DEG DEG:- DF oo Ka adkaatay A/Madoobe , MW Xasan Sheikh oo Xiriirka u jaraya Kenya & Somaliland Oo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025

Комментарии • 19

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 День назад +2

    ❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @Hassan2048
    @Hassan2048 День назад +5

    Our president hassan can't do anything about kenya

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i День назад

    Madoobe kuwalatay

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO День назад

    Federalka ayaa looga daydey xaraasha dhulalka fantastic guud

  • @Hiigsiofficial
    @Hiigsiofficial День назад

    Mashaa allaah

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io День назад

    Walaalayaal carabkiina yuu danbi idiin keenin.اتق الله حق تقاته. War Dalxoreeye iyo A/Madoobe yeey sheidaan idinku noqon.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 День назад

    indhaha alle ku tir axmed madoobe un ku hay xasan najaaso haku waso

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 День назад

    War meesha gaajo ayaa loogu baaba'ay kismaayo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 14 часов назад

    Waa sheekadii uu ismaaciil cumar geele u soo dhisay xasan gurguurte in uu wadanka ku qabsanayaan doirasho boob ah oo qabiilaysan

  • @MaxamedSadiiq-f3g
    @MaxamedSadiiq-f3g День назад

    Sxb dad kugu xiran ayaa nahay
    Waxan kaa codsaday tariikhda warka adnh muhiim ayay kuu tahay sxb noosame jwb

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h День назад

    Hooyada yaa burburi doonta

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 День назад

    Beesha Caalamku Soomaliya Iney Horumarto Ooey Xoogeysato Ma Rabto Waayo Waa U Mashruuq Dhaqaale Ay Ka Sameeyestan Ee Dowladu Haiska Celiso Somaliya Soomaliba Iska Lehe

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj День назад

    “somaliland” maxaa geeyay xeebaha gobolka Sanaag? War ileen anagaa balaayo aragnay.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 День назад

    Title xumaa
    Dawladu intay cadawgeeda hareeraha iska celin lahay ayey ku meeraysanayaan kolba nin gobol haysta, waar isku xishooda, waa ceebayseen shacabkii idin doortay iyo kuwa magaca idinla wadaagaba

  • @AbdiGure-vq9vj
    @AbdiGure-vq9vj День назад

    Benale

  • @MaamaKeyf
    @MaamaKeyf День назад

    BEENAALE BUKA CB B LAGA GUDUB

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i День назад

    Ilaahay iyo muslinkaba kacishood beenta iskadaa

  • @Daudahmed-o1x
    @Daudahmed-o1x День назад

    Ninkan beenbadana