Bixitaankii Siyaad Bare, boobkii Muqdisho|Amina Xaaji|Q-2-aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 май 2024
  • Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.

Комментарии • 74

  • @sheikhzakaria5147

    Eebe naxariistii Jano haka waraabiyo jaale mohamed siyaad barre

  • @abdurahmanabdi24

    Aamin Haji is hard-working girl and contributed a lot in the humanitarian sector. Aamin Haji desrves to lead the highest position in the country office.

  • @kiinay4946

    Sheekadaan siyaad barre in uu maqlo ficneyd nicada rabbi marka kujasaardo waa sidaan ookale cagabarar badhacay io macluul

  • @qaalihassa3057

    Allah unaxariisto madaxweyne Mohamed Siyaad Barre Nabadu waa muhuum dadkaan ookale sida mamadaan ookale waxay garaneysaa

  • @sallowadam5982

    Mansha Allah Suhayba Alle Haku xafido wll ❤❤❤ waan❤

  • @nasteehomahamed1112

    Mansha allah taarikh wanaagsan

  • @deeqoali57

    Alaha unaxariisto siyad

  • @bashirabdihirsi766

    AAMINA XAAJI CILMI WAA KU SALAAMEY

  • @iidacalas8939

    Siyaad bare dhibkaan isaga keeney allah u naxariisto 😢lakin

  • @abdulkasem1398

    Kinisadda agteeda miyey tidhi subxaanalah. Ree Somalia inaga cilmi badan.

  • @abdidiirye2332

    Suheyba Aqoonyahanad Sare Halkaas Kasiiwad Barnaamijyada Quruxda Badan Ee Aad Soobandhigto mahadsanid walaal gacaliso.

  • @madoorankareealownoodooral770

    Shukran suhayba waan soo joogay dhibaatadasaa sifiican ayaan ugaranayaa waxaa aha arday quraanka barta riyo ayaan arkay dhowr habeen ka hor intaan usc soo gelin muqdisho musiiba wayn oo ka dhacday xamar ayaa riyo la igu tusay dab way ayaa soogalay magaalada oo sida naarta jahannama oo kale ah oo dadka magaalka daganaa iyo xiitaa xoolihii ari geel iyo duur joogtii magaalada ari carbeedkii ay daaqii joojiyeen alow na mooti aniyo madiina

  • @AbdiEgueh-td5by

    Muxamed siyaad barre allah u naxariisto waa ninkii soomaaliya meel gaadsiyay quwad iyo dhaqaale gaadhsiyay boobkii markii u kabaxay madaxweynihi kii ayaa hada socda

  • @nourmohamed2522

    Wallaahi waa adagtahay dowladii dhexe ee maxamed siyaad bare Oo kale in la helo waa adagtahay

  • @iidacalas8939

    Aamino sheikh cilmi hadi tahay rer sheikh cilmigi eedo seynab hoyadood eheed oo maxamuud iyo yusufow allah u naxariisto la dhalatey waan ku salaamey abaayadey iga weyn aa tahay😂😂😂😢😂😢😂

  • @deeqoali57

    Mooryaanba dalkabfiiqataynaan wax mab da ah lahayn

  • @AllQuraanSO

    Suheyba Badqas

  • @alibaax5346

    Afweyne markuu idinka baxay, Hawiye muxuu u heeshiin waayay? Idinka is waalay

  • @iidacalas8939

    Siyaad bare markii la dhahay dadkii kuma rabaan iskaga deg xilka ha weerarin gobolada waqooyi dhibka maanta soomaali heysta isagaa aabe u ahaay allahase cafiyo😢Amiin

  • @user-ln7dh7sk7s

    Bililiqo lasoo dhacay oo la sii dhacay kkkkkkkkk