Sheikh gaaladu waxay adeegsadaan wax layidhaahdo code of order oo ah aayado ay kitaabka ilaahay kasoo xushaan ahna kuwa gaalnimada ka hadlaaya dabadeed qofku haduu lacag qaato dhaarna aqbalo toosbay uqabataa gaalnimada ay aayadu ka hadlaysay ilaa xiligii kacaanka wasankeena way ka socotay.
Anu waxan la dhibanahy. Wax yaalaha uu sheekhu shegayo xaskyga ayaa waxa ka dhex hadlaya nin ay ani ka hor sheko dhax marty markaa ma garanyo iyaduna magiciisa bas ayay garanysaa xataa meshuu jogo ma garanayee maxan sameeyaa 😢
@@AbuIbrahim84 thank you sir for reply , the qoranic prescription of dealing with witchcraft , sixir as to healing and remedy is NOT properly practiced . It is abused and exploited to make riches and garner lump sums of AMERICAN DOLLARS , while not helping the NAÏVE victims , IT IS A FACT THAT SUCH SHOPS/ ENTERPRISE WHOM ASSOCIATED IN BUSINESS PARTNERSHIP WITH THE VERY JINNS WHOM THEY WERE SUPPOSE TO BE UP AGAINST , AS A SHARE HOLDER WHOM.ARE OFFERED SACRIFICIAL LIVESTOCK ON THEIR BEHALVE AS A RETRIBUTION OF DIVIDENT .
cajiib 😂 miqaaladi play list kujiray ayad clip kaso qadane kadib sida in hada lagaso hadlau cml 😂 so gali e ? why waxad jabin haysa rules ka hadii adan ogolamsho haysan !!
Ishu waa xaq hooyaba ilmihii ay naaska siineysay kaga dhacdey ishu dadku adkaaru sabah iyo masa haysku ilaaliyan Jsakallah sheekh 🎉❤️
❤❤
Shekhayga
Xasbunalaah wanicmal wakiil. Ilaahay baa kawayn. Magacyada ilaahay wax wayn bay kaa bedelaysaa. Awooda olaahay iyo waynidiisa ayeey ku xusuusin kartaa.
Shiikhow inaa quraan isaarto baan rabay waxaana joogaa hargaysa waxaana ka imaaday meel kale oodegaan maahi see kuu helayaa iisoo jawaab shiikhow
RASULU LAAHI MUXAMED SCW
Yaa , daahir caladow saaxir miyaa😮
Subxanalaah illahay ka magan qalnay
Ilaha no dhaxeyo
Qofka ugu wanaagsan ee ilaahay udhaw bay kugu dirayaan.
Bisinka Shiiqu asaga siduu ku ogaaday Waxaaso, dhan, Salaamaad Minkuli Afaad.
Kitaabo Ka hadlaan ayaa Jira
Honte à toi-même homme Somalie 🇸🇴
Waa run sixirku inta badan target loogu talo galay wuu ka weecdaa
Sheikh gaaladu waxay adeegsadaan wax layidhaahdo code of order oo ah aayado ay kitaabka ilaahay kasoo xushaan ahna kuwa gaalnimada ka hadlaaya dabadeed qofku haduu lacag qaato dhaarna aqbalo toosbay uqabataa gaalnimada ay aayadu ka hadlaysay ilaa xiligii kacaanka wasankeena way ka socotay.
Tuug dadka sixirka bara. Basaas sixirlooe ah sheekh ceebeys uraaye alshabaab
Wll maxaad ku aragtay sheekha
hhhhh sixiroole ma markii lagu soo qarxiyay ayaad sheekha wax ka sheegaysaa dhilaa ku dhashay
See lagu ogaanayaa ruuxa ku cowryey.
Sidee lagu ogaday qofkii ku cawruey ama sixiray
Maa'iga miyaa ugu xoog badan
Anu waxan la dhibanahy. Wax yaalaha uu sheekhu shegayo xaskyga ayaa waxa ka dhex hadlaya nin ay ani ka hor sheko dhax marty markaa ma garanyo iyaduna magiciisa bas ayay garanysaa xataa meshuu jogo ma garanayee maxan sameeyaa 😢
Qur,aanka ku akhri gaar, ahaan suuratul baqara iyo al faatixa.
Et toi-même …😂
Oo dadka gardhaasta dhiga waxay dadka hooyo iyo adiga magcagaca ayubay kuwdiinyaan ma dhihi karaa waa saaxiriina ?
Sixir , a flourishing business @Hargeisa / multi-million dollars scam run by such charlatains
It shows your ignorance of the deen, Sixir is mentioned in the quran so do you believe in Quran?!!! I am looking forward to your answer.
@@AbuIbrahim84 thank you sir for reply , the qoranic prescription of dealing with witchcraft , sixir as to healing and remedy is NOT properly practiced .
It is abused and exploited to make riches and garner lump sums of AMERICAN DOLLARS , while not helping the NAÏVE victims , IT IS A FACT THAT SUCH SHOPS/ ENTERPRISE WHOM ASSOCIATED IN BUSINESS PARTNERSHIP WITH THE VERY JINNS WHOM THEY WERE SUPPOSE TO BE UP AGAINST , AS A SHARE HOLDER WHOM.ARE OFFERED SACRIFICIAL LIVESTOCK ON THEIR BEHALVE AS A RETRIBUTION OF DIVIDENT .
sixir is nothing but arab phantasie
cajiib 😂 miqaaladi play list kujiray ayad clip kaso qadane kadib
sida in hada lagaso hadlau cml 😂 so gali e ? why
waxad jabin haysa rules ka
hadii adan ogolamsho haysan !!
Walaalayaal sheekha WhatsApp aan kala xiriiron ma igu caawinkartiin
Hargeysa miyaad joogtaa
Shiikhaan waa shiikh burco jooga waxaana la dhahaa sh maxamed ismaaciil youtube ayuuna lee yahay magaciisaana ugu qoran xalaqo badan ayuu uga hadlay sixirka iyo isha waxaadna kaheli kartaa youtube-ka