1 اللهم اعنا علي حفظ اللسان وغض البصر ولا تجعلنا حظنا منه الجوع والعطش، Allow noogu kaalmee ilaalinta carrabka ka dhowrno indhaha xumaanta allow nasiibkeena haka dhigin gaajo iyo oon 2 اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت allow adaa ileh cibaadana xaq u leh waad i abuurtay adoonkaadan ahay ballantaadan ku suganahay waxa an sameeyey shartooda ayan kaa magan galay waxan kuu qiranayaa nicmada ad isiisay waxan kaloo qiranayaa dunuubtayda allow ii dhaaf adaa dambiga dhaafee
اللهم انت ربي لا اله الا انت خلقتني وانا عبدك وانا علي عهدك ووعدك ما استطعت أعود بك من شر ماصنعت ايوء لك بنعمتك علي وأبوء بدنبي فأغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت Walalha Tana waate ugu danbaysay marka walalha sheekh kacodsaday waata hadad fahme waydan sheekh inu soo qoraya insha allha ❤❤❤❤
الحمد الله الدي تواضع كل شيء لعظمته والحمد الله الدي ذل كل شيء لعزته والحمد الله الدي خضع كل شيء لملكه والحمد الله الدي إستسلم كل شيء لقدرته( من قرأ هذا لدعاء كتبت له الف حسنه ورفع له الف درجه ووكل له الف ماك يستغفرون له الى يوم القيامة)
W c s sh kheena ilahay swt ha kuu xifdiyo siduu kitaabkiisa u xifdiyey adigiyo culumada islaam allaahu ma aamiin adduun iyo aakhiraba kuwii ka raali ahaaado horyaalkooda ha kaa yeelo
Mashaa allah jazaakallah kheer sheikh qaaeka alle hana wafijiy adne ajar iyo xasanaad aan laso kubikarn alle hakaa siiyo ribi janadiisa hakugu bishaareyo
Sheikh allha ku xifdiyo wlhi manta wan sona wxna u duceyay musliminta dhan allha u aqblo bishan insha allah qalada hdan dhameyo suno ayn somya insha allah
Masha Allah shikhow allaha ku barakeeyo wax farabadan ayaa kaa faiday ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo miizaanka aakhiro allaha kusaaro aad ayaa ugu tixanahay casharadaada الله يجزاك خيرا على ما قدمتنا وشكرا لك على جهودك
Aniga uso horeyo asxaabta illaahey dartiis subscribe iigu saara wa codsi dad ba tartan kula jiraa plz kor ii qaada lacag Mahan subscribe illaahey kheyr badan ha idiin siiyo 🙏
Sheekh waxaan kuwaydiinayaa 1 bil oo sonaa laygu leyahay uur ayaana laha waan soomiwayay kiikalena wuu soo dhowyahay ee bishaan masoomikaraa wana qalanahay ilmuhuna wuu inuugayaa 2 bil ayuuna jiraa ee talo isii pleaze
1 اللهم اعنا علي حفظ اللسان وغض البصر ولا تجعلنا حظنا منه الجوع والعطش،
Allow noogu kaalmee ilaalinta carrabka ka dhowrno indhaha xumaanta allow nasiibkeena haka dhigin gaajo iyo oon
2
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
allow adaa ileh cibaadana xaq u leh waad i abuurtay adoonkaadan ahay ballantaadan ku suganahay waxa an sameeyey shartooda ayan kaa magan galay waxan kuu qiranayaa nicmada ad isiisay waxan kaloo qiranayaa dunuubtayda allow ii dhaaf adaa dambiga dhaafee
Shiekh illaahay hakuu danbi dhaafo aduun iyo aakhiraba
Aaaamin
جزاك الله خيرا يا أخي الفاضل
😍j جزاك الله
Badbaado Channel masha Allah 😍😍😍 Jazzakallah Kheria ilahey Ajar iyo Hasanat Haga Siyo Sheikh Shukran jazakallah Khaira ilahey haku Barakeeyoo Wan u Fahna
اللهم انت ربي لا اله الا انت خلقتني وانا عبدك وانا علي عهدك ووعدك ما استطعت أعود بك من شر ماصنعت ايوء لك بنعمتك علي وأبوء بدنبي فأغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
Walalha Tana waate ugu danbaysay marka walalha sheekh kacodsaday waata hadad fahme waydan sheekh inu soo qoraya insha allha ❤❤❤❤
الحمد الله الدي تواضع كل شيء لعظمته والحمد الله الدي ذل كل شيء لعزته والحمد الله الدي خضع كل شيء لملكه والحمد الله الدي إستسلم كل شيء لقدرته( من قرأ هذا لدعاء كتبت له الف حسنه ورفع له الف درجه ووكل له الف ماك يستغفرون له الى يوم القيامة)
اللهم اعنا علي حفظ اللسان وغض بصر ولا تجعلنا حطنا منه جوع ولعطش،
Mansha allah
lucky hibo shugran wll
Illahoow nabad nagu gaarsii rabadanka salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam
Wcs,baarakallahu Fiig Ustaad,Scw kuwa ku dhaqmo Allow naka yeel wada Xabiibkeena kuwa Mara scw, Insh Allh
W c s sh kheena ilahay swt ha kuu xifdiyo siduu kitaabkiisa u xifdiyey adigiyo culumada islaam allaahu ma aamiin adduun iyo aakhiraba kuwii ka raali ahaaado horyaalkooda ha kaa yeelo
Masha ALLAH sheekh jasaakalaah.ALLAH ha ku barakeyo.
Maashaa alaah alaha ku batakeyo sheekh abdulahi
Maaha allah allah ajir ka siiyo qeerka at noo wadid jaskalahu qeer
Masha allah shiiq alaha kubarakeeyo aqiro iyo aduunba
Illahay khayr haku siiyo wadna xasusisay
Aaamiiin aaaaamiiiiiin aaaaamiiiiiin yaaaarabii dhamaanten sheikh jasakalaha
Masha Allah ilaaheey haku barakeeeyo qeerka noola qeebsato
Scw scw
Shekh Mahadsanid Sida aad Khayrka ino Soo Xasusisay Allaha kaa ajar siiyo aadun iyo Aqiiro
Jazaakallaahu khayran alle hakubarakeeyo sheikh saad inoo baraarujisey guulayso insha Allah
maasha allaaha maansha allaah tabarakallaah illaahaay haku xafiido aaamiiin aaamiiiiin yaa raabii
Mashaa allah jazaakallah kheer sheikh qaaeka alle hana wafijiy adne ajar iyo xasanaad aan laso kubikarn alle hakaa siiyo ribi janadiisa hakugu bishaareyo
Sheikh allha ku xifdiyo wlhi manta wan sona wxna u duceyay musliminta dhan allha u aqblo bishan insha allah qalada hdan dhameyo suno ayn somya insha allah
Masha Allah shikhow allaha ku barakeeyo wax farabadan ayaa kaa faiday ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo miizaanka aakhiro allaha kusaaro aad ayaa ugu tixanahay casharadaada الله يجزاك خيرا على ما قدمتنا وشكرا لك على جهودك
wlh waa ducada kaliya aan iloo bin malintii allow noo aqbal mahadsanid shekh🤲🙏
Mashaa allaah tabarakallaah sheeqoow cimri dheer iyo cibaado suuban allaha kusiiyo yaa rabbi
Mansha Allah sh khayrka aad na jeceshahay illahay janadiisa fardawsa ha Kula jecelado Insha Allah ameen ameen
Baarakallaahu fiik yaa sheikh waa xasuusin qaali ah oona loo baahna xaqiiqata
jasaakalaah khayr sheekh baarakalaah fiik.
Jasaa kallaah qeeyra jasaah , allaaa haku barakeeyo aduun iyo aaqiro
asc shiikhow waxan leyehay murada i so ducey qeer badan alhaaa haku siiye
Masha alaah maxdsanid sheekh badbadochaneel.insha Allah wan aqrineynaاللهم.اعنا.علي.حفظ.اللسان.وغض.البصر.ولا.تجعلنا.حظنا.منه.الجوع.والعطش.🙂
Masha.allah.alle.hahuxafido
Maashaa Allah jizaakallaah kheyr xafida kallaah Aamiin yaarabi.
Masha Allah xafidullh sheikh jizakallah 🤩🤩🤩💜💖
Shukran sheekhunaa jazaakalaah khayr
Allaahuma Aamiin 🤲🤲illaheey hakaa abaal mariyo kuwii ku dhaqmay Allah naga dhigo wax kastoo noo faaideysay Allah kaa abaal mariyo🤲🤲🙇🏻♂️
Aamiin Aamiin
Jazakallahu kheyr sheikh
Masha allah shiiq wax Banda ayaa noo faaiidese kheyr allah ku siiyo
Masha alhah ahiikhow ilaahey haa ku barakeyo
Masha allàh khar allahaa kusiiyo sheikh, kharkad nalajeceshahey allah kaa abalmariyo❤
Asc maansha. Alaah. Sheekh
Aamiin dhmn inta muslim alle ha wafaajiyo
Cilmiga illhy hakuu barakeeyo
Masha Allah bro👍👌
Mashaa allaah allah allha Ku barkeyeyo janadisana xisaab laan allaha kugu gasho
ماشاء الله تبارك الله. جزاك الله خير شيخ
Jizakallahu qeyran shiekh
Masha Allah qeerka aada noosogudbisi ajir iyo xasana illaah hakaasiyo farxada ku nolow aduun iyo caqiro
Amiin amiin yarabi sheek ajir iyo xasnat allah hakaseyo yarabi
Masha Allah wll Alla janna hakuugu abaal mariyo🤗🤗🤗🤗
Mansha Allah Sheikh Allah haku dambi dhaafo shukran
Masha allha tabarakalaha jazaakallha khery walal.
Asc shiiqow intee ku noshahay qeyr alaha ku siiyee
M.a sheekh Allaha ku xifdiyo ❤❤🙏
Jazakallah sheeq
Masha allaah sheikh Allaha ku xafido
Masha Allaah sheq mar walba waxad noosoo gudbisaa wax faa ido badan jasaaka Allaah qeyr
Maansha Allah sheikh jisaakal Allahu kheyran Allah sw dertii baan ku jeclahey waxaan ahey qof ku xiran channel kaaga💝
Mansha Allah sh Allah ha ku xifdiyo amiin ya rabi💞♥️💞☑
خهتححتنچ
Mashallah sheikh
MASHAALLAH JAZAKALLAH
Kheyr shekh
Asc masha allaah
Maashaa allaah jasaakallaah khayr sheekh
Asc bdbaada shekh walahi arin ayaa ikubeesi isheeg wxwlbo iiroon aldrtiisa ayaan wxkuweediyi wllahi
ALLAH ku xafido sheikh
جزاك الله خير
Masha allah shiiq allaha kubarakeyo
Jasakumuallah sheikh
Thanks sheikh 🙏💯🙏❤️
Aamiin alloow noo xafid culumadeena sharafta badan
Masha allahu shiikh zakalalahu sheekh an ku xiranahey
Xasuusin aan ubaahnaa Masha Allah
Mnshallah barakallaah❤❤❤❤❤❤
jazaka allah shiiiq intan channel kuzo biiray wax yaabo badana ayan kafaa iday
Jazakallah kheyr
Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
Liban Shk Aduun iyo akhiro
Waxaa laygu leeyahay 3 bilood oo bisha Ramadan ah, qaar wan naas nujinayey midna uur ayan lahaa, hadii aan qaleeyo Rajab Iyo shacban ka waran Shk in shaa Allah?
🤲Amiin 🤲amiin 🤲amiin 🤲
Asc dhmn walalahay waxaan leyahay muraad isoo duceya in illahay isiyo khayrkisa insha allah
Tawakal calalah
Mashaa allh jazayt bil khayr
اللهم آمين يارب العالمين 🙏
Masha allah jisakalahu khayr
❤️Maasha allh sheekh allh haku xifdiyo 🌹
Alle hanaka dhiko kuu wii a faa ideysda
Masha allah
alle ha ka siyo ajar iyo xasana badan
Jisk Allah Alkhair.
Shekhow anoo qale laigu leeyahy hdii bisha soon igu So gasho maigu labo jibaar manee
Thanks c sheikh
Sheekhow dulqacdah ma ahan soon fur saan u garanayo soon fur wa shawaaaal
Aamiin aamiin yaa allaah
Amiiin amiin amiin sheikh
انشالله تبارك الله شيخ
Asc shiikh khayr alle haku siiyo waxan ku waydinayaa qof ka adaan qale lugu lahayn sune isku xigxiga ma soomi karaa shiikh alle haku xafido
walayalow isooduceeya soonaa leygu leeyahay in aan gudo soonka intaan lagarin
Aniga uso horeyo asxaabta illaahey dartiis subscribe iigu saara wa codsi dad ba tartan kula jiraa plz kor ii qaada lacag Mahan subscribe illaahey kheyr badan ha idiin siiyo 🙏
Asc wll waanku saaray
Wan kuu saaray wllo
Wan ku saaray
Mashallah
Jazaakallaahu kheyr shèq
Sheekh waxaan kuwaydiinayaa 1 bil oo sonaa laygu leyahay uur ayaana laha waan soomiwayay kiikalena wuu soo dhowyahay ee bishaan masoomikaraa wana qalanahay ilmuhuna wuu inuugayaa 2 bil ayuuna jiraa ee talo isii pleaze
Aamiin aamiin
M.allh
Madsanid
Mashallah. Jazakallah
Mashalah jazakalah
Thanks pro
Jazaaka allaah khayr
Masha allah shukran jazaaka allaah khayr shiq
Masha allah
aamiin yaarabi
Jasa kalah qayr