Daawo Gobay Qiiro Badan oo Kusaabsan Ciidankii Axmaaro Loo diray Abwaan Shilke.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 18

  • @turkishahmed3137
    @turkishahmed3137 2 года назад +1

    Manshalah ilhay ha ku xafido abwaan

  • @HousseinomarMuse-pb9ee
    @HousseinomarMuse-pb9ee Год назад

    Masha Allah geesi walba wax qalbigisa ku jiro af ka sheega

  • @halimabulhan4424
    @halimabulhan4424 3 года назад +1

    Mansha allaah axmedow illahay wuu ka aqbalay gabaygii ducada ahaa oo waa soo labteen wiilshiini

  • @ubahabdiub7636
    @ubahabdiub7636 3 года назад +2

    Amiin Amiin yaa Rabbi

  • @turkishahmed3137
    @turkishahmed3137 2 года назад

    Wa xaqiqa wale abwaan

  • @Ahmed-xn5ym
    @Ahmed-xn5ym 2 года назад +1

    Waa gobay qiiro ah

  • @aweesbaraawey2371
    @aweesbaraawey2371 3 года назад +2

    Aamin wllo

  • @aweesbaraawey2371
    @aweesbaraawey2371 3 года назад +1

    Aamin yaarabi wll

  • @somalicomedyvideo7365
    @somalicomedyvideo7365 Год назад +1

    Xaqiiqo

  • @axmedgadhle8578
    @axmedgadhle8578 2 года назад +1

    axmaaro iyo tqlf ayanu Kuala hiili naynaa aayo xumadeena

  • @ubahabdiub7636
    @ubahabdiub7636 3 года назад +3

    Warun

  • @shiilowxasan3795
    @shiilowxasan3795 2 года назад +1

    Kkk

  • @abdikaafihussein4049
    @abdikaafihussein4049 3 года назад

    Geesiyada liyuugiyo
    Ciidankayga gaarkoow
    Gaaladan madaw iyo
    Guumaysigan lagu diray
    Doorkeena maanta mayn ahay
    Inaan dul aad naaaye

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 года назад

    Sheerr

  • @abdisalat6306
    @abdisalat6306 3 года назад +1

    Cakuye cuddaan lahaa markaan ku ciil bixilahaa miyaa cadowgeygi xaabo looga dhigay caanihii maan deeq een maalilahaa miyaad cagjarow dacarnasiiyey ciil hadlaa xaajo goyn waaye cagjarow taariikh madow noodhigtay oo la ilaawin daain Abad ina cagjar xabashiyow noo dishay gaaladi dab ku shubtay wiilashanagi tola Ayoo tolbeelay miyaa lawaayey ina cagjar geesi caaydhiya oo nagaqabta dhiig laawaha ma Ah somali man Astaahila ina gumedku waa xabashi Asliya labada lugood eebe ha jabiya

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 3 года назад

    Cakuye cududaan lahaa
    Markaan ku ciil bixilahaa
    Miyaa cadowgeygi xaabo looga dhigay
    Caanihii maan deeq een maalilaa
    Miyaad cagjarow dacarnasiiyey
    Cakuye nin ciil hadlaa xaajo goyn waaye
    Cagjarow taariikh madow noo wadaa maante
    Cuqaashii aan lahaa iyo culimo udiinka
    Shacabkaa daalayee diiftu ay heyso
    Kaca maanta oo kale cadkaada waalagoostaaye
    Cududiina muujiyoo cabsida daaya
    Abasinai carowdee oo waa gabalkaa dumaye
    Tashadaay cakuye ciil wuu nadeyne
    Celiya ciidankoo cadowgu wuu jabiye
    Lula calankeena maantay iidhantahay xaalku
    Cisiyo sharaftaan lahaa soo ceshan maante
    Casiisow allow adaan kuu cabanayaaye
    Aqbal duceedana carafaan caawa joognaaye

  • @liibaanoday
    @liibaanoday 3 года назад +3

    War maa la isku daawado ,daayin ha isku siidiro e

    • @nasrafarax5301
      @nasrafarax5301 3 года назад +1

      Hanag lay nin wills ar gosatatahay alow nod liyu alow cimrigoda raji