40 Sano Ninku Haduu Dhaafo Ha Guursan Hana Aqbalin ilaa ad ogaato Arintan 5 Shardi Kafiiri Calamadan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • 40 Sano Ninku Haduu Dhaafo Ha Guursan Hana Aqbalin ilaa ad ogaato Arintan 5 Shardi Kafiiri Calamadan

Комментарии • 41

  • @abdullahimohamud6973
    @abdullahimohamud6973 Месяц назад +2

    Sheekh aragtideyda guurka waa cibaado alle baneeyay
    Balse qofka wxaa muhiim ah siduu alle ugu xiranyahay
    Ma qabo da, in la isku xujeeyo amaba dhaqamo bani,aadameed
    Waayo wxey sababi kartaa in aragti bani,aadam loo guuro
    Sidaa darteed hawadeena wxaa ka fiican sharciga alle
    Waa aragtideyda sheekh.

    • @user-yj2vs1re8i
      @user-yj2vs1re8i Месяц назад +1

      Oo adigu ma sheekh baad u haystaa waa RUclipsr shaqaysanaaye waa xaasid isgaan naagtiisu u ogalayn in uu la guursado markaasu gabdhahii guur tirayaa waar waa calaf waxanu ilaahay ka yaab

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Месяц назад

    Jasakumullahu qayran jasaa

  • @user-fc3mi5oh2o
    @user-fc3mi5oh2o Месяц назад +2

    Anaa guursadey oo laygu darey noloshisa wan kaqoomameyaa😢😢walow anoo 14 school dhigta laygu khasbey oon doorasho lahayn 45 jir

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +1

      ABAAYO ISKA DAA QOMAMADA ALE AYAA KU QADARAY
      MARHADU SI FICAN KU BIILANAYO
      WAAYO ANIGABA 25 ANOJIRA NIN IGURSADAY 2SANO KABACDI XOOG ISKAGA FURAY ISAGO OOYNAAYA WUU IGA NAXAY ILAA HADA XANUUN LADAALA DHACAYAA WAA ISHIISI LA IDHAHAY

    • @hamdibashirmohamud5961
      @hamdibashirmohamud5961 Месяц назад

      alah ha ku cafiyo abayo i cafi dheh wllkayaw

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Месяц назад

      @@user-sn5yz7vg8vsaliga nabiga badso abayo suratul baqarana akhriso malin walba hadii aad awoodo hadi adan aqoona youtube ka baro albaabada dhan baa ilaahay kuu furayaa xanuun walba oo ku hayana wuu tagayaa taasna aniga ma oran nabiga scw baa dhahay

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад

    MashAllah sheekh shukran 🎉🎉🎉🎉

  • @canabiinadia
    @canabiinadia Месяц назад

    Salaada haduu tukanayo oo alle ku xiran yahay shartiisa ma badna mida mida kale hadalkada waa sax

  • @HalimaAbdullahi-s9v
    @HalimaAbdullahi-s9v Месяц назад

    Mansha alah

    • @maryanabdow4328
      @maryanabdow4328 Месяц назад

      dhalidkaliya maxeytare tabar larabaa iyo xoog sheekey kunacay

  • @IsmailKhan-jy9mp
    @IsmailKhan-jy9mp Месяц назад +1

    Ninka ragga 80 sano hadu jira xata naag ilma wa ka dhala dumarka da' lagu qimeya

    • @11naa44
      @11naa44 Месяц назад

      Wa mrku horey uso guursado

    • @IsmailKhan-jy9mp
      @IsmailKhan-jy9mp Месяц назад

      @@11naa44 wadadkan markasto arko dumarka attention ka radiya

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Месяц назад

      Ader ilmo dhalid yaa ka hadlay hadalka si fiican u fahan

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i Месяц назад

    Sheeq qer allaha kusiiyo tan wangartay sheeq waxa jira gabdho walalahayga ah an wiligod guursan 40 kor udhafeen wa 2 hanlod markii ladhaho mad guursatan aad bey u xanaqan waana cibada badan yihiin waxan kaa codsana markadambe ad kasohadleyso kahadal hablaha guurka diido mahadsanid

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Месяц назад +1

      Abayo suratul baqarah akhrista dheh laga yabaa wax jirkooda ku jira inay u diidan yihiin inay guursadaan

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Месяц назад +1

      War walaalayaal gabadh walaashay ah baa guurkiiba lagu kari la yahay ninka wuu shukaansan marwalbo uu guur usoo bandhigtaba weydiidaa wallaahi wax ku dhacay magaranayno waana quruxley ilaahey qurux iyo akhlaaq intaba wuu siiyay 10nin kabadan wey soo dooneen diiday wallaahi bal iisheega waxa aad umalaynaysaan inantaas

    • @user-yo9nz4fv3i
      @user-yo9nz4fv3i Месяц назад

      @@user-oi5uk4de1b walal hadiiba ey haysato diinteda mcn iyo aqlaqdeda tasa muhiim ah alle agtii waxa daraja kaleh kan asago fadqulii fii cibaadii wad qulii janatiii raali looga noqdo rabigiisa janada walasha iyo walalaheygaba insha allah xaga alle aya qeerka uyaala sabankan lajogo gabdhaha asturan diintoda hesto lama rabo bananka markii lagu dhadhamiyo ayey gursadan ragan hada jogo tii diido aqiraa lagu abalmarina warku wa sas

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Месяц назад

      @@user-yo9nz4fv3i waan oagahay wll qof diinta bartay baan ahay laakiin raggu mawada xuma hadalkayga fahan walaashay waxan larabaa inay guursato ay awlaad saalixa dhasho iyada wax Tara caruurta waxa loodhalaa in ay ku anfacaan adiga oo ay ku duugaan hadaad dhimato kuusoo duceeyaan rag wanaagsan baa soo doonay oo ahludiin ah kulliigood ku degaanka nala jooga 3magcooda layaqaan iyo awgood sadaxaad oo sharafleh dhaqan kara iyo kuwa 🇸🇴 somalia uun ah aanan garanayn xitaa 1nin oo carab ah wuu soodoonay guurgii lagu kari waa waana gabar baari uh waalidkeen kolay ilaahay wuxu uqoray uunbay mari I.a

  • @jiihanomar
    @jiihanomar Месяц назад

    Hadu so gursaday ne

  • @Ghnivx
    @Ghnivx Месяц назад

    Haduu labajeer soofuray ooha single yahay

  • @user-uh5ih7tp8q
    @user-uh5ih7tp8q Месяц назад +1

    Shiikh dhag bahal galay side loga saara ado dhaqtar tagin

    • @rahmaabdullahi9786
      @rahmaabdullahi9786 Месяц назад

      Subxanallah dhag ciyaar ma aha wa halis ee dhaqtar dhagaha qabilsan aad

    • @11naa44
      @11naa44 Месяц назад

      Biyo ku shub wu so baxa

    • @hamdibashirmohamud5961
      @hamdibashirmohamud5961 Месяц назад

      alah ha ka cafiyo waqti dher muu kaga jira dhagta forari gacanta ku gargarac

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Месяц назад

      Biyo ama saliid ku shub haduu soo bixi waayo dhatar tag laakiin haduu nool yahay inuu soo boxo bay u badan tahay

    • @rahmaabdullahi9786
      @rahmaabdullahi9786 Месяц назад

      Biyo iyo salid ilahay ka cabso waxan anfaceynin ha usheegin dhag ciyaar ma aha wa halis mesha cakowga wa xuub jilicsan wax noolna wa halis dhaqtar aya muhiim u ah

  • @IsmailKhan-jy9mp
    @IsmailKhan-jy9mp Месяц назад +1

    Dumarka ku qancine nabiga 50 sano kaweyn ayu caisha gursaday

    • @DaadaLuis
      @DaadaLuis Месяц назад +2

      lkn horted qadiijo ayuw guursaday nabiga scw

  • @IsmailKhan-jy9mp
    @IsmailKhan-jy9mp Месяц назад

    Markasta dumarka attention ka radisa

  • @DaadaLuis
    @DaadaLuis Месяц назад

    haduuw taariku salaad yahay mala shekeesto

    • @abdurahmanahmed9719
      @abdurahmanahmed9719 Месяц назад +2

      Salaada Ana ilaaliya tawfiiq & ogolaansho rabi ka sakow i Aamin in xidhiidh wada sameyno❤❤

    • @DaadaLuis
      @DaadaLuis Месяц назад

      @@abdurahmanahmed9719 ok

    • @DaadaLuis
      @DaadaLuis Месяц назад