Sida KICK loo sameysto iyo sida livestream kana loo soo galo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 63

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 3 месяца назад +19

    si qurux badan ayaad u sharaxday ustad mahadsanid thnks

  • @SuhaybAshkir-zr2yf
    @SuhaybAshkir-zr2yf 3 месяца назад +5

    Sxp wax badan ayaaad naga saaciday Allah haku barakeeyo cilmiga
    JAZAKALAH ❤❤❤❤

  • @Ibnu_apdirizak
    @Ibnu_apdirizak 4 месяца назад +14

    Sharaxaadaadu waa mid heer sareysa adigoo kale mar hore ayaa loo baahnaa keep going brother ❤

  • @Ibnu_suldan2
    @Ibnu_suldan2 2 месяца назад +2

    Shaqa muhiima heesa lpx keep going 🎉

  • @CalimahatMaxamed
    @CalimahatMaxamed Месяц назад +2

    Kee going 🎉sahib 🎉

  • @AbdiaziizHussein-o9q
    @AbdiaziizHussein-o9q Месяц назад +2

    Saxib waxaa dhib ka jiraaa shurudaha leska rabo ma arkaayi profile keyga hadaa galo ma arkaayo achievements taas vido inoga so same please

  • @AliAtro-dn9rr
    @AliAtro-dn9rr 5 месяцев назад +4

    Macalinmuu thanks lakin halmid kuli wan fahmay lkn live sideh loga bax taasi ayay kuwareeray please Macalin video nooga sosamey macali

    • @SooySoot
      @SooySoot 4 месяца назад +1

      Inta u sameeyay ma sameesay

  • @cabdikariinmaxamed4808
    @cabdikariinmaxamed4808 2 месяца назад +3

    Zxp kodok mi😢😢sodhcoyo

  • @MohanKp-h8e
    @MohanKp-h8e Месяц назад

    Masuul baas weerka iga maqan

  • @zekeriamusa5986
    @zekeriamusa5986 Месяц назад +1

    last acept iga diida

  • @abdirahmanadam576
    @abdirahmanadam576 4 месяца назад +1

    Sxp talefon ma ku is ticmali kara🎉

  • @shamsomaxamedsuufi2649
    @shamsomaxamedsuufi2649 5 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @CabdiCartan
    @CabdiCartan 2 месяца назад

    Asxbey waan sameystay lkn sitting ma arkooyi maxaa qaldan

  • @BackoGaming
    @BackoGaming 22 дня назад +1

    Waar kick waan samaystay lkn meesha tol kuma haysto waxaan ahay Gamer lkn meesha somali ma joogto miyaa waar somaliyeey Carab ayaan la tartamaa ee nacabka iga tiiriya ku qora BACKOGAMING saas ku qora Please 🙏 ❤

  • @AbdishakurMohamud-u2j
    @AbdishakurMohamud-u2j Месяц назад +1

    Mopilka malagu istimali karah

  • @suhaypomar8329
    @suhaypomar8329 4 месяца назад

    Zhp kick ka soo hadal sida lacag looga sameeyo iyo shuurudaha la buuxiyo please 🙏 Madama social media xagaa la xiseynayo malmahan❤❤❤❤

    • @Khliil
      @Khliil 4 месяца назад

      Zxp telfoon ma lagu samaynkaraa

  • @Gucur
    @Gucur 4 месяца назад

    aad baan uga xumahay inaan xiligaan kugu soo biiro thnks sxp cilmi badanaa ii kordhisay

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 2 месяца назад

    Thanks

  • @hamsebeeroof
    @hamsebeeroof 4 месяца назад

    ustd obs video kaso same qaabka codka lo hagaajiyo screenka aad duubatay?

  • @azammuqtaar5795
    @azammuqtaar5795 4 месяца назад +1

    Kick setting malaho bee maclin

    • @Jaceelowvip
      @Jaceelowvip 4 месяца назад

      Google kaso kici kadib ayad arkeysa setting-ga bro

  • @Liiteesmo1408
    @Liiteesmo1408 3 месяца назад

    thnks bro

  • @diamonddecoration2835
    @diamonddecoration2835 4 месяца назад

    thank wallo

  • @MaahirZein
    @MaahirZein 3 месяца назад +1

    Sxb marka la gaaro posswerka ima shaqiinayo wax waliba aan galiyo❤❤❤❤❤❤❤ iso jwb plz

    • @Abdaladesigns
      @Abdaladesigns  3 месяца назад

      @@MaahirZein Ugaas waxad hubidaa password Ka ad gelinyso inuu isleeyahay
      Tusaale : qeybta hore hadii ad gelisay 1234@5 caml tan hoosana sidas aya laga rabA inaad geliso 1234@5 cml

    • @mohamedmukhtaarabdirahman1155
      @mohamedmukhtaarabdirahman1155 3 месяца назад

      Anigaba waa ku dhibqabaa

  • @daacad
    @daacad 3 месяца назад

    thanks sxb

  • @SabirMaxamed-zp1yh
    @SabirMaxamed-zp1yh 4 месяца назад

    Thanks waad ma hadsantahay

  • @AliAtro-dn9rr
    @AliAtro-dn9rr 5 месяцев назад +1

    Muhiimad mahan inay 200 kufirasto waxaad uqalanta 1000k oocod

  • @Ibarxirfad
    @Ibarxirfad 3 месяца назад

    good

  • @Hayaacdo
    @Hayaacdo 2 месяца назад

    Sxp wlh xaasid ma tihid

  • @kifaaxqaliifxaashi4870
    @kifaaxqaliifxaashi4870 4 месяца назад

    My teacher

  • @Hangal-bm1vg
    @Hangal-bm1vg 3 месяца назад

    Nio marka live so galo qofka idawanaya codku caadi buu yahay lkn vedioga culayswaye

  • @Amein20
    @Amein20 Месяц назад

    Side loga baxa waan ka bixi kariwaaye

  • @Archyusuff
    @Archyusuff 3 месяца назад +1

    Dad ogeen aa soo radin doono muqalkan markee ogadeen in kick..... 😂🎉

  • @kingkarate345
    @kingkarate345 4 месяца назад +1

    Sxb side live logalana ❤

  • @AhdaliMusa24
    @AhdaliMusa24 3 месяца назад

    Isagoo mobile ah soo samee ustad

    • @Abdaladesigns
      @Abdaladesigns  3 месяца назад

      Next insha allah wan kasoo sameyo

  • @Archyusuff
    @Archyusuff 3 месяца назад

    Ani waxaa igu adkaatay markee maresoo daqiqada 15 wixii ka dambeeyo 😴✋️

    • @Abdaladesigns
      @Abdaladesigns  3 месяца назад +2

      Qeybtas waxaa wyeh hadii aad rabtid adoo joogo OBS Ka inaad la socon kartid dadka stream Ka kasoo hadlayo comments kooda

    • @CabdiCasiis-v5g
      @CabdiCasiis-v5g 2 месяца назад

      ​@@Abdaladesigns😮

  • @ASHRAFHABIB.
    @ASHRAFHABIB. 2 месяца назад

    Next obs se logu isticmaalaaa ome tv

  • @SakariyeZaancho
    @SakariyeZaancho 3 месяца назад

    Zxp paswerd aya didan

    • @Abdaladesigns
      @Abdaladesigns  3 месяца назад

      Iska hubi inay isleyihin passwords ka

  • @Alifarrah567
    @Alifarrah567 3 месяца назад

    Sxb talefan liveka malaga galikaraa

  • @ABDIKHADARCUMAR-hp8yh
    @ABDIKHADARCUMAR-hp8yh 4 месяца назад

    TALIYE BY MOBILE SO SAME🙏

  • @afiifsf214
    @afiifsf214 4 месяца назад

    Mobilka soo smaee lph

  • @farhaankarie
    @farhaankarie 3 месяца назад

    mobil malaga soo geli karaaa ustaad

  • @hoodowarsame5112
    @hoodowarsame5112 3 месяца назад

    Wlaal isoo kawaab qasab miyaa markan live galayo in qof wajigiisa la arko

  • @abdishakuurfuadjama
    @abdishakuurfuadjama 3 месяца назад

    Sxp lkn follow la aan a iheyso

  • @maxamedcarab8186
    @maxamedcarab8186 4 месяца назад

    Passewer nuc wlpo ku firshe ma i samesmayo xa qaldan😊

  • @SadikJohn
    @SadikJohn 4 месяца назад

    Good kuck bro

  • @SabirinMohamed-gr3yl
    @SabirinMohamed-gr3yl 2 месяца назад

    Iiik

  • @MohamedAbdullahiAden-zv2qh
    @MohamedAbdullahiAden-zv2qh 3 месяца назад

    Yaa follow is kugo caawinaa

  • @ilaqosolofficial6988
    @ilaqosolofficial6988 4 месяца назад

    Thanks sxb