraan shitaa ka dib waba oyaa wllhi wan yabanahay😢😢

  • @Saabo607
    @Saabo607 17 часов назад

    Markii iigu dambeysay ee aan ooye waxa ay ahayd caawa sababtana waxaan soo xusuustay geerida Awoowe mcn Alle ha u naxariisto

  • @Fatimadiamond-p8s
    @Fatimadiamond-p8s 2 дня назад +1

    Wlhi maanta ayaanba ooyey
    Sababta wey dheertahay

  • @BisharaHassan-ed7pn
    @BisharaHassan-ed7pn 3 дня назад +2

    Ayy saki soomaali 600k coming soon❤

  • @safiyomaxamed3721
    @safiyomaxamed3721 3 дня назад +1

    12 08 / 2024 Aniga bishaa aad iyo ayan u ooya bikaas wale caruutee abikeymadhexin raka safar Anka ada sasdartee anuooya markalabaa 2hooyomcn xasusteedauooya😢😢😢

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 3 дня назад +1

    Nabiga lo oyaaa io quranka karimka

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 дня назад

    2021 2dii November eheed sxbke mowliid ilahay ha unaxariisto geeridiisa😢

  • @IKRAAMYaasiin
    @IKRAAMYaasiin 3 дня назад +1

    Jus😢💔

  • @anfacabdikarim
    @anfacabdikarim 3 дня назад +2

    Fast commenta igu horeyan ahay ❤

  • @SahraBarrow
    @SahraBarrow 3 дня назад +1

    Omg😮❤

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed 3 дня назад +1

    Waxaan xasuustaa ilma aan ooyo Ramadantii ka hor ama kadib magarnyo waxan kuriyooday riyo xun oo aan ilaa aantoosy la.ooye riyo xitaa ma orankaro wxa naga kalign iguma dhicin riyadusy ahad ee aduunkadhan baay ilahad markaa da.aan kudadlno cubadaneen io kharkeen io alkbaqeen siiba dhaliyaro waxaan kuriyoday ilahybaa ogaa anigan simabadalin hada qalbiyadeen waxaa moda inaydhagx noqonyaan waana mediyhan baas

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 3 дня назад +2

    Team ceyda one like 👍🫶

  • @kinsisacidcabdirisaq
    @kinsisacidcabdirisaq 3 дня назад +3

    Wllo sundus noo keen wn uxisnaye😢

  • @shinemohamed4116
    @shinemohamed4116 3 дня назад +2

    Keep moving

  • @NathifafarahOmar
    @NathifafarahOmar 3 дня назад +1

    samia qurux ❤❤

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 3 дня назад +1

    Team saki soomli🎉🎉 like

  • @Iamfowsia
    @Iamfowsia 3 дня назад

    Team saki somali one like🎉❤

  • @user-ug1bv1ex1h
    @user-ug1bv1ex1h 3 дня назад

    😭😭😭Ayeeyo😭😭😭 2021😢😢 Maka nimat😢😢😢😢😢

  • @SafiyocismanAxmed
    @SafiyocismanAxmed 3 дня назад +1

    Markii ikidanbeyso o oyaywaxey aheyd shaley abahey aadhintay😢😢😢

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 3 дня назад +1

      Ina lilahi WA ina ilehi rajacun allow u naxariso abo mcn qalbiga Allah haku qawojiyo wll adi iyo ehelka dhaman

  • @SuhuurAhmed-fk9vv
    @SuhuurAhmed-fk9vv 3 дня назад

    Marki udbasye anoyay walkay waxay had marki an hooyo kaimaday 😭😭😭😭😭😭 amuxisay walhi

  • @IlhanAden-y9h
    @IlhanAden-y9h 3 дня назад +1

    Aniga darte lee ooye waxana u ooye hooyadey 2020 dhimatay waxan haya 2 wiil oo ila dhalatay waxana ahay gabar wax so bartay jamcada ka qalin jinisay 2017 ila iyo hada shaqo ma helin marka walalkey ilq dhasha wax i dhahay shaqa kuso heley ee warqado diyarso marka warqadihi diyariyp i dhahay waa paranki marka waa cishoday 😢 sasa u ooye😢

  • @AishoAbdi-n1c
    @AishoAbdi-n1c 3 дня назад +1

    Amiiradee ❤❤

  • @mssfatush-m4x
    @mssfatush-m4x 2 дня назад

    Aniga markasta ayan ooya sababto ah wax aan mar weliba aan rbo aan hadana heli karin niyadan ka ooya,laakin qof faceyga heysto ma shaqeyn kari couse wan yarhy ,wadan shaqo taalo ma joogi,mar kasta ayan ku fikira si aan lacag usameyn lahaay oo waxa aan rabo u heli lahaay ,ilaahayow waxan rbo isii ya allah

  • @DeeqaCabdi-zx7hk
    @DeeqaCabdi-zx7hk 3 дня назад +1

    Samiya qurux 😊

  • @aaminakhadar6448
    @aaminakhadar6448 3 дня назад +1

    Zaki somali 600k coming soon

  • @BilanBestii
    @BilanBestii 3 дня назад +1

    Markasto oo an tiktok firsNayo oan arko hessss ABO ayan oy😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdullahiYusufAbdi-d2u
    @AbdullahiYusufAbdi-d2u 2 дня назад

    Team zaki one like ❤❤

  • @Anuusheyyy
    @Anuusheyyy 3 дня назад +1

    Aniga io samia seme xasuso lee 😢

  • @ugaasoudgoon4976
    @ugaasoudgoon4976 3 дня назад

    Sacad ka hor sababtuna geerida aabehey soo xasuustay😢

  • @DjvhFj
    @DjvhFj 3 дня назад

    Salalahu calyhi wasalim❤

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 дня назад +1

    Aniga igamaba qalasho qofkasto ooyaya hadan arko wala ooyaa xitaa been hala ooyo haduu rabo 😢

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 3 дня назад +1

    Asc anigu waacaloljilicsanahey markii waxsi iganoqdan waan.ooyaa

  • @DahabaIbrahim
    @DahabaIbrahim 3 дня назад

    Team amiira qurux one lire🎉🎉❤❤❤

  • @SaynabCabdullaahi
    @SaynabCabdullaahi 3 дня назад +2

    Waxa iigu danbeysay sanad kahor markoo abahay dhimanayay

  • @foosaadan3589
    @foosaadan3589 День назад

    Sida caadigaa anigu markastaa ooyaa badanaa xiliyada aan murugoodo ama ducaysanaayo

  • @umu_muharas
    @umu_muharas 3 дня назад +1

    Waxan ooyay markan waayay garabkeygi madig aann waa yey walashey luul cabdi caziiz😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 alle unaxriisto

  • @Rayanqaasin
    @Rayanqaasin 3 дня назад

    Shaley ayan ooyo walib maqarebki a ooyo waxan ku ooyo aabhey a so xasutay😊😢

  • @Samiyo-m4c
    @Samiyo-m4c 2 дня назад

    Wax aan xasuustay oo cishooday😢😢😢😮😢😢

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 3 дня назад

    Amiiradeyda mss style❤

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 3 дня назад +1

    Ani manta uko dabysay😢 wan ooyay waxan ku ooyae 😅👨‍🎓👨‍🎓❤💬waxan ku samyay😮😢 waxanku 😝🕺wllkay😮 waa qalin jabay waan ku dahay markaas 😢❤ wan ku baroortay waxay tahay malin aan sugaya😢😂❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 3 дня назад +2

    Boqoradena Amiiro qurux quruxdii oo qof ah m.a ❤

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m 3 дня назад

    Wll zaki horay usoco ayaan kuleyahay ❤

  • @Eva_1046
    @Eva_1046 3 дня назад

    Ani dhoowr daqiiqo kahor ooyey wlhi sababtana xasuus hore lee waaye alx😂

  • @ZaynabAways-n5h
    @ZaynabAways-n5h 3 дня назад +1

    Ani marki ugu bamsi aan oyay waxe ahed ani ga oo salad tukanayo🥹🥹🥹🥹

  • @DheemanAbdi-kv4bp
    @DheemanAbdi-kv4bp 2 дня назад

    Waaw amiiro qurux❤❤❤❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 дня назад

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️

  • @Kingxidiga
    @Kingxidiga 3 дня назад +1

    Keep going

  • @Tazniim888
    @Tazniim888 3 дня назад

    Waxay ahyd 18/8/2024 sabbtan la oyeyna waxay ahyd ciil marka ihaysty alx lkn ooyintaasi waxay isahashy ina noqdo gabar go.aan adag waxana go.aan ka qaty noloshan marka ku sugnaa noloshu marxalady ledahy e noqda kuwa samir badan hami leh noqda dad go aan leh qofkasta ahmiyad hasiinana illaa waaridkiina maha ogsonow inay cadaw kugu noqonkaraan dadka cid idinku xiga hamiga alle haynow wada rumeeyo dhamaanteed ❤iso ducee hada iga damyso🙏

  • @AbdiAli-n7i
    @AbdiAli-n7i 3 дня назад +2

    ❤❤❤

  • @munadeheeye5751
    @munadeheeye5751 3 дня назад +1

    Alx beryahn dhan mrug mdreemin lkin xligii iigudambysay 2 isbuuc kahor nin isdagaalny 😂

  • @ismailshafi-du2lr
    @ismailshafi-du2lr День назад

    Sxb wiilka la dhaho siciid ee gabdha ajinabiga qaba
    Wacdiya sxb oo wax ushega idinka aya lajoge

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 3 дня назад +1

    Coming soon 600k😮😢 5:54

  • @BarwaqoMuhumed-d4t
    @BarwaqoMuhumed-d4t 3 дня назад +1

    Wlhi mar kasta wan ilmeya sababtana waa ciylkaygii oo la iga qatay isoo duceeya plz wllhay😢

    • @UmaymaMahamed-kx8gu
      @UmaymaMahamed-kx8gu 3 дня назад +1

      Sorry abayo😢

    • @IstarCumarraage
      @IstarCumarraage 3 дня назад

      Sorry abyo ilahey hakaga so qado wixi kawatay carrurtada 😢

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 3 дня назад

      Srry xbbti Allah haku so celiyo astaqfarta badso iyo saliga nabiga ducadana badso digriga allah afkaga yu ka qalalin laxowla wala quwata ila bilah badi ayadana insha Allah

  • @AymanCade-s3k
    @AymanCade-s3k 2 дня назад

    Wraa is ishow speed wuu jogaa Malaysia 🇲🇾 where are you chLlange

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 3 дня назад

    Coming soon 600k 🎉

  • @Murti.32
    @Murti.32 3 дня назад +2

    Qofki labad ahay taliye

  • @AsiyaAxmed-y1q
    @AsiyaAxmed-y1q 3 дня назад +2

    AmmiraQrux❤❤😂😊

  • @fadumoahmed3195
    @fadumoahmed3195 3 дня назад

    Ilahow garsii ena aderkay 2m

  • @XaDaariman7
    @XaDaariman7 2 дня назад

    Zaki zxp Ladan Igu dar pro❤

  • @MissnasriyaacaliMissnasriyaa
    @MissnasriyaacaliMissnasriyaa 3 дня назад

    Marki iigu dabesay aan oyyy 1 sac xitaa kama Soo waregan video an TikTok ku arkay AA Iga oohiyay 😢