Prof. Cabdisalaan Yaasiin mid ka mida 4 nin ee ugu horeeyay aas aaska SNM oo Waddani ku biiray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 52

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 месяца назад +5

    Mashaa Allah, Gunbuur waa dad sharaf leh oo Geesiyaal ah.....Guul Xisbiga rajada ee Waddani!

  • @KusyJi-wm4xt
    @KusyJi-wm4xt 2 месяца назад

    Tolkey gumbuur noolaada guulaysta aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 2 месяца назад

    Subxaanalaaah oo odaygu Mujaahid buu ahaaye muxuu ka doonay xisbiga u shaqeeya huwanta ee cadawga soomaaliland shaxaada

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 месяца назад

      Naa dee cayda jooji dhakhyahay soo kala hayska weyni

  • @KhalifRageh
    @KhalifRageh 2 месяца назад +2

    Gumbuur iyo Carabba la soo hadal-qaad.....Abtiyaal noolaada.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 месяца назад

    maanshaa alaa Reer ka gunbuur waa reer Jira oo Wadaniyada iyo somalilandnimada ku suntan ,waana reer ixtiraam iyo sharaf ku le reer somaliland oo dhan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 месяца назад

    Mnsha Allah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад +2

    Nimankii kulmiye waa u dhamaatay

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 месяца назад +2

    Sidaa ubadsntihiin iskuduubnaada midnimodu waa furaha guusha waarta.
    Waxan loomabaahnee abaabul olole fifircoonkeena.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 месяца назад

    Prof. lagu khasaaray, qabiil buu ku raacayaa waddani, illeen waa xisbi reereede

  • @hindaomar4265
    @hindaomar4265 2 месяца назад

    5 Nin ee aasaasay NSM 1Mujaahid Xasan Ciise Jaamac 2 DrCumar Cilmi Dixon 3 Cabdiraxmaan Axmad Ina Aadan Wadadiid iyo Dukhsi oo reer Dood ahaa

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 2 месяца назад +1

    Dumarkii habar awal ayaa kusoo biiray wadani 😅😅😅

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 2 месяца назад

      Doqon ayad thy an waba kla garnayn hbar awal waa niman walalo nahy adgu ceb usame ayad is ledahay

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 2 месяца назад

    Waar professor kii meesha wuu ku soo khaldamay, Xisbigani Somaliland ma Aaminsanaba. Guul Somaliland ❤🎉

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 месяца назад

      Somaliland iyo hoyadaaba anaa wasa Somaliland mayna aheyn tii Goojacade, guul wadani

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 месяца назад

      @ANURJaamacNaag Naag dhalay adaa liita oo futada lagaa wasaa

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 месяца назад

      Ehlunaar Muuse biixi iyo Mohammed Kaahin waa TUUG waa kaa Professorkii SNM ay sheeganayaan aasaasay. Aan weligii shilin ka cunin 35sanaadood oo Ehlunaar Muuse biixi guryo ka dhisanayey.

  • @Gudhuudhe058
    @Gudhuudhe058 2 месяца назад +1

    Hhhhhh walahi odaygu wuu abtirsaday

  • @hodanabdi7362
    @hodanabdi7362 2 месяца назад

    Odeygu saw kii inaga wacyigalin jirey qabyaalada iwm saw kan isagii ku soo biirey siyaasada xumihii uu Caayi jirey😂

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 2 месяца назад

    Yaa kugu yidhi 4baa aasaasay taariikhda doon

  • @hanalander
    @hanalander 2 месяца назад +1

    ileen qabiilkugu dadka indhaha ayuu ka ridaa? NInkii Cabidi Salaam maanta ayuu isceebeyay oo ururki huwanta raacay! ilaahow sharafta ha inaga qaadin. waa akhir saban

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Falkii dhadiga isaaq kaa baxay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Falkiin kaa baxay finally

    • @hanalander
      @hanalander 2 месяца назад

      @@hassan-mp1pk YUSRA HARTI AYAA ISAAQ DHADIGA AH! maalin iyo habeen ayay darood YUSRA KUUGU YEEDHAAN. NACAS NACAS DHALAY OO FULAY AH.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      @@hanalander waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar ahaa dhadiga isaaq kaa xorayay tuke dhulbahante kaa dhigay oromo yuhuud adigun waxa tahay garac waxa kuu dhashay hambo buule

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 2 месяца назад

      Ha iloobin "faqi tolkii kama jano tago"

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 месяца назад

    Muuse 7sano jabhadayn ah ayuu bslaabay.
    Jabhada arab inakahin iyo muuse ayaa wadee.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 месяца назад

    Waar reerkii hy diintaa biyodhigtay.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад +1

      Best sheekhs waa garxaajis

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 2 месяца назад

    Waar Odayguu wuu yara busaaraystay hakasoo qaato waxooga doolara waa xoolo cadow kasoo go’ay

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 2 месяца назад

    Waar Wadani nin baahan iyo nin tuuga ayaa ku biira

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад

    Allahu akbar allahu akbar soo dhawoow mujaahid bal waxaynu sugi donaa inay adna ina kaahin iyo Buuni kugu sheegaan inaad cadowga Somaliland la shaqeyso

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 2 месяца назад

    Waar cabdisalaan yaasiin waa mujaahid dhaba laaki Qoladan huwantu waa faqash

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 месяца назад

    Waddani wadajirkuwaakadhab.

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 месяца назад

    aqabayalda beenale tuug