XASAN SHEEKH OO KU QASBANAADAY IN UU U SAFRO GAROWE IYO KISMAAYO, GO'AANKA DENI IYO AXMED MADOOBE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 окт 2024

Комментарии •

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 31 минуту назад +1

    Somali RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Час назад +2

    daarood waamid raaysal wasaarena marabno anagu adeer mooryaantan lama shaqaayn karno

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 52 минуты назад +1

    Balwaan Siciid Dani Raisalwasare Marabo Madaxwayneha Hanaga Aflagadeyn Dani Hadii Lagu Baryayo Marabo Maraka Ufiirso Hadalkaga

  • @mandermohamed6236
    @mandermohamed6236 Час назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @museosman8296
    @museosman8296 Час назад +1

    Yuu imaan PL iyo Jl xasan dhiiqo

  • @ميزوميزو-ه9ش
    @ميزوميزو-ه9ش Час назад

    Sax weeye sax weeye

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Час назад

    AL.XAQIIIIIIIQA

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 19 минут назад

    WALEE QURUN LASOO REEBREBAY INEEEY QADANEYNIN
    "JAALE DAAROOD"
    NO MORE GARGUURTE
    😂😂😂

  • @Gla277
    @Gla277 53 минуты назад

    waxba deni iyo axmed ayaan loo malayn
    In ay xasan ka fiican yahaiin
    ayagaa xukunka gee yay
    waana labo mugrim
    Kuligood waa in wadanka laga qabtaa

  • @Ladanbilan
    @Ladanbilan 33 минуты назад

    Abbdulahi balwaan noolow wallo
    Safar macno Aan lahayn Hasan loogama baahna reality only
    Kulan iyo wada hadal dhaba haduu rabo Hasan oo ah mid umadda soomaaliyeed goob jog kabyihiin no no hulaabcumo iyo khiyaali isbihin bihin ku nitro
    Madaxweyne boqor scid ma aha nin lagaadi Karo laalab iyo munaafaqnimana laguma yaqaan
    Kaliya xasanow fagaaraha imow wax kale oo intaa ahayn hanagu soo.lu going madaxweyne Deni waa nin go'aan adag wakhti lumiskana neceb only fagaaro ka hadal bes

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Час назад

    anigana waxaan ku leeyahay xasan waa ibliiskii ugu weynaa oo ilaahey cirka ka soo tuurey lacag aad u badan amakursi ayuu siinayaa weyna ogolaanayaa waa waxuu xildhibaanwasiir culimo waxgarad kaabo qabiilada kuligood labadaas ayuu ku qabsadey asaguna waxuu ku jiraa 40 kii reer bani israaiil ayuu ilashey ku xukumey lacagtuu ama tuugsasho ama loogu soo dhiibo soomaali waxu ku bixiyaa rashow waa waxaas wax uu u rabo inuu mar sadaxaad oon qaanuun ahayn inuu ku soo noqdo xukunku waa 2 jeer oo kaliya

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 Час назад +1

    Xira xasan xumoow dadkii waa waalay

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Час назад

    SACIID DENI WAA NIN EMARAT WATA,WAA KA DAALNEY HAGARDAMADA BEESHA 5AAD IYO CARABTA,ALOW NIN SOMALI AH EE U DANEEYA UMADENA SILICDEY, MID DANTOODA WADA NOOGU MACIIN . DHULKEENANA KA XOREEYA SHISHEYAHA IIBSADEY GARONADA IYO DAKADAHA, SOMALIYA SOMALIBA LEH

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 Час назад

    Xasan haddii uu yiraahdo Garowe baan yegayaa waa Nacas ciya, la mid kismaayo.
    sxb . haat nowm taani, kaaraan 4:10 hagugu filasto ,

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Час назад

    XASAN AYAX AQLIGA DADKUU KU CIYAARAYAA 😂.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 58 минут назад

    SAX ❤.
    WELIBA QOFKII XASAN AAMINA OO LUG KU DARSADA, ISAGAA KA SHALAYN😂😂😂. WAAYO WAA KHAAYIN DANAYSTE AH, OO BILAA ABAAL AH😂

  • @SiciidCabdi-m4q
    @SiciidCabdi-m4q 25 минут назад

    Maxaa ugu dari-way day ssc maamulada maqan.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 11 минут назад

    Cid dooraneysa siciid wa ayo

  • @mandermohamed6236
    @mandermohamed6236 Час назад

    Cismaciil cumar geela a kula taliyey mar hore madaxweyneysha ukordhi adne waa jooge u yiri 😂😂😂

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 Час назад

    xasan ha loo sheego , in aanaan waxba u niqonayn Rai'isal wasasre.
    Rajo dambe kama qabno.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад

    Xasan tuug haduu garowe yimado xira umada ka xira waa munafaq benlow ah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Час назад

    Xasan dhiiqo ma isagoo waxa Alla wuxuu qabato aanu jirin dhibi buru xasuuqu iyo kallataga mooyan buu rabaa weli inuu villada sii fadhiyo waa yaab maquusute qabayadii ma dhamaan miyaa😏

  • @bishaaroa7889
    @bishaaroa7889 34 минуты назад

    XASAN WUXUU OGYAHAY LABADAN NIN INAYSAN MACNO WEYN KU FADHIYIN OO SHALYBA KA ADKAADAY

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty 12 минут назад

      😂😂😂
      MOORYAANEY WAA OGTAHAYE INAAN " DAAROOD " WELIGII LAGA ADKAANEYNIN EE ASAGA ADKAADO.
      NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAALEE 😂😂😂