Daawo Rw Xamse Oon Waxba Ureeban inaan Dhimannaa Karoon in itoobiya Baddeenna qaadato Qof Xanuunsan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 34

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 2 месяца назад +4

    Ilaahey, ha idin barakeeyo madaxda Soomaaliyeedow❤️.
    ❤️🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 месяца назад +2

    Guuleeyso somaliyoo dhan kahadla hororka boobaaya

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 месяца назад +1

    Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭 barakallaah jazakumullaah kheyr 🇸🇴❤️🇸🇴🤔🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🕋💎💯💙🌺❣️✈️💗✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m 2 месяца назад

    Bismilah guul mudane reydiwasaare

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 месяца назад +1

    Waasax akhlaaqdii diintii imankii dadnimadii xaqdhowrkii intuba burburtaye alloow noosahal

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 месяца назад

    Sxa weeye mundane resulwasare xassan qoslaye dhiqo si gala Somalia 🇸🇴 ♥️ wa in ladifaaca xabashidu waxa ay bilaawday Hami ah bada somaliyed iyo dhulka somaliyed .👋👌✌️👏✊️

  • @DhikiLeey
    @DhikiLeey 2 месяца назад +2

    Somali galbeed xasuuq kusocda shacabka kahadala madax guleyso

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 месяца назад

    Somalilander ayaan ahay. Wann diidanaha in Itoobia la siiyo Badd.

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 месяца назад +1

    Allahha noo bogadhaamo mudane rw Hamze dadka somaliyed oo aat ubaqeeyso waxa kabuuxa jajusen iyo dad an qadiiyad lehyn boqol kiiba 45 wa jajusenta Ethiopianka iyo shisheeyah boqool kiiba 35 wa khawariji iyo khawarij kalkal, boolkiiba 80tana wa isku xasiid, markale dadka iyo dalka Somaliyed iyo madaxdena allahhanobogadhamowaxbadaan

  • @omorali2175
    @omorali2175 2 месяца назад +1

    Maanta hadi bada qadato itoobiya hargeyso hal biil kadib weyla wareegayan ila barbera dhaman

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 месяца назад

    Somalyoo dhanbaa boobku kasocdaa dekedaha ayraboorada badda la xaalufinayo iyo berigaba imraadku kawado kahadla buntland baana ugu darane kahadla

  • @Kitten4you
    @Kitten4you 2 месяца назад

    Ethiopian hadii ay kheyr siday ula dhaqantaa Soomaalida kuhoos nool cadli ma usamaysaa bal arka waxa kasocda gobolka Siti. Soomaalimiyaa kala fiican xabashida akteeda

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 месяца назад

    Hamsow maxad samayn beri bu madaxweynaha aad u shaqaysid inoo sheegi doona in Ethiopia iyo muse Judan ay walalihi yihin. Awr ninki laha dibka haysto ma kaco ee ka hadal meesha ay Somalia ka qudhuntay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +2

    xamse oo seefta galka kala baxay wa sida loo baahanyahay

    • @Cabdiraxman-cd7ff
      @Cabdiraxman-cd7ff 2 месяца назад

      Alaahu akbar ☝️ Somalia 🇸🇴 ♥️ guuuul xabashi wey jabtay .sax weeye mudane walahi ku farxay ❤

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 месяца назад

    Adaa wax ka dumiyey Somaliyadii wacnayd.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 месяца назад

    Kkkkkkkk macaan la yaaba Marxuunka oo waa qaxooti oo dhulkiisii Itoobiya😂 ayaa haysate,ma dhulka isaaq ayaa hunguri ka galay,Sotii Ogaadeen waqooyi ku qaxay 1977-1978kii ee damcay in ah sida Kismaabyo u qaateen in ay waqooyi u qaataan Alle ma uu ogaa iidoorkii intii ay xeryaha ugu yomaadeen ayay dab ku shideen,Ogaadeen danbe oo waqooyi u hunguraynaya lama arag kan ayaa iska dhigaya mid ka xun car car wa idinka Kismaanyo,Garbahaaray hubgureeye car waqooyi qabta

  • @Kitten4you
    @Kitten4you 2 месяца назад

    Idugu wax mafahmaan illaa mididi lasaaro ama lagawraco

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 месяца назад

    Biixi madax ma aha mana noqon doono asaga iyo abiy waqtigoodii insha Allah waa dhamaday waa in aan dagaal u diyaargarowno hadalka hamza waa cad yahay Ethiopia waxay goaan ku gaartay in dagaal ku qaadato badeena iyo dhulkeena warku waa cadyahay

  • @abdulkadirmohamed-px3rh
    @abdulkadirmohamed-px3rh 2 месяца назад

    Waanin xoolahiisa waraba ku sii daayey oo xoolaheyda cun raali kaaga ahay

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 месяца назад

    Haaaaa Raysalwasaare si walba dhulka Hooyo difaaciisa diyaar ayaan u nahay

  • @user-wl2nq7fo8s
    @user-wl2nq7fo8s 2 месяца назад

    Gabada scabka tumayso ma somali baa

  • @Kitten4you
    @Kitten4you 2 месяца назад

    Seedee miirlaawayaasha wax loogusheegaa

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 2 месяца назад +1

    Yaayidh dooqonkan Ogaden uu sheega

  • @Cabdiraxiinmuusecumar
    @Cabdiraxiinmuusecumar 2 месяца назад +1

    afkaaga caano gadhoodha laguqabay raysal wastage allahakudhawro

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 2 месяца назад

    Hadii ay somaliland aqoonsadaan adigu awood ma u leedahay inaad tigrey aqoonsato.
    Hadaanad awoodin iska aamus.

  • @asxaabi
    @asxaabi 2 месяца назад +1

    kani waa doqon, somaliland ma hooyadaaba leh, kun dowladood ayan keeni sida djibouti

  • @xamudiman4867
    @xamudiman4867 2 месяца назад

    Jaahil isagu iska sheekaynaya ayaad tahay ilaah baan idinku dhaaryee isaga iyo muuse midkee hoosta kaqaawan ayaandro

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 2 месяца назад

    Badda maxaa kaa galay Ethiopia ayaad ka timi awelba Raisal wasaaraha awelba waa lagugu khaldamay Cagdheer go back to Dhagaxbuur

  • @abdulkadirmohamed-px3rh
    @abdulkadirmohamed-px3rh 2 месяца назад

    Waanin xoolahiisa waraba ku sii daayey oo xoolaheyda cun raali kaaga ahay

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 2 месяца назад

    Hadii ay somaliland aqoonsadaan adigu awood ma u leedahay inaad tigrey aqoonsato.
    Hadaanad awoodin iska aamus.

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 2 месяца назад

      Aqoonsiga waa afka isna wuu aqoonsankaraa