Janada Dumarka | Muxuu khaliijka u yahay meesha dumarka ugu fiican in ay ku noolaadaan .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2022

Комментарии • 205

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 2 года назад +57

    Muhiimada muuqalkan
    1,Waligaa haka tagin dhaqankaaga iyo diintaada
    2 , Hadii caqabado kusoo wajahan raadi xalka ugu fiican xitaa hadaad joogi weyday meelkale aad lkn diintaada hakatagin
    أ ن ا رض الله واسعه
    3, Dadka ugu badan ay yimaadan maktabadaan waa gabdhaha hadaba Fursad weyn ayeey heestaan ee kafaa.iideysta

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 2 года назад +14

    Masha Allah
    Janada dumarka wa khaliijka runti
    Jahanamada dumarkana waa India
    Inkasto hada dalkena aad lo liido dumarka somaliyeed ragga

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      Haa wa liida dumarka lkn hada sidi hore waan dhanaa wagii hore saaid lagu xadgudbi jiray

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 3 месяца назад

      Maxay tahay waxa la idinku liido bal no sheeg

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 года назад +18

    M.a mawduuc waxtar leh
    Dumarkuna waxay ku wanagsan yihiin meesha xushmada qadarinta ay ku helayaan
    Jasa kala Allah

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 2 года назад +9

    Dubai iyo nolosheeda Ka so hadal Wllo iyo Famailly si ay ugu noladaaan🥺🙏💯

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 2 года назад +20

    Anigu waxaan imid qurbaha sanado ka hor Alxamdulilaah waxaan kusoo koray guri diinta looga dhaqmo xishoodna ka jiro meel kaste oo aan tagana dhaqankii aan kusoo koray isma badalo imaatinkii qurbahana ma mahdin waxaan kala kulmay waxyaabo hadaan dhaho waan ka sheekayn waaga iga baryaayo kaliya inaan ahay gabar xijaaban &niqaaban Ilahay inagoo nabad ah maskx ahaan iyo jir ahaanba hanugu celiyo tuulooyinkeeni ilahay sida xorta ah loogu caabudi jiray

    • @abdisamadhussein3924
      @abdisamadhussein3924 2 года назад +1

      Aamiin aamiin wll

    • @sport-kt8gx
      @sport-kt8gx 2 года назад +1

      @@abdisamadhussein3924 aamiin yaarabi

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 2 года назад +3

      Adi hadaad guri diin leh kuso korta guursa nin diin leh maxaa yelay waxad so sareysaa carur diineed

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 года назад +13

    Masha allah waa wadan hormary allaha usiyaadiya anaga masar 26 bishaan waaye bandhiga buugaagta

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 года назад +57

    جامعة الاحفاد للبنات كل الكليات بنات الظب الصيدليه والتغدبه والمختبرات و التنمية الريفية و الإقتصاد وعلم النفس dhamaan kulyada haan waxa dhigta dumarka oo kaliya looma ogola ragga

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 2 года назад +7

    Omar inshar ustaad Allah ha sharfo
    Aad ayaan u daawdaa muqalada qiima badan ee aad so galiso
    Halkan iyo qaybta kele ee ogaansho

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 2 года назад +3

    Maasha Allaah ilaahow wadankeena sidaas oo kale nooga dhig cadowga wadankena allaha naga qabto

  • @siyaa4328
    @siyaa4328 2 года назад +2

    Meel dumarka lagu sharfayo waa meel cajiib ah runtii soomaaliya xitaa looma sharfo

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 2 года назад +17

    جزاك الله خير الجزاء يا عمر

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 2 года назад +4

    ماشاءالله حلوين سنه محمد صلى الله عليه وسلم ما اكرمهن الي كريم

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 года назад +3

    Woow masha allah 😍 Qatar 🇶🇦🙏 ilaahow mar uu I gey si aan wax ugu soo barto

  • @aqhasan
    @aqhasan 2 года назад +9

    M.a waa mowduuc fcn Cumarow kaso hadal nolosha khaliijka, shaqada mushaarka, kirada guryahae, iqaamada iwm. Thanks

  • @cr7skills737
    @cr7skills737 2 года назад +22

    THE One and only Legend Omar Inshaar GULEYSO ✌♥️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 года назад +6

    Yeah waliba Dubai waa hanada aduunka nolosheda ❤️Malaysia wada Dumar badan ayaa ka shaqeeya meel walba dumarka ayaa haysta ❤️👌

    • @cabdiraxmanbashiir3220
      @cabdiraxmanbashiir3220 2 года назад +2

      Fikirkaas gaalaa gadaal ka taagan oo ilahay wuxu yiri dumarku guriga ha joogaan iyadoo aan la diidanayn in qofta dumarka ahi ay shaqaysato hadana inay gurigeeda joogto baa u fiican laakin waa la diiday Aan aragno bal waxa xiga

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      @@cabdiraxmanbashiir3220 xanuunka ku haaya dawa male

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Год назад

      @@cabdiraxmanbashiir3220 maxaad ka hadashay xagee ku aragtay dumar guri fadhiya curyan miya dadka mooday wadamada muslimiinta oo dhan dumarku waa shaqeeyan oo waxbay bartaan meel dumar fadhiyan ma arkin xataa somaliya waxa suuqyada fadhiya waa dumar

  • @najmaabdinaasir6101
    @najmaabdinaasir6101 2 года назад +2

    Mnsha Allah waa meel aad loogu ixtiraamay dumarka diin iyo dhaqan ba

  • @abdirahmanjama5583
    @abdirahmanjama5583 2 года назад +6

    Qaabka aad wax uduubeyso waa and other level keep going🙏

  • @maxamedbashir6506
    @maxamedbashir6506 2 года назад +2

    M.a ogaansho dalka somalia 🇸🇴👑💪

  • @Khaleif7
    @Khaleif7 2 года назад +6

    ixtiraamka dumarka Maaha midaan khaliijka ka baranano diinteena Suuban Ayaaba ina faraysa

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      Diintu ixtiraam nooceey siisay dumarka

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 3 месяца назад

      Muslim maatahay? Quraanka mataqaanaa fasiraadiisa? Sheekhyada madhagaystaa? Kadib hadal​@@xamdixaaji4178

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 года назад +2

    Maasha Allah runta sheqtay wallky shukran

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 года назад +10

    Jimco wanaagsan walaal Allah Ku xafido isoobooqo mahadsanid 🙏

  • @cwajid2978
    @cwajid2978 2 года назад +5

    If, there is greate respect for that place, It's right to say Paradise of women.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 года назад +1

    Ma shaa Alaah ,,,,barakalaah barnamijyada waan ku taxnahay waana barnamijyo waxtar u leh umada Somaliyeed jazaakalaah.

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 2 года назад +6

    Habeen wanaagsan ustaad❤💯

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial9517 2 года назад +2

    Mahadsanid cumar inshaar madama wax faaiido leh aad nosogudbiso

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 года назад

    Maa shaa Allah walaahi waad ijecleysiisay in shaa Allah waxaan Allah weydiisanayaa in wadankeenu noo hagaago

  • @qosolkatiktok8614
    @qosolkatiktok8614 2 года назад +4

    Wlky cumar inshar

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 2 года назад

    Mahadsanid walal omar chalkaagu waa jaamacad masha allah guuleyso

  • @daadirooyaaye2657
    @daadirooyaaye2657 2 года назад +3

    Masha allah keep going ustaad omar

  • @mariamohamed2289
    @mariamohamed2289 2 года назад +4

    M.a waa mowduuc aad u wngsn aad ani dugayey🥰🙏

  • @sagalinahersichannel8395
    @sagalinahersichannel8395 2 года назад

    Masha Allah waxaa tahay my fav RUclipsr and hadalkaga aad ayuu iga dhadhacaa halka youtuberada kale ku wareero. Keep going baan ku leyahay my brother ❤️

  • @shiikhtabaarakshiikhtabaar2016
    @shiikhtabaarakshiikhtabaar2016 2 года назад

    Masha allah akhii
    Kudhiiri gali iney soaadan wadamada muslimiinta

  • @fardus5305
    @fardus5305 2 года назад +1

    ماشاء الله anaga Bahrain wasiradacaafimaadka waa gabadh baarlamaanka gabadh baa haysata oo madaxka aphasia alaah

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 Год назад

      Anaga ha orane wadanka Bahrain dheh Adu malihide

  • @mohammedabdi8479
    @mohammedabdi8479 2 года назад +5

    Masha allh

  • @ahmethassan6232
    @ahmethassan6232 2 года назад +1

    Aniga ahaan waxaan aaminsanahay in Qurbaha gaar ahaan wadamada reer galbeedka uu dhibka ugu badan uuka soo gaaro Dumarka, Caruurta iyo Dhalinta sababtoo ah wadamadaas dadka dowladnimadaasi dhistay waa Kristan waana Dadka ugu badan Tiro ahaan ee in badan halaga fiirsado in Awlaada iyo dhalintaba lagula deg dego Reer Galbeedka...

  • @hawomahamoud2498
    @hawomahamoud2498 2 года назад +1

    waa asiibtay wllkay xaquuqul isaanka reer galbeedka waa xoolo ha noqto

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 2 года назад +1

    Masha allah brother 🙏❤

  • @ayaanleabdisaid1558
    @ayaanleabdisaid1558 2 года назад +2

    Msha alh wll alle ha ku sharfo

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 2 года назад +3

    It is about the money sir
    When you have money got heaven on earth

  • @bilanmahamoud5946
    @bilanmahamoud5946 2 года назад +1

    Ma shaa Allah

  • @qurayshybashiir5733
    @qurayshybashiir5733 2 года назад +2

    Mash allah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +2

    Mashallh brother

  • @fearlesswoman4635
    @fearlesswoman4635 2 года назад

    Masha Allah

  • @mohamedgacal3491
    @mohamedgacal3491 2 года назад +4

    Mesha raga ugu fcna ka sohadl wll ishaar

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 года назад

    Salam A. Wa runta o ilahay kuma weydinayo arintan inaad been kashegtay wayo wa DULKA DUMARKA AAD IYO AAD LOGU IXTIRAMO.
    ALHAMDULLILAH!!!
    Walahy Emiratka waxanu lenahaay parking no baburta ladigto melo badaan o dumarka khaas u aah.
    Waxanu lenahaay xadiqado/parks where we women can take off our hijab walk, run or exercise on the outdoor gym machines.
    We do pick nicks at wine s only park no need ti wear hijab bin there. Alhamdullilah.
    No one has ever questioned my hijab my faith or even my nationality. Alhamdullilah.
    I moved from Europe after living there for over 30 years. Alhamdullilah

  • @suhaybabdi8796
    @suhaybabdi8796 2 года назад +3

    Omar inshaar waxaad ka so hadashaa wiilka abufalah lagu magacaabo ee ega baraha bulshada haysta

  • @nicmocabdiali9815
    @nicmocabdiali9815 2 года назад +1

    Omar inshaar YOU TUBERKA KALI AAN WAXKA FA IIDO AYA TAHAY KHALIIJLA ABAHEY AYA KU NOOL WALAHI 30 SANO KA BADAN Halgurii ama hal baa buur kama kadan omar wll ❤❤❤

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 2 года назад

    M.a boowe omar ilaahy haku barakeeyo
    Waa mrkii ugu hureysey ee aan kaa maqlo adiga oo dhahy
    Wxaan ka shaqeeyaa hospital 🏥

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 года назад +2

    Masha allaah Boqoradaa laga dhigay

  • @ayaanmaxamedadaan7256
    @ayaanmaxamedadaan7256 2 года назад +2

    Alxamdulillah camaro ayaan kuheeystaa

  • @queensaara2481
    @queensaara2481 2 года назад

    ilaahay haku barakeeyo wllo

  • @barkhad21
    @barkhad21 2 года назад +8

    Guulayso walaal cumar
    Codsi
    Mawduuc kusaabsan youtubeka kasoo hadal inshaa allaah.

  • @elminasibb
    @elminasibb 2 года назад +1

    Aleelehee taasi waa wax fiican

  • @pleasesubscribe1569
    @pleasesubscribe1569 2 года назад +1

    Tasan Ben ahyn in wadamada islamka ay dumarku sefe yihin

  • @adnaanibrahim7043
    @adnaanibrahim7043 2 года назад +1

    Cumarow waa run meeshan waa jaxiimo marka aad timaadid waxaad dareemi macaanka diinteena suuban iyo macaanka jawiga dalkeenii hooyo ee meel dhexaadka ahaa xaqiiqatan nolol ma taal hada 11 bilood ban joogaa lkn waxaan arkay silic badan weliba waa sidaas oo uu kamuunku weli gacanta nagu hayoo nacaa caawiyo

  • @hassanyare2706
    @hassanyare2706 2 года назад +5

    Omar inshaar sxpow Waa runtii alle maxaad wax Badan ogtahy jermalka Waa saas social kiisa anigaa xaadir u ahy midaas

  • @saciidaadan7460
    @saciidaadan7460 2 года назад +1

    حمدا لله

  • @juweriyaahmed12345
    @juweriyaahmed12345 2 года назад

    Dadka. Waxaa. Fiican. Intaanay. Wadamadooda. Ka. Imin. In. Aad. Loogu. Waramo. Laakiin. Soomaalida. Badankooda. Runta. Isuma. Sheegaan. Waxa. Aanay. Yidhaahdaan. Soo. Carar. Xabada. Ka. Soo. Carar. Xabad. Wax. Ka. Daran. Baana. Ka. Soo. Horreeya. Allah. Hayna. Badnaadiyo. Aamiin. Waad. Mahadsantay. Curare

  • @suldaanoismaaciil8372
    @suldaanoismaaciil8372 2 года назад

    Waa runtaa carabtu aadbey dumarka uqadariyaan 2000 waxaan daganaa dubai maalinbaan wado anoo goynayaa aniga iyo labo wiil aan dhalY oo yaryar waxaa si kadis ah isoo galay gawaari ninkii u horeeyay intuu istaagay ayuu si xushmadleh iigu yiri gudub maamo ciyaalkii yaryaraa iyo aniga markaan gudubney ayuu dhaqaaqay baabuurtii kalana markaas ayay dhaqaaqen

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад +1

    Yemen markaan baska soo koro kursi sadex qof loogu talo galay aan keligay fadhiyo oo ninloo ogolayn inuu agtayda fariisto

  • @jameeomar9700
    @jameeomar9700 2 года назад +2

    HAMPALYO AYAAN LEYAHAY

  • @Edbashir
    @Edbashir 2 года назад +1

    2011 Ayaan Qatar kasoo tagay iyadoo LULU ay kusocoto dhismo mashallah

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 2 года назад

    Somaalida islaaam nimadiii waa tuureen
    Subxaanallaaah sawabtoo ah waa dulmiyaan

  • @xaajowcabdiraxmaan872
    @xaajowcabdiraxmaan872 2 года назад +2

    M.a noosoobadi dhiirigalinta

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 2 года назад +2

    waa cjiib

  • @abdirizak1234mohamed
    @abdirizak1234mohamed 2 года назад +2

    Masha allaah ustaad mahad sanid

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 2 года назад

    gabar wado maraysa maahe nolosha qoysaska aadbay uguxun yihiin carabtu taas cidna waydiin maayo walee

  • @maria..8
    @maria..8 2 года назад +3

    Asc wllo , lkn dumarka soomalida ee khaliijka taga badan kooda waxay u tagaan khadaamad ahaan waxaana loola dhaqmaa si arxan daro ah , kuwa nolosha fiican ku hayata ee aad sheegayso waa kuwa u dhashay wadanka badan koodu,markaa anaga kolay Dan nooguma jirto kol haduuna wadan kayagi ahayn.

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 года назад +1

    Anigu koley wadamada carabta wn necebahay

  • @xilkas2228
    @xilkas2228 2 года назад

    M. A

  • @diriryare4311
    @diriryare4311 2 года назад

    Wlhi aniga ka mid ah dadka kusoo sirmay waqooyiga America dhiiqa lugaha la soo galay ee allaha iga soo aruursho

  • @ahmedjoori8378
    @ahmedjoori8378 2 года назад

    cumar inshaar waxad nooso samaysa vidiyo meerayaasha iyo galaxy yada

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 2 года назад

    Aduunka waxaan ugu jecelahay karamayenka ilaawo ige

  • @sahalducaale11
    @sahalducaale11 2 года назад +1

    Inshar sawairka ku saran ma berigi khalijka tagtay baa

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 2 года назад +2

    Lamada kanaalba noso badi vidyowyada wll cumar inshaar waxatahay qofka qudhe an sugo inad waxso galiyo

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 2 года назад +2

    asc

  • @marwayoniz1607
    @marwayoniz1607 2 года назад

    Sidii inad wax soo xasusaneysid ayad een yacni haysaa afka iska sax

  • @abdishukri1805
    @abdishukri1805 2 года назад

    Qader

  • @mohamedabdi5486
    @mohamedabdi5486 2 года назад +1

    Cumar iinshaar waxaan kasoo baxay saladii subax shaqaan waanka soo baxay berbera ayaan joogaa laba barnaamij ayaan daawaday hadda waxaaban ku dareemayaa nashaad muddo 4 sano ka badan ayaan janaalkan ku xidhanahay

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 года назад +1

    Mamo shaqoyinka oogu fiican oo eey helikaraan dumarada ajanabiga ah maxeey tahay.

  • @zahraabdinur6875
    @zahraabdinur6875 2 года назад

    Meel Somalia ka fiican ma,arag

  • @Habbon1257
    @Habbon1257 2 года назад +3

    الحمدالله على نعمة الإسلام

  • @user-jx4tn9mo3h
    @user-jx4tn9mo3h 2 года назад

    Mashaa allh wll wlhi mawduuca aad wanaagsan mawsuucaas wuxuu kufiicnaanlahayd wadankeena hyo inkasdoo ddka ay iskumid ahayn lkn hada waxaa badaday gabar waxlakasheegayaa oo ceebdeeda laraadinyo loomaleeyo inay jnatii ay kuglayan ookle allow nawada hday htnu wiilal iyo gbdhahaba amn yrb

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 Год назад

    Cumarow sidee igu suurta galaysaa inaan waxbarasho isoo doonto

  • @salma114
    @salma114 2 года назад +4

    i'm num 1🤣

    • @Filsan6236
      @Filsan6236 2 года назад

      albaabka saas u taagnow hh

    • @salma114
      @salma114 2 года назад

      @@Filsan6236 🤣🤣macalin cumar big fun aa u ahay

  • @muhubojamac3589
    @muhubojamac3589 2 года назад

    Asc waa ka hela

  • @unknownperson3272
    @unknownperson3272 2 года назад +7

    Bruh Omar jasiirada lulu intee sano lagu dhisay ?
    Lacag intee lagu dhisay?
    Vedio kasoo same 🤝🦁

    • @geedixasan1523
      @geedixasan1523 2 года назад

      Ma waxaad donaysaa in aad sidasoo kle wadanka u dhistid

    • @abdiakriye3461
      @abdiakriye3461 2 года назад +1

      😂

    • @zalma1437
      @zalma1437 2 года назад

      10sano

    • @geedixasan1523
      @geedixasan1523 2 года назад

      @@zalma1437 haah lkn ka badan ayeey ku qadaneysaa wadan faqiira

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 2 года назад

    Waa runta wll mahad sanid

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 2 года назад +2

    Wll cumar kanalkan adimaaleh iso jawab plz

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 2 года назад

    Asc walal Cumar ano joga Somalia side ku aadi karaa Qatar

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA 2 года назад

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..

  • @najmahussein3502
    @najmahussein3502 2 года назад +3

    Khalijku wa narta dumarka sababta OO ah sharcigidu wuxu qaba in wax yabo yar yar gabdhaha nafta looga jaro meel dumarka uga xun ma jirto meeshaa wlhi

    • @abdiraxmanmahamed498
      @abdiraxmanmahamed498 2 года назад

      Wll adimaa jooga khaliijka ookusoo arkay arinkaas

    • @najmahussein3502
      @najmahussein3502 2 года назад

      @@abdiraxmanmahamed498 haa wllo waliba sharciga qaba in gabdha la dilo dhaqnkii jaahiliga ayay wali hahstan soo badh adu dulmiga gabdhaha carabta ku jiran

    • @abdifatah9787
      @abdifatah9787 2 года назад

      Wax maa isku ogtahay adi😃😃

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад +1

      Somalidha ba gabdaha wecelaha dalaa way dilan adhan ogayn moyee. 5 gabdo oo wecel ay dalen dartod lodilay oo Somali eh Ayan ogahay

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад

      @@blessingchanne1866 weligeey ma arag waxaas aad sheegeeyso xagey ka jiraaan

  • @abdishukri1805
    @abdishukri1805 2 года назад

    Sxb wankusalam my brother wxan raba in an imado wader wxan joga Kenya mxa igu talan lahed

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 года назад +8

    I'm Saudi born and i couldn't join the university after i graduated from high school not because my grades were low...etc Nursing was my passion just because my father didn't get the small document called citizenship when he arrived in Saudi Arabia in 1968 and he bought a herd of camels instead of paying that money to get the Saudi citizenship 😰😰😰😰😢 and they all died due drought and lack of rain so after my father passed away i had to work as a house maid for arab families to support myself .....there's no human rights in Gulf countries for foreigners

    • @ruqiaomerqadi8154
      @ruqiaomerqadi8154 2 года назад

      That's Your Problem Not ours......!!!
      We Don't Care about What Happened with you ☺️

    • @amalfarah4015
      @amalfarah4015 2 года назад +5

      @@ruqiaomerqadi8154 if you have nothing good to say, better to keep quite.

    • @hamdi7738
      @hamdi7738 2 года назад

      @ Ayden Adventures, I’m so sorry you had that challenging experience in your life hope you move to a country that gives you the rights you deserve.

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад

      Are you somali?

  • @abshirmacalimdgshs8424
    @abshirmacalimdgshs8424 2 года назад

    Asc

  • @sacdioosman9400
    @sacdioosman9400 2 года назад

    wllow dumar uun miyaa qurbaha ku luma

  • @dauorad
    @dauorad 2 года назад

    Wiilashi dhashey 2000 wax ka danbayey khasatan dhaliyarda xamer joga Waa sida wiilsha jabneyska oo kale wax raganimo lagu yaqan malahan !!!!

  • @iqlaassaciid8345
    @iqlaassaciid8345 2 года назад

    Wll omar tayada Cameradada iska hormari

  • @qurayshybashiir5733
    @qurayshybashiir5733 2 года назад

    Carabtu ladanan ayay xajina waayene ha kasoocabaan xajiimo