DEGDEG-Hogaamiyaha Awdal State oo Hub culus ka helay Jabuuti,Habhado ku wajahan Saylac&Ciidan culus.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 июн 2024
  • DEGDEG-Hogaamiyaha Awdal State oo Hub culus ka helay Jabuuti,Habhado ku wajahan Saylac&Ciidan culus.
    ✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 6

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 22 дня назад

    Guuuuuul awdal State of Somalia 🇸🇴 Idoorka dhulkiina ka saara nijaasta

  • @CabdinuurMaxamed-bx7km
    @CabdinuurMaxamed-bx7km 22 дня назад

    m.n cidanka maulka istey waa qorshey zax ah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 22 дня назад

    Hahahaha guul😂

  • @gobpro3576
    @gobpro3576 22 дня назад

    Jabuuti waa meesha ugu jilicsan maanta hadii jabhadaa ay ku dhaqaaqdo iyada ayaa ugu futo xun kuna burburaysa somaliland jabhadaha ku kacsan jabuuti ee somalida ah ayey somaliland keenaysaa ooy markii hore ka diiday in dhulkeeda jabuuti lagaga duulo waana jabka jabuuti taasi,ta labaad ethopia lafteeduna waxay soo hubaynaysaa jabhada canfarta ah ee markii hore ay ka diiday in dalkeeda lagaga duulo jabuuti,si fudud ayaana lagu ridayaa maamulka kaligii taliska ah ee in geele markaa wadadii burburka ayaa cagta saaray walee ina geele haduu arinkaa ku kaco,ethopia iyo somaliland maanta waa xulafo danta labadooda dawladood cidii ay arkaan inay ka hor imaanaysana wey iska hor leexinayaan jabuutina wllhi waa meesha ugu jilicsan ee si fudud loo burburin karo kaliya waa jabhadaa canfarta iyo somalida oo lagu hubeeyo uun

  • @user-id4mf4be6z
    @user-id4mf4be6z 22 дня назад

    Soomaaliyey ha aaminina waa beentiise 😂😮