Amina Farah Iyo Heestii Qiimayn Abwaan Ahmed Nuur

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2023
  • Brought to you by Assajog Studio
    Abwan Ahmed Nuur Abdillahi
    Assajog @copyright 2023
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 59

  • @deeqsiabdilahiahmed1038
    @deeqsiabdilahiahmed1038 8 месяцев назад +4

    Legend Amina Farah Garaad. Boqorada codka umadda Soomaaliyeed

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 8 месяцев назад +4

    Mashaalaah Amiina farax fanaandena qaran sharaf beed shanta somaliyeed ku dhax leedahay 💚💜❤️💕♥️💖🥰😍💔

  • @user-el3od8rw6q
    @user-el3od8rw6q 7 месяцев назад +4

    Waa qaali Libintuye guul igama qadi karo waaw hees caajib ah runti ❤

  • @UmmJacfar97
    @UmmJacfar97 7 месяцев назад +4

    Caadi maaha innaba heesta wlhi billaaah Al FANNAANA LAANDHEERE MY HABO AAMINA FAARAX WABAR MAGACA LAGA MISKIIN MA AHA❤️❤️❤️❤️
    Maaa shaa Allah
    ❤❤❤❤❤❤

  • @faizam523
    @faizam523 6 месяцев назад +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤ Allah haku barakeeyo Amina Farah Waber fanaanad qaali ah oo codkeedii raali galiyo qof kasta oo soomaali ah. Allah haku xafido.❤❤❤❤

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 8 месяцев назад +7

    Taariikhahaan qoro
    qodob kama badali karo ❤

  • @user-el3od8rw6q
    @user-el3od8rw6q 7 месяцев назад +2

    Hees abwan waayo Ahmed nuur wax ila tahay inaa hees caaji ah inaa tahay amina hore uu socon keep going ❤

  • @mohamedabdirahman5840
    @mohamedabdirahman5840 8 месяцев назад +3

    MASHALH AAMINA FAARAX WABAR COD ALLE U DHALIYAY WELI CODKEEDU ISMA BADALIN

  • @sahalhassanabdillahi2847
    @sahalhassanabdillahi2847 8 месяцев назад +2

    Hees macaan. Grande Légende Amina Farax. Mahad u jeeda. Ayad u jeeda. Xalked u jeeda. Magaraane Karno.❤🎉❤

  • @haboucharly3796
    @haboucharly3796 7 месяцев назад +3

    Machallah

  • @juweeryakeise1268
    @juweeryakeise1268 7 месяцев назад +2

    Woooooow Mnsha Allah Allhe Haku Sharfo🙌😍💯

  • @maxameddaahir194
    @maxameddaahir194 7 месяцев назад +2

    Wow aamiina jiroo joog ❤

  • @AbdirazakArrehOmar-bi6mp
    @AbdirazakArrehOmar-bi6mp 7 месяцев назад +2

    Mâcha allah habadaay cod dahab leey waa hess dareen weeyn xambarsaan

  • @SouheibYGYG
    @SouheibYGYG 7 месяцев назад +3

    Way way m.a ❤

  • @Djilanehmahamoud
    @Djilanehmahamoud 7 месяцев назад +1

    Wata héstou !!!!!
    Murti way kou dhane tahay
    Salane sareh amina farah wabar ❤❤

  • @hiboabess2725
    @hiboabess2725 8 месяцев назад +2

    Masha Allah amina Farah habo inolo

  • @mohamedfarah-yl7bd
    @mohamedfarah-yl7bd 7 месяцев назад +2

    Toujours Queen Amina

  • @user-pb8vc7og3e
    @user-pb8vc7og3e 8 месяцев назад +2

    Afkaga canooo lagu qabay masha alah codkaga alah ku Bara keeyow waxba lagama qabakaro

  • @user-wj2tb5wi8s
    @user-wj2tb5wi8s 8 месяцев назад +3

    Respect Keep going 🇩🇯🇩🇯

  • @araksannour8380
    @araksannour8380 8 месяцев назад +2

    Edoo macan mshllh horee usoco❤❤❤❤❤❤🥰💋😍

  • @Yahya-930
    @Yahya-930 6 месяцев назад

    Waaaaw
    Ax Mucalim Omar Adan Dugsiiye.abaha Laxanka waa in taalo Lodhiiso walhi

  • @RuqiyaAaden-uc1dv
    @RuqiyaAaden-uc1dv 7 месяцев назад +1

    Amina farax old is gold

  • @user-zd5ip7bw2l
    @user-zd5ip7bw2l 7 месяцев назад +1

    Abwanku Ereyo cuslaaa

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 7 месяцев назад +2

    Ani iima qiri karo
    Qof aan ahay magaran karo
    Qabkaygana Ma jabin karo.
    Codkii:Aamina Farah Waber
    Laxankii : legend Omer A. Dugsiye
    Musicii : Saleiman

  • @umalkhayrguled7366
    @umalkhayrguled7366 8 месяцев назад +3

    Wooooooow Amina fairax❤️🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥🥰🥰🥰🥰

  • @housseinhassanabdi3002
    @housseinhassanabdi3002 7 месяцев назад +3

    Waw hees inaba cadi ahayn abwan Ahmed Nuur Abdillahi iyo fanada Amina farah cod macan (waa qali libintuye guul igama qadin karo) ereyo murti leh weyan wlhi❤❤❤

  • @abdiqaniga
    @abdiqaniga 3 месяца назад

    Qabya sharafta kama dhigo
    Qalbigay ma jabin karo
    Quus iguma ridi karo

  • @user-bd5uo1fh1n
    @user-bd5uo1fh1n 7 месяцев назад +1

    Wwwwwwww hes ad iyo ad umacan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiDahirhoussein
    @AbdiDahirhoussein 7 месяцев назад +1

    Heestu wa zaXdii❤

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 7 месяцев назад +1

    My favorite fanaanad amina farax

  • @saadamohamedhassan1515
    @saadamohamedhassan1515 5 месяцев назад +1

    Macha'Allah longue vie habo qu'Allah te protège Amin et la voix d'ore ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamilafarah7863
    @jamilafarah7863 6 месяцев назад

    My song ❤️

  • @user-rv4wv5ko4o
    @user-rv4wv5ko4o 3 месяца назад

    Wlh waa runtaa walaashey Aamina ❤❤❤❤❤

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg 3 дня назад

    Heesta aad u macan edo wadku akaarago

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 8 месяцев назад +4

    Keep going tageero buadan ku ahey Love you amina farax waber fanaand qaranka jabuuti & qarnka Somaliland iyo mida Somaliyeed baku dhartad tahey 💚💜❤️💕🥰🥰💖cimri dheer caafimaad rabi haku siiyo Allaahuma Aamiin

    • @faizam523
      @faizam523 6 месяцев назад

      Amiin❤❤❤❤masha Allah

  • @MoussaBarkad-ed9ei
    @MoussaBarkad-ed9ei 7 месяцев назад +1

    Wwwwwwwwww Amin fraha ❤

  • @user-es5gh1rn2l
    @user-es5gh1rn2l 7 месяцев назад +1

    Vrai

  • @jawahirabdi6547
    @jawahirabdi6547 8 месяцев назад +1

    Woooow Amina farax ❤🥰🥰🥰😘

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 5 месяцев назад

    Machaallah nolow beautiful voice the best of the best 👏🏽❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faycalflo3332
    @faycalflo3332 7 месяцев назад +1

    Mashallah mashallah amina faarax wabar big love

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 8 месяцев назад +1

    Machaallah qiyamahaga qofna ma dhimii karo ❤😊❤

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 7 месяцев назад

    Waaaaaaw ❤❤

  • @user-wi9uk7fi8x
    @user-wi9uk7fi8x 7 месяцев назад

    Murti qaaliya

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 8 месяцев назад +1

    Yaa slammmmmmm

  • @AbdiElmi-dt1md
    @AbdiElmi-dt1md 4 месяца назад

  • @NasraMaxamed-pu3pm
    @NasraMaxamed-pu3pm 5 месяцев назад

    Waxa aay iso gadhay ama aan dhagaaysanaya waa habaayn salasa aha tarikhdu tahay 2023 bishu tay 12 19 waa habaayn aan aad umurugoonayo oo ilmadu ka tifleday indhahayga mana aqaan waxa aan ku kasbaday oohinta siyar oo fuduud aya la igu yidhi khadka soo gal waan halay anoo faraxsan mosna waaba wllo walalnimadu ha inaga dhaxayso ana alla oog sida aan ujeclahay alle waxa aan ka ga rajatnaya sida aad qalbiga iga dhawacdo mar walba in allena kaga udhiso 😢😢😢😢

  • @oubahbouh7237
    @oubahbouh7237 7 месяцев назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @nimanimachideh4781
    @nimanimachideh4781 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @indhouroonsamaleh7217
    @indhouroonsamaleh7217 8 месяцев назад +1

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi 8 месяцев назад +1

    Mocoyo Amina farax

  • @Yahya-930
    @Yahya-930 6 месяцев назад

    Laxanki omar adan iyo Codkii Amina farax oo is helay bisinka laga yaab heeskan

  • @user-nx9fp4uu4e
    @user-nx9fp4uu4e 8 месяцев назад +3

    ❤ Queen Amina

  • @user-wt6jl9ow8j
    @user-wt6jl9ow8j 6 месяцев назад

    😂❤😂❤😂❤😂❤😂