SOMALI COWBOY OO AFKA FURTAY XAQIIQDA DAAWO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 13

  • @mohamudhabib4791
    @mohamudhabib4791 7 дней назад

    Hussein jama is not easy,,
    Reliable investigative Journalist..

  • @CabdulaahiBidhaan
    @CabdulaahiBidhaan 7 дней назад

    Waan fahamayaa waxaa jirra masayr iyo isticmaal la isticmaalayo non intelectual individuals so somali cow boy horey usoco

  • @cabdinuurjaamac872
    @cabdinuurjaamac872 7 дней назад

    Waligiin kan ha,aaminina

  • @cabdinuurjaamac872
    @cabdinuurjaamac872 7 дней назад

    Munaafaq ilaahaybaa ku kashifay xataa gaalka adaakaran

  • @Somaliyempire
    @Somaliyempire 7 дней назад

    Ninkaan Shirkiga uu horay u soogalay iyo kiniisada uu ushaqayn jiray waxa kaliya oo kadhaqi karaa waa inuu si dhab ah uqiro towxiiidka islaamka
    ilaa,hada towxiid muusan qirin afsoomaali buu muusha kuhayaa
    Muslim baan ahay galaanimo waan kuhadli isku meel ma,galaan

    • @IsmailKhan-jy9mp
      @IsmailKhan-jy9mp 6 дней назад

      Inu adiga ku qanciyo marabta mise dinta ada kuleh

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 дней назад +1

    Allihii ku abuuray, Diintii lagugu dhalay , Dalka aad kasoo jeeday, qòomiyadii somaliyeed iyo dhaqankoodaba inay xunyihiin baad book kaqortay waraysiyana kubixisay, kiniisad na waadka shaqaysaa, Bible kana waad turjuntAy, waxwalba waxaa iigu daran inaad illaahay shaki gelisay, illaahay baa kukashifay.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 8 дней назад

    Waxaa dan haka gelin Somali u ekaha ayaa badan markaa wadanka in la difaaco ayaa inoo balana

  • @cabdinuurjaamac872
    @cabdinuurjaamac872 7 дней назад

    Waawareey yuu gaadirabaa

  • @mohamedxaaji8609
    @mohamedxaaji8609 8 дней назад

    Musica naga dhaaf see lo dhageysanas

  • @CcasiisMaxamud-yq9xl
    @CcasiisMaxamud-yq9xl 5 дней назад

    Iskajoojj boodh isku qarinta sxb makolaad ku dhimani dagaal kadhaca itoobiy iyo soomaali

  • @SayidAbdirasaq
    @SayidAbdirasaq 7 дней назад

    Tuug turutufoora ah baad tahay qadaraas baad tahay islaamka burburinaya iyo somalia iimaan laawe

    • @Abdirahimhayl
      @Abdirahimhayl 7 дней назад

      Diinta maa Adigaa iska leh xoolayow.