Qabiil ka lumay somalida | Waxy ku hadlaan luqad Somaliga u dhow laakiin..! Qabiilka Rendille

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Qabiil ka lumay somalida | Waxy ku hadlaan Luqad Somaliga u dhow laakiin diin iyo degaan ma wadaagno! Qabiilka Rendiile

Комментарии • 103

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 Год назад +18

    Ilaahay hasoo hanuuniyo Aamiin

  • @user-py8hz1qu3n
    @user-py8hz1qu3n Год назад +22

    Magacygu waa abdirahmaan cumar halkanina waa waaberi Media intaas ku hestaa wlh keep going brother teegaare weyn ayaan kuu ahay

    • @Alabhas98
      @Alabhas98 Год назад +1

      😂😂😂😂 Mashaallah, magaceygo waa Abdirahman Cumar halkaninana waa waaberi media ku soo dhawada daawadiyaal muuqaalkeena maanta.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад +12

    Mahadsanid Muuqaal macna weyn leh ALLOOW diinta islamka wada gaarsi aamiin

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 Год назад +11

    Everyday, new videos and new stories keep going the legend Cabdiraxmaan cumar

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад +1

      Qoraalkaadda Afsoomaaliyeey

  • @user-cy4ct4xb2h
    @user-cy4ct4xb2h Год назад +6

    جزاك الله خيرا أخي العزيز كشفتَ حقائقا كثيرة في مواضع متنوعة .أخوكم محمد عثمان في قطر.

  • @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx
    @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx Год назад +16

    Lanbar 1 😂 ha iladhafin like 👍 😮

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Год назад +2

    Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @user-mahamethahmeth
    @user-mahamethahmeth Год назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 Год назад +2

    From 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 somalia
    These people are speaking Somali with a different accent

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад +1

      Qoraalkaadda Afsoomaaliyeey

  • @ismacilmaxamud9722
    @ismacilmaxamud9722 Год назад +11

    From South Africa 🇿🇦

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Год назад

    Xogtaan Aqoon Badan Ayaa Ka kororsaday, Mahadsanid Mudane CabdiRaxmaan.

  • @hamzeclraxmaan9775
    @hamzeclraxmaan9775 Год назад +5

    waar shp Adigu wax kasta inoo soo ogow maanTa Laga BiLaabo sirdoonka soomalida kuu magacaabaynaaye

  • @user-ix1uk4op5m
    @user-ix1uk4op5m Год назад +1

    Every day new vidios and new stories keep going legend abdiraxmaan

  • @Cumarmaxamed-rr7dj
    @Cumarmaxamed-rr7dj Год назад +4

    Kᴜsᴀʟɪ Nᴀʙɪ Sᴀʟᴀʟᴀᴀʜᴜ Cᴀʟᴇʏʜɪ ᴡᴀsᴀʟᴀᴍ❤

  • @rudwaancige-ck8oz
    @rudwaancige-ck8oz Год назад

    Waa rer jabouti lumay ❤ciise lumay allow noso celi

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +3

    Waxaa Kaloo Jira Qabiil la Dhaho "Silde" Oo Ethiopia 🇪🇹 daga Iyaguna Soomaalida aad Oogu eg Oo xitaa Afka Aan Wax Badan Iskaga Mid Nahay Gabadh Aan Ka Bartay Runtii Waxaan Ku idhi Soomaali Naga Luntaa Tihiin Ka dib Markaan Erakay Midabkooda Iyo Afkoodaba 🙏👏Waana Muslimiin Qabiilkaas 🫶

    • @xamsecisman439
      @xamsecisman439 Год назад

      Silte waa qoomiyad zxp waa lagaranayaa kuwaas oo hdda ayay yaraadeen kuwanna lama mid aha

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 Год назад +1

      Lkn waa Dad Soomaalida aad Oogu Eg Muslimiina U Badan

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    Asc mahadsanid macalin

  • @abbisaid4659
    @abbisaid4659 Год назад

    Masha Allah waxaad soo diyaarisaa barnaamijyo qiimo badan, aad ayaanu uga faaiidaysanaa

  • @Risking10
    @Risking10 Год назад +8

    War mid aan u jeeday wuxuupa u ekaa mid aan jaarnahy😂😂

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf Год назад +2

    Ku soo dhawaada muuqaalkeena maanta🙏😀

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 4 месяца назад

    Magadsanid poe

  • @ahmedaray5216
    @ahmedaray5216 4 месяца назад

    Good people

  • @axmedcumarmaxamed8599
    @axmedcumarmaxamed8599 Год назад +4

    Hhhhhh nio kuwan nooma eka ee hnagu soo darin😂😊

  • @sharmaarkexuseen8813
    @sharmaarkexuseen8813 Год назад +3

    Inta video sugeysay inaa waaberi media soo gudbiyo farta taaga😅

  • @mahadow1
    @mahadow1 Год назад +1

    “Soo dhowaadha bal …” ayuu dhahay odayga dhagaxa ku fadhiyaa 😅

  • @SuldanVgr
    @SuldanVgr Год назад +1

    Wll waxaad ka soo hadashaa cuzeyr ninkii ay dadku ku xad gud been qisadiisii please kasoo hadal wllll❤😢😊😅❤

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 Год назад +3

    Waa dir anaa aqaan rendile

    • @saciidcali5192
      @saciidcali5192 7 месяцев назад

      5qof ajuran ayey ahayen asalkoda kadip ayay faracmen

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 2 месяца назад

      Inooso kexeeya Haday dir yihiin❤❤

  • @muhiyadinmahdibarked8579
    @muhiyadinmahdibarked8579 Год назад

    Waan ku salaamay walal kay Abdirahmaan waxaan kaa dalbanayaa inaad muu qaal ka soo samayso eragyan ""Gender"" ee Ducoment yada soomaliya lagu qoro sida Passport ga ID yada iwm ...
    Mahadsanid

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Год назад +1

    waxaan u gartay magaca inuu yahay reer diidle, waxay kaloo noqon kartaa reer diinleh waana af Somali

  • @khadardalap9930
    @khadardalap9930 Год назад +2

    War sxpoow tuutsiga iyagana kasoosamee decoment waayo dadkaasna waa ina la dhiig❤mahadsanid sxp

  • @mohadaacad4774
    @mohadaacad4774 Год назад +1

    Zxp cabdirahaman ogow zxp somali waliggeed mey caabudin sanam iyo wax lamid ah yeyna kaa hoos bixin

    • @sumayasuu3732
      @sumayasuu3732 Год назад +1

      isagu Kuwan ayuu ka hadlaya
      Lamana hubo inay Somali yihin

  • @ubaxsaid6636
    @ubaxsaid6636 Год назад +5

    Astaqfuralaah somalida deenta Islamka ka hor sanam ma cabudi jiriin. Tarikhda saxda so radadi, somalida islamka ka hore Allah way aaminsanayen caqidada bes baa ka maqna. Wxy dhihi jireen (waaq) Aay ka wadan illaha cirka, inuu illahy jiro way aminsanayen wxa ka maqna Waa salada soonka yacni caqidada saxda ah.

    • @abdiqaniaxmed1904
      @abdiqaniaxmed1904 Год назад

      Xagee kaso xigatay xogtaan sxb 😂.
      Ereygan waaq si qaldana u fahante 😂 ilaa mar dhaw 1900 kadib la isticmaali jiray

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici Год назад

      Waaq waa Illahay un oo af Somaali ama afki hore qadiimka ee Kushitic waayo magac Illah ma'aha erey Somaaliyeed marka la eego aqoonta afafka

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 Год назад

    Insha allaah anga ayaa diinta Islam ka gaarsiin doona

  • @samatarismail307
    @samatarismail307 Год назад +1

    Asc waxay degan magaalada layidhaahdo layshamis soomaali bay ahaan jireen isku magaalo ayaanu nahay waa reer diid

  • @BootoMohamed
    @BootoMohamed 4 месяца назад

    Wa ban

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Год назад +1

    Wll, Ronald Paris, yuu ka wariyey dactadaan ee ka soo wareg ty ugu banaan 5qarni, ama waa ra'yi uu is la'imaada galiya aan ku tiirsanen wax taarikh ah!?

  • @user-sd4lz5gz6x
    @user-sd4lz5gz6x Год назад +1

    Abdirahman omar wabari

  • @user-vh7mo5wu3h
    @user-vh7mo5wu3h Год назад

    Waa soomaali waxan ku kala.duwan nahay waa diinta un

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 Год назад

    Rendilahaas inuu jiro waxan bartay 2011kii mar aan qof is bitaalka ku hayay anoo yarbaa laba nin oo hotelka isla daganeen ninka mid ah ayaa ahaa afsomali sax ah buuna ku hadlaye walow dhawrkii habeyn oo hore uu no aamusnaa

  • @yuusufiskudhuuq6599
    @yuusufiskudhuuq6599 Год назад +1

    ❤❤

  • @calibaxdo8239
    @calibaxdo8239 Год назад +1

    Waa soomali wexay wada dhasheeg gaaljecel

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 Год назад +1

    Qabiilkani waa qabiiladii aan qaadan diinta islaamka markii ay soo gaadhay dhulka Somalida Nasiib darro waxa laga barakiciyey dhulkoodii hada Kenya iyo South Sudan bay degaan

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +2

    Gabadh randiile ahban qabaa anigu❤

  • @user-rj9wh7rl3c
    @user-rj9wh7rl3c Год назад

    Borane qabiilka la dhaho kenya iyo Ethiopia dago iyaga neh document kaso samey inaa Somali yihiin la sheega

  • @iqramohamett1564
    @iqramohamett1564 Год назад +1

    Wxu no eka hee😭😂😂

  • @keerowxaaji
    @keerowxaaji Год назад

    Lkn hada somali ma ahan somalida maanta ayaaba bari caruurteena caruurtooda looga sheekeen doonaa kuwo maanta soomaali katirsan oo isnaceeb iyo midabtakoor qabiil iney uga goeen

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Год назад

    Zxp wali kaama hayo syria iyo ruushka maxaa ka dhexeeya

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Год назад

    Somalia 🇸🇴 Iyo Randile Iyo oromada wa isku faraacnahay

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад +1

      Soomaalida ✔ Soomaali
      Soomaaliya ✔
      (Afsoomaali)
      Soomaaliya = Dalka Magiciissa

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi Год назад

    Sxb hadday 100k yihiin qiyaastoodu macnaheedu waa qawmiyad kushiktiga nala wadaaga maahan ee waa qayb soomaalida kamida waayo qawmiyad 100k majirto baan filayaa

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah Год назад

    Reer diin la'

  • @21_luko
    @21_luko Год назад

    Sxp arinyar ayaa kaarabay xagee kaala sooxariiraa

  • @Princessaisha24ll
    @Princessaisha24ll Год назад +2

    Kuwaan waa copy geeni 😂 laga yaaba ajanibta an guu saney iney faracoodii yihiin

  • @zosaskoo
    @zosaskoo Год назад

    Waxey muujinaysa hormar aysoomaalidu gaartay iyada oo sabab u ah islaannimo الحمذ لله

  • @ameennikke
    @ameennikke Год назад +1

    First 😂

  • @indextwo5810
    @indextwo5810 Год назад +1

    Nio waxan somali kama dhumine naga daaya

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 Год назад

    Ma hadaad ogaatay😀😀

  • @lilsamiir1m
    @lilsamiir1m Год назад +1

    Magacaan originally waa "reer Diinlaawe" waxay u badan yihiin qabiilo badan oo ka mid ah Daarood sida Mj

    • @mubaarak2982
      @mubaarak2982 Год назад +2

      Hooyadaa cuqdada ka wase daarood maxaa meesha keenay

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Год назад +1

    Insha allaah waxaan rabaa inaan dagaal ku qaado islaamikana kusoo daro calanka buluuga ahna aan jasiiradaas ka taago insha allaah😂❤

    • @user-ds5ru6dw4u
      @user-ds5ru6dw4u Год назад +1

      Allhu akbar

    • @drhamdawarsame6180
      @drhamdawarsame6180 Год назад

      Dagaal uma baahna ee in diinta aad gaadhsiisid adoon layn

    • @mohakobrachannel2594
      @mohakobrachannel2594 Год назад

      @@drhamdawarsame6180 Culumo haloo diro maad leedahay sxb lakiin dadkani waa dad cawaan ah xisaabta ku darso

  • @ZAHARD144
    @ZAHARD144 Год назад

    Ma inaga isku eegba kuwan hadad muritania dhihi lahed wan aqbali lahayne lkn kuwan iskuma ekin

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Год назад

    Adeer soomaalida wada joogto oo muslimka. Ah baa qaati kala taagan oo hishiin la ee ha nagu soo dhisin. Kuwaan muslim aheen. Yaana gawda ka saarine

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 Год назад

    Anagu quraysh ayaanu nahay oo aanu ka lunay (somaliland) 😂😂😂 ee cawaankan waa soomaalida kale kuwa ay ka lumeen

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 Год назад +2

      Carab miyaa thy marka 😂😂nio carab somali abti bey u thy horta ma og thy , wanu ka facweyn nahaye xaged nogu nabeusa

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k Год назад

    Asc walaal
    Raali noqo marabou aragtidaada gaaban in aan wax ka sheego hase yeeshee miyaadan ogeyni iney jiraan Dowlado badan oo dadkooda ay isu eg yihiin gaar ahaan kuwa u eg Soomaalideena sida Oromada Ethiopia Eritrea Canfarta, Mauritania, Rwanda, Maali. Wey badan yihiin sida Garrah, Jaarso, Surre, Akishe, wey jiraan kuwo kale oo badan oo ku nool Kenya waxeyna kasoo galen dhinaca Ethiopia.

  • @aslimmohamed6891
    @aslimmohamed6891 Год назад +1

    Soomaalida höre sanam miyey cabudi jireen islamska kahor?

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel Год назад

    Qofkastaaba wuxuu soo qoryaa dadkani soomaaliday ka lumeen ,oo soomaalidu iyagu ma lumi karaan miyaa kwrn haday soomaalidu laftigeedu lunsantahay oo qabiilkan ay ka lumeen

  • @GAANDHERI__77
    @GAANDHERI__77 Год назад

    Hadii ay somali lanoqn lahayen hawiye aya noqonayan😅

    • @sarakookie
      @sarakookie Год назад

      Hawiye mxa laga siiya 😏😏

  • @user-vn9vf2rp7b
    @user-vn9vf2rp7b Год назад

    Daarood miyaa mise waa Hawiye😅😅😅

    • @Cadceed-editor
      @Cadceed-editor Год назад

      Facaaga wakaa Soo saaraya aaladaha kala duwan adigana qabyaalad ayaa qalbigaaga ka buuxdo hadii aysan qabyaalad ku jirin qalibgaaga adiga iyo inta kula midka ah ee qabyaaladestayaasha dalku wuu hormari lahaa bal dib isugu laabo oo is waydii maxaan kaa faaiday qabyaalada ☝️🤔

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Год назад

      Hadii sidaa loo eego waa dir waan sida kuwa kale akisho , jaarso iwm .

  • @user-vn8wp2zl8q
    @user-vn8wp2zl8q Год назад

    Somali kaliya malahan ekanshadan dayaw badanba somali uek lasoco

  • @Monna1807
    @Monna1807 Год назад

    Rindile waa somali lkn dhaman teen hadanahay somali dinta Islam ka ayan qadanay yagu way dinen inay islaman illhy haso islamiyow

  • @jaamacyare1915
    @jaamacyare1915 9 месяцев назад

    Waa soomaali ee beenta dadka dhaaf

  • @CabdallaCali-re1uc
    @CabdallaCali-re1uc Год назад

    Ka soo hadal
    Forex

  • @muhiyadinmahdibarked8579
    @muhiyadinmahdibarked8579 Год назад

    Waan ku salaamay walal kay Abdirahmaan waxaan kaa dalbanayaa inaad muu qaal ka soo samayso eragyan ""Gender"" ee Ducoment yada soomaliya lagu qoro sida Passport ga ID yada iwm ...
    Mahadsanid

  • @asmaaxmed4830
    @asmaaxmed4830 Год назад

    ❤❤