SAXIIBADED AYEY DISHAY SI AYNINKA UGA QADO!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024

Комментарии • 196

  • @niciimaahmed
    @niciimaahmed 3 часа назад +10

    Qisada dhan waxan udhamaysta erayga ugu danbeyee samirkagad janada ku gali erayga halhayska fican ah malin ay samdu furanta la aqbalaya insha lh dhamanteen ale hanada haynagu wada kulmiye jasaka

    • @SawdaBillan
      @SawdaBillan 3 часа назад +1

      اللهم امين يارب العالمين

  • @saadaidleh8407
    @saadaidleh8407 Час назад

    Mashallah sawda bilan ALLAHA KU XAFIDO

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 41 минуту назад

    Asc dhamantin Drs sawda labada qisoba waa xanuun subxanalah Ninki ay saxibted kadilatay maynan calfan ❤❤❤❤❤

  • @HodoAli-gu5sy
    @HodoAli-gu5sy 5 часов назад +5

    Sawda masha allah gambaleelka aya furta marka arko inuu vediokaga isoo dhacay walahi qalbigaa ka farxaa oo aan kaga so duceya alle haku aqbalo cafimad iyo cimri dheer aya kurajayanaya❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 3 часа назад +2

    Subhaallah wa qiso xanun badan 😢😢😢Shukran Abayo sawda

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 3 часа назад +1

    Wallhi waa cajiib dadka qaar xaasidiin jira anigu marbay iso martay qof caynkasa waan sigtay xag allaan ka badbaaday subxanllaah

  • @AsliAdan-o4m
    @AsliAdan-o4m 5 часов назад +3

    Salu calal habibi salalahu calihi wasalam..thanks sis

  • @Ramlosh
    @Ramlosh 2 часа назад

    Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿 Salalahu caleyhi wasalim 📿

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 часов назад +13

    Masha Allah ❤🎉❤

  • @hananali9749
    @hananali9749 5 часов назад +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا
    Jazakallahu khyran sawda cod wanagey❤❤

  • @CanabFaaraxcabdi
    @CanabFaaraxcabdi 5 часов назад +3

    Allah ku xifdiyo walla qali❤ ❤❤

  • @XalimoMaxamed-mz2kh
    @XalimoMaxamed-mz2kh 5 часов назад +3

    Masha allah sawda qaalib

  • @fartuunmaxamed958
    @fartuunmaxamed958 5 часов назад +2

    Sowda walahi qisoyinkada wanjeclahay allaha kuxafido❤❤❤

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 4 часа назад +1

    Scw

  • @abdikaremali8287
    @abdikaremali8287 5 часов назад +3

    Ana ugu horeeyay qof fiirsada

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 4 часа назад +1

    Gabadhey Sawda, kheer Allah ku siiyo. Miitka iyo maanka Allah nagama tiiro Illahow intii jiran caafi. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خير يا سودة

  • @MohamedDhuhulo
    @MohamedDhuhulo 5 часов назад +6

    SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdaMohamed-y1n
    @HamdaMohamed-y1n 4 часа назад +1

    Yess wad soo noqotay micnaha qisoyinka in badan bad soo dhigtaa mhdsnid ❤

  • @NasteexoClrisaaq
    @NasteexoClrisaaq 4 часа назад +2

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @BilanCaday-hf3db
    @BilanCaday-hf3db 4 часа назад +2

    Ilaahay haku barakeeyo wll sawda ❤

  • @shaadiyanuura9991
    @shaadiyanuura9991 5 часов назад +3

    Sowdaay wanku salamay wll qli illahy darti ayanku jeclahay wllo❤

  • @Layaaany
    @Layaaany 3 часа назад

    Wcs scw❤❤❤ sowda sharaf allha ku xafidoo❤

  • @AsmaCabdi-g8s
    @AsmaCabdi-g8s 4 часа назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ala sidan kugu farxo sheko cusub makad soo dhigto sawda abayo illahay haku dhawro❤❤❤❤

  • @AmiraIsman
    @AmiraIsman 2 часа назад

    جزاك الله خيرا يا حبيبتي ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 часа назад

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamadDaahir-g9k
    @MaxamadDaahir-g9k 5 часов назад +4

    فيا سبحان الله

  • @Ikhlaseyyy
    @Ikhlaseyyy 5 часов назад +5

    Mahadsanid sowdo jikada boring ku daremaye wadba igaso gartay thank u ❤

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 4 часа назад +1

    Wll wajigagi quruxda badnaa uu xiisany eee Camara so fadhiiso wll qisooyinka somalida noso daaa iyo kuwa samiirka ah sido kale qisooyink qosolku ku jiro noso gudbii wllshy sowda
    Dee imka waxd nag ilowda hadalki ahaa saliga nabiga ❤wllsh

  • @Nasro283
    @Nasro283 3 часа назад +4

    Subxanalaah nin dartis may naf u goosay😂😂😂😂😂😂

  • @AmishMohammed-w9w
    @AmishMohammed-w9w 4 часа назад +1

    Mahadsanid 🙏 habo sowdoay wankujeclhay ❤❤

  • @ridwaanmahamed-gd6gk
    @ridwaanmahamed-gd6gk 3 часа назад +1

    Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam

  • @AzmaMahat
    @AzmaMahat 5 часов назад +4

    ❤❤❤اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ال انك حميد مجيد ❤

  • @XasanMsalaan-g3k
    @XasanMsalaan-g3k 4 часа назад +1

    Scw scw habo sawda

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 3 часа назад +1

    Asc sis❤❤❤ masha Allaah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 часа назад +1

    Wcs abaayo macan

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 часа назад

    Calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam ❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud 4 часа назад

    Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah

  • @YAA-dd4tr
    @YAA-dd4tr 5 часов назад +3

    Yaa

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 3 часа назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @MaandeeqMaxamed-t7z
    @MaandeeqMaxamed-t7z 5 часов назад +1

    Masha alah sawdo qali❤❤🎉🎉🎉qurux

  • @NasraAbdiraxmaan
    @NasraAbdiraxmaan 4 часа назад +1

    Wcs wllo sawda ale hakuxafido

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 часа назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey sowda bilaneey sharafeey allaha kubarakeeyo

  • @ZamzamabshirCabdiqadir
    @ZamzamabshirCabdiqadir 3 часа назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaLaki-wc9xg
    @AsmaLaki-wc9xg 3 часа назад +1

    صلى الله عليه وسلم ❤
    Wanu kuu xiisnay sawdaay wll video yadii aad muuqalka ahaaa noo soo duub insha allh ❤❤❤❤❤

  • @RamasAbdi-y8y
    @RamasAbdi-y8y 4 часа назад +1

    Sowda baryahan wa no ratay mashallah 🎉❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 часа назад

    Masha Allah sister ❤

  • @BilanYusev
    @BilanYusev 4 часа назад +2

    Scw❤❤❤❤

  • @Inaali-ss4fv
    @Inaali-ss4fv 5 часов назад +2

    Sawda 💐❤

  • @AmiinHusen-kf3md
    @AmiinHusen-kf3md 5 часов назад +1

    Masha Allh macnto❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @XassanMohamed-up6zf
    @XassanMohamed-up6zf 4 часа назад +1

    Allahu Akbar❤❤❤

  • @soumeyaali7084
    @soumeyaali7084 Час назад

    صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤

  • @XawoAlixawoaliiidle
    @XawoAlixawoaliiidle 5 часов назад +4

    M.a

  • @Lakihussein
    @Lakihussein 5 часов назад +2

    Sowda qrx waku salamay qlbiyey ❤

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 4 часа назад +2

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه

  • @IfrahAbdirahman-w5d
    @IfrahAbdirahman-w5d 3 часа назад +1

    Salamaad

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 5 часов назад +2

    وعليكم أسلام ورحمة الله وبركاته أهلين حبيبتي أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirizakiccanjeex3895
    @abdirizakiccanjeex3895 4 часа назад +4

    Halkaas markey maareyso muuqaalka like ta saara oo gabadha dhiira geliya waryaaya

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 часа назад +2

    Qisadii oo dhan Nuxurkeedii iyo Micnaheedii ayaadba Ciwaan ka dhigtay Taasi waxay Dilaysaa Xiisaha Qisada iyo in lagu raaxaysto, qofku wuxuu Qisadii daawanyaa isagoo og Ujeedka qisada iyo sababta Dilaagu udilay Qofka.
    Horay usoco

  • @SABIRINAHMEDKeynan
    @SABIRINAHMEDKeynan 4 часа назад +2

    Wcs abayo scw ❤❤

  • @SadiakhadarAliShankaroon
    @SadiakhadarAliShankaroon 4 часа назад

    36 daqiqo isago yal ban imid 🎉 walazhy sawad dar ale kujeclahy liban labad darodba hory usoco hoyo kartileh bad tahye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShadiyaYusuf-h8k
    @ShadiyaYusuf-h8k 3 часа назад +1

    Kolay saxiib dumar khayr ma leh wxy ku qaldantay kaw malintii ay ka xaysatay😢

  • @ShacaybAxmedAWCabdi
    @ShacaybAxmedAWCabdi 5 часов назад +2

    M.a sidaasaan rabna team sawda qiso taxane ah❤

  • @FarxiyoCali-s1e
    @FarxiyoCali-s1e 4 часа назад +1

    Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 часа назад +1

    Sawdo sharafey gulayso gacalo 💕🎉

  • @Dr-sowdaSiman
    @Dr-sowdaSiman 4 часа назад +1

    Scw
    Mcnto sowda abyo ila soo xariir

  • @deeqaahmad3544
    @deeqaahmad3544 5 часов назад +2

    asc sowda daqiqadi ugu horey say waaye oo qisadaan e so gasho

  • @ixsaanmaxamed2070
    @ixsaanmaxamed2070 4 часа назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 4 часа назад +1

    Sawdaaaaa❤❤❤❤

  • @XassanMohamed-up6zf
    @XassanMohamed-up6zf 4 часа назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤

  • @sadiyasadiya9682
    @sadiyasadiya9682 4 часа назад +1

    Scw scw

  • @MunoAhmeddadir
    @MunoAhmeddadir 2 часа назад +1

    Suwda wakusalamey abayo❤❤❤❤❤

  • @SaytuunxuseenAxmed
    @SaytuunxuseenAxmed 3 часа назад +4

    Ee caawa waa jaanis waxan rajeynaya inaad aqrin doonto qoraalkeyga maadama aan soodhaqsaday ee waxan kaa codsanayaa dad baan rabaa janaalkaada inaan baro ee qisooyin hore aan dhagestay oo murugo badan leh waan waayee nooso kormari ana saan dib ugu dhagesto hadaan wayo wax cusub dadkana ubaro abayo waa codsi plz aqri qoralka

  • @salmamaxamed-p9f
    @salmamaxamed-p9f 5 часов назад +2

    Hambalyo Caawa Anaa U Soo Horeeyey❤😂

  • @aziihussein6975
    @aziihussein6975 4 часа назад +1

    Shekadan mrka arkey taa dhageysanayey waa ka Soo cararey 😭❤️

  • @ibtisaam-q7t
    @ibtisaam-q7t 4 часа назад +1

    ilove you mama sowda qaalib❤❤❤❤❤❤

  • @UmuKheyr-w8j
    @UmuKheyr-w8j 3 часа назад +1

    Asc. Sawdaay qaali wankusamay alaha kubarakeeyo

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi 4 часа назад +2

    Waxan filayaa in ilhey kuso nabad ceshay sowday👸👸🏼🤗🥰

  • @Hamdagaraad123
    @Hamdagaraad123 5 часов назад +2

    SCW SCW ❤❤❤❤
    ANA u horeeya❤❤

  • @Mudane-
    @Mudane- 30 минут назад

    Asc dhamaan xanuunada kuu dhaca maskaxda wey jiraan lkn wuxuu uu bahan yahay dabiib xaaladiisa cafimaad lala socdo marwalbo talooyin lasiiyo lala sheekeesto bukaanka dawo alle ayaa hayoo inta xanuunsan allaha caafiyo inta dhimatay allaha uu naxariisto amiin amiin amiin

  • @cabdinuurcabdi7603
    @cabdinuurcabdi7603 4 часа назад +4

    Sheekadii xalay ninkii wajiga yaraa timahana cadaa intaan dhageystey markan sexanayey Baan ku riyoodey😂😂

    • @UbaxAyanle-b7r
      @UbaxAyanle-b7r 2 часа назад

      Waligaay sheko sowdo tirii wa cabsi cabsi haben madhagaysaan wlhy gesiyad aya tahay subixii dhagaystaa😢😢😢

  • @SaytuunxuseenAxmed
    @SaytuunxuseenAxmed 4 часа назад +2

    Inta badan qisoyinkaada wan soodagsadaa jikadaa kudhagestaa waxan kabaqaa inaan wayo hadaan dhagesto wan dhaqaalestaa

  • @DowloIbrahim
    @DowloIbrahim 4 часа назад +1

    Anigoo siqasii shaly dhagysanaayo ayn arky mid ku jirto 20 min alaa kujecliyaa sawdaay❤❤

  • @IkranSalax-yg6ys
    @IkranSalax-yg6ys Час назад

    Scw ❤️ scw scw ❤️

  • @KhadraDirie-s6p
    @KhadraDirie-s6p 2 часа назад

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @shaadiyanuura9991
    @shaadiyanuura9991 5 часов назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @sahraxasan7252
    @sahraxasan7252 3 часа назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamMohammedIbrahim-t9q
    @MaryamMohammedIbrahim-t9q 4 часа назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 5 часов назад +2

    Wcs scw❤

  • @ayaannur994
    @ayaannur994 41 минуту назад

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @hiboxuseenmaxamed4186
    @hiboxuseenmaxamed4186 5 часов назад +2

    Sawda boqoro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SahraAli-o4u
    @SahraAli-o4u 4 часа назад +1

    Scw❤🎉❤🎉❤🎉😊😊😊

  • @MANSOUR-i4z
    @MANSOUR-i4z 5 часов назад +2

    THE FIRST❤❤👑👑💥

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 часа назад +1

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @HudoaliOmar
    @HudoaliOmar 5 часов назад +1

    Wcz abayo sowda 😊manta wano ronaate thanks ❤

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh 4 часа назад +1

    scw scw scw

  • @Fathiya-ro1is
    @Fathiya-ro1is 4 часа назад +1

    mahadzanid hbo waan ku xiisney wallhi😢❤

  • @NasraCabdiwahab
    @NasraCabdiwahab 4 часа назад +1

    Ayy habo waano dadaaleysa❤😂

  • @anabsheekow6026
    @anabsheekow6026 4 часа назад +2

    Waad mahdsantahay aad baan u xiiseyaa sheekadaada sowda

  • @canabolat746
    @canabolat746 3 часа назад +2

    Aniga hada xanaaqo oo qofka u xanaaqo tumi waayo waxanusadaa hada is rifno wa nafisa xanun nafsi ma qabaa 😂😂😂

  • @ZamzamYusufYusuf
    @ZamzamYusufYusuf 4 часа назад +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw