Barn: Garabyadii ay u kala Jabeen Xisbiyada Somaliland ee UCID, UDUB iyo KULMIYE iyo Xaaladda Iminka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 34

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +4

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 3 года назад +2

    Taarikhdu way is qoraysaa insha alh waxaan rajaynayaa in mohamoud haashi iyo garabka uu hogaaminaayo ay si toosa ugu soo biiri doonaan xisbiga aan lakala lahayne wadani party🧡💛

    • @axmedqaran6343
      @axmedqaran6343 2 месяца назад

      xiliggedii baa la jooga faaladan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Месяц назад

    Muuse hogaamintii dalka wa la anbday 2024 laascoond lagagasoo eray

  • @safiya0986
    @safiya0986 2 года назад

    Af gambigii xirsi qorsheeyay

  • @safiya0986
    @safiya0986 2 года назад

    Taariikhdu waa mudan waa jira markhaati leh xqq

  • @almismaanka
    @almismaanka 3 года назад +4

    Xisbiga Udub baynu nahay hhhh
    Alla maxaan heestaa qaaday

  • @shucaybnuurnageeye7863
    @shucaybnuurnageeye7863 3 года назад +2

    Barigaas Reernimo ayaad isku raacdeen waxa joogay barigaas
    madaxtooyada somaliland

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Месяц назад

    Cukuse ayuu ku baxsadsy barigaas axmed silaanyo
    Lkn hda muuuse yuu ku baxsan ma buuni iyo koore

  • @jimcalemaxamud6124
    @jimcalemaxamud6124 3 года назад +1

    Halakaa been buu ka shegay muuse biixi iyo Ahmed silaanyo waayo meetay cadaaladu haduu muuse ku jiraa musuq iyo cadaalad daro meetay belihii u lahaa waan simayaaa dhamaantood waxay noqotay in u qaarna siiyo 3 wasiir qaarna lahayn 1 agaasime haysi odhan cidi ku ma arkaysee afka buuxso

  • @sofar1651
    @sofar1651 3 года назад

    nb.dib u saxid weriyaha doorashadii u horaysay ee deegaanku waxay dhacday 15.12.2002 la soco taaso ay ka soo baxeen sadexdii xisbi qaran udub ucid kulmiye

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад

    Sagal beel deeq nolow walaal 💯👏🏽

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 года назад

    Beenalayishi Qudhmiye ee dadka waligoodba beenta u sheegi jiray maantaba si cad ayay dadku u aqoonsadeen

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 года назад

    Kulmiye waa kii shacbiga ka bilaabay qabyaalad waa xusbiga qabyaalada

  • @mubarikmaxamed1084
    @mubarikmaxamed1084 3 года назад +1

    Sagal beeldeeq nacnac ayay noqotay

  • @kaydallaale7652
    @kaydallaale7652 3 года назад

    Waa shimro yahaw heesa

  • @minapea..5952
    @minapea..5952 3 года назад

    Waaa bila cod😩😂

  • @ESSM.DHAAYAHABULSHADA
    @ESSM.DHAAYAHABULSHADA 3 года назад

    Ina beel.deeqeey.waakukaa dearling

  • @ahmedroorrow2616
    @ahmedroorrow2616 3 года назад

    Somaliyaya hc snm aya dawan waa farh qablik isaaaq tv

    • @katabaantuurtuur1406
      @katabaantuurtuur1406 3 года назад +1

      Maxaad la cabadaysaa waad daawataybee😂isaaqnimadu waa haybad ilahay bixiyo waana udhalasho 💚🗯❤☝️

  • @abuaxmed1595
    @abuaxmed1595 3 года назад

    wllo adoo mahad san waxaa ila fiican markaad iska duubayso kamarad inaad iska hubiso in cawradaadu asturantay iminka waxaa muuqanay wax kamida

  • @gorygoryahmed791
    @gorygoryahmed791 3 года назад +1

    This is 3 multy party's can not be called multy party in Somaliland. Multy parties should be more the 3 parties .Somaliland 3 parties can not be permanent parties there should be new party's to join insha alla ameen

    • @mombasa7
      @mombasa7 3 года назад +3

      It is multiparty! Look at all mature democracies and you'll see not more than 3 parties. If Somaland gets more party this will lead to more political instability. Britain, Australia, and United States have two or 3 parties. In a Somaliland this will entrench clan based politics and lead to the implosion of the country. Somaliland is moving step by step to become another Somalia. Most politicians or even all politicians are driven by their self-interest! I see a bleak future for Somaliland and Somalia because most of their leadership are selfcentred or clan centred. Everyone sees government positions as a place to enrich themselves instead of working to alleviate poverty.

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 3 года назад +1

    Maxamed Biixi Yoonis Bay Ahayd In uu Gudoomiyaha Xisbig Kulmiye U Dhiibo Siilaanyo. Maanta Somaliland Horumar Bay Gaadhi Lahayd , Hadaba Askari Buu U Dhiibay Dalkiiye Muxuu Ku Soo Kordhiyey.

    • @fathus8469
      @fathus8469 3 года назад +1

      Wuxuu Suuliyey Musuqmaasuqii ayay ila thy

    • @maryanmohamed6688
      @maryanmohamed6688 3 года назад +3

      @@fathus8469 Ma Muuse Biixi baa Suuliyey Musuqmaasuq, Muuse Biixi Wuu Sii Sadex Laabay Musuqii Isagaana Ka Kow Ah, Waa Ninka Dayarta Ka Dhacay Dhulkoodii iyo Beerahoodii.

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 3 года назад

      Madxwyne biixi waa muse rooble ilaahay ayaa roobka keenay laakiin musuq maasuqii inuu joojiyay roobka da.aya ayaa cadayn u.ah

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 3 года назад

      @@fathus8469 waa sidaa aad sheegtay roobkii waa kan qaadila waa xaaraantii lajoojiyey

    • @somalilandguul9852
      @somalilandguul9852 3 года назад

      Waxaa xaqiiq ah meel hadii musuqmaasuqa lagala dagaalamo ilaahay raxmaadkiisa ayuu ugu deeqaa
      Guul soomaaliland